@ahmedugas7722 AUN. Ugaas ka iyo intii islaam ah. Waar waa runtaa dee in Haile isaga iyo 2 oo kale diley dee sababta uu u dileyna waa leyga sheekeeyey nin taariikh yahan ah oo adeerkey ah baa dee iiga qisoodey imin kana buugiisa madxaf ka Hargeysa waa yiil. Laakiin Taariikhda maad garaneyn mise waabad in kirsan tey waaxay isdiidsintu Waar raaligelin bixi Amxaarta idinkaa dadka u keenee. Arinka Hilib ceyriin dad qalato Axmaarta u adeega waaryee maan ihidee Axmaarta majecli laakiinse siyaasad ayaanu Danwadaag ku nahay dee.
𝐎𝐠𝐚𝐝𝐞𝐧𝐢𝐚 𝐰𝐚𝐲 𝐱𝐨𝐫𝐨𝐨𝐛𝐢 𝐢𝐧𝐬𝐡𝐚 𝐚𝐥𝐥𝐚𝐡
Only intay daashay ayay soo raacday dulmi diid jidwaaq wexeeduna wuxuu ahaa xamaasad aan saldhig la hayn
Waaryee Ugaasoow dee bal ka taariikh Sabab tii Awoowgaa Ugaas Xaashi Axmaarada inta Adari aadey uu u keeney Q/tahare.
@@Xudeyfa Mudane aniga oo aan meel kaaga dhacay nin , Allah swt ha u naxariisto awoowgay ugas Xashi waa beenta warka aad soo qortay . Ugas Xashi waxaa sumeeyey oo dilay mililk iyo xayle silaase wuxuuna ku aasan yahay Diri-dhabe. Adigu kolaba somali ma’ tihiid waxaad tahay kuwa hilibka caydhin cuna . ( dad qalatada dad cunka ah )
Wakaas taariikh Ugas Xashi .