Waa marki u horeysey ee aan Dalxa ku raaco hadalkisa. Maxa aamusiyeyey SSC. meel walba way qasantahay dagaal ba maanta dhacay Maxay na waxba uga hadlayan
Firshiye shaqadiibloo diray ayuu haystaa Xasan sheekh awal ba munaafaq buu ahaa yaan loo jawaabin ee waraaqo uun haloo kala diro deeq bixiyayaasha iyo safaaradaha Caalamka ee Somalia 🇸🇴
firdhiye maaha nin siyaasi ah wa nin aad ku geyseen qabiil wa nin xasan iyo Geele laso heshiyey maxaad ka shegeysaan maad iska tuurtaan o aad dorataan mid siyaasi ah o mamulka Khatuma wax u qaban kara o udoodi kara Firdhiye afka lo buuxiyey ma isaga hadli kara ohin uun miyaad heyneysaan reer SSC ye yaab
war islah yaba doqonyahow dhaqankah xun e edbtah daran firdhiyeh maxaa dhax galiyay dani iyo Axmed dhuxuleh ssc waxan u shegayah doqonkan in aan lah dhegaysan waryah siyasadah baroh markah horeh warkan hadu jogoh lasaanod waan in aad ugu dhacdan gurigah u ka dhaxqaylinayoh kan waxan oganay in u danih siyoh lacag
Kkkkkkk.ooya oo baroorta waxaydaan ahayn ayaad wax ku doonaysaan is hubsada horta waa meel lagu muransan yahay ee laabta u sii daaya inaydaan wax noqon karin
Hogamiyaha xamar isbaaro unu kaa leh is ka fogeeya viva siciid deni axmed modoobe from ssc khaatumo state❤
💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾SOMALİLAND FIRDHIYE WAA SOMALİLAND
JUBALAND GUUL IYO GOBANIMO❤❤❤❤❤
That’s true hore usoco
Waa.la.irir.samaalaynayaa.meeshana.soomaalinimp.iyo.dawladimo.kama.jirto🎉🎉🎉🎉Waa.la.irir.samaalaynayaa.meeshana.soomaalinimp.iyo.dawladimo.kama.history
Ma dhuuntay xasan sheekh miyaa uyeertay
Waa liidninadiisa iyo aqoon la'aanta Soyaasadeed oo haysata
Saalax waa Irirsamaale ee D5 haka tashadaan (Qawleeysatada qabiilka isku raacay)
Walahi Firdhiye jeebka Xassan Iyo Ismaacil Omar geele buu ki jira Reer Khatumo State daad soo jeedan u malyeenyaay lkn wali waa jeefan
War Isla yaab after somaliga soo baro
WAA LA XASDAAYAA MANA OGA
Firdhiye ka har baa laga waayey qowleysatada
Firdhiye sidan ma ahayne maxaa helay ??
Firfhiye tegitanki xamar logama horyen
wa run
Qofkan oo kale ayaa ummad waxu sheegaya
Ninkii cadow firdhiye maxaa helay
Waa in madaxda kalee ssc khaatumo iyo baarlamaanka iyo madaxwayne kuxigeenku kahadlaan bahdilka loo gaysanayo ssc khaatumo
sax maaha in maamulka ssc dadkale uhadlan ee firdhiye hays casilo oo kuxigeenkisa meesha ha ubaneeyo isaga raga iskukalsoone oo daacad ahe
Sax dhulbahante iyaga isqiyana
Saalax meesha iskama fadhiyo ee xaqii iidoor lahaa iyo kii reerkhatumoba ninka banaankas udhigay waa Saalax calooley
Ðalxa nolow firdhiyeToos
SSC WAXBAA KA KHALDAN😂😂😂
War waxani saxafi ma aha
War ku waa cadyahay dalxa geesi codkar ah hore usoco
XASAN WAXAA DHBAR JABIYEY A. MADOOBE😂.
JUBALAND GUUL
Firdhiye waa horgal timacade ayaa furaha u haya
Ma mucaarad baad tahay maxaa kugu diray cad firdhiye
Khaatumoiy halkaad la heysatey Riyo maal meed
Waa marki u horeysey ee aan Dalxa ku raaco hadalkisa. Maxa aamusiyeyey SSC. meel walba way qasantahay dagaal ba maanta dhacay Maxay na waxba uga hadlayan
Awalba Firdhiye Fir 1:52 dhiyu ahaa Magac iyo Masiibo meel cidla ma dhacaan.1:52
Firdhiye haku waalan shaqo yeelo
Asc firdhiye waa mayd madna waala aasaa inla eryaa
Firdhiye madaxtooyada khaatumo haloogu daato lacag buu qaaray
Dalxow nimankasi xasan munafaq ayey U afdubanyiin
dee iskatuura oo rag daacada doorta maxay wakhtiga ssc uga uliminayan
firdhiye gurigisa halogu galo banaanka halakeno halaga hadashiiyo muxu saas ssc ugu loogoyay
ASC Dalxa waxaa tahay geesiga
Daarood ISMAIL, GACALIYE
Jir oo joog Rabbi Idin kiisa.
Daarood naceyb ayaa loogu diidey
Dalxa dhulbahante taa ma ogee hanagu during Tolkien boowe
Wiil yar oo iska hadlaya weeye Dalxa
Mee hadalkii Saciid Dani.
Firshiye shaqadiibloo diray ayuu haystaa Xasan sheekh awal ba munaafaq buu ahaa yaan loo jawaabin ee waraaqo uun haloo kala diro deeq bixiyayaasha iyo safaaradaha Caalamka ee Somalia 🇸🇴
SSC khaatumo waa in ay xasan gurguurte iska ilaaliyaan oo aaney aaminin
MD firidhiye loogala horeen tigisitii keligii talliyaha jabuuti farbaa ku godene hadii dhibaato jirito waa inuu shacabka runuta u sheega oo xilika iska wareejiya ama runuta u sheega xasan dhiiqo iyo kooxodiisa🥹
Ma hayno muqalka saciid dani
Dalwood mahayo,hadalki,siciid,dani
Reer khaatimo ha is xisaabiyaan iyagaa lugaha is jaraya oo kala socda mid sare oyo mid hoose ilaa madaxweyne lhatumo
FIRDHIYE INTAAN ARKAAYAY XASAN SHEEKH AYUU KA DABA ORDAAYAY WUXUU U HAAYO MA AQAANI
Dalahow waxaad noqotay Doqan qabayaalad mooye wax kale aanan garanaynin EE iska aamus
ssc khaatumo wa inay cod yeelato oo hadasho oo mowqifkoda cadeyan war firdhiye soo qabta o warbaahinta horkeena oo suaalo weydiya
War bal Ninkii FIRDHIYE halasugo malaha arintuu kabuuxsanayaa
Waxaa markhaati madoonto ah in Xassan iyo wuxuu watey FASHILMEEN
Waanku taageersanahay fekerka dalxa waana waxa bulshada ssc khaatumo iswaydiinayso runtu mafantaa
Mooryaanta boobka dhaca
Keliyay yaqaanan xasan sheekh tuug tuug
Ninkan yuu ushayaa Ilana eaxN caadi maheey😅
firdhiye maaha nin siyaasi ah wa nin aad ku geyseen qabiil wa nin xasan iyo Geele laso heshiyey maxaad ka shegeysaan maad iska tuurtaan o aad dorataan mid siyaasi ah o mamulka Khatuma wax u qaban kara o udoodi kara Firdhiye afka lo buuxiyey ma isaga hadli kara ohin uun miyaad heyneysaan reer SSC ye yaab
In lagaa mamnuuco ayaa waajib ah
Dalxow ma aragno Deni oo hadlaya ee halka dib u jeekgaree
Ma maqleyno brother hadalkas a tiri deni ba yiri
Hogamiyaha ssc waa diidiin daahan oo habsan ah oo fadhiid ah oon waxba aan ka fahmeynin siyaasada war neefka naga bedela
Ma la maqlayo dani ku celi taas
WAXA QURA OO LA SUGAYEY WAA GO AANKA JUBALAND IN AY DIIDO DAWLADAN. XASAN WAA UDHAMAATAY😂.
Deni ma ssc ee wuxuu Sool Sanaag iyo Cayn
Firdhiye waa wareesanyahay.
Been baa lo sheegay.
Wu ogandoona dabinta loo dhigayo.
Hope Firdhiye will undetstando.
Weji loox weligaa weriye noqon maysid ee Saxaafada iyo sharciyadeeda horta soo baro.
Hadalkii Saciid Deny codkiisa soma aad saarin mindha xaga farsamada aya ka xumatey .Viva Deni
Ma hadli karo ama ma dhalacayn karo xamar waayo faro iyo siro fara badan ayaa laga hayaa marka inuu Aamusuu door biday
Firdhiye wuxuu kusoo Caan baxay dadka ssc
Wuxuuna u aamusan yahay xasan sheekh buu kursi Karabaa muxuu uhadli waayey ??
Xasan inuu yahay cadowga ssc khaatumo dadkoo dhan waa arkaa dulmiga fadaraalku kuhayo dadka ssc muxuu uga hadli waayey waar duqii ma markuu jabuuti tegaa lataagay
Jow
war kaa markuu xamar iyo jabuuti tagay baa sir laga duubay nin kaa firdhiye laleeyahay neefka meesha hadhaafo firdhiye dib udhac waxaan ahaayn meesha lama joogee cabdirisaaq khaliif hala doorto waxaan neefka ahi siyaasad mayaqaane
Indho qabsi maaha EE wàa indho qarsi.
SSC Allah talada ha sarteen.
Xasan ma rumeysana SSC. Wuxu rumeysanyahay Somaliland. Sababta waxaa kuu cadaynaysa prime minster
firdhiye jabuuti ba laguso taagay sidan kuma qumane midaydan arag inu dowlada xamar afhayeen unoqday oo ssc kahiiliyay
Waa hawiye egshin guruub urur samaale shaqadisu wata e cidiy an danteda garanen baa xasan dhiqo hambadisa ha cunaan 😅😅😅😅
Asc maamo waa inaad garataa hargaysa xasan baa wax laraba idi ana xasan baa idinla dagaalamayo horta waa inaad taa ogaataa
Wll codka deni lama maqlo
maxa ka qaldan fardiye xalada meel ayey ka qaldan tahay
Anigu horaan u sheegay markuu xamar tegay ee hadana jabuuti loo qaaday ayaaladhahay afka qabso waxaagiin waakan jeebka gasho bustahagana hoosta ka gal laakiin bidnilaah waxaa deg deg u asiibaaya isaga iyo inta qayaantay wadanka dhiiga lagu xoreeyay kansar aan daawo lahayn bidnilaah
war islah yaba doqonyahow dhaqankah xun e edbtah daran firdhiyeh maxaa dhax galiyay dani iyo Axmed dhuxuleh ssc waxan u shegayah doqonkan in aan lah dhegaysan waryah siyasadah baroh markah horeh warkan hadu jogoh lasaanod waan in aad ugu dhacdan gurigah u ka dhaxqaylinayoh kan waxan oganay in u danih siyoh lacag
Waar.anagu.xamar.aqoonsi.uhamanaahnin.firdhiye.iyp.nimanka.aad.sheegeyso.leef.leef.ka.xasan.bey.ku
Gowracan.yihiinee
Ogow
Cod male, ee iska eeg waxa aad doonayso in aad soo dayso
Maadaa doortay
Xildibaanada
Ha dhihin ma maqal hadalka dani ee waxaad tidhaa waawerey firdhiye xaguuka baxa ma dad baaqaday mise waasakard aan la ogayn
Magaca soolna waad ku hadlaysaa
Ceeb looma dhinto
Dalxow gus mar hore ayay dhinten
Wecan not hear the speech of Presideont Deni on your screen
Please fix your screen voice
😂waad qaadey music xuma
Been biisa BBC tuugada
Waxba mamuuqdaan lamamaqlayo
Firdhiye afkaaga qadhmuun ka jeedi. Nacas yahow deni baa Ku soodirey
Friday iyo Dani waa walaalo .
FIRDHIYE SIYAASI MA AHA RUNTII
MAHADSANID!!!
Baac baaaq😂😂
War adiguaxaad tahay
SSC du maxay ahayd dee . Soodinkii shuruudihii labada gobol soo dhamaystiri waayay 😂😂 . Xassan gurguurte waa abaalka in magaalada laascanood oo kaliya lagugula gorgortamo adigaa wax nooga dhigay
Dalxa ina ader tolka mud mudka ka daa dhulbahante taa kulama ogee boowe
Allaha u naxariis SSC 😂😂😂
Kkkkkkk beentui baa ku dhegtay
Kaama
..
Lama arag hadalki dani
Adi lee neef neefsanaayee
Aaway waxad sheegaysay
Doqon yar baa tahay oowaxa uu kuhadlayo aan garanay ayaad
Firdhiye ayaad tidhi meel uu ku danbeeyey ayaad tidhi
Shacabka ssc
Aamuska ayaad ku fiicantahay doqon yahow yari
Kkkkkkk.ooya oo baroorta waxaydaan ahayn ayaad wax ku doonaysaan is hubsada horta waa meel lagu muransan yahay ee laabta u sii daaya inaydaan wax noqon karin
Firdhiye Hargeysa ayuu joogaa maxaad ka hadlaysaa
😂😂😂😂😂😂
Been wassa basda tahay mabaa hadlin waxN kanaan maqlin
Kkkk😂😂😂