Guriga hooyady mrka joogay o xnunsato wqtigyga ku jiro wxba layma diri jirin hooyo way Ila dreeme jirty lkn hda hooyo wa kaso fogaaty xfd kle jooga islan xaasiyada anoo xnun san howl I dire wa xnunsanahy hda dhahane Mxa iga galy dhahe hda diidane wllkay igu dire asine qeelo mdxa iga galya alla mxaa hooyady u xiisy allow mr kle isku kaya keen 😢
marar badan baan arkay Amiira naag isku kalsoon inay tahay oo aan dadka hadalkooda dhag u dhigin micnaha hadalka waxan ku keenay dad soo qoraya ban arkay ma xishoonayso marka ha iska qayliyaan xataa haday waxay rabaan ku hadlaan kalsooni iyo geesinimo ayay leedahay Amiira oo si caadi ah bay usoo tabinaysaa taasi waxay ku cadaynaysaa inaanay waxba kasoo qaadin dadka xun hadalkooda waanan ku raacsanahay waayo maanta qof aan ogayn malahan Nimankana hadaad ogaan lahayd siday waxyaabahan u og yihiin waad yaabi lahayd marka wixi ceeb ah ayaa laga xishooda balse wax aan ceeb ahayn hadad ceeb u aragto adaaba wax qaa qaldan yihiin sidoo kale wax dadka dhan og yihiin hadaad dhahdo waxban ka xishoonaya wax ay soo kordhinayso malahan oo waxad noqonaysaa qof dhahay qoraxda ayan qarinayaa 🤣
Kusaliya xabiibkena اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم انك حميد مجيد ❤❤
Dumarka badankoda dinta ma baran xita hade cafimaad baran lahayen cadi bey la noqon laheyd blse hoyooyinkoda wixi ay ku so koriyen aye wali wataan xita hadi xanun daran yhy waxa lagu dhaha wa ceeb yan kagu maqlin mel fadhiso hosha guriga qabo halkas ayu dhib wyn ka so gabadha
Run hadii aan nii sheego asxpta horta xanuunkaan sheey ma aha 😢😢😢uu qof u adkaysan karo ee dumarka alle ayaa wuxuu siiyey awood ee ku adkeysan karaan ee ha umaleenina naagaha wee adkeesteen anaga maa u adkeesan weyneyno😢😢😢😊
ceyda waa dhiblow muxu ku keenay inuu barnaamijkan soo sameeyo ma inay faaraxyaashu naxariis leeyihiin xaliimooyinka tus buu is lahaa 😂 Amiira inay daadihiso na wu ku bahadsan yahay waayo markay suuronayaan bay ku qabanaysaa 😂Amiira funny 😂 Ceydeow kuwan iyo Adiga iyo dhamaan ragu ba ma dareemi karaan xanuunkay dumarku dareeman xiliyada kala duwan sida foosha xiliga uurka xiligan u barnaamijku ku saabsan yahay lkn maadam aad jeclaysatay inaad barnaamij noocana samayso si aad xogaa caadifad ah noo tustaan waad mahadsan tahay sidoo kale Amiira way ku mahadsan tahay siday u daadihisay barnaamijka ❤
Wlhi marka ku jirno waqtigena waxan darena xanun aad u faro badan cuno ma qadan karno lalabo dabecada xumo qandho io hurdadi o ad nogu yarato warer tan waxa kaga si daran fosha sasa ey tahayn wiilshena nalma dareman ilhey ha ino dhib dhamo dumar hadanahay🤲🤲🤲🤲😭😭😭
Wlhi aniga illahay uunbaaa xaladayda og dhibka i hasta aniga firconi ah oo kuxanusta heer aan garo ina washo waliba igu darsantay buro makanka igatal kolay wax walba waa qadar rabi plz waxan ka cod sana qofkii qoralkayga arka inuu dar illahay igu duceyo insha Allah 😭😭😭😭😭
Wlhi xanuunkaasi waa geeridii oo qarqarka ku saran😢😢dumarow alle haynoo naxariistoo
Amiin 😢
amiiin😢😢
Amiin amiin amiin amiin amiin amiin 😢
Aamiin Aamiin
Haa wlhi 😢😢
Ala wilaashaanaa qosolka iga dhameeyen ilaahayow dumarka unaxariiso
Nabigeena muxamad scw scw
Kusaliya ❤❤❤
Scw❤❤❤❤❤❤
Salalahu calayhi wasalam
Salalahu calayhi wasalam
Salalahu calayhi wasalam
Calayhi salatu wasalam
Ku saliya xabiibkeena Muhammad scw ❤❤❤❤❤
Salalahu calayhi wasalam
Scw scw scw scw scw scw scw
Scw❤
😂😂
Scw scw scw ❤
Aduunka xaala adag ayeey maraan dumarka hadana cadaabka ayeey ubadan yihiiin😢😢😢ilahayoow 🤲 aaqiro janada naguwada aqrzaaq dhamaan gabdhaha muslimaadka❤❤
Amiin
@@nimcoaadan973 thanks
Hadanah waxa ugu fudu oo kannada lagugalo ayaga buu alle ufududeye
@Nastexo_Maxamuud-r7z xaqiiq waa 4 kaliya
Bil cagsi ninka raga ah hooyadis lugaheeda janada la dhigay sido kle haweyneeda ninkeeda inee adeecdo janada lagu abaal mariyay
Ku salut nabig maxamad scw
Ku saliy nabig maxamad
Ad io aad dumarka waa in loo naxriista wyo wxyabo an ogyn bay maraan😢Farxd ku waara walalahy iyo dhamaan gabdhaha somaliyed❤
Masuul sare❤❤❤
Aamiin yarabi sido kle farxad ku waraa adna
Waqtigeyga ku jiraa bls iso duceeya 😭 tan farsamo waye lkn tan ee dumarka dareemn ciyaar mahn wlllhi ilheey hano fudeediyo
Ilaa hay ĥakuu fududeeyo
Sorry Nin aan kuu noqdo
Isku mida nahay wllhi 2 maalin wax macunin xanun iyo lalabo 😭
@@AmalcaliCiisewlhi saa manta noqdy alle og wx alle nagu manadysty wye allow nacaafi😮😮😢😢😢😢😢😢😢😢matag iyo laba laba iyo calalol majiir😮😮😢
Aamiin aamiin aamiin
Part 2 in la sameeyo inta igu racsan is muujiya ❤😢😂
Wllhi wan kula rabo abaayo
Hi😊😂
Waanku larabaa abaayo❤
yes
Sobdiya😂😂
Wilasha somalida xasaskooda ha unaxariistan ha la darensiiyo
Waliba niyad jab ba noo dheer oo. Gabi ahan wan isbadalna ya allah naxaristada
Saasa wax Barasho Guri shaqo noo dheer Tahy😢
Haa wllhi dumrka dambigooda allh hadhaafo sis😢😢
😢😢😢
Abal weyn Ayaan idin heynaa ilmaha iyo dabka kulul idinma ilownnaa
Raali ahaada 😢
Guriga hooyady mrka joogay o xnunsato wqtigyga ku jiro wxba layma diri jirin hooyo way Ila dreeme jirty lkn hda hooyo wa kaso fogaaty xfd kle jooga islan xaasiyada anoo xnun san howl I dire wa xnunsanahy hda dhahane Mxa iga galy dhahe hda diidane wllkay igu dire asine qeelo mdxa iga galya alla mxaa hooyady u xiisy allow mr kle isku kaya keen 😢
"CODSI" (Cayda waxan ka codsana hal haben inad Amiira casho khaas ah aad ku casuuntid I.a🙏❤️) Inta igu racsan like sara 👍❤
Bax soo xaar 😂
😅😅😅😂layaaab oo ma casho laanaa heyso
maya adi waxad rabta inay soo wada baxan lkn ma soconayso saana belo ah 😂
@@okiisajiisi7476casho la,aan inaanay haynin adba waad og tahaye is daji maxad la gubatay 😭🤣
😂😂@@fathinor6189
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋🫵🏻❤
Scw scw
Scw scw scw scw
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw
Xanuunka geedkaan oo sameenaayo iyo xanuunka dabiiciga marnaba isku mid ma ahan waayo xanuunkaas waa xanuun misana jirin wax lagu masaali dumarkeena Rabi ha idin xafido
Aamiin wll
Aamiin yarabi wll mcn
Walahi Xanuunka dumarka uunba dareema Oo shaqo Waxbarasho Noo dheertahay😢😢
Ha😢
haa walahi
Wllhi cawa qosol iguma hadhin😂🤣🤣🤣🤣geesiyad aaamira
Jestole iigu darn😂😂😂
marar badan baan arkay Amiira naag isku kalsoon inay tahay oo aan dadka hadalkooda dhag u dhigin micnaha hadalka waxan ku keenay dad soo qoraya ban arkay ma xishoonayso marka ha iska qayliyaan xataa haday waxay rabaan ku hadlaan kalsooni iyo geesinimo ayay leedahay Amiira oo si caadi ah bay usoo tabinaysaa taasi waxay ku cadaynaysaa inaanay waxba kasoo qaadin dadka xun hadalkooda waanan ku raacsanahay waayo maanta qof aan ogayn malahan Nimankana hadaad ogaan lahayd siday waxyaabahan u og yihiin waad yaabi lahayd marka wixi ceeb ah ayaa laga xishooda balse wax aan ceeb ahayn hadad ceeb u aragto adaaba wax qaa qaldan yihiin sidoo kale wax dadka dhan og yihiin hadaad dhahdo waxban ka xishoonaya wax ay soo kordhinayso malahan oo waxad noqonaysaa qof dhahay qoraxda ayan qarinayaa 🤣
Haa wllhi waa runtaa sis waa no caqli ah😂😂😢
@@adoontiallesiman262
Thats true, wabaa mado dhan oo labaro ilmaha wadamadaan reer galbeedka.
Ankusalino Nabiga scw scw scw
Scw scw scw ❤
Scw❤
Scw scw scw scw scw ❤
Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤
Scw
Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed ﷺﷺ
Scw
Salallaahu Calayhi Wasalim❤️❤️
Salalaahu caleyhi wasalam ❤️
Muhammad scw❤
cafimaad ahaan armee wax idiin dhintaa asxabey 🎉🎉🎉
Ilaahey dartiis like ii saar❤❤❤
Marba hadaad Allah nahaday waad helee lkn wel weeyn wax ku Bari ma bes like isaganna aan wax weydiisano
Bal fiiri ilaahay qudwadiisa😢
Anaga saa u adkeysano ma sheegano balse ayaga 1 min xita ma dhana waxay la cabadayaan alx ilahoow
Sorry sisters
❤❤😊@@suhurahmednur8656
Alla kan dabiicoga ka daran yaa allaah 😢😢😢😢😢😢 saasaa howsha noogu sii dheertahy ilaahaw noo naxariiso dumarka noona dembu dhaaf 🤲🤲🤲🤲🤲
Abaayo wllhi anaka Lee is daremeyno😢
Haa wlahi😢
@@MuniiraAadan ilaahey ha idin fududeyo wllhi hooyoyinka dhib waa maraan abaalkoodana ma gudi karno😢
Wlalylow anuu xanuun ma daremo hurdo lee sbab
Aaaa❤❤❤❤@@MuniiraAadan
Barmaamishkan waa kii igu qosol badnaa ee aan kadaawado King cayda
waan idin salamey inta aan xanunkaan daremin
Bismilaha wllo waxan dumarka alaah ugutalo galay waxna waba lagaxishon jiray ceeb weye walaahiu xishod ka hakatagina
ma iLa YaaBTaY😮
Wan Fajacay anna
xishood waa dhamaaday wax dhimana iska yar
Dabada mala fedoyaa kaliya tijaabo la sameynoyaa wah 😂
2024 jahilnimo war waxan wa wax daciya why logu shona
Hablaheena Ilaahey ha inoo daayo dhib badan ayey inoo maraan , Ilaahow hooyadeey iigu Naxariiso anigoo yer ayey iga dhimatay.
Allah unxrsto
Allaha unaxariisto
Allllx unaxaristo wllky uducoy mrksto sadaqa ubixi qr allx kusiya ❤❤
Rabi ha u naxariisto Anaga hooyo u ah hooyo
Aallh haw naxariisto hooyo mcn janadana allh ha ugu bishaareeyo😢😢
Subxaanallah ineey aakhiro samaan tahay waxaa ku ogaanaysaa waxyaabihii laga xishoon jiray ayaa wax caadiya dadkii la noqdey ilaahow hana fidmeeyn😢
This is medical education xanunka ha lawada dareemo
Wa cafimaad wax laga xishodana mesha ma yalaan e cadi iska dhig
@@MariaAbdrizak ussss dadkn sax io qalad waa lawataa
Qfkasto diinta yaqan wu yaqan taas
Ceeb miya marka
Aaway Asad iyo Arimaheena 😂 we need part 2
Part 2 pls amira qurux cumeer macalimoow soo qabo pls 🙏
Ani wanba ku jira xaladaan Allah hano naxariisto hada dumarnhy😢🤲🤲
Ilahey xanunka dhmbi daaf noga diigo🫂
kula mid ahy
Amiin abayo
Alle baa ugu tala galay dumarka xanunkas ee mahan wax sahlan oo waxan lagu ogan karo
MOOHAAN IYO JEESTOOLE legenda weeye labaas wllhi waan idin wataa saaxibayaaL
alxm kuma xanunsado alle ikuma xanujiyo😭🤲inta ku xanunsadana allaha u fududeyo😢
Abayo Nimcada qarso waan Ku baryaaaa😢😢😢
Just now ii soo duceeya please🥺😓🤲🏻
alle haku cafiyo abayo 😢
Zaasa u tabar beeelna oo hdana culeezyo aduun dhakada noga zaran yihiin ilhy hanawada xifdiyo gbr kazto🥹🤲
Aamiin abyo😢
Alle haidin Naxriisto 😭
adoo xanunka ku haayo howshii aduunkana ku sugeyso nasiino lahayn ax😢
Xanuunkaan hadaad dareentaan dhimasho baa dhaanta wllhi😢
Bisha dhan asaa ka fakaraa saa noqonayo ogahay 😢
Ha isku murjin qaali waxa soo socda walwalka ee kugu sii siyaadinee , kaliya duceso markuu imaado iyo kahor ( Ilahow iga khafifi , Ilahow iga dulqaad dheh markuu imaado asagaaba walwal kuugu filane😢 ha isa sii murjin isku day inaa farxadada qaadato intaa caafimaad qabto
Kulamid ahay cabsi darteed markan caadi ahay biyo tahliil ah sii tuftaa markaan garo quraan lama aqrin karee tahliisha keniini kucunaa😭😭
Reer comment maxaa istqfrlh waa caadi qof walba og ine dumarka bishii xanunsadaan aniga xitaa maalintas waa ooya🥺😂
Duulkii jaanis gaadyaasha ahaa isku imaadeen Isla markii period yaa aqoon ilmaha basbaa aqoon ayaga xitaa waa macalimiin 2024
Seem wlhi wa oyaa 😢
@@NajaxAbdi-qi8fgani xitaa wan ooya san u oynayo marko xanunka iga foqo wan iska hurda😢😢😢😢😢😢
Sorry abyo ooyinta waa laga siman yahy ilahay hanoo gargaaro😢😢
Ilaahay hakuu dhibyareeyo abaayo
Salalaahu caleyhi wasalim salalaahu caleyhi wasalim salalaahu caleyhi wasalim salalaahu caleyhi wasalim salalaahu caleyhi wasalim ❤❤❤❤❤❤
Wiilasha Waxa Ay U Fahmeen Badankooda Xanuunka Foosha Lkn Saas Mahan Ilaahoow Dumarka Xanuunka Ay Dareemaan U Fududee 🙏
Wilasha waxay usdkeusan karin bey gabdhaha uadkeystan markaa dhahdid hoshan qabo ladhaho gabar maa,ahay aadhehesiin wadadana waa kudhibeysiin😢😢😢
Muslin waa wareeraa raali noqda gabdhoow😢😢😢😢
TEAM AMIIRA QURUX ONE LIKE 👸
Wlhi Cawa waligey san u qoslay uma qoslin mohan kulaha Waa dhalay wa dhlay 😅😅😅
Wuu nefsaday ay dhahenbo mamaqashe😂😂
@@AmiraAmiiraa-xr7bt 😂😂😂
😂😂
Aniga qanjiradii ixanuunay 😂
Ku sali nabigeena muxamed scw scw scw scw
Kusaliya xabiibkena اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم انك حميد مجيد ❤❤
😮scw
Xanuun kas matag iisee dheer ani wallahi meel liiga. Jiro xitaa ma igi inaa suuxo wax yar iiga haro😢
Dambi dhaaf alaha ka dhigo wlshey cmfd ayaan ku rajeyna adiga gabdhahena sharafta leh
Wlh anaa saas ahaan jiri hada alxm 😢
Markad gursatid ee ilmo dhashid bad ka cafimadi
@@MakoIsmael-z2p ya ku sheagy waxas saxip ano 3 daal ee aa wili xanunka darema
Kitaba qorah kana hadla xaladaan ceeb mahan wana wax xaga eebe ka qoran waxayna tija binayan ka leexda wilasha ✔️✔️
Dumarka badankoda dinta ma baran xita hade cafimaad baran lahayen cadi bey la noqon laheyd blse hoyooyinkoda wixi ay ku so koriyen aye wali wataan xita hadi xanun daran yhy waxa lagu dhaha wa ceeb yan kagu maqlin mel fadhiso hosha guriga qabo halkas ayu dhib wyn ka so gabadha
@@FaadumoShikhmursalhaa wlhi😭😭
@@XamdiAbdullahi-tl7ps marka qofki ka hadlayo waxay u maleyan inu wax ceyb ka hadlayo
@@FaadumoShikhmursalwaanu barny diin iyo cafimadba ee ragga ku tijabiya nalama dhihin xishoodku waa muhiim xalad kasta
@@FaadumoShikhmursal gabar wax barate ba tahe❤
Team amiiro qurux iyo king ceyda on like 😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉
Waxaa sugnaba waa part 3 cumer 😂asad😂zeyn😂 xusni 😂zaki somali plz ceyde intas no soqabo style cusubna habadalin ❤muqaalo qurux badan iyo style qurxon ❤
Markaan xiligeyga kujiro waan dawada video gaan 😂😂xanuun wye lkn wllhi 😢😢
Ogoow Waliba ma ahan midkii saxda ahaa ee aan dareemayno ayaa ka xoog badan kan😢 allah hanoo dhib yareeyo🤲🤲😭
Ameen Allah idiin dhib yareeyo wlashy qaali
Wlhi xanun kas ad daremten ku ka daran daremnaa hdan dumar nahey allah no fududeyo xanunkasta o naso maro dumarland allah no naxaristo dhamateba🥺
Amiin
Ani wiilkan mohan ladhahaya waaba jecladay shactiroole waaye wallhi asi lee nookeen iyo amiiro jestole
Yariiskoo shactiroole eh waaye waku heesta😂😂😂😂😂
7guri iga dhex dhisamty kulahaa funny wye mohan wn jeclhy😂😂
Waa shactiroole😂
Saasa wax barasho guri shaqo noo dheer tahay kwrna bal allow inoo gar gar yarabi
Xanuunkaas 3maalin uku horeeso dhulka oo inikaa😢
Xanuunkaas ahaa bil walba dareemnaa🥹😒
Faraxna wax nagama oga😢
Maya Mayaacquul ma ahan waxaase
Waxan waa mashiin zaa,idaa laga dhigey ma ahane
Intaa soo xanuuna cidda u adkeysaney yaawaa
Walashay cawa ni daremnay sorry walahi
@@abdiraxmankhadar-g3gma Ogeen awal lkn ilahy kina kadaran kana xanunbadan
Ilhay aku cafiyo Boqoraaney😢😢
Walahi xataan kujira xanunkeki wan xilmame san ugoslaye
Ani hitaa
Inta ila rapto in Wilasho dhan la dherensiyo😂❤
😂😂😂😂
Wlhi wiil wlbo somali ah aduunka nala saaran in la dreensiiyo baa rbaa 😂wee kibreene Wr mrka xnunsan thy ine ku caawiyan ma rban
@@Fatuush11xalimo nagaqalay nh😂
Nimanka caruurta iyo gabdhaha kufsada I wish inaa guska looga dhajiyo
Iyagoo dhan may kufsadaan
Run hadii aan nii sheego asxpta horta xanuunkaan sheey ma aha 😢😢😢uu qof u adkaysan karo ee dumarka alle ayaa wuxuu siiyey awood ee ku adkeysan karaan ee ha umaleenina naagaha wee adkeesteen anaga maa u adkeesan weyneyno😢😢😢😊
Amiira qurux abaayo hayna ceebayn 😂 ma waalatay
Waa cadi quruxey😂
Hooyady darted ayay dhahen cid kastana wy ogthy ceeb mha😂
Abayo ceeb mhn oo allah ayaa quranka ku shegay schoolda waa lagu dhiga wax laga xishodo mhn
part two wllhi cawa waraftay mohaan waa dhalay kulahaa 😭😭😂😂😂😂
Ani xita wallhi😂😂
ceyda waa dhiblow muxu ku keenay inuu barnaamijkan soo sameeyo ma inay faaraxyaashu naxariis leeyihiin xaliimooyinka tus buu is lahaa 😂 Amiira inay daadihiso na wu ku bahadsan yahay waayo markay suuronayaan bay ku qabanaysaa 😂Amiira funny 😂 Ceydeow kuwan iyo Adiga iyo dhamaan ragu ba ma dareemi karaan xanuunkay dumarku dareeman xiliyada kala duwan sida foosha xiliga uurka xiligan u barnaamijku ku saabsan yahay lkn maadam aad jeclaysatay inaad barnaamij noocana samayso si aad xogaa caadifad ah noo tustaan waad mahadsan tahay sidoo kale Amiira way ku mahadsan tahay siday u daadihisay barnaamijka ❤
trend tiktok ka jironwaaye
Wllhi anaga ooo xanuunkaas dareeeimeyno ayaaan shaqo siii qawanaaa welipo hadey ahaataba shaqada banaanka wllhi anagooo xanuunkaas dareeimayo ayaaan hddana harqaan ka siii shaqeeyaaa😭😭😭😫 alx
Dumarka uun baa dareemi kara xaaladan😢illaahay haynoo Naxariisto hablo🤲🫂
Haa ceydow part2 samee plz And plz waa cod sii qosol ey naga dhameeyeen kuwaniyee❤❤😢😢😂😂😂😂
Wa video ki ugu qosolka badna ee team 27 sodhigen
Wlhi kan ad dreenten essay wye O wax nature ah maha wlhi dhakhtr ba la igeya malinks😭🤲ilahay dambi dhaaf haanoga dhige
Shaah badan 0 bagaysa baa lacabaaa😢
Anaga sas qayli iyo Inan cunta ukarina u qaylinan
Aamiin abyo xanuunka ay dumarka maraan wax la qiyaasi karo maaha😢😢
Wlhi xanuunkaan 😢hadan gawar nhy waan wada marna😢allah hanuu naxriisto😢❤
Amiin yaa rabi😢😢
Waxn waa wax tijaabo ah xanunba mlhn lkn kan runta wllhi xita waan la matagnaa😢😢😢😢
Ceyda qosol ayuu igu dilay wllhi😂😂😂
Alla cawa qosol igu maa hadhiin wll tiim kale kuso same ha nala daremane
Haa wan doneynaa qaybta labaad 😂😂lkin asad ha ku sameen wll 😢
Wlhi sa'id uu xanuun badan yeyyy qofki marale daremi kar geerida qaraka lagu sarey😢
Ala aniga lugkta midig kama istaagi kari wlhi markaas ilahay hanoo dhib dhaamo 🤲🤲😭😭😭
Aamiin abyo😢😢
Aamin aamin apyo 🤲
Abayoy aniga iyo kuwan sxba nahy maba aragno xanunkase maxaa kena inad xanuunkas darentan amuu egfashin yahy
@@NasroNasro-c9jisku mida nahay maba darmo
@@Qurux986 masha alla ilahy ha inaga hayo
Part 2 soodaa cayda waan ka helay waa funyy walahi😂😂
Walaahi anigooo xanuunsan oo xaaladey jilayaan kujira bey qosolka iga dhameeyeen igataga balaayo dhibbadan😂😂😂😂😂
Illahy haku fududeyo
Same😢
Wlhi marka ku jirno waqtigena waxan darena xanun aad u faro badan cuno ma qadan karno lalabo dabecada xumo qandho io hurdadi o ad nogu yarato warer tan waxa kaga si daran fosha sasa ey tahayn wiilshena nalma dareman ilhey ha ino dhib dhamo dumar hadanahay🤲🤲🤲🤲😭😭😭
Allaah idin naxriisto gabdhaheena soomaliyeed❤
King ceyda welcome back ahay
Wlhi moohan funny waa 😅😅
Wlhi aniga illahay uunbaaa xaladayda og dhibka i hasta aniga firconi ah oo kuxanusta heer aan garo ina washo waliba igu darsantay buro makanka igatal kolay wax walba waa qadar rabi plz waxan ka cod sana qofkii qoralkayga arka inuu dar illahay igu duceyo insha Allah 😭😭😭😭😭
Burada side kaga bab.ado lifestyle badal abyo
Ilahy haku cfiyo abayo mcn burada iskama qali krdid miya
Allaha ku cafiyo abayo mcnto
Plz King Cayda Gabdhaha Kusameee Amiira iyo Sundus ugu Horaysa😂😂❤❤
Abaayo amiiro ku soodar baliis ❤❤❤
Waa dhalay kulahaa moha😭😂
maxa waaye Niman kaliya anoo moodaya oo iska fiirso is leh uun bay Amiira igaga soobaxday ❤😂
Alla ilaahoow hadaan dareemooyaaa ani😢😢😢😢
Ani xat ilhy hana cafiyo😢
Naa xishooo 😂
Kula mid ahy walajiifa wlh😢😢
@@caashomaxamed1560 wajigeda lee eeg naa isqari. 😂🤣💔
@@HafsaXubi-md9yp sorry
Waxbarasho iyo shaqada guriga noo dheer😢😢😢
Abaal idin haayaa
Walhy saasban utabar beelna lkin ilhy baa nogu talagy alx xanunkasa u adkeesanaa😢
Team 27 dhaxalka gudhe idinku leenahay like isar
Ax xanuunkaas dhedhel ma,ahane allow no fududey😢😢😢 wlhie soqolka iga dhemeysen team ♥ 👏 ceyda gib going 😂😂😂😂😂😂
King cayda barnaamijkaan inoo soobadi ❤❤❤
😂😂😂qosolkii Aduunka wllo wx naladeema
17;13 jeestoole caadiyuu iskugu gaajay😂😂
Pls prt 22 caydooow dad badana ilowdeee soo qabo mcalimow cumeer zki fadil cabdi fatax pls pls ❤😢😢
Bismilh qabqab waa washern markn cilaj hla geeeyo😁😭
Alla saa uqoslaaye waa daalay 😂iga aamus😂
For fun waaye aqwaan
@@munamaanka8020 haa aqwan
Kuwan waa funny😂
TAS shaqada ma ahan
😅😅😅😂😂
Ar dumarka wey naga Dulqaad badan yihiin
Hada maa ogatey😂😂😂
Xanuunkan wxaa no dheer howl guri wlhi😢😢😢😢😢
cod sigii uhoreeyaa pls prt2😢😢
Videoga anoo xiligeyga lagu jiro ban dawanaya lkn qosol aya la furay😂😂😂
Sidokle wllhiya😢