Dagaalkii Masar & Israa'iil ee Saxaraha Wixii Lagu Soo Arkay | Xulashada Dunida

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 ноя 2020
  • Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
    Subscribers | Share | Comments | Like
    Please follow us :
    Facebook : horufadhimedia

Комментарии • 93

  • @maxamadmaracademaxamadmara9550
    @maxamadmaracademaxamadmara9550 Год назад +6

    Wiilashii muslimiinta ahaay ee naftooda uhuray gumeeysi Israel eey wadatay dhamaantood waxaa alle aga baryayaa in uu janadiisa wacan kucasuumo aamiin wiilashii reer masar iyo kubii carbeed allaha unaxariisto dhamaan qofwalboo muslim ☪️ ah oo naftiisa uhuro xureeynta muslimiinta allaha unaxariisto aamiin aamiin

  • @kaptanashraf2904
    @kaptanashraf2904 3 года назад +13

    Xulushada Dunida Barnaamij an Jeclahay arbacada ayaan Dhararsadaa ❤
    yaa ila mid ah 👍

  • @nuruabdi787
    @nuruabdi787 3 года назад +14

    RUNTII BARNAMIJKA. XULASHADA DUNIDA WAN JECLAHAY mahadsanidin HFM

  • @munanuur2210
    @munanuur2210 3 года назад +2

    Wilashayna islaamka ah waa geesiyaasha caalamka

  • @khankaka3076
    @khankaka3076 3 года назад +5

    Asc caadi ma ahan dagaalkii 1973 waxbaa kadhacay meeshaas geesi yaashii reer masar allaha u naxariisto waa shuhada

  • @apdiqays7436
    @apdiqays7436 3 года назад +21

    Nabiga kusali Wll qali salalahu caleyhi wasalam

  • @ahmedabdiyasin5037
    @ahmedabdiyasin5037 3 года назад +7

    Horufadhi fadlan tarikhahanoocaana noosoobadiya waadhiirigalin fiican

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 3 года назад +10

    Yuhuud keliya maahayne gaaloo dhan baa la socotey

  • @axmedgaraad8413
    @axmedgaraad8413 3 года назад +9

    allaha jebiyo yuhuuda iyo madaxda islamka bahdila ida siisii iyo kuwalamidka ah

  • @cabdinasir7053
    @cabdinasir7053 3 года назад +3

    Dagaal jecelaa wiilkani, subxanalh

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 3 года назад +4

    HORUFADHI MEDIA MASHA ALLAH SO JEEDINTI ING YASIN

  • @MrAhmedyaasiin
    @MrAhmedyaasiin 3 года назад +12

    Masha Allah waan ku dirsaday runtii warbixintan waxaana isii dhiiri galiyay lahjada woqooyiga ee wariyuhu ku tabinayo mahadsanid

    • @mba6164
      @mba6164 3 года назад +1

      Waqooyi iyo galbeed 🇸🇴 similar lahjad👍

    • @MrAhmedyaasiin
      @MrAhmedyaasiin 3 года назад

      @@mba6164 haa waliba Somali galbeed

    • @MrAhmedyaasiin
      @MrAhmedyaasiin 3 года назад

      @Turkish afsoomaali ga ayaa kala wacan masuul kan waa kaayagii

  • @caliaadam3507
    @caliaadam3507 3 года назад +6

    Maasha Allah, wllyaala barnaamijkaan cml noo soo badiya

  • @madadaalomadadaalo8219
    @madadaalomadadaalo8219 3 года назад +15

    masaaridu waa geesiyaal runtii

  • @abdirahmankanuu8450
    @abdirahmankanuu8450 Год назад

    Masha Allah nice guul
    Reer masar marwaliba waa inii rajeenyn

  • @cazamshaah9525
    @cazamshaah9525 3 года назад +2

    Barnamijka cilmika ah so badiya walalayaal

  • @khalidabdi9902
    @khalidabdi9902 3 года назад +3

    Thanks horfadhi media markasta

  • @kaligiiduul3351
    @kaligiiduul3351 3 года назад +3

    Mahadsanid walal
    Keep going

  • @abdirisaqinub3524
    @abdirisaqinub3524 3 года назад +4

    DAGAALKAAS ISAGOODHAMAYSA WARBIXINKASODIYARIN WLL

  • @hagahaofficial9868
    @hagahaofficial9868 3 года назад +7

    MARWALBA AWOODDA WAXA LEH ALLE CIDDII RAJAYSE🙂
    Waxaan hubaalah in ISRAA'IIL AMA YUHUDDA IN AYSAN WALIGUUD HORUMAR GAADHIN 🤥

  • @abdinaasirsaciid3977
    @abdinaasirsaciid3977 3 года назад +5

    Dagaalkas taariikh ayuu ahaa dadka wax kaqoray dagaalkas mid kamid ah ayan malin dhageysanayay wuxuu yiri yuhuuda dagaalkas waxaa lagaga diray inta 10 sano dagalkii vietnam ciidamada mareykanka lagu dilay waa qeyrul caadi

  • @mustafejaam6507
    @mustafejaam6507 3 года назад +4

    horata wa iga su.ale culashada dunida idiinkan idiinku ogayee lkn dadkala ku shaqeysta magacan e ma idiinka u fasaxay

  • @cabdilaahimahad255
    @cabdilaahimahad255 3 года назад +5

    masha allah

  • @abdala_isak
    @abdala_isak 3 года назад +2

    maaha allah
    soo jeedin wacan

  • @cumaryuusufibraahin18
    @cumaryuusufibraahin18 3 года назад +2

    Soo badi sxb

  • @Maxamedsomali
    @Maxamedsomali 3 года назад +9

    Walalayal SUBSCRIBE ii sara ilahay waxad ku faraxdan if iyo aakhiraba alle haydin siiyo inad igu caawisan ban u baahanahay

  • @wiilkariyada1554
    @wiilkariyada1554 2 года назад +1

    M.a MASAR WAA WALALAHEEN

  • @user-qr1yi6pd4x
    @user-qr1yi6pd4x 3 года назад +5

    الله اكبر

  • @muhanaddahir9443
    @muhanaddahir9443 2 года назад +2

    injeneer yassin
    Noosobadi
    Xulashada dunida

  • @abdi3703
    @abdi3703 3 года назад +2

    Eega ma wxd nu sheegasa masar baa guulasataya wxsi waa wax lagu qosol... askarta ugu bdn wax ka dhinteen masar ilawxy lumayin dhulk xita 😎

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 3 года назад +2

    Thanks bro

  • @hassanofficial8687
    @hassanofficial8687 3 года назад +2

    You have nice voice bro mashallah

  • @axmedmaxamed2999
    @axmedmaxamed2999 3 года назад +2

    Masarti hore weydhimatay

  • @wizmustafa2646
    @wizmustafa2646 3 года назад +4

    Nosobadiya barnij yadaan

  • @boyaxbyx8648
    @boyaxbyx8648 3 года назад +2

    Xogtaan badankeeda horaa uhaynay taasoo sabab uah dadkii guushaa lahaa inay kaydiyeen ooay caalamka bareen
    Marka qaybta horufadhi media uqaabilsan barnaamijka xulashada waxaan kacodsnayaa inay nookeenaan xogti dagaalkii xoraynta soomaaligalbeed waliba idinkoo kadhowraya taariikhda inta madow oo hadda saamynta yeelankarta mahadsanidiin

  • @ahmedsaciid8503
    @ahmedsaciid8503 3 года назад +5

    Masaaridu hubna ma wadan casriya hadana yaqiin ayey ku socdeen
    Markaa caqiidada askariga ayaa ka awood badan hubkan uu sito
    Tusaale kalena waxaa inoogu filan askariga somaliga iyo kan amisom

  • @baadhistatv8921
    @baadhistatv8921 3 года назад +7

    Subscribes iisaar allah dartiis igu saara
    Allah ha idin sharfo

  • @abdiwahabsheikibnusheik1085
    @abdiwahabsheikibnusheik1085 3 года назад +4

    Geesigii qarnigaas ee islaamka aadna oga fogaa fikirada sahnuuniyadda ee isra'iil iyo ree galbeedki tageerayey wuxuuna ahaa wixi qadiyaddaas islaamka iyo dhulaalka islaamka aragtidaa ruuxiga ah ku difaacayey midhihii uu beeray geesigii ree carbeed ama masara ama islaamka ee jamaal c/naasir, geesigii 2ad ee soo raacay lkn carabta iyo wadamada islaam kuba fahmi wayeen ee cidlo arxan la'aaneed laga qaatay si gardaro xaqdaro weyn wadatana logu duulay wadankisina la burburiyey burbur san yahayna ilaa hadda wuxuu ahaa sadaam xuseen al tigriti, ninkii 3ad ee asna aad ogu dhawaa niman kaas wuxu ahaa kornel qadaafi oo aad u necbaa sahnuniyadda & ree galbeedkaba wuxuna ahaa ninkii aad isugu dhabar jabin jiray in islaamku ama wadama carbeed yeshaan dowlad mida lacag mid ah oo dolarka ka qalisan asagana banaan cad ayaa laga qatay, hadda geesiga 4ad wa ordugan bal aan dhowro islaamku siday u garab is taagaan

  • @abdiadan22ahmed14
    @abdiadan22ahmed14 3 года назад +7

    It was not only Israel EU and America is the who's fighting there .am not accept is the Israel who's fighting Egypt I can't believe that .all western countries to come Israel and attacked Egypt . even now Israel doesn't able .

  • @umixasaan644
    @umixasaan644 3 года назад +2

    Wallee reer masar yahuuda casharbey udhigeen

  • @ahmedabdellahi7058
    @ahmedabdellahi7058 3 года назад +5

    Asc dagalka asigo dhameystiran nosotabi

  • @rakbah.c
    @rakbah.c 3 года назад +2

    Waa sidaa ciidankasta oo dulmi kusocda waxa kudhacaya

  • @serchlearn
    @serchlearn 3 года назад +2

    Dadka wahuahayen gaal digis mirid

  • @abdifatahkaluni1268
    @abdifatahkaluni1268 3 года назад +2

    Mashallah

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 3 года назад +1

    mahadsanid wll

  • @jamaalahmed363
    @jamaalahmed363 3 года назад +4

    Masaaridu waa dad hal adeyg leh lkin hadda maxay kuugu taal munaafiq ukhidmeeya yuuda ayaa hadda haystee

  • @jafarabdifarah5349
    @jafarabdifarah5349 3 года назад +2

    💋💋💋😍😍😍😍👍👍

  • @rawiabdudud3700
    @rawiabdudud3700 3 года назад +12

    Geesiyashi masar sisi baa tarikhdodi ka dhigay waxan jirin

    • @abdi3703
      @abdi3703 3 года назад

      Been baad ku noolashaya sxp tariikhada dib u fiiri

  • @abdallamansuuri1196
    @abdallamansuuri1196 3 года назад +6

    Ka mid noqo asxaanta ku xidhan kanaalkan waxad ka heli doonta barnaamijyo , buug wadaag , dood cilmiyeed iwm idam Alle soo dhawaw 🌱💜
    ruclips.net/video/HaFHbrEmtg4/видео.html

  • @nurkaxiyalkaxafada6426
    @nurkaxiyalkaxafada6426 3 года назад +3

    Ila iyo hada galada jobkoda wey qarsadan Armenianka iyo yahuda iyo waxii lamid ah gusoda aye sheegan balse jabkoda weyqariyan

  • @yuusufsiciid9959
    @yuusufsiciid9959 3 года назад +6

    Like saar wll

  • @ibraahinaxmadyusuf7476
    @ibraahinaxmadyusuf7476 3 года назад +1

    Mmm

  • @saleebaanahmed3795
    @saleebaanahmed3795 2 года назад +1

    Muuqaalkani muuqaalada kale wuu iiga duwan yahay sababta oo ah waxa aan ku farax sanahay sida ciidamada masaaridu danbaska uga dhigeen ciidamada yuhuuda ee awooda is biday

  • @mymesqad9819
    @mymesqad9819 3 года назад +2

    Maantana waxaan aragna.Ciidamadi.Masar.oo loo diyaarinayo.inay.isku madhaan.Ciidamada.Turki!¡

  • @Ibnuciisaa
    @Ibnuciisaa 3 года назад +3

    ciidanka masaaridu way iska caabiyeen lkn hadaf koodii ma aysan gaarin taasna waxaa sababtay madaxwaynihii dalka oo dhagta wax luugu sheegay awalna ahaa sirdoon maraykan waxaana cadaynaysa taas markii loodiiday in ay u gurmadaan ciidamkii fadhiyey koonfurta siinay deegaanka beerta shiinaha oo ciidankii masaarida ee ka dagaalamayey ay waayeen caawimaad halka guutooyinka gaashaaman ee koonfurta fadhiyey loodiiday in ay wax gurmad ah sameeyaan ilaa maalinkii sadexaad oo xabad joojin la gaaray

    • @hebohebo6703
      @hebohebo6703 3 года назад

      Haa walhi sorry masar waa lakhiyaamy ilhow xaqana garansii oo muslimiinta isku mawqaf kadhig

  • @hussein3078
    @hussein3078 3 года назад +2

    Oodagaalkaa maan masar lagu jabin markii ay yahuudu katalaabtay kanaalka Una gudbeen gudaha masar

    • @ahmedqasim460
      @ahmedqasim460 3 года назад

      Labo dagaal ba jirta 1967/1973 kan hore yahudu gulysty kan dambana wa midkan had lga shekynayo

  • @cabdisalebaan8659
    @cabdisalebaan8659 3 года назад +1

    rurntii masar wn jeclaa lakiin mr siisi ayaan unacy

    • @abdi3703
      @abdi3703 3 года назад

      Waligada siil baa ahada

    • @abdirazakahmed4692
      @abdirazakahmed4692 3 года назад

      @@abdi3703
      Waan filayaa in aad gaal that ee aadan muslim shaun
      Doofaar fayqal doofaar

    • @abdi3703
      @abdi3703 3 года назад

      @@abdirazakahmed4692 diinta iyo siyadasad kale saara reer badiye bd thye more education bd u Bahan thye

  • @iibayaanichannel9069
    @iibayaanichannel9069 3 года назад +3

    dagaalka sikala udhigtay
    dagaalka carabta wayku jabtay waliba ayagow aad ugu tira badan
    oo ma aysan gaarin dagaalka yoolkeeda bal wey kujabeen
    kadiba masar waxa lagula hishiiyay inay hishiis qaadato oo falistin dhulka kaxirto dagaalna kusoo qaadin israel
    saxarahana loo celinayo,milterygeedana labiilayo(taasow ah militerygaaga saameyn bay kuyeelanaysa israel)
    syriana dhulki wali waalaga heesta

    • @hebohebo6703
      @hebohebo6703 3 года назад +1

      Haa hada waalaga haystaa dhulkii suria ilaa imika masar way jabisay Israel balse wxaa khiyaamay akhirkii nin reer masara alxaas wxaa lalaheshiiyey masar masarna heshiiskay aqbashy balse waalakhimay masar suriyana walagagaxay dagaalkii wxaa cawiyey iraaq mulatarigii iraaq wxaa ahyd wakhtigaas wakhtigii carabuhu quwadalahayeen ilahow ugar gargaar wadamada muslinka gaar ahaan libiya suria falastiin Yemen waadamadii carabta iyagaa laysku daray cadawbaa kafaa iidaysthy walhi🏆🏆🏆🏆🏆💯guulbaan urajaynayaa all muslim

  • @hormuudonline2583
    @hormuudonline2583 3 года назад +2

    Serdonkii dunida ugu halista badana cajeeb ✔️ruclips.net/video/q9abyfeoPDU/видео.html fadlan subscribe saar wll

  • @thomharrison4389
    @thomharrison4389 3 года назад +1

    waxba guusha Masar ha Boon boonin inoo soo gudbi jabka Carabta ka raacay dagaalka Carab OO dhan Israa'iil baa ka adkaatay markaasaa Propogando iyo been nool soo gudbineysaa Kwrn Runta nooga nixi wll

  • @zameirmohamed8781
    @zameirmohamed8781 3 года назад +1

    Txane maad ka zmyzaanpa

  • @seraptaacade7616
    @seraptaacade7616 3 года назад +2

    𝗪𝗹𝗹𝗵𝗶 𝗡𝗶𝗻𝗸𝗮𝗻 𝗕𝗮𝗿𝗻𝗮𝗺𝗶𝗷𝗸𝗲𝘀𝗮 𝘄𝗮𝗹𝗶𝗴𝗲𝘆 𝗺𝗮 𝗴𝗼𝗱𝗯𝗶𝗻 1 𝗗𝗮𝗾𝗶𝗶𝗾𝗼 𝘅𝗶𝘁𝗮 𝗸𝘄𝗿𝗻 𝘄𝗮𝗻 𝗹𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗰𝗮𝘆 𝗯𝗮𝗿𝗻𝗮𝗺𝗶𝗷𝗸𝗮 𝗮𝘆 𝗵𝗼𝗿𝗳𝗮𝗱𝗵𝗶 𝗺𝗲𝗱𝗶𝗮 𝘄𝗮𝗱𝗼 5 𝘀𝗮𝗻𝗼 𝗲 𝗶𝗸𝘂 𝗱𝗮𝗻𝗯𝗲𝘆𝘀𝗮𝘆 𝗸𝗮𝗺𝗮.𝗰𝗮𝗷𝗶𝘀𝗼 𝗾𝗮𝘀𝗮𝘁𝗮𝗻 𝗔𝗿𝗶𝗺𝗮𝗵𝗮 𝗧𝘂𝗿𝗸𝗶𝗴𝗮 𝗸𝘂 𝘀𝗮𝗯𝘀𝗮𝗻

  • @ciiloow9451
    @ciiloow9451 2 года назад +1

    dagaalkaasi wa lagu kala adkaan wayey inkasro israel marki dambe dhulkii wada hadal kaga baxdey

  • @anshaxyare8581
    @anshaxyare8581 3 года назад +2

    dagalkii 1977 we Somalia iyo Ethiopia ayaan sugeyna

    • @abdi3703
      @abdi3703 3 года назад

      Adiga ka hore ma araga cida jecelada guuladarada 😂😂

    • @anshaxyare8581
      @anshaxyare8581 3 года назад

      @@abdi3703 Somalia iyo Ethiopia cida guleysatay soo baar markaas ayad oganeysa inaan guuldarada jeclahy iyo Inkale

    • @abdi3703
      @abdi3703 3 года назад

      @@anshaxyare8581 map 🗺 baa ku sheegaye Mxd iga waydiina

    • @anshaxyare8581
      @anshaxyare8581 3 года назад

      @@abdi3703 wxd ilowsan tahay Somalia inay tahay wadan ka kaliya ee Africa ay African ku sameyen xuduudaheda waqti aan dherayn wax wayn ayaan ka badali donaa ka nax hadaaa rabte eee

  • @cabdiqaniyusuf7404
    @cabdiqaniyusuf7404 3 года назад +2

    Meeshu waxa layidhada beerta japan lkn israaiil ayaa u akhridaya beerta shiinaha

  • @adansalah404
    @adansalah404 3 года назад +1

    Lkn israel dawlahii dhan e carbeed oo wada sucda ayay dhagaha kagaracday waliba dhulkoodi qabsatay...xageed geeysay Taariikhda harsan

    • @hebohebo6703
      @hebohebo6703 3 года назад

      Waaruntaa way qabsathy lkn israailuun mayne ahayne gaaloo dhanbaa lasocothy

  • @thomharrison4389
    @thomharrison4389 3 года назад +2

    fake news baad taqaaniin Horufadhi media 70 Taangi baa Yahuuda ka bur burtay Masarna 150 waxaadna leedahay Yahuuda baa lagu laayey war bal yaa badan 150 iyo 70 hhhhhhhhhhhhhh

  • @MaqDeel
    @MaqDeel 3 года назад +1

    Viva Israel masaarida waa cunsuriyii khaniiseen ah

    • @halane6523
      @halane6523 3 года назад

      Waryaa af somali baro dad muslim eh ayaad ku tilmaameesaa Khaniis maxaa dhacay walaal afkaaga bar hadal macaan raali ahaaw yahuud waa yahuud nabiyada oo dhan ayeey dhibeen

    • @abdi3703
      @abdi3703 3 года назад

      Israel 🇮🇱 baa badisaya dagalka

  • @ibraahinaxmadyusuf7476
    @ibraahinaxmadyusuf7476 3 года назад +1

    Mmm