MASEER PART 29

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • PLEASE SUBSCRIBE 200K NAGAARSIYA THNAKS

Комментарии • 395

  • @SaafiAli-wd5oq
    @SaafiAli-wd5oq 7 месяцев назад +11

    Sacdia ma noola ax ax run baan mooday lkn waa jiliin thanks

  • @user-ig3dn6nj6g
    @user-ig3dn6nj6g 7 месяцев назад +16

    Sacdiyo wan jeclahay ❤waxanba sugaba waa gusha sacdiyo 😢

  • @aminaabdi812
    @aminaabdi812 7 месяцев назад +8

    familie sagal gabadha sidaa ula dhaqmaysaan maaha riwaayad

  • @Dahirahmed-q8q
    @Dahirahmed-q8q 7 месяцев назад +18

    Qoftan sucdi ah ani cemamadeda waan turay waxay egtahy mid
    Asad iyo hantida lawadegesaya❤

  • @rumaanali4067
    @rumaanali4067 7 месяцев назад +23

    Sacdiyo goormee Wax iska celin😢😅😂

    • @SouleimanKadir
      @SouleimanKadir 5 месяцев назад

      Kkkk wan sugena😂😂😂😂😂😊

  • @garaadsan.6191
    @garaadsan.6191 7 месяцев назад +6

    Sacdiyo lacagta la siin doono waa in ay double noqoto.Sagaashanka howl jiko, gacan qaad, bahdil 😢

  • @Farxiya-sd5or
    @Farxiya-sd5or 7 месяцев назад +7

    Wah sacdiyo run baan mooda boohinteeda Waan la ooya

  • @RuweydoAbdullaahimohammett
    @RuweydoAbdullaahimohammett 7 месяцев назад +14

    Maxaa ku qaawiye oo muldhuq latahay ekeyyy😂😂😂😂

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 7 месяцев назад +25

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @hamsekaramo4911
    @hamsekaramo4911 7 месяцев назад +2

    Sacdiyo markay oohin marasho aniga dhan caloosha i hurisa kama gaboobo markasta run ayaan mooda sbbta ii sheega

  • @cilmiyo_cilmi
    @cilmiyo_cilmi 7 месяцев назад +3

    Jaw bahdilaadaa ma cid u dulqaadata jirta😢😢

  • @zamuzamu9194
    @zamuzamu9194 7 месяцев назад +8

    Eka very powerful move forward

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 7 месяцев назад +10

    Sacdiyo goormee guulaysan miskiinta asxaanka badan may kujisho

  • @ayaangacal3720
    @ayaangacal3720 7 месяцев назад +18

    Cawa AK sun aya lasiini rba sucdi weykasoo darte😂😂😂

  • @user-rv9vw3km7o
    @user-rv9vw3km7o 7 месяцев назад +7

    Sacdiyo plz San wax kabadal naagta iska celi yqy🥺😂

  • @shukriabdirizaaq6582
    @shukriabdirizaaq6582 7 месяцев назад +4

    Nayaa sagalay naagtu Asad bay jaceshahye guurbayna ka dalbataye balo kula maah sanaatayeh😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @ubaxmuxudin1861
      @ubaxmuxudin1861 7 месяцев назад +1

      waxa. filima weye 😂😂😂😂

  • @dhamaystiiran111
    @dhamaystiiran111 7 месяцев назад +8

    Sacadiyo waa naga ohinaysa naga dhaf jiljileca

  • @lulmohamed4076
    @lulmohamed4076 7 месяцев назад +11

    Well done to Sagal and Family, You made beautiful drama, which is what's going on in the world today. Love triangle in a 🔺️.
    stepping on people who are less fortunate than you.
    Watch out.
    Sacdiya, Pole pole ndiyo mwendo.
    Sucdi, Haraka Haraka haina baraka. Hasidi hana sababu.
    Sagal, Kikulacho kinguoni mwako.
    Asad, mthaniyayi siye.
    Sacdiyas brother, Aliye juu msubiri chini.
    Thank you for great entertainment
    Sagal and Family.❤❤❤❤❤

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 7 месяцев назад +3

    Sucdi wa jirjirole , Sagal ha aminiin sacdiyo saxib ka bay badbadi saay . AK ba meel ka sarii Sagal Sacdiyo . Adkatay . Wa film , wax dhacay ka hadlaya Waw . Wan ka helay . Keep going team Family Sagal ❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤️❤️🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🏆

  • @azharbintiahmedqalbinuura1594
    @azharbintiahmedqalbinuura1594 7 месяцев назад +6

    Alx hadi sucdi laso qarxiyy😂😂 i can't wait hawin dambi😂😂

  • @ahmedmuumin4099
    @ahmedmuumin4099 7 месяцев назад +14

    Ina aderay sacdiyo jileecaan tira badan ee aad ku jileyso inaga daaa😂😂😂😂😂

    • @queen-ot7br
      @queen-ot7br 7 месяцев назад +1

      War adi gabadha miyaa ka heshey😂😂

    • @ahmedmuumin4099
      @ahmedmuumin4099 7 месяцев назад +1

      @@queen-ot7br maya wlle e aduunyada bahdilka ugu necbahay hhhhh

    • @khadarhigaad3357
      @khadarhigaad3357 7 месяцев назад

      Wlhi wa runta sacdiyo sidi hindida ayay ujilaysa sida caloljilicsan😂😂😂😂❤❤❤❤❤😂😊

    • @queen-ot7br
      @queen-ot7br 7 месяцев назад

      Haa saaid weeye jileeceeda😂 ​@@ahmedmuumin4099

    • @AhmettMhamutt456
      @AhmettMhamutt456 7 месяцев назад

      🥀

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 7 месяцев назад +1

    Filimkii cawa meel khatar buu marayaa 😂😂😂❤❤❤❤😂😂🎉🎉❤❤❤❤🥰🥰💖🔥🔥🔥

  • @caliyarecali8759
    @caliyarecali8759 7 месяцев назад +4

    waxan ajanade u sameeya sheekadan qora ha aiska hunguroonina dadka waa ka caajisayaan hadaan horumar la sameen

  • @user-yz6om4qz6k
    @user-yz6om4qz6k 7 месяцев назад +5

    Sagal wa nacas wixii wilku usheegay bay sucdi kutaabatay😂😢

  • @FadumaMohamed-h3o
    @FadumaMohamed-h3o 7 месяцев назад +11

    Hhhhha war saylac muxuu dhahy aniyo sucdi waxaa naga dhexeya in sida bini aadnimada unoladaan😂😂😂😂😂😂

  • @user-vk4vu6jb5c
    @user-vk4vu6jb5c 7 месяцев назад +12

    Film caawalay macaan yahay😂 sucdi hala ogaado qiyaanolayda😂 meel mcn nooga kala goyseen

  • @queen-ot7br
    @queen-ot7br 7 месяцев назад +4

    Ak Jecliyaaa😂❤❤😊

  • @Aragsan5576
    @Aragsan5576 7 месяцев назад +10

    Ala sagalaa ninka maqabsatay kulahaa😂😂😂😂😂

  • @user-he7fk2td8v
    @user-he7fk2td8v 7 месяцев назад +1

    Ma adaa suntii cabay ak ma dhinty kulahaaa alaaa dacdiyo walalkeda waa funny 😅😅😅😅😅

  • @naciimaabdirahmaan2145
    @naciimaabdirahmaan2145 7 месяцев назад +11

    Tan sucdi la leeyey ayaan nacey😂

  • @Boqoradareerdarwiish1756
    @Boqoradareerdarwiish1756 7 месяцев назад +16

    Asad nin adag oo jacayl yaqaana❤

    • @husseinmahamed5762
      @husseinmahamed5762 7 месяцев назад

      Asad waxa haya jacayl maahe waa cudur ee ilaahay haa caafiyo 😂😂

  • @nasteexocabdi7009
    @nasteexocabdi7009 7 месяцев назад +8

    Naaa sacdiyay goormaad wax iska calineysaaaa😂😂😂

  • @MaryamoDaauudhuseen
    @MaryamoDaauudhuseen 7 месяцев назад +6

    Inta tiktok kaso racday Mr dhaw la qabsaty salam🖐

  • @fardowsamahmoud5392
    @fardowsamahmoud5392 7 месяцев назад +6

    Qaypaha daqiiqadahooda soo badiya family sagal

  • @xamdicalimaxamed-mi8ml
    @xamdicalimaxamed-mi8ml 7 месяцев назад +2

    Cawa qoslaa la dhiman gaari rabey shedamn ban la kulmey kulaaah😅😅😅

  • @SalmaAxmad-xk7gy
    @SalmaAxmad-xk7gy 7 месяцев назад +11

    Anaa uhoreeyay caawa😂

  • @user-bk2oi5fy6o
    @user-bk2oi5fy6o 7 месяцев назад +10

    Yesssss ana uhoreyooo😂❤

  • @shukriabdirahman7763
    @shukriabdirahman7763 7 месяцев назад +5

    Sagal io asad waxay zhpo ka dhigteen warabayaal😂😂

  • @AhmedCabdi-j3i
    @AhmedCabdi-j3i 7 месяцев назад +1

    Guusha sadiyo

  • @faatimamursal3691
    @faatimamursal3691 7 месяцев назад

    Musasal wuu dhaafay wlhi 1.m uqalmaan ❤😊

  • @BishaaroYuusuf-md1xy
    @BishaaroYuusuf-md1xy 7 месяцев назад +3

    M.a filim macaan weye wlhy

  • @hafsaismail5294
    @hafsaismail5294 7 месяцев назад +4

    First

  • @missdiamondofficial2468
    @missdiamondofficial2468 7 месяцев назад +8

    Sacdiya & walalked yaa ila nacay sagashankaba calacal iyo ohiin naa sacdiya is adkee

  • @lulmohamed4076
    @lulmohamed4076 7 месяцев назад +9

    Very captivating,
    I was waiting 😅

  • @jimalmohamed1390
    @jimalmohamed1390 7 месяцев назад

    Saacdiya you are very beautifull

  • @sanuush
    @sanuush 7 месяцев назад +9

    Caw xili hore dawadey woow😂🎉😢😊

    • @ShucaybAbdirizakegal
      @ShucaybAbdirizakegal 7 месяцев назад +1

      Ani sacn dwanoya😊😂😂😂

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 7 месяцев назад +1

      ana hda dawanayaaa😂

    • @ShucaybAbdirizakegal
      @ShucaybAbdirizakegal 7 месяцев назад

      @@umumascuud3307 😂😂tan cawa soo dhceyzo izku daya qofka uhoreeya ina nqdo😂😭

  • @Qeyro-n6b
    @Qeyro-n6b 7 месяцев назад

    Keep it up

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 7 месяцев назад

    Wxnka hely sidy SACDIYA uxalisy dhibaatada kudhici rabty AK, iyadoo weliba wxba sheegin

  • @najaahhuseen237
    @najaahhuseen237 7 месяцев назад +12

    Gooormay ka kacysaa riyada sagal😅😅

  • @zirmohamed9
    @zirmohamed9 7 месяцев назад +1

    Filmkaba tan jaariyada ah ee jilicsanta ah u naxay aan waxba iska celinayn

  • @Shamsoabdirahmaan
    @Shamsoabdirahmaan 7 месяцев назад +5

    Ak mucjiso 😂😂😂😂waa run wlhi ee sagal naagta garaaca

  • @SalmoCabdulahii
    @SalmoCabdulahii 2 месяца назад

    Saslee miyaa ❤

  • @abdilatifofficialtube4914
    @abdilatifofficialtube4914 2 месяца назад

    Natural cryer sadio.😢😢😂😂

  • @user-qr9ks8ww4r
    @user-qr9ks8ww4r 7 месяцев назад

    Way dhacdaa taas oo.kale dad ay haysato

  • @fartunabdullahi3355
    @fartunabdullahi3355 7 месяцев назад +2

    Sacdiyo waa idhibtay Sas lee unarene gormee wax iska celinee uf

  • @NagmaShidan
    @NagmaShidan 7 месяцев назад +1

    Mxd la ooyi ma ada suntii cabay😂😂

  • @user-zm9dk8km3t
    @user-zm9dk8km3t 7 месяцев назад +2

    War waxaan filim maahan wllhy aqash naga taga balaayo ha idin daawatee

  • @user-ib6yu7lm8u
    @user-ib6yu7lm8u 7 месяцев назад +9

    Sacdiyo socdi kal madxa ka mari 😂😂😂😂

  • @quruxaden
    @quruxaden 7 месяцев назад +7

    Ohinteda 😢ayan run umaleye wan laoye whli😢😢 sagaley ilhy kabaq gabada dhaf nin marabte

  • @shukriabdirizaaq6582
    @shukriabdirizaaq6582 7 месяцев назад +9

    Waa soo dhacay😂😂😂😂

  • @anabellarobleh1077
    @anabellarobleh1077 7 месяцев назад +1

    Sagalay ek run ayu kuu shegay saxibta waa abesso ee daba guur ada xaqiqada ogan done masakinta sacdiyo na iska dhaaf ek ayay badbadi Say

  • @user-cf3sj9gi8m
    @user-cf3sj9gi8m 7 месяцев назад +1

    Sacdiyo goormeee gacmo yeelanee😂😂😂

  • @____0934
    @____0934 7 месяцев назад +1

    De hadaba anigu riwayadahan Somalida waxan kunaca meshan madhafan de waxa horay noga wada uf

  • @bushraisse9468
    @bushraisse9468 7 месяцев назад +1

    Waxan Mala yacni bayka dhigen uf su u macana filmku.

  • @nurowehliye23
    @nurowehliye23 7 месяцев назад +2

    Waxani waa lalabo filing mayaqaniin midan dhibka badan may kashifan

  • @khadarhigaad3357
    @khadarhigaad3357 7 месяцев назад +1

    Waku wata sacdiyo walashay qali keep going ❤❤❤

  • @user-landa134
    @user-landa134 7 месяцев назад +1

    Filimka sagal nacasnimadeeda unacayba igada

  • @KhadarCabdi-s7j
    @KhadarCabdi-s7j 7 месяцев назад +2

    Xaga nebiga scw scw scw

  • @shukriabdirizaaq6582
    @shukriabdirizaaq6582 7 месяцев назад +6

    Caku sacdiyo jileecan kugu nacay😢😢😢

  • @FaatushAlii-ih8vl
    @FaatushAlii-ih8vl 6 месяцев назад

    Nayaa ninka qabsatay😂😂😂😂

  • @AmaalApdiqaani
    @AmaalApdiqaani 7 месяцев назад +4

    Naaaya Ninka maxad dharka ugula baxdey😂😂

  • @UbaxyuusufUbax-b7o
    @UbaxyuusufUbax-b7o 7 месяцев назад +2

    Ayan daranah sacdiyo 😢nabax waba kunaceeh

  • @AbdiDaqniGodobdiid
    @AbdiDaqniGodobdiid 7 месяцев назад +3

    Saxibayaal filmka ma dhamaanayo miyaa xagee biyo dhiciisa ah😂😅😅

  • @nimojama-xp4rc
    @nimojama-xp4rc 7 месяцев назад +9

    Sacdiya plz Hal mar sucdi iska celi 😂😂😂😊

  • @HaniMubaarak
    @HaniMubaarak 7 месяцев назад +2

    Car waa qofka dhaha waan kaahoreeyey anaa uhoreeye😂❤

    • @HaniMubaarak
      @HaniMubaarak 7 месяцев назад

      @@ZalMaan_4X nio iga dhac😅

    • @HaniMubaarak
      @HaniMubaarak 7 месяцев назад

      @@ZalMaan_4X haye

    • @rayanabdi1317
      @rayanabdi1317 7 месяцев назад +1

      😂😂😂😂😂😂 Hani hada Hoyo ku shegin

    • @HaniMubaarak
      @HaniMubaarak 7 месяцев назад

      @@rayanabdi1317 sheeg nohh aan aragne😅

    • @AbshiroJelle
      @AbshiroJelle 7 месяцев назад

      Bismillah

  • @user-ee5nl9df4w
    @user-ee5nl9df4w 7 месяцев назад +1

    😂😂😂😂

  • @ayaaniitomoha
    @ayaaniitomoha 7 месяцев назад +2

    Fast comment 🎉😂

  • @sacdiyocabdigaab4502
    @sacdiyocabdigaab4502 7 месяцев назад

    Sacdiyo waana bahdishay geesiyaal baa nahay magicii waad nooga cayaartay abyo

  • @AadancadeDeeq
    @AadancadeDeeq 7 месяцев назад

    Anigu filim ka sucdi ayaan ku daa wadaa

  • @HalimaAbdi-gf8em
    @HalimaAbdi-gf8em 7 месяцев назад +4

    Am nomba 8

  • @HamsoQurux
    @HamsoQurux 7 месяцев назад

    Ayadoo filin ah baan ooyay😭😭😭

  • @user-jl8eo6du2t
    @user-jl8eo6du2t 7 месяцев назад

    walalayalow max kaqaladan sacadiyo uf dhe cileb igudilos me hadasho 😂😮

  • @fuadhaji1132
    @fuadhaji1132 7 месяцев назад +1

    Ani gabadhaa ay gumaysanayaan ayaa i dhibtey

  • @fardowsoxuseen541
    @fardowsoxuseen541 6 месяцев назад

    Eekey shax shax

  • @AxmedXasan-d7i
    @AxmedXasan-d7i 6 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @hafsomuun9978
    @hafsomuun9978 7 месяцев назад

    Sacdiyo doqoneey goormaa sucdi iska celin doontaa😂

  • @user-tb9sm5ry8b
    @user-tb9sm5ry8b 3 месяца назад

    Filika wuu dhaamaadey

  • @ArgsanWacan
    @ArgsanWacan Месяц назад +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @RuwaydaXasan-s4q
    @RuwaydaXasan-s4q 7 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-op5wz4of1k
    @user-op5wz4of1k 7 месяцев назад +1

    Sagaleey huuna dee riyada katoos oo naagta dabagal duubitanka barito ah

  • @ayuubabdukadirahmed2588
    @ayuubabdukadirahmed2588 7 месяцев назад

    Waryaa Sagal filimka nuxur uyeel

  • @sahrayusuf8169
    @sahrayusuf8169 7 месяцев назад +1

    Dan sagal la dhoho wa gorof

  • @nimcomaxamuud3187
    @nimcomaxamuud3187 7 месяцев назад +2

    Far baan aragnaa dee ❤❤

  • @Sunta125
    @Sunta125 7 месяцев назад

    ❤❤❤❤

  • @AymanMahad-po1xi
    @AymanMahad-po1xi 7 месяцев назад

    Ak maxaa ku qawiyaya hhhh😂

  • @fahmomohamed5998
    @fahmomohamed5998 7 месяцев назад

    Allaha na dinweynaaa Sucdi Qeyladiii miyaad dilow ku dartey Eekeey Allah ku badbaadsho Sacdiyo waa mahadsantahay

  • @MunacabdiMaahir-tv3br
    @MunacabdiMaahir-tv3br 7 месяцев назад +5

    Inta sacdiyo miskinimadeda ila nacday😂😂

  • @sacdiyaosman343
    @sacdiyaosman343 7 месяцев назад

    Filimkan waxaa u nacay sacdiyo ooysoy bye bye bbe Ani waa ku nacay bes waye malinki ee dad so noqotay

  • @user-jb5id6ej9s
    @user-jb5id6ej9s 7 месяцев назад

    Gabadhan sacdiyah goormeey guuumiaysiga kabaxee

  • @MaryanQurux-kf7ru
    @MaryanQurux-kf7ru 7 месяцев назад

    Qoftaan nafta ah miyaa iiga shikisay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂