LONDON Beesha dagoodiye oo ka mid ah beelaha soomaaliyeed ayaa kulan eey ku yeesheen

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024
  • Beesha dagoodiye oo ka mid ah beelaha soomaaliyeed ayaa kulan eey ku yeesheen magaalada london waxa eey ku taageereen mooshinkii baar lamaanka soomaaliya eey ka kee neen beelaha aan helin xaqii eey lahaayeen kulan kiina waxa uu u dhacay sidan

Комментарии • 104

  • @hanaanqurux92
    @hanaanqurux92 6 лет назад +15

    daagodiye waa reer abatikey mashaalh waan tageera😍😍😍💝💝💝💗

    • @abdihassan7478
      @abdihassan7478 6 лет назад +5

      Dagoodiye waa Hawiye Dhalad ah. Waxa uu ka mid yahay qabiilada Hawiye ugu laan dheersan haddii uusan uguba laan dheersaneyn. Hawiye ayay dan ugu jirtaa in ay walaalkood xaqa uga maqan Somaliya u soo dhiciyaan. Haddii aan dagoodiye xaqa uga maqan Somaliya la siin, beelaha Xawaadle, Gaaljecel iyo Jajeele oo dagoodiye la dhashay meel ayay kala soo jeesan doonaan illaa inta uu Dagoodiye xaqa ka maqan ka helayo.

    • @dekowhussein8331
      @dekowhussein8331 6 лет назад

      Mashaalah abti

    • @lovecorridor6039
      @lovecorridor6039 5 лет назад +3

      Am proud degodia with hanaan as my wife too #Dfamily

    • @adanhassan8231
      @adanhassan8231 5 лет назад +2

      Aniga dogodia ah

    • @abdisalamelmi4256
      @abdisalamelmi4256 4 года назад

      hanaan qurux asc mashaallah

  • @HassanMohamed-qd5pw
    @HassanMohamed-qd5pw Год назад

    Magaaladee degtaa socda

  • @issackgabow4223
    @issackgabow4223 7 лет назад +20

    Am proud to be somali degodia

  • @dakach01
    @dakach01 6 лет назад +6

    I love dagodia people. Somali asal

  • @fardowsoabdiali7937
    @fardowsoabdiali7937 5 лет назад +6

    Sarasoor ♡

  • @faysalmaalim3637
    @faysalmaalim3637 6 лет назад +9

    M.a dagodoa saaransor my tolkey Allah laandera inaag dhiikay

  • @sumayasultan1080
    @sumayasultan1080 4 года назад +2

    Mashaa alllha gulaysta

  • @patricklewis2745
    @patricklewis2745 2 года назад

    Degodia waa daad wanaagsan. Illahi a barakayo. Amin.

  • @gelleofficial6603
    @gelleofficial6603 8 лет назад +8

    Aad ayaan uga xumahay in dadka simaliyeed qaar kamid ah laxaqiro ee Ilaahey halaga cabsado ee xaqqa hala simo ilaahoow dowlad caadil ah nasii yaarabi

  • @alashcariyyahchannel4302
    @alashcariyyahchannel4302 5 лет назад +3

    M. A my tolkeyga hore usocdho

  • @fartuunfilsanoficial3290
    @fartuunfilsanoficial3290 4 года назад +3

    kow kow ar walow ar walow maashaaAllah

  • @siyamsiyam143
    @siyamsiyam143 4 года назад +3

    Dagoodia we strong people what is this am I hearing today I never know this

  • @yussufhussein2895
    @yussufhussein2895 5 лет назад +5

    viva dagodia saransoor landera ikadeex noolada

  • @ayangaba740
    @ayangaba740 3 года назад +1

    WAa runtii dagoodi saransoor wuxu galo wuxu gudo waa layaqaana mahadsanidiin walalnaheey sida wanagsan u hadasheen guul♥️🖤💙💪💪💪

  • @mustafamohamed799
    @mustafamohamed799 4 года назад +1

    Hor usoco dadkeygow

  • @yussufduale3747
    @yussufduale3747 5 лет назад +2

    Proud to be dagodia

  • @sahramoha1863
    @sahramoha1863 8 лет назад +14

    Ma sha Allah dagodia saransor waa beel Weyn somaliyeed oo aad iyo aad u sharaaf badhan beesha dagodia saransor waa dhaad degaan Somalia, Ethiopian iyo Kenya, waa inn qaladki laga galaay la saxo

  • @gediosman6055
    @gediosman6055 8 лет назад +4

    good news

  • @haliimahaaji1414
    @haliimahaaji1414 5 лет назад +1

    Masha Allah

  • @warsamebuule6722
    @warsamebuule6722 8 лет назад +5

    Masha allah wa ku faraxsanahy runtii shirkaan lkn dowlada somalia wa in ay si deg deg ah ugu jawabaan xaqooodana siiyaan

  • @mohadeeq3216
    @mohadeeq3216 8 лет назад +4

    maanshaa Allah

  • @leilamohamed5582
    @leilamohamed5582 8 лет назад +5

    dolada waxaan kasodsaneyna in ay hoos ufiiris xaqiraada ay ku heesi umaada somaliyed oo xaqooda ladudsinayo xaaq ayaan ulenahay in dalkayanu Somalia in an xaaq kuyeelano

  • @sharmaarke991
    @sharmaarke991 5 лет назад +1

    Mashllh my tolkey

  • @fuadabdi6884
    @fuadabdi6884 6 лет назад +5

    Runti dagodia wa qabil weyn waay o thaaka ethopia Kenya somalia

  • @ahmedhussein4464
    @ahmedhussein4464 4 года назад +3

    Waxaan meeshaan na dhigey wax la'aanta baarlamanka somalia sawabteeda gaaljacel baa kow ka ahaa inuu madaxa na saaran lahaa maanta waxaaba inogu roon ogaadeenka waamo

  • @fuadabdi6884
    @fuadabdi6884 6 лет назад +3

    Dagodia Ethiopia iyo Kenya gaacanta ayeey Ku juura ee Somali haanqabsan

  • @nimcoweydoow2518
    @nimcoweydoow2518 4 года назад +1

    Hawiye hawiye gare wa dir dadka baro

    • @mohamedissack8166
      @mohamedissack8166 3 года назад

      Out of topic

    • @aveboy7271
      @aveboy7271 3 года назад

      Dagodia wa saransoor gardheere samaale Hawiye mahan garre dir mahan reerka kali oo dir eh wa quranyow inta kaley waxay sheegtan gardheere samaale iyo digil & mirif

  • @axmedkooshinciman8717
    @axmedkooshinciman8717 5 лет назад +1

    Masha allaaah

  • @hooyomcn3535
    @hooyomcn3535 5 лет назад +1

    Dagodiye my tolkey guul.

  • @afgooyechannel8416
    @afgooyechannel8416 4 года назад +2

    Looma dhama warkan ilen Masare mesha kama muuqdan

  • @ilhanilhan3214
    @ilhanilhan3214 5 лет назад +2

    Wn jclhy ani qabilkeyga

  • @axmedkooshinciman8717
    @axmedkooshinciman8717 5 лет назад +1

    Wan ku faraxsanahay

  • @nimcoweydoow2518
    @nimcoweydoow2518 4 года назад

    Dagodia hawiye wayo gare dir waa

    • @aveboy7271
      @aveboy7271 3 года назад

      Ya dagodia hawiye ka dhigey ? Xagey hawiye ka galan bal iisheeg sxb mida kaley garre dir mahan wa somali sheegato oo 3 abtiris kala sheegtan walibo af boranan aye ku hadlan 😂

  • @memeyoung2680
    @memeyoung2680 4 года назад +4

    Dagoodi waa dad nabad jecel lakin hadi ay so jeestan Somali way kala baxaysaa

  • @jawahirmahmod3455
    @jawahirmahmod3455 7 лет назад +2

    abgaal ma xishoona

  • @somaliqueen8729
    @somaliqueen8729 7 лет назад +4

    Dagoodiya somaliya madegan lagama yaqan dadkan waa dadyar oo dego
    Kenya walibo meelyar ka dego wajeer mida kale hawiye ma ahan waa dad asal ka soo jeddo caruuso iyaga iyo gare ma ahn hawiye

    • @KoolViberz
      @KoolViberz 6 лет назад +3

      Warsame Farah galjeceel saransoor wa hawiye lakin dagodiya saransoor ma ahan miyaa aqli haku shaqayso saxibo

    • @sisterhalimahassan7231
      @sisterhalimahassan7231 6 лет назад

      Somali Queen aamus abaayo Hadaadan somaalida aadan garaneynin. Waxaad garaneysa oo kaliyah somalida jiiraan kaaga ah.

    • @Xuseen
      @Xuseen 6 лет назад +1

      Naayaa Garre kuma sheegtaan afka suubso

    • @fuadabdi6884
      @fuadabdi6884 6 лет назад +2

      Hooyad waasa Dagodia adi miyu ka yaryah war Ethiopia ila mandera ya dhaaxal u laaha Dagodia wa laandera LA yaaqan

    • @faysalmaalim3637
      @faysalmaalim3637 6 лет назад +1

      Dagodia adiica cml miiya umaaleysi o laangab ah dagodia wa raaga haana diiyay gobolk liban ila gobolk afdera ila baaaley mandera ila wajeer weyn ila tanariva it goonfurta somali

  • @mohamudabdirahman2748
    @mohamudabdirahman2748 8 лет назад +6

    we have nothing to do with somalia.
    we aren't somalians.
    every must understand that reality

  • @yunisfarey8230
    @yunisfarey8230 7 лет назад +3

    Dagodiya kulahaa adinka yaad xaq sisaan meel baad degan uledihiin waadna kugumesataan somalida.... marna wa ree somaali miyaad ledihiin marna xaq baad uradsanesaan war waxas hanoshegina

    • @hibobeibiya3723
      @hibobeibiya3723 6 лет назад +1

      Zubeer Cade Mel wlbo hadey dagan xaqbey uleyihin iney dagan

    • @adanhassan8231
      @adanhassan8231 5 лет назад

      Wasaq ba tahay anaga juba hoose daganahay

    • @adanhassan8231
      @adanhassan8231 5 лет назад

      Dogodia miya gartaa

    • @lovecorridor6039
      @lovecorridor6039 5 лет назад

      Mel walbo inta dhagno ayaan silka hoyada dex dageynaa asshole

    • @adanhassan8231
      @adanhassan8231 4 года назад

      Wasaq somaali yad kaxigtaa