Sida phantom wallet loo isticmaalo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • courses.jiheey...
    Telegram Group
    Kalay baro Crypto. t.me/abdallaway
    course-sada kusoo biir.
    courses.jiheey...

Комментарии • 46

  • @abdullahikhaliif6563
    @abdullahikhaliif6563 4 месяца назад +4

    Aqoontu isma Qariso Ustaad sida Wacan oo Aad into Faideysay Mhdsnd
    Tan kale Sharaxada waad boobsineysa kisto tartiibi thanks

  • @Said-l9q
    @Said-l9q 3 месяца назад +2

    Aad baad u mahadssnthy ustaad sida aad noogu dadaashay alle haku xifdiyo

  • @horeusocod5377
    @horeusocod5377 4 месяца назад +1

    جزاك الله خير جزا استااد شرفك الله وكرم الله

  • @Abdalla-Said
    @Abdalla-Said 2 месяца назад

    Best video aan arkay bilahan aan suuqa ku jiray, macalin Alle cilmiga iyo cimriga haku barakeeyo

  • @MyBestcrypto-wy7gt
    @MyBestcrypto-wy7gt 4 месяца назад +1

    Nooso badi ustaad cashiradaan cml thanks

  • @engbile1
    @engbile1 3 месяца назад +1

    best lesson thank you pro,

  • @muusebulshaawi2631
    @muusebulshaawi2631 4 месяца назад +1

    Casharkan ma sekadii academy ayaad ula niyootay. Nin gacan adag ayaad ahaydo cashar faa iido leh oo free ah lagagama barane waad ku madsantahay xataa anigaa ka faa idaystay wallet kan iska dudud ma aqonayn markale mahadsanid waa kaftane. Sxb

    • @Qoordheere77
      @Qoordheere77 4 месяца назад

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @gymmotivation920
    @gymmotivation920 4 месяца назад +1

    aad ayaa umahadsantahay si qurux badan la fahmi karo ayaa u sharaxaysaa playlist in aad u samayso ayaa jeclaan hadii ay macqultahay aad ayaa umahdsantahay ustaad ilahay ha ku sharfo

  • @Tilaabsade1
    @Tilaabsade1 4 месяца назад

    macalin best muqaal waaye walhi part2 inoo keen insha allah

  • @KhadarTaydh
    @KhadarTaydh 3 месяца назад

    Ustaad Aad ayaad uu mahadsamtay sida walletka lacqgta loogu shubaayo ayaanu uu bahanay imsha Allah

  • @aadanabdi4909
    @aadanabdi4909 3 месяца назад +1

    Ustadow jupiter iyo phantom wallet mala isku xiraa

  • @JEERAAR
    @JEERAAR 4 месяца назад +1

    ustaad Abdalla Cashar qiima leh aya no so gudbisay ilaahay ha ka abaal mariyo.

  • @abdullahikhaliif6563
    @abdullahikhaliif6563 3 месяца назад +1

    1000k Jeer Mahdsnd Kama Daalayo inan ku celcelsho Cashirkan Fdln Ustaadow Webg lacagta laga gadanayo iyo Sida Charting looga dhax eegayo Bal Inoo kala dhig dhig Weli waxba Naga dhiman Mhdsnd

  • @yasinahmed2028
    @yasinahmed2028 4 месяца назад +1

    M.a macalin cashiradan oo kale nosobdi I.a

  • @horeusocod5377
    @horeusocod5377 4 месяца назад

    Ustad allah ku barakeeyo

  • @zakariyezak
    @zakariyezak 4 месяца назад

    mansha allah walal siwanaagsan uso sameesay aniga binance isticmalaa ima to saayo mesha adreeska galinaayo marka tago ransfer wax yaabo kale so baxaayo dadka ugu badan binnance isticmalaan wax yaree ku kala duwan yihiin

  • @mindfulbrother
    @mindfulbrother 3 месяца назад +1

    Noso badi ustaad

  • @hamiidcigehassan2890
    @hamiidcigehassan2890 4 месяца назад

    Mashaa allah waa mahadsantahay ustaad

  • @mubaarikcismaan103
    @mubaarikcismaan103 4 месяца назад

    Waad mahadsantahay ustaad
    Dhawr video wallet kaa phantom wallet iyo dexscreener

  • @Dalle_africa
    @Dalle_africa 3 месяца назад +1

    Ustaad swap ma dhahmayo maxa xal ah wayao network solana mashaqeynaayo

    • @user-lj8cm4mo4q
      @user-lj8cm4mo4q 3 месяца назад

      Swap inad dhahdid waxa ka horeya inad coppy dhahdo kadib max tabato connect wallet haday tahay ku dhufo kadib phantom ka Doro hadii lagu aqbalay ✅️ calamadas kuso baxaysa mahadsanid

  • @maxamedxasan781
    @maxamedxasan781 4 месяца назад +2

    Ustaad coin xaaran iyo xalaasha si dee loo kal saar illeen waa 1 minutes

    • @Dhambaal55
      @Dhambaal55 2 месяца назад

      😂😂😂😂😂😂

  • @abdirisaaqmaxamed3869
    @abdirisaaqmaxamed3869 4 месяца назад

    Lkn ustaad sidew la iskugu xidhaa phantom wallet iyo website-kan masha allah guulayso ustaad

    • @abdinasirabdirahman82
      @abdinasirabdirahman82 4 месяца назад

      Jupiter ayaa iskugu kaa xiraayo

    • @aadanabdi4909
      @aadanabdi4909 3 месяца назад

      Wall jupiter waaku xiri la ahy waxi dhan wa so sameyay ​@@abdinasirabdirahman82

  • @KAAHCHANEL
    @KAAHCHANEL 3 месяца назад +1

    Ustaad waxaa noo sharaxdaa trust wallet

  • @xamseosman7219
    @xamseosman7219 2 месяца назад

    Ustaad , mid baan kaa codsanyaa casharka sharaaxda ka baxsan ku yaree.

  • @MyBestcrypto-wy7gt
    @MyBestcrypto-wy7gt 4 месяца назад

    Thanks ustaad abdalla way

  • @user-ph9wj9yb2o
    @user-ph9wj9yb2o 16 дней назад

    Haa

  • @Qoordheere77
    @Qoordheere77 4 месяца назад

    Macalin mahadsanid 👍🔥

  • @khadarhuss3in
    @khadarhuss3in 3 месяца назад

    Ustaad sidee isugu xirtay phantom iyo jupitor

  • @BTJFUNS
    @BTJFUNS 3 месяца назад

    Dexscreenee sida loga shaqesto nogu so dhaqso ustd

  • @Shaqokulan
    @Shaqokulan 3 месяца назад

    Ustaad xalal iyo xaraam side lagukalagaranaa

  • @haawakiin-y8l
    @haawakiin-y8l 7 дней назад

    Micnaha lacagta an fhantom ku so shubayo lacag ahan waa inay solana ahaata so mhn marka sidee lacagta solana ugu dhigikara tusaale lacagta usdt igu jirto miya lacagta solana ka dhigaya

  • @Abuudypro
    @Abuudypro 3 месяца назад

    Wll malmahan video kama hayno

  • @mubaarikcismaan103
    @mubaarikcismaan103 4 месяца назад

    Nooga soo samee

  • @cabduqaadiribraahim758
    @cabduqaadiribraahim758 2 месяца назад

    Saxibow lungaha kawaran

  • @ayuubdaahir7289
    @ayuubdaahir7289 3 месяца назад

  • @mahadyusuf5640
    @mahadyusuf5640 3 месяца назад +1

    ustaad meesha aa solona kaheysato hadaa kaheysto USDT kwrn

    • @munasarabukar1857
      @munasarabukar1857 3 месяца назад

      Iskumid nahay

    • @Dhambaal55
      @Dhambaal55 2 месяца назад

      ​@@munasarabukar1857 isla binance ku soo badal convert dhe
      Kadib solana ayay kuu galaysaa , markaa address ka phontom ka qaado ku soo shub

    • @haawakiin-y8l
      @haawakiin-y8l 7 дней назад

      Micnaha lacagta an fhantom ku so shubayo lacag ahan waa inay solana ahaata so mhn marka sidee lacagta solana ugu dhigikara tusaale lacagta usdt igu jirto miya lacagta solana ka dhigaya

    • @haawakiin-y8l
      @haawakiin-y8l 7 дней назад

      20:12