ASC Aroos Ha dhiganina inshaa Allah cimra ama shahra casal aada oo idinku iska soo raaxaysta oo iska soo mushaaxa hadhow markaa soo noqotaan guriga ku duceeya,iska illaaliya buuq iyo qalalaase iyo il waayo dad waxa jira aan awoodin Markaa inshaa Allah waan idiin soo ducaynaynaa inshaa Allah 🌹💕✌️❤️🌹
Anisa mohamed isku fikir ayanu nahay sida ku haminayo wa sida riyadeyda ah mustaqbalka xaaji wa le yahy wan kala maqanay 8yers ayan sugoya allha nabad ha isku keen so celiyo insh allh
My beautiful Amal baqare I know you when you started RUclips in Malaysia I was always watching you on RUclips and now when before you came to the Switzerland I was worrying if you came safe or not I am so happy for you auntie you amazing girl so humble I'm waiting for you to upload every day I'm so happy for you and your husband he is amazing put for us every day a new video auntie keep going forward ❤️
Mashallh rabi ha idn brakeyo cadow rabi ah din ka hayo Aby farxadina qarsada wllhi dad an waxba uqurin jiran dadka faraxsan Alla idnka hayo dadkas ishoda afkoda🤲
Bismillaah maasha allaah tabaraka rahman farxad waarta ku noolada labadeedii garab amal iyo abdulkhadir noolasha idinma ciisho alle na ha idi kala siiyo ubad salixiina ah ameen keep going ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💯
Maaasha allah Amaal abaayo awalan Allaha isku kiin barakeeyo marka xigta xbty rayigeeyga gaaban waxaan kugula talin lahaa Aroos ha dhiganin ee lacagta aad ku dhugan laheed Somaliya u dir oo caruur agoona oo abaaraha ku hsbsaday uga farxi si aad adinkane farxad ugu noolaatiin waligiin
Mash Allah mash Allah beautiful family may Allah proctor you guys from all evils and may Allah bless you guys amiin yaa Allah mash Allah 👏👏♥️♥️💓💓🥀🥀 mash Allah beautiful Amal ❤️❤️
Wcs abayo amal iyo dumashi masha allha tabarikllha amal amal gacata galofis gasho banaka marka baxesi xabti hor usocoda my family allha idin barkeeyo❤❤❤❤
Masha'Allah hambalyo abaayo aan taageero Iyo dumashi isku waara ubad kheyr qabo kala hela Isha dadka Allah idinka qabto suratul baqara kudadaala abayo hadadba noloshada so bandhigtay I. A
Masha alah walashey iyo wllkey waxan idin dhihi lahay inta aad dad dhargan isku waci laheyden in ad ku sadaqey sadan dadka abaaraha ku dhacay kuwas ayaa duco leh kana raali noqo hadi ad u fahantay qalad rayigeyga walahey
Soodaawo waa from kaltunkaafiya.
👉ruclips.net/video/OBbevenVkO4/видео.html
Amal please I wana talk to U ee halken kala so xarira
So sweet MashaAllah Il xun ILLAHAYAW idinka HAAY so beautiful MashaAllah
ASC Aroos Ha dhiganina inshaa Allah cimra ama shahra casal aada oo idinku iska soo raaxaysta oo iska soo mushaaxa hadhow markaa soo noqotaan guriga ku duceeya,iska illaaliya buuq iyo qalalaase iyo il waayo dad waxa jira aan awoodin
Markaa inshaa Allah waan idiin soo ducaynaynaa inshaa Allah 🌹💕✌️❤️🌹
Mashlh xbbt hadeer aroos walaga tagy ani saas bn yeelayaa
Walhi isku fikrad aya neh bee🥰
Anisa mohamed isku fikir ayanu nahay sida ku haminayo wa sida riyadeyda ah mustaqbalka xaaji wa le yahy wan kala maqanay 8yers ayan sugoya allha nabad ha isku keen so celiyo insh allh
Inshaa Allah Illaahay subxaana watacaalaa Ha Isku Keen keeno Oo kulan Qayr qaba inshaa Allah
@@umusafabeuty8358 8years aa subxaana allaah waad samirtay rabi samirkaaga makugu qasaariyo abaayo
Bismillaah maashaallaah wallaahi sida sunada ah ayey cunada iskula cunayaan farxad ku waara abid inshaa’allaah 💕
Side wl
Amaaleey abaayo surwaalada hoos laga khaato waxaa jiro kuwo gudaha suuf ka ah kuwaasi isticmaal iyo funaanada khoorta dheer leh amaba shaalka qoorta isticmaal khaboow zaaid ayaamahaan allaah hanaga yasiro aamiin
Maasha allaaaha reerkii lagu nastee lagu nagaado Rabbi ha idinka yeelo
Frist one allow farxadiina idiin siyaadsho HAQAARO JACEYLKA m.a Amal Qaali Wall Noo Xafid Gabadheena wall isoo Booqo waxaan soo gudbiyaa Qisooyinka Familka iyo Maseyrka ah
Masha allah faamili quruxbadan ilahy kusiiyay hakusiyaadiyo amiin yaarabi
Masha allaah Amal caday iyo xaajiigeeda lamaane quruux badan Masha allaah.
Nolashaada nuur alaha kuu saaro amal cadey raaliyo karti leh noqo abayo aduunka intaa aragto hooyo iyo aabe alaha kaga dhigo 🙏👍📌
Amiin ya rabi mahadsanid abaayo🥰❤❤❤💯
@@Amiish hooyo booskeeda ayaa u gashay ajar alaha kaa siiyo abaayo
Mashaallah allahuma baarik macaanto ilaahey ha idin siyaadiyo ubad kheer qabana allaha idin kala siiyo inshaa'allah. Xaajikaaga igu salaan waa wiil wax garad eh ilaahey hakuu deysto farxadiina waa farxadeena. Abaayo aroos uma baahnid dadki dhigteen ayaa ka shalaayeen marka aroos iska daa guurka midka uku qiima yar ayaa uku baraka badan lacakta aat aroos ku dhigan laheed xajka ku aada inshaa'allah sidaas ayaa idin kheer badan waan ku salaamaa qaali from somaliya
Masha allah wllshy amaal iyo xaji geda isku wara awlad bari yaal ah oo mataano ku curta in sha allah sali xiina
My beautiful Amal baqare I know you when you started RUclips in Malaysia I was always watching you on RUclips and now when before you came to the Switzerland I was worrying if you came safe or not I am so happy for you auntie you amazing girl so humble I'm waiting for you to upload every day I'm so happy for you and your husband he is amazing put for us every day a new video auntie keep going forward ❤️
How can we contact with eachother sister.
Abaaayo arooos iska daa lacagta
Sadaqeeeso maadama guri gashay
Mashallah beautiful family😍😍❤️
Masha allah Alle ha isku kiin daayo Wllo awlaad salixana ha idinku arsaaqo intayada kala maqana alle ha na mideeyo
Soodaawo👇👉 subscribe saar
ruclips.net/video/RyuklWOLPcA/видео.html
Masha allha beautiful family 👪
𝐌𝐲 𝐥𝐨𝐯𝐞 𝐦𝐜𝐧 👸👸❤️❤️❣️😍😘🥰👩❤️💋👨💋
Amaley swiss kuso dawow magaceyga waxaa waye Amina Zahra waxan kula joga swiss ka gar ahan st .Gallen no sodawow Habibtii anaka garabkagi tagan wan kusalamey Habibtii inbadan ilove you 😘❤♥
Masha Allah abyo allow isukiin xafid
Masha Allah ukhtii aroos iska daa ee laba week aday cimro raba weekna honey moon dada Masha Allah waa raligeyga qaali
Hadad Kenya kudhigatid invitation ka ilaso xasusto Amaley😄 majecli aroosyada lkn kaaga wan imanlaha runti😍🥰iska kaa jeclahy Abayo Masha'Allah
Masha Allah sister Amal ifrah xayey Amal manta waa maalanteyda keep going amal iyo xajigeyda
Mashaallah my fav couple ❤️❤️
Amaaley Hal codsi Huuno mcn bas hesta nagada nashiidadaadii yaryd nosaar oo
Ha abyo ani xita hees wa nicbhy axsan nashido
Masha Allah Tabarakalah isku waara Oswald bariyaal ah kala hela aamin yaa rabi 🙏🙏
Mashallh rabi ha idn brakeyo cadow rabi ah din ka hayo
Aby farxadina qarsada wllhi dad an waxba uqurin jiran dadka faraxsan
Alla idnka hayo dadkas ishoda afkoda🤲
Mash.alh hamplyo amaley sister video yaashda hda lee ayey xiisa gaar ah leeyhin alh haisku kiin barkeeyo dad culus baatihn daganantaan lee kusocda koly lba qof o isu qalma ayaa is hely ayaa dhihi karaa dhibaato alh haidnga haayo dumshi adina wku mahdsnthy sida qiimaha bdn aad nku mahdcelisy guulesta marwlba dadaalka hlkaa kasii wada🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🙏
Masha allah abayo
Masha allaah family qurux badan rbi hydin xfdo❤
Ma sha Allah tabaraka Allah ♥️♥️🥰🥰🥰🌹🌹🌺🌺
Barakallah xaajiga wanaag iyo daganasho ayaa ka muuqata Allah saas haku wado. Ilahayna ha isku kiin barakeeyo.
Amal magaaladaan Luzern waxaan kaguuray 7sano kahor centrla swiz kusoo dhowoow
Salamulah my duma qaali waanka qaaday wlhi meel aad uqurux badan waaye ogu dambeen waisla joogtan mansha Allah ilahay isku kiin barakeeyo wanijeclahay zaid❤️❤️❤️❤️❤️❤️
I see isku barten noga so hadla pls and pls amal and seygeda alle hani xafido
Bismillaah maasha allaah tabaraka rahman farxad waarta ku noolada labadeedii garab amal iyo abdulkhadir noolasha idinma ciisho alle na ha idi kala siiyo ubad salixiina ah ameen keep going ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💯
Aamiin
Masha allah walaashey quruxey ilaahay ha idin barakeeyo qoyskiina 💕💕❤❤💯💯💯
Masha Allah Tabarakalah meel qurux badan oo Malaysia 🇲🇾 camal ayad imaday Amal
Maaasha allah Amaal abaayo awalan Allaha isku kiin barakeeyo marka xigta xbty rayigeeyga gaaban waxaan kugula talin lahaa Aroos ha dhiganin ee lacagta aad ku dhugan laheed Somaliya u dir oo caruur agoona oo abaaraha ku hsbsaday uga farxi si aad adinkane farxad ugu noolaatiin waligiin
Mashaaa alllah alllaha isku kiin daayo lamaane sharaf leh xaaji wanaagsan weeye alllaha kuudaayo ubad khayr leh idin siiyo
Mash Allah mash Allah beautiful family may Allah proctor you guys from all evils and may Allah bless you guys amiin yaa Allah mash Allah 👏👏♥️♥️💓💓🥀🥀 mash Allah beautiful Amal ❤️❤️
Masha allah amal iyo xajigeda iskuwaara awlaad khair qabtana rabbi ha idinsiiyo gabadh aan jecelahy oo qalbi fiucan iyo wiil ay iskudabecad egyihiin oo umuuqda qof wanagsan nolosha kuraaxeysta
Walashay amal boqore iyo xaajigeeda gacan tu waa qalfoofe qalbigaa idin salaamy. Lamaanaha qarniga
Waawareey war meesha quruxbadana MashaAllah
Mansha Allaah ilaahay ha sukiin daayo lamaanahan quruxda badan
Masha Allah tabaraka Allah beautiful Family Rabi Ubad Saalix ah oo baariyiin ah ha idin siiyo Amiiin 💋💞🌸💕
Maansh Allah faraxad kuwara abid Insha alaah abaayo ifraax iyo jaabir wabadan way kucicileen wamalinkagi manta
Mansha alaah odeygaaga waa qof furfuran oo bashaash ah horumar wacan
Ayyyyy masha Allah Allah idin barakeyo I.a 😍💕
Maashaa Allah 💯💯💯❤️♥️💯❤️♥️❤️♥️❤️♥️❤️💯💯❤️💯❤️💯
Masha alh 💞❤
Amal qurux Waaw waxasa jacayla allah Waxan idinka baryaya ubad kheyr qaba o bariiyi a inu idin siyo Amiin
ManshaAllah best couples 💑 😍 iskuwara waligin mcntii 🥰
Wcs abayo amal iyo dumashi masha allha tabarikllha amal amal gacata galofis gasho banaka marka baxesi xabti hor usocoda my family allha idin barkeeyo❤❤❤❤
Masha Allah tabarakallah beautiful couple ❤️💍
Masha allaha ma beautiful couples wanijeclahy damatina ❤💯♥️♥️♥️♥️♥️🤲💯❤❤
msha allh fmlygyga sidaa isugu farxsanaada🥰🥰🥰awlaad salixa rabi ha idin siiyo
alweys be happy and togethernes insha allah owlaad baariyaal ah allaha niigu arsaaqo
Allah kuu barakeeeyo xaajigaaaga
Masha Allah Alf mabruuk walashey Amal from Australia 🇦🇺
MashaAllaah faraxad ku nolada lamanahe qurux iyo dagnanba leh🥰
Masha Allah beautiful family 👸🥰🥰
Masha allah amaal iyo xajigeda alle hysu kiin daayo 😘😘😘
Masha allaah 💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💙💙💙💘💘
Please wa iga codsi private live ha kenin social media yaha wa iga hana I I fahmin wax xumato ah my queen sister go forward sister thanks
Masha'Allah hambalyo abaayo aan taageero Iyo dumashi isku waara ubad kheyr qabo kala hela Isha dadka Allah idinka qabto suratul baqara kudadaala abayo hadadba noloshada so bandhigtay I. A
Masha Allah Nice 👌 hmbalyo hmbalyo 👸 Queen sister 💖 big 💚 🧡 wllkey ❤
Masha Allah 😍😘🤗💕💕💕💕💕💕
Amal baqare 100k hanagu xirina ee soo dadajiya
Mashallah Allah haidin barikyo
Masha Allah Isku wara Amal iyo dumashi 🥰
Masha allah my family frxd warto alle haisku kin barakeyo owlad qer qabo rabi hani kala siyo
Masha Allah tabrak ormar wacan walashey qali
Mashallha abyo beautiful family
Masha allaah lamane qurux badan ayaa tihiin alle ha isku kiin barakeeyo ubad baariya kala hela
So Beautiful ❤
Amaal baaskiil wadoow iskabaro school ku aadee kkkkkkk
Masha allaah cafimaad ku cuna isku wara walahay qaliya
Masha allah qoska farxada allaha idin xifdiyo
Waaw masha Allah yes balantii eheed bantii eheed banaanka noowada waa fuliseen noo soo badiya vlogyada
Masha allah 🥰❤️
Mansha allah AMaal iyo dumashigay allaha idin barakeeyo
Masha allah walashey iyo walalkey allaha idin dhowro
Mshalh alle haaysukiin barakeeyo akhiriyo aduunba isku waara waligiin nololi idiinma cisho aduun iyo akhiraba
Masha allh hppti😘 keep going sister☺😚
Maasha allah tabarakallah alle ha isku kiin barakeeyo
ilahow isu kiin barakee bata oo barakoba wiil iyo cano gbadh iyo caano
Kuso dhawoow swiss cidlo iyo rafaad Allaha ku fududeyo da daal luuqada baro intadan hoyo noqon
Wa u aftirsaday msha Allah Allah niskukin barakeyo
Masha alah walashey iyo wllkey waxan idin dhihi lahay inta aad dad dhargan isku waci laheyden in ad ku sadaqey sadan dadka abaaraha ku dhacay kuwas ayaa duco leh kana raali noqo hadi ad u fahantay qalad rayigeyga walahey
Maasha Allah Adyo🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💋💋💋💋💋💋💋
Masha allaah 💝💝
Masha Allah ilahey ha idiin xafido isku waara ubad kheer qabo kala heela 😍😍😍❤️❤️❤️
Mashallah hambalyo hambalyo amaal waad xarootay nolol qurux badan ayaan kuu rajaynayaa
Masha allaa sharafey ilaahey ha isku kiin daa yo adiga iyo dumashigena c/qaadir isku waara kala hela uwad qer qaba insha allaa 💕💕💕🌹🌹🌹❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰
M.a guulaysta goorwaliba
lucerne iyo zurich Magalo Qurxan waaye. InshaAllah Vlogs ka sugena abayo
MashaAllah keep going lamanaha sanadkan
Masha alah family quruxbadan
Msha allah family quruux badan I am from in deuschland weilkome in Switzerland
Masha allah abayo 😍😍
M. Allah Amal Qurux horey usoco xabibti😘🤗
masha allh alle iskin barkeyo amal io xajigeda guriina kii lagu nagado alle haka yelo🥰💞❤