Sideebuu ninkani uga baxay faqriga? Side ayayna ugu soo labatay nimcada mar labaad ?? | DHIIRIGELIYE

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 215

  • @DHIIRIGELIYE
    @DHIIRIGELIYE  4 года назад +114

    Saaxiibayaal kanaalka Share gareeya si aynu dhawaanba ugaarno 100K ❤

    • @mayoochannel8129
      @mayoochannel8129 4 года назад +2

      Waan gaareynaa

    • @dekadollar8883
      @dekadollar8883 4 года назад +3

      10 ka dhexe ramadan rajena incha allah 💯💯Wall

    • @cabdiraxiinho2923
      @cabdiraxiinho2923 4 года назад +1

      DHIIRIGELIYE zxb Aad Kuutaageeraa Wlhi inbadan

    • @lilmaboi6809
      @lilmaboi6809 4 года назад +2

      DHIIRIGELIYE ilasoxarir walal arinba k raba Mahadsanid

    • @abdikhanimohamed4767
      @abdikhanimohamed4767 4 года назад +1

      i.a wll waan garreynaa
      subscribe haleygu cawiyo anigane
      ruclips.net/channel/UC-tw6WN_1MBQS3ciy0KIIvQ

  • @Abdi0023
    @Abdi0023 4 года назад +7

    @Yasir Mukhtar "Walale Alle ha kuugu naxariisto kalmadaha iyo xikmadaha wax ku oolka ah oo dhaqanka islaamka ku taagan oo aad noo soo gudbisid had iyo goorba".♥️

  • @munamohamedsharif3512
    @munamohamedsharif3512 4 года назад +6

    Yaa Allah hooya walbo Muslim ah u naxriiso oo ka waraabi janatu fardowsa aamiin yaa allaha 🤲🤲🤲🙏 ilaahiyow naa xafid walakeena

  • @queenayaaniitaofficial7929
    @queenayaaniitaofficial7929 4 года назад +14

    Hooyo waa hooyo hakudhasho mise yeee kudhaliin 😢Ilahay hooyo jasmigeeda narta haka xureeeyo 🤲Casi waladiin aduun iyo aqiirbo ma liibaaano 😢

  • @cafaafacadeey3664
    @cafaafacadeey3664 4 года назад +8

    😭 subxaan laah illahow kuwa waalidiintooda ubaarinima sameeya naga yeel yaarabi
    Shugran wll yasir muqtar

  • @aragsidemedia850
    @aragsidemedia850 4 года назад +31

    INTI HADALKA HOOYADA LAGU DHAHAY KA CAROOTAY LIKE

  • @updynoorabdiqadir1283
    @updynoorabdiqadir1283 4 года назад +56

    Inta rasuulka jecel like saar me ilove my prophet

  • @sahrasagal4108
    @sahrasagal4108 4 года назад +8

    M.a mahadsnid wllky (boqorka libaaxyada) huru usuco oo hiigso meeldheer hog haku dhicin oohahaahabsan weligii alle haku sharfo waldkeena alle ha udenbi dhaafo

  • @ayanabdirahman6450
    @ayanabdirahman6450 4 года назад +6

    Waa qiso xanuun badan 😭
    Allow naga yeel kuwo waalidkooda adeeca markasta 😍😍

  • @ruweydaomar2379
    @ruweydaomar2379 4 года назад +1

    MASHA ALLAHU JAZAAKA ALLAHU KHEEYRN BAARAKA ALLAH U FIIK

  • @faadumoaadan8302
    @faadumoaadan8302 4 года назад +1

    Mshallaah Mshallaah Mshallaah Jsklh in bdn runtii wlken Yasir alow ku xfd adun iyo AaQiraba walken alow Aamiin yaa ALlaah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @bilanguuleeste5781
    @bilanguuleeste5781 4 года назад +1

    M.a raga ayaga ugu badan ine kucaasiyaan hoyo oo ey kadortaan xaskooda waxa nasiib xumoku dhacday qofkaan ka ducesan waalidka allow cadaabta kafogeey walidiinteena❤

  • @craxiimaxmedmaskax1239
    @craxiimaxmedmaskax1239 4 года назад +4

    Mansha allah waa qiso Ku cibro qaadasho mudan
    Mahadsanid Zhp qli

  • @samaaraaquen4326
    @samaaraaquen4326 4 года назад +6

    😥😥Hoyo mcn allha dhib kaa dhawro
    Saa wanga nola jeceshahy aan kuu jecelnhy
    Hoyo mcn naxriistada lama so koobi karo
    Casinimadan alle noo ma kazoo
    Walladiintena dhamn allha dhib haka dhawro
    Wll Yasir Mukhtar jazakallah

  • @najahqliqurux6955
    @najahqliqurux6955 4 года назад +8

    16 minute iyo 799 views woow mnshlh wll wx ku dharjeen ina gadho 1 m keep going

  • @deekabarre9804
    @deekabarre9804 4 года назад +7

    😥😥Rabbow casinimda ka maglny
    Hoyooyinkena allha inoo dhawro
    Akhii yasir mhdsnid

  • @sacdiyamahamed8139
    @sacdiyamahamed8139 4 года назад +2

    Subxanallah wllhi waa qiso inooku sugan cimro qaadasho inbadan oo inka mid ah arinkaas wasahashadan Allah xaqa hainku sugo wll yasir mahsanid

  • @mumtazamiira710
    @mumtazamiira710 4 года назад +1

    Ilaahey ha u dembi dhaafo waalidiinteen dhamaantood xaqooda lama gudi karo ilaahey ha naga dhigo kuwo baari u ah waalidiintood

  • @fadxiyamaxamed9667
    @fadxiyamaxamed9667 4 года назад +1

    Jasakalaah khayr wllky yasir mukhtaar runtii channelka dhiirigaliye waa mid aan waxbadan ka faa idno
    Alle caqliga iyo caafimaadkaba hakuu barakeeyo

  • @CablaCaliMohmed
    @CablaCaliMohmed 7 месяцев назад +1

    Parents ' satisfaction is gods Satisfaction

  • @faadumoaadan8302
    @faadumoaadan8302 4 года назад +1

    Alow naga dhiig kuwo baariyaala yaa allaaah Dhmn teyo aLow Aamiin yaa ALlaah yaa rabii yaa ALlaah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😥😥😥🤲

  • @MariamMohamed-xj3es
    @MariamMohamed-xj3es 3 года назад +1

    ❤❤❤❤❤❤jazaakalaah Wllky Yasir Muqtaar wllhi waa qiso indhaheeygu ayla ilmeeyeen 😭😭😭😭😭

  • @fadumohassan3590
    @fadumohassan3590 4 года назад +1

    Ilahey haku xafido aad ayaan udhagestaa xikmadahada walalkey

  • @sumayaabokar5143
    @sumayaabokar5143 4 года назад +3

    ✋✋
    Jazaka Allah Yasir🌹

  • @queenyismail5158
    @queenyismail5158 4 года назад +1

    Hooyoyinkeena Allah ha unaxariisto🤲🏻😥😥walidka aanka ducaysano

  • @axlaamburhaan5866
    @axlaamburhaan5866 4 года назад

    Jazkumullah sheikh yaasir

  • @adnafarahfarah1844
    @adnafarahfarah1844 4 года назад +1

    Masha Allah jazakalaaahu khayraa wll

  • @najmaabdi5564
    @najmaabdi5564 4 года назад +1

    Mansha Allh jazakallahu khayr akhi yasir

  • @jobayjobay6833
    @jobayjobay6833 7 месяцев назад

    Mashallah Ramadan Mubarak

  • @XogdoonMedia
    @XogdoonMedia 4 года назад +3

    Masha allah Walaalkay Yasir

  • @fardowsafilsan1280
    @fardowsafilsan1280 4 года назад

    Mashallah Allah ku jecelaado walaal yaasir mukhtaar nooloow keep going forever thanks

  • @Sultana_Alisha
    @Sultana_Alisha 4 года назад

    Jazakallah kheyr hooyo mcn Allah ha noo xafido

  • @fartunmadey6384
    @fartunmadey6384 4 года назад +3

    assalamu ailuku i love this story thank your

  • @aaminoxasanyuusuf9587
    @aaminoxasanyuusuf9587 4 года назад

    Masha allh walal yasir rabi haku sharfo

  • @kadraabdikadra8341
    @kadraabdikadra8341 4 года назад +1

    Msha Allah shugran wllo
    Ramadan Mubarak asxbta
    💓💓💓💓😍🌻🌷🌼

  • @khadaraaxmed6859
    @khadaraaxmed6859 Год назад

    Masha allah wll yasir mukhtar

  • @umumucaad3529
    @umumucaad3529 4 года назад

    Maasha allaah ilaahey haku xafido yaasir yare

  • @nacimoamin3525
    @nacimoamin3525 4 года назад

    شكرًا اخي العزيز ياسر

  • @zamzamomar1363
    @zamzamomar1363 4 года назад

    Masha Allah wll yasir mukhtar ilaahay haku barakeyo Aamiin 🤲🤲🤲

  • @aecuguqaaliy7369
    @aecuguqaaliy7369 4 года назад +1

    Ramadan Mubarak wll masha Allah haaa wll ❤❤🥰🥰🥰🥰❤❤🌹🌹🌹✅✅

  • @DeeqoUbahmohamett-bx5ls
    @DeeqoUbahmohamett-bx5ls 6 месяцев назад

    Ku saliya nabiga scw

  • @sumayojaamacmacalim8990
    @sumayojaamacmacalim8990 4 года назад +3

    رضا الوالدين رضا الله

  • @Rooda-r7y
    @Rooda-r7y 7 месяцев назад +1

    Ok wll Yasira❤❤❤❤

  • @apdalazaid4746
    @apdalazaid4746 6 месяцев назад

    Ma sha Allah ma sha Allah hooyo wan gu jec lahay hooyo mcn hooyo waa qalbi nadif waaye

  • @naimaabdallah2113
    @naimaabdallah2113 4 года назад

    Masha Allah abowe jazakallah khery

  • @sumayoaxmad4301
    @sumayoaxmad4301 4 года назад

    masha allaaaah ramadal mubaarak wll yasir muqdaar allaaah ha kuxifdiyo❤👍❤❤

  • @sharifobarise6283
    @sharifobarise6283 4 года назад +6

    Mashallah Ramadan Mubarak ❤️❤️🥰🥰❤️❤️♥️♥️💕🤲🤲

  • @sahramohamud1150
    @sahramohamud1150 4 года назад

    Mcha allh vedio yadadan wan ku heystaa wll noso badi❤❤🙏🙏

  • @idirisibrahim1916
    @idirisibrahim1916 4 года назад

    hooyo waa iftiinka dunida waan qalbi wanagsantahey ilaahayow hooyo macn dhoor

  • @leilaadan9649
    @leilaadan9649 4 года назад

    jazakaAllah walal yasir illahey haku barakeyo

  • @abdirazakmohamud6649
    @abdirazakmohamud6649 4 года назад

    M.a yaasir aadbaan udhageestaa oraahyadaada kasoo maaxaneeysa maskax fakireeysa wll Alle cumriga hakuu barakeeyo

  • @daadawizzadaauuddaadachang8481
    @daadawizzadaauuddaadachang8481 4 года назад

    Wll yasir wada garii dontaa 100, insha Allah Allah haka abala mariyo wll

  • @abdullahihalane3365
    @abdullahihalane3365 4 года назад

    Khayr allah ku siiyo walal.

  • @birdgirl1776
    @birdgirl1776 4 года назад

    Waad mahad santahay wall yasir mukhtar

  • @khadijoqaali5785
    @khadijoqaali5785 4 года назад

    Masha allh keep going

  • @aaminah.mohamed5965
    @aaminah.mohamed5965 4 года назад

    Asc wr wb
    Salaan ka dib alle hakaa abaal mariyo sidaad kheyrka noola wadaagtey hambalyo in you tube ku gaadhey 88.5k alle haku sii barakeeyo .
    Mahadsanid

  • @fartuunabdirahmaan3813
    @fartuunabdirahmaan3813 4 года назад

    M.a wll yasir muktar shugran

  • @moh6245
    @moh6245 4 года назад +1

    Walhi hooyody qofn ka jecelahay ma joog aduunka waxa kasto waan hela lkn hooyo ma helayo 😥😥😥💔💔💔👈

  • @aaminoxasanyuusuf9587
    @aaminoxasanyuusuf9587 4 года назад

    Ramadan karem wlaalky qali

  • @inasalatmohammed1063
    @inasalatmohammed1063 4 года назад

    Ilaahey nama duleeyo dhamaan teen dhaha AAMIIIN

  • @asmahquen7756
    @asmahquen7756 4 года назад +2

    ربي إرحمهما كما ربياني صغيرا 😭😭

  • @mahdaMohamed-o8b
    @mahdaMohamed-o8b 7 месяцев назад

    Hooyo mcn wanku jeclay naftayda ❤❤❤❤

  • @sabirinmohamed8944
    @sabirinmohamed8944 4 года назад

    Mashaalaah raboo inoo naxariisto

  • @azmaxayaad8474
    @azmaxayaad8474 4 года назад

    Wllo yazir Mazha allah

  • @neyruusomar4936
    @neyruusomar4936 4 года назад

    Allow hoyoyinken kailali waxa dhibayo baarina noga dhig yaa allah

  • @Faadumoahmed-z1g
    @Faadumoahmed-z1g 6 месяцев назад

    M.sh 😊this story sow best 😢❤

  • @nacimoamin3525
    @nacimoamin3525 4 года назад

    اخي ياسر رمضان كريم

  • @samirasharif9564
    @samirasharif9564 4 года назад

    Mashaalh maxatsanit wallkeena❤️🌹

  • @iftincadey1187
    @iftincadey1187 4 года назад

    M.a wllkey yasir Muqtaar mahad inbadan qiso cajiib ah runahanti 😭😭😭

  • @Laila12002YE
    @Laila12002YE 6 месяцев назад

    Masha Allah ❤❤❤❤❤

  • @sacdiyoabdiwali3355
    @sacdiyoabdiwali3355 4 года назад

    Mhdsanid wll yasir

  • @ahmetnour9187
    @ahmetnour9187 4 года назад

    M .a wll yasir

  • @CanabCadey-st4ob
    @CanabCadey-st4ob 6 месяцев назад

    Hooyo macan m.ashala ❤❤

  • @bahjosaladbahjosalad2853
    @bahjosaladbahjosalad2853 4 года назад

    Mahadsanit walal qali ❤️❤️❤️

  • @nasrinura8581
    @nasrinura8581 4 года назад

    Jasakalah wll yazir🤗🤗

  • @naimcoahmed4150
    @naimcoahmed4150 2 года назад +1

    Masha Allah Masha Allah Masha Allah Masha Allah Masha Allah Masha Allah Masha Allah Masha Allah Masha Allah Masha Allah 😊❤❤❤

  • @basmanurr9593
    @basmanurr9593 4 года назад +4

    Masha Allah 🤲🤲🤲🤲😭😭😭

  • @lakicisman3666
    @lakicisman3666 4 года назад +1

    ax ax ax ax ax ax ax illahayow waxan kamagan galayna walid casinimo

  • @safiaibrahim8409
    @safiaibrahim8409 4 года назад

    😥Allha yahfadka 🤲🤞🤔🙏

  • @safiamohamehassan4440
    @safiamohamehassan4440 4 года назад

    Sorry Wllhi hoya waaa mida kaliya caruurteeda hagaajiso allow Hoya mcn janada geeey🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌

  • @aslamothman2768
    @aslamothman2768 4 года назад +10

    Like iisaar hadad video-gan ka heshay

  • @balqiizhajji4078
    @balqiizhajji4078 4 года назад +1

    Yaasir mukhtar💎🥰❤

  • @jamaal116
    @jamaal116 4 года назад

    Mansha allah

  • @SihaamYuusufcismaan-vz2qd
    @SihaamYuusufcismaan-vz2qd 10 месяцев назад

    SaaS noqda. Wallyaal

  • @nuurulimanchannel
    @nuurulimanchannel 4 года назад

    Allow hooyo inoo daa jazaakaAllh wll yaasir 😭

  • @الجزيرةالرياضية-و5ت

    Maashalaah Wll 😍😍😍😍😍

  • @sabariin560
    @sabariin560 4 года назад

    Keep going pro for ever

  • @kadarAhmed439
    @kadarAhmed439 3 года назад

    Masha Allah😭😭😭😭

  • @SabirinMohamed-e4n
    @SabirinMohamed-e4n 7 месяцев назад

    Subxanallah. 😢😢😢 Casi walidin. wlhi. Wan qirodi

  • @safaali4231
    @safaali4231 4 года назад

    Allah
    Sxb hora usocod wanaagsan

  • @aliomar7350
    @aliomar7350 2 месяца назад

    ❤❤❤الله اكبر ❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedboss4968
    @mohamedboss4968 6 месяцев назад +1

    Maansha allaah😞😞😞😞😞😢😢😢

  • @ilhaanilhaan9165
    @ilhaanilhaan9165 7 месяцев назад +1

    ❤❤🤱👩‍🍼👩‍🍼👩‍🍼👩‍🍼🤰🤰Hooyo❤

  • @simraanmaxamad150
    @simraanmaxamad150 4 года назад

    M.a Wllky Wynu kugarsin Donaa in aha.allh

  • @halimamukhtar2594
    @halimamukhtar2594 4 года назад

    Ilaahay ha unaxariisto waalidkeena😓❤

  • @abdulahijeespile2385
    @abdulahijeespile2385 4 года назад

    Allow unaxriiso waalidkeena

  • @anfacmohamed9376
    @anfacmohamed9376 4 года назад

    Hoyoo mcn 💗💗

    • @munaabdi7843
      @munaabdi7843 4 года назад

      M.a wll keen alle ha ku barakeyo adun iyo akhiro walidku waa wax aan la helin jasaakalal kheyr

  • @mucaadabdala4907
    @mucaadabdala4907 4 года назад

    keep goining mukhtar 👏👏 subscribena isara✔

  • @saedahmed7153
    @saedahmed7153 4 года назад +1

    Alle hooyooyinkeen❤❤ ha inoo daayo cimrigana haw barakeeyo intii dhimatayna Alle haw naxariisto aaaamiin

  • @axlaminaabukar5647
    @axlaminaabukar5647 4 года назад

    Qisoo yankan oo kale wll noo sobadi