Live: Maxaa ka hortaagan dhalanyarta guurka

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 478

  • @iqriinahassan
    @iqriinahassan Год назад +1

    Marshall Allah abuubaka iyo Cumbria Allah handing xifdiyo

  • @cumarcabdirahman9096
    @cumarcabdirahman9096 4 года назад +3

    😁😁😁😁😁marriage is the sweetest thing Abubakar smiling machine u always talk about emotional topics👍👍👍👍👍👍

  • @Dr_bahjaa
    @Dr_bahjaa 5 лет назад +1

    Masha allh sh omar and sh abubakar allh ha idin xifdyo waan idinku fanaa hda somli nahy alllh yaxfidka

  • @cumarcabdirahman9096
    @cumarcabdirahman9096 4 года назад +2

    Marriage is the lovely thing and the most awesome thing in the whole world we ask Allah to give us a marriage that last forever all of us amin.

  • @sundusxayatisundusxayati5622
    @sundusxayatisundusxayati5622 7 лет назад +4

    Abuubaka ❤ ❤ iyo cumar faruuq 💜❤💖😍😘waa idin salami jizaka llh qer

  • @cumarcabdirahman9096
    @cumarcabdirahman9096 4 года назад +3

    Love is feeling that make u habby and caring about the other person's feeling. 😁😁😁😁😁😁

  • @fardowsodhorzan989
    @fardowsodhorzan989 7 лет назад +27

    walaalha aan allah dartiisa aan u jecelahay mashallah allah idin xifadiyo aamiin aamiin

  • @dhiirigalisoqoraarooda8857
    @dhiirigalisoqoraarooda8857 6 лет назад +1

    Abuubakar walaal qaaliya iyo omer inta badan waan ku xidhanahay barnaamij yadiina Alle haydin sharfoo

  • @asmaawaleahmed5243
    @asmaawaleahmed5243 4 года назад +1

    Maashh Allah Xadiisda wan ka hali Allah ku xiftdayo

  • @xalimocabdul3183
    @xalimocabdul3183 5 лет назад +3

    I love you all because of Allah ,
    May Allah guide you.

  • @نصرةنور
    @نصرةنور 7 лет назад +4

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته صحيح فعلا الفلووس مش اهم من الثقة ايش موهمت الذهب لو عندك أهم شي في الحياة إلا وهو الحب الحقيقي هنئا لمن وجد الحب وعاش بقية عمرو مع شخص إلى يحبو✌

  • @caynialimaxamed6163
    @caynialimaxamed6163 5 лет назад

    Kkkk masha allah abubakar jaceylka uu ku dheryahy alle ha idin barakeeyo jaceyl waa daryeel ubaxa hadii lawarabinin maqurxana daryeel ka maqan waana qurux hadii daryeesho ubaxa waana jeclane jasakumullah qeyr

  • @khadraaadan5964
    @khadraaadan5964 7 лет назад +3

    Masha Allah abuubakar iyo cumar ilaah hadidin xafido

  • @asturansal2676
    @asturansal2676 5 лет назад

    Mansha alh jacelka waa wax kaliya oo lahasto waxa igu qurux badan wana wax lakasbado waxa igu adag jacelka waa naxaris iyo noloshay barked omar abubakar alah hadain xiftiyo walahay

  • @aminaabdullahi7787
    @aminaabdullahi7787 6 лет назад +8

    Asc Shiq Abu bakar iyo Omar wa idiin salamay

  • @rumaanmclim8781
    @rumaanmclim8781 5 лет назад

    Masha Allah sheik Abubakar Mohammad and shiek Omar jcelka waa nolol qali ah likn waa Marka labada qofod isku kalsonyahiin wayoo kalsoni hadeyna jirin wax soconayo majiraan

  • @dalhaahmed3854
    @dalhaahmed3854 7 лет назад +6

    Masha Allah wllhi aad ayan uku helay wllhyga aan adka u jeclahay waana ka faaiday wllhi ilahay ha idin xifdiyo

  • @nimahassannoor5004
    @nimahassannoor5004 4 года назад +2

    It’s best to look for someone you can be compatible with
    Someone who you both can understand one another and qof dulqaad badan. Because that’s what’s gonna last and grow love between the two not looks

  • @Maria-tc1pr
    @Maria-tc1pr 7 лет назад +9

    illaahow mid labadaan wiilo kle ah allow ii zahal
    amse abubakar amse faaruuq
    funny waaye abubakar iyo faaruq illaahay dartii iska jeclahay
    cimri dheer, caafimaad iyo cibaado suupan allaha ha idin siiyo
    amin amin amin

  • @fardowsodhorzan989
    @fardowsodhorzan989 7 лет назад +8

    waxaa allah ka barayaya in uu jannadiisa nagu kumiyo aamiin aamiin inshallah

  • @قلهٰذهسبیلیادعوالیٰاللهعلیٰبصی

    wacalaykumu salaam waraxmatullaah wabarakaaatu❤❤❤❤❤❤❤❤❤illlahy haidinka abaal mariyo waana idin jecellahay walahil cadiiiiim illlaaahay dartiiiis 💓💓💓💓💓illlaahay hanoooo fududeeyo dhammaaanteeen guurka 😂😂😂toban kiiilo kulahaa ala beerka 😍😍😍

  • @xafsomaxamed20
    @xafsomaxamed20 5 лет назад +2

    بارك الله فيكم

  • @فرتونعبدالله-ج3ل
    @فرتونعبدالله-ج3ل 7 лет назад +13

    Asc wallaha aniga waxn dhihilaha shukasigan badan o u shaydan ka in dheerenyo iska daya o qof ka ad ledahay mustaqbalkaga u ka kafinakaara guursada Hana iska guursan wa inad ku dorata diin Akhalaq dabeecd wna inad ka dheeratan waxyalaha Alle ka careysinayo baas aniga wxn ubaa mar handu gurigas ku dhisanyahay faraxda Alle inuna buurbuuren markasna kalsonida lain shegayo ayadaba i rida so istageso mid kle an isheego shukansigan ay hada dhaliyarada hada isku shukansadan wxn Amiinsanahay inu yahay camaluu shaydan haalahasan inala wadagaya wllayal ani ahantayda hada wn istiicmala inta alad eey dhaliyarada isticmaalan lkn ina wanaag ka faidesto mahane wx kle oma isticmalii wayo wxn Kaaa carayaaa xuuuman mrka anigu wxn dhihi laha guuraka ku dhisa siduu Alle ralli kayahay mr kas gurigas MA dumayo insha Allah inta islana Allaha usahlo guurka insha Allah Ameen ya Allah wall handa fikirkayga u illahay isahlay wx ka faideen wxa nuguu ducesin Anaga dhaan inu illaha janadiisa naguu kuulmiyo insha Allah

    • @Iskufilan_3
      @Iskufilan_3 6 лет назад

      fã45ťüûñ Äbđûłĺæhï Amin 💕
      walaashay qurux alle haku barakeeyo amin 💕💝
      Allow no danbi dhaaf dhamaanteen
      Hdalkaaga sax weeYE alle jano hakugu badalo 😍😍😍😍

  • @suheilaali7863
    @suheilaali7863 6 лет назад +4

    Masha Allah
    Omar guriga maxaa waaye
    Guurka dheh
    So funny 😂 😆 😆

  • @heyrttv3848
    @heyrttv3848 7 лет назад +5

    Haa warunda Abubakar walhi jecel iyo kahelidan aya laisku qalda marka aniga wali ma iso marin ereyka jecel

  • @mohamedmuse7477
    @mohamedmuse7477 6 лет назад +1

    Asc jasakal lah walahi Abu bakar qosolkaga iyo wanagaga allaha kusiyad sho

  • @mcubicmbayani1005
    @mcubicmbayani1005 5 лет назад +1

    Marriage is the most union ever in this world may Allah give us lovely marriage Amin

  • @hamadaoman798
    @hamadaoman798 4 года назад +1

    Ilaahay haa idin Xafido wllalahay igu qaliyaa

  • @shuushuuxabiibtii6607
    @shuushuuxabiibtii6607 6 лет назад

    Masha allh allh subxana watacalaa janadiisa haidinku casuumo wallhyga qaliga masha allh janatul fardowsa💖💖💖💖💖💖💖💘💘💓💓💝💝💘💘💘

  • @heyrttv3848
    @heyrttv3848 7 лет назад +20

    Masha Allah walhi funny aya dahin wll Abubakar iyo Omar😄😄😄😁😁😂👌👌😃😍👍👍

  • @قلهٰذهسبیلیادعوالیٰاللهعلیٰبصی

    Wax kasta waxay ku hagaaagaaan قمة الثقة😍😍😍😍😍

  • @nadifadayow4422
    @nadifadayow4422 6 лет назад

    asalamu aleikum sheikh abubakar and sheikh Omar labadinaba Allah hain xifdiyo ilah dartis aayan injeclahy idinko kale Allah habadiyo inshaallah waxbadan baa noo faideysen Allah haindoro melwalbo waad adunka kajoktin waxan Allah kabaryaya in u nagukulmiyo janatul firdowsul aclaa maxa rasuulilahi salaalahu caleyhi wasalam inshaallah bi idni laahi tabarak wataxaalaa wa salamu aleikum warahmatulahi wabarakatuh

  • @umu.mohamedamiin6531
    @umu.mohamedamiin6531 7 лет назад +10

    masha.allah tabaarakallah allaha idin barakeeyo walaalahey

  • @aishamohammedyasin4057
    @aishamohammedyasin4057 5 лет назад +2

    Walaalahay ilahay ha idin xifdiyo

  • @xaliimoxasan2510
    @xaliimoxasan2510 5 лет назад

    asc wll abuubaka iyo aboowe cumar faruq ilhy hadin xifdiyo masallah galb quruxbdn

  • @suheilaali7863
    @suheilaali7863 6 лет назад +2

    Abubakar qosol Caadhi matihid funny 😄 😂
    Ilaahi ajarkaaga habadhiyo

  • @umubushraofficial3146
    @umubushraofficial3146 5 лет назад +2

    allaah inaga wada dhigo kuwa is wada daryeela

  • @damndat6946
    @damndat6946 7 лет назад +3

    Masha Allah allaha idin xifdiyo walaalaheey aan alle dartii u jecelahy

  • @jaliyamaxamedibrahimibrahi6494
    @jaliyamaxamedibrahimibrahi6494 7 лет назад +2

    masha Allah mahadsanidiin

  • @zunduscadey746
    @zunduscadey746 7 лет назад

    Maasha ALAAH Maasha ALAAH Maasha ALAAH abubakar iyo omar ALAAH nixifdiyo sida aad isku jeceshihiin diintanaha aad aad u gaarsiisaan walaalaha muslimiinta ah ALAAH ajar niga siiyo walaalayaal isoo duceeya jasaaka LAAH

  • @hibaaqcaroone5850
    @hibaaqcaroone5850 5 лет назад +1

    M.a alle ha idin xifdiyo walalayal

  • @hodanhassanilmi1045
    @hodanhassanilmi1045 6 лет назад +2

    Masha Allah ilaahy ha idin xafidoo

  • @runjecly5501
    @runjecly5501 6 лет назад

    Masha Allah walalo isku farax san oo farxad badan oo so jidasho leh Ayad tahin xafidulah anna xubik filaah 🌹

  • @najahdaud8586
    @najahdaud8586 4 года назад

    Waan idiin jeclaha xaga ilahay wllo ilahay hain xifdiyo wllo اللهم اااممممييين😀😄

  • @sabiriinxussen6216
    @sabiriinxussen6216 5 лет назад +1

    Asc wllheyga an jeclahy guurka qof an adunka jecleen majira lkn yala is aminii aya kadacey wllo lkn ani dacaad ayan aha lkn qalbi jaab ayan guurka kaqadey lkn ilahey dankisa kama niyad ilahey Masha Allah maxan sameya qalbiga aad ayan iga jaban maxa sameya jwb wcn raaiy ayan niga sugaya wllheyga

  • @kwkskskskskkssndme
    @kwkskskskskkssndme 7 месяцев назад

    Masha allaah dhaman alaah u sahlo guurfiican dhamaan insha allaah

  • @sahrafarah335
    @sahrafarah335 5 лет назад +2

    جزاك الله خير وخير أجزاء

  • @RuqiyoAli-x3i
    @RuqiyoAli-x3i Год назад

    Dad ka waxa IGA fiacan kuwa qeyr dadka ufaafiya Allh iadin barakeeyio

  • @captainajiidawaale1037
    @captainajiidawaale1037 6 лет назад +1

    asc waraxma walalaha qeyrka nala jecel ilah ha idiin xifdiyo adun iyo aqirabo walh wan idinku farxaa markan idin arko ama muqaladina daawanayo sida muxadaro.live sogalida iyo wax waliba .manta su aal ayan qaba oo dad in ugu jahil bixisan donaya ama Aniga aan irahdo sidan iyo sidan waxay tahy (naagta ninku maguursan karta mise ninku unba naagta had iijer guursan karo wa su aal dad illa joga igu qabsaden ama isku qabsaden iyaga dhaxdoda waxan rajeyna in aad iiga sojawabi dondan Allah yabarak xafidukumullah walalaheyda jawabtina wa iimuhim waxadna iigu so hagajin kartan ciwanka Facebooka (sacad mohamed awaale) ama jimalailkan ah captain ajiid awale mahadsanidiin ##

  • @aaminaabdi5731
    @aaminaabdi5731 7 лет назад +1

    MaashaAllaah wa qosol wa isfaham la aan wa bilaa guur

  • @qqa300
    @qqa300 5 лет назад

    Ilaahy ha idinbarkeeyo

  • @fawziyaabdukadir6401
    @fawziyaabdukadir6401 7 лет назад +1

    Mashaa Allah jazakallah qeyr culimadena Alle yaxfidkum mashaa Allah funny ayd tihin Alle haidin xifdiyo

  • @AbshiroAbshiro
    @AbshiroAbshiro 6 лет назад

    Wcs abubakar iyo Omar waaxan idinku salamaya salanta islamka ugu qalisan taso ah asalamu caleykum waraxma tulahi wabarakatuhu

  • @umubushraofficial3146
    @umubushraofficial3146 5 лет назад +2

    wcs wllahay qaaligaa allaha idin xafido

  • @nasiiromuxiyadiin3626
    @nasiiromuxiyadiin3626 5 лет назад

    M.a wlhi waa iga qosliseen alle ha idiin xafidoh alle dartiis ayaan idiin jeclahy wllhy

  • @hodanabbas2404
    @hodanabbas2404 6 лет назад +2

    Abuukar waad iga qoslisay xafidaka llah

  • @sahraibra9496
    @sahraibra9496 7 лет назад +4

    mnsha allah jasaaka allahu khayr omer and abubakar lkn marmar wx dhacda in hooyo ama aabo ka hor istaagaan wiil ka ama gabdha oo waalid ku la rabo inuu ilmihii su u shaqeeyo oo xoogiisa wx ka dhaadhamiyo marka uma ogo laanayaan in gabar tii guur sato Gabarti wxy jeceshahy in ahy hesho nin lacg haysto si uu reer keeda uga kafeeyo wxy iyada uga baahnaayeen ragii na wxlaga yaab in xiiriir bilaa macna hayaan koly fikir kayga weeye

  • @hothosaed4258
    @hothosaed4258 4 года назад +1

    Inta badn wxa ka hordakn guurka kalsoonitaro inta bdan ee ay uguursan lyihiin waye een io qofka oo L.A. qofkiisa wyo isfanka ayaa uku qalisan xidhidhka

  • @niiracadey4818
    @niiracadey4818 6 лет назад +1

    Sheeq abuubakar qosalkaaga ayaan jeclahay

  • @cumarcabdirahman9096
    @cumarcabdirahman9096 4 года назад +1

    Love cames after marriage friends 😁😁😁😁😁😁😁

  • @shamsoiloveuallh4664
    @shamsoiloveuallh4664 7 лет назад +1

    Abubakar and cumar waxa naga hortaagan Aabo fiican in aan ilmahayga u raadsho

  • @shamsoiloveuallh822
    @shamsoiloveuallh822 6 лет назад +3

    ❤️👏 Allh ha idin sharfo

  • @fadumosharmake6115
    @fadumosharmake6115 7 лет назад +8

    Walahi masha allha farax badana

  • @Luli.-.
    @Luli.-. 6 лет назад +5

    جزاك الله خير الجزاء يا توأمان
    كل صبيان يبحثون فتيات 👭 غنيا
    والفتيات يبحثون صبيان غنيا هههههههههه

  • @khadiijajj8436
    @khadiijajj8436 7 лет назад

    masha Allaah shukrn walalayal cumraani cafimat taam Allah kusiyo wllkena

  • @cumarcabdirahman9096
    @cumarcabdirahman9096 4 года назад +1

    Love is the painful thing that is within the world 😭😭😭😭😭😭

  • @umubushraofficial3146
    @umubushraofficial3146 5 лет назад

    ugu horayn sh, abukar adiga maxaad u guursan waysay wllky amase wali ma isku dayday inaad guursado

  • @FM34573
    @FM34573 6 лет назад +3

    Kkkkk ileen Abuubakar dhiblow ayuu ahaa

  • @faadumoahmed7114
    @faadumoahmed7114 5 лет назад +1

    Sheikh msha allh

  • @maaidobeautychennal9819
    @maaidobeautychennal9819 7 лет назад +5

    jaceelka waaa Dareen wuxuuna yimaadaa markii la is guursado

    • @umurayaancraxman3812
      @umurayaancraxman3812 5 лет назад

      Salaamucalayku soodhawaad wall llaah aana jeclahay abubakar & omara

  • @AyaanIsaaq-p1k
    @AyaanIsaaq-p1k 3 месяца назад

    Mahadsanid❤

  • @myqeeuna1946
    @myqeeuna1946 6 лет назад +2

    Asc asaxabta aya isheegikara barmamijkani xiliga uu sogalo plz

  • @maankaxusein6159
    @maankaxusein6159 7 лет назад +1

    maasha Allah wll Allah halii dhowro wll haa waa arkaa

  • @xaawolaki9273
    @xaawolaki9273 6 лет назад +1

    Ma sha allaah allaah hydin brkeeyo

  • @samiyacisman6416
    @samiyacisman6416 6 лет назад +1

    masha allah wllhy allah ini xiftiyo dhamantiinba 😍

  • @yasinadan6901
    @yasinadan6901 7 лет назад

    Live_kaan wuu iga horeeyay blse Sh.Abubakar waa Qof wanaagsan dabeecad leh hadane Farxad badan maxaa ka hortaagan inuu Guursado ??? Hahahhahahahah Sh.Abubakar walhi waan ku Jeclahay Alle haku xifdiyo Xaas wanaagsan ne Alle haku soo biiriyo Noloshaada 💖💖💖

  • @fartunibrahim7641
    @fartunibrahim7641 6 лет назад +1

    Wll yaal waa heleeysaa qof ku dhoho waa ku jeclahay lkn ayadoo saas ay tahay aa waxa laga yabaa in gabadha ay sasan jeclaakarin qofka ayada jecel wiilkana waa sidaas oo kle .
    Mid kle gabadha in ay ayada wiilka jecshahay asigana jecleen gabadhana sidaas oo kale.
    Marka maxey tahay sifooyinka lagu kala saari karo?

  • @fartuuncawil8045
    @fartuuncawil8045 6 лет назад +1

    Naxriiis. Dabeecad. Nolol farxad.

  • @nasradahir2753
    @nasradahir2753 6 лет назад +1

    Mansha allh waa fikrad fican

  • @mymomii8993
    @mymomii8993 7 лет назад +9

    Toban jeer aa dawado mashaa ALLAH alah barka

    • @xayatbintmacalim3324
      @xayatbintmacalim3324 7 лет назад +2

      masha Allah walalaha qaaliga ah Allah haidinbarakeyo wadna mahadsanidin dharinyaradana gurka Allah ha fududeyo insha Allah

    • @mymomii8993
      @mymomii8993 7 лет назад +1

      Xabso Cadey Xabso Cadet. Amiin mcnto mashaa ALLAH ilahey haku sharfo mcnto

    • @walaalburcaawiofficial3923
      @walaalburcaawiofficial3923 7 лет назад +1

      Waa idin salaamey

    • @mymomii8993
      @mymomii8993 7 лет назад +1

      walaal Burcaawi. Wlla waan kaqatne wll

  • @imandhol408
    @imandhol408 6 лет назад

    Shay kalana waan naca waa sheekada badan faaiidana wadan Alla yaa dhaafa!

  • @nawaalqaasim6457
    @nawaalqaasim6457 7 лет назад +5

    Masha allah

  • @umubushraofficial3146
    @umubushraofficial3146 5 лет назад

    allaah kaa caafiyo hargabka wll Cumar asxaab qaaaliya ayaa tahiiin mansha allh
    lkn shaqsiga aan dooranaayo waa Inuuu yahay wanaagsan oo bulshada dhexdeeda sharaf iyo karaamo kuleh aadna unaxariis badan diinta si alle ina Farah ugu dhaqma koley qofkaa waxay ila thy inan is fahmi karno

  • @xalimocabdul3183
    @xalimocabdul3183 5 лет назад +1

    Love is important than shukansi.

  • @heyrttv3848
    @heyrttv3848 7 лет назад

    Masha Allah Abubakar iyo Omar walhi ereyo oo an rawey in an idin wey diyo aya adiga kenten masha Allah aniga xita ma aqabo jecel micnihisa ama shakligisa marka shukansi neh iskaba day ma fahan sani wax ereyka ahukansi laka wado aniga waxey ila tahy sii wll dinimo in laisku laa hadlayo shu ashan aniga ayan rawey in ana ku wey diyo Omar malin dhawet lkn wan ka xiahodey

  • @naemayusuf570
    @naemayusuf570 6 лет назад +2

    Abubakar love you

  • @kawsarabdi7760
    @kawsarabdi7760 7 лет назад +1

    shugran cumar iyo ababakar

  • @drsnuurahirsi1927
    @drsnuurahirsi1927 3 года назад

    Abuubark iyo Cumr wanidin salmy cumar abuubkar kabilow

  • @halimoabdullahi8791
    @halimoabdullahi8791 7 лет назад +1

    mashallah

  • @salmashali2534
    @salmashali2534 6 лет назад

    You. guys right like love are different better watch that

  • @asiyaraage7471
    @asiyaraage7471 4 года назад

    mashallh allh iina xiftiyo wll

  • @aaminaabdi2951
    @aaminaabdi2951 6 лет назад +1

    masha allah
    jazakalaah

  • @maankaxusein6159
    @maankaxusein6159 7 лет назад +3

    waa walaashina maandeeq waxaana jooga soomalia sababna u noqonkarta burburka wadankeena waxaa ka hortàagan1 guurka ee fahansaneen macnihiis 2 awood dhaqaale oo ku filan eesan heesanin 3 yaatahay ama yuuyahay yacni qabiilkaaga yaawaye 4 shuruudaha guurka oo laisku adkeeyo 5 zinada oo fudud oo qofkii Allah ka cabsaneenin sameeyo

  • @sayidmaxamedsayidmaxamed2838
    @sayidmaxamedsayidmaxamed2838 4 года назад

    If you like a flower you will just pluck it but if you love it you will water it daily. Love and like are not same.

  • @suheilaali7863
    @suheilaali7863 6 лет назад +1

    Aniga waxa Kaliyah oo iga hor istaagooyo waa 50 50
    Yaa fiican oo guriga lagala iyo yaa xun oo avoid gareeysaa
    Nimanka dhan wey isku qasmeen
    Kuwi fiicnaa xitaa waxyaabo aana fiicneyn eey ku daqmaayaan oo adhi shaki kugalinaayaan
    Marka Aniga sidhu ilaahi yidhi furniinka waa waxa kaliya oo xalaal ah oo ilaahi uugu necebyahay
    Anigana saas ayaan u necbahay marka inaan ku fudhudhaadho marabo wll
    I missed your live lkn ilaaahi haidhin xifdiyo
    Ilaahi iisoo barya inaan guur wacan helo

  • @sahrafarah335
    @sahrafarah335 5 лет назад +1

    ماشاء الله تبارك الله يا اخوان

  • @fardosaxuseen4435
    @fardosaxuseen4435 6 лет назад +1

    mashacllah 👍💖

  • @shamsoiloveuallh4664
    @shamsoiloveuallh4664 6 лет назад

    msha allh waa mowduuc mahiim ah wlhi su aasha ani ahaan kalsooni daro waayo dadka dhan mawada fiicna

  • @maryancolow327
    @maryancolow327 6 лет назад +1

    ASC qofka aad ka heshid oo jeclatid waa in aad Marka more waa in aad qiimeysaa

  • @hibaakmustafa6806
    @hibaakmustafa6806 7 лет назад +2

    maanshallaah cafimaad Ku waara