Allaja no so dadajiyo kala go'aas gumeysigi na qaybshey aya na kala rarey wa guul umada somaliyed Rabbi ugu deeqey in ay dib ugu midoban lkn waqti bey qaadaneysa Allaha awoodu u sugnatey ha no so dadajiyo.
😅😅waxan ku qosolayah reer yurub waxay isku dayn iney dhulkeyga kala qeybiyan qaarkoodna lagu kala daray qowmiyadaha daruska la ah lkn ilahay inteydii ayuu igu daray intoodii
Gulf cadan uu fidaya ilaa uu garo kala goa dhulka ee africa Boorama oo u jirta gacanka waxkayar 200Km baa dhulkeeda biyaha badu aad u soodhawadeen oo boorama dhulkeeda waxkayar 1M waxa lagu gaara Biyo dhanan halka dhulka dushiisa lagu arko milixda iyo qoyanka biyo dhanan
AR NAGA TAG QEYBKA ALLAA OGE WAX YUHUUD SHEEGTABA WAA BEENTII AY ISKA YAQAANEENE WAA KUWAA MAALIN WALBA KU BAQTIYAAYO MEEL KASTE WAX EY OGYIHIINA MAJIRTO😮
أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم وبارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم في العالمين إنك حميد مجيد ☝️ 💚💚💚💚💚💚💚
IAM SOMALI COUNTRY SOMALIA 🇸🇴 WHO IS THE LAND ??? SHAN SOMALI. AH. IYO SHEEKO RAQIISA CID NOOLA IMAAN KARTAA MA JIRTO QABIIL KUU DOONO MUUNOQODO AFRICA. WARKEEDA. WAANU HAYNAA. OGITAAN KU. MUXUU YAHAY SHEEKO RAQIISA MA DHAGAYSANO
Subxanallaah in la noolaan doono Aduunyada sii jiri doonta aya ka horeeyso horta😅Somaliya gooni uga go'da fiican mad tiri😂Hada ayago Wadan barwaaqa leh ayba ka faa'iideysaneyne Caruurtoda tahriib ku dhinteene iga daa Calool xumaan ka dheregnaye.Wa adigoo nool dusha cunto ku sido hadana gaajo u dhimanayo
Well saga diinkana was ugudbi yartahay 5 Milan oo sano ayaad ka hadleeysaa calaamadihii nabigeena maxamad noosheegay ee aakhiro samantha ayaa bilaawday
Xiligaas soomaali meesha ma joogtee qowm kale ayaa jooga, ilaahay baa og wuxuu noqon doono. Janada alle hanagu kulmiyo Aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Sallalahu caleyhi wasallam isoo doceeya Ani iyo hooyade wan xanuun sanhy wlhi 😢
Ilaaheey ha caafiyo Insha Allah
Alle ha idin caafiyo
ilaahay caafimaad taam h idin siiyo
Allaaha idin cafiyo walaal
Ilhi ha idin cafiyo
mansha allah allow nabad nagugadhsii aamiin🤲🤲🤲🤲♥️♥️♥️♥️🇬🇲🇬🇲🙏
Waan aragnay mar hore alxamduli laah ilaahay baa noo hiiliyeey
Allaja no so dadajiyo kala go'aas gumeysigi na qaybshey aya na kala rarey wa guul umada somaliyed Rabbi ugu deeqey in ay dib ugu midoban lkn waqti bey qaadaneysa Allaha awoodu u sugnatey ha no so dadajiyo.
Allow somalida dhulkeeda mudee😢😢
عليه أفضــل الصــﷺـلاة والســﷺــلام
عليه أفضــل الصــﷺـلاة والســﷺــلام
عليه أفضــل الصــﷺـلاة والســﷺــلام
عليه أفضــل الصــﷺـلاة والســﷺــلام
Masha alaah Scw Omar aburaas wlbi runtii waxad tahay wiil da,yar oo hadama maskaxdiisu aad uwaynthy❤🎉🎉 waxbadan wad noo faaidaysy oo anan aqoon wad mhadsantahay sxb❤🎉🎉🎉
Thanks walal 🥰
Salallaahu caleyhim wasalam
IAM SOMALI COUNTRY SOMALIA 🇸🇴 IDON'T CARE WHAT YOU LOVE
Madhawa waa waqti badhaaaaaaaaan kadhib oo dheeeeeeeer said ah
Adeer istaji wa a million years kadib ,
😅😅waxan ku qosolayah reer yurub waxay isku dayn iney dhulkeyga kala qeybiyan qaarkoodna lagu kala daray qowmiyadaha daruska la ah lkn ilahay inteydii ayuu igu daray intoodii
Habaar waynaa hadii dhulku go o xagee joogaynaa waana dhimanaye
Maxaa ka qaldan waxa jeexmay waa meel lama dagaan cidna ma dagno hakala jeexmo hadu rabo
Illahay ha ni cafiyo inshaa allah
Macsalaamo wllaheen africanka😂
inkir ina african thy 😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂@@FardowsoAhmed-k8l
War wxs madhawa lkn hadda iney dhacda fcn lahed 😅aakhir saman lewa
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 war qoslee adaba shegey
War waabeen ma iska aaminee
Scw❤❤❤❤❤❤
Hayaay aan wada qabsano dhulkaa waa jaanis aynu xasuuqno qoomiyadaha kale
Masha alaah 🇸🇴
Masha alah
bismillah, allxamdu llilaah, waaka irtaaxi doonaa itoobiyanka dhuuniyaasha ah damaca badan insha allaah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤
Subxaanalaah waxaad Shegto miyaadgaran wayday
Waa malaayiin sano kadib
First taageero ❤
Abaal ku haya my queen ❤️❤️
🎉❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎉
Ar waasaay Dhul ma wareegee diinta baro aaway suuradii sheegeysay in qoraxdu wareegto oo aheyd Washamsu tajrii limustaqarin laa daalika taqdiirul Caziizil caliimi
Salallahu calayhi wasalam ❤❤❤
MashAllaah Allahu Akbar, Cumrigeeda Allaha nasiiyo, Aanku aragno Wakhtigaas Allahuma amiiin
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وأصحابه الاخيار وسلم تسليما كثيرا❤
Allahu akbar
Gulf cadan uu fidaya ilaa uu garo kala goa dhulka ee africa Boorama oo u jirta gacanka waxkayar 200Km baa dhulkeeda biyaha badu aad u soodhawadeen oo boorama dhulkeeda waxkayar 1M waxa lagu gaara Biyo dhanan halka dhulka dushiisa lagu arko milixda iyo qoyanka biyo dhanan
Salalaahu calayhi wasalam
Asc marka hore ayaa lagu bilabaye
Masha allaah 🇸🇴 🤲 ♥️ ❤️ waa farxad
Scw❤
Kep going lagend omar buraas❤❤❤❤
AR NAGA TAG QEYBKA ALLAA OGE WAX YUHUUD SHEEGTABA WAA BEENTII AY ISKA YAQAANEENE WAA KUWAA MAALIN WALBA KU BAQTIYAAYO MEEL KASTE WAX EY OGYIHIINA MAJIRTO😮
أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم وبارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم في العالمين إنك حميد مجيد ☝️
💚💚💚💚💚💚💚
IAM SOMALI COUNTRY SOMALIA 🇸🇴 WHO IS THE LAND ??? SHAN SOMALI. AH. IYO SHEEKO RAQIISA CID NOOLA IMAAN KARTAA MA JIRTO QABIIL KUU DOONO MUUNOQODO AFRICA. WARKEEDA. WAANU HAYNAA. OGITAAN KU. MUXUU YAHAY SHEEKO RAQIISA MA DHAGAYSANO
Iska sax luuqadda intaadan qorin ka hor ama iska daa oo Soomaali adeegso
Ethiopia Somalibaaa Leh Ee Waxbaroooo
Hhhh hhhhh
Orom ayaa tahay kaale bad sii itoobiya leeg waan kuu saaray Larkin wax ladaawado ma istaahishid
Scw saw scw saw
Waaw
Sxb waa malaayiin sano kadib ee hadda ma'aha
Shidaalkii iyo dheemankii😢😢ma raacayaa mise wuu harayaa, qaraxyo weeye waxani iyo viberation shidaalka lainooga durkinayo
ethopia waxa ay ka heshay bad bilash ah gobolada woqhoyi somalia awdal uma bahna bad kale o maliyin sano kale lasugaya
Waxa aan jeclaystay in ay caawa dhacdo . Waan ka daalay afrikaankan
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Mahabeenbaad riyootay mise maalin kanyarow anaa kuu cabiri iisoo kala cadee
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 maa riyo unba war kaan
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Ulaahow noosoo dada ji dadkayaga cadowga Ka xoroobayaan
Subxanallaah in la noolaan doono Aduunyada sii jiri doonta aya ka horeeyso horta😅Somaliya gooni uga go'da fiican mad tiri😂Hada ayago Wadan barwaaqa leh ayba ka faa'iideysaneyne Caruurtoda tahriib ku dhinteene iga daa Calool xumaan ka dheregnaye.Wa adigoo nool dusha cunto ku sido hadana gaajo u dhimanayo
Aamiin Somaliland bakago’oysa Xaasidiinti Alle Nacay
Waxaa ced og waxa kajira Allah
goormay ahayd goortaad maqashay ma dhawayn wagaan maqlay ader
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤SCW SCW Scw Scw Scw ♥️ ❤️ ❤❤❤❤
Waa khayaali adduunyadaba intaas Kama dhina
Wax dhiman Maxaad ka og tahay adiga sida nin wax og cml ayaad ledahay aduunka intaas kama dhino
@@Ahmedali-gw7xmMar hore ayaan maqlay lkn waa goormaa ?
Wey ka dhacde. Sida ostareeliya kharada 5 aad ee aduunka
@@KhadijaMuuse-g3m maxaad maqashay
@@Ahmedali-gw7xm waxa uu hada uu sheegaayo in Somaliya ay qaarada Afrika ka go,aysay
Thanks ❤❤❤❤
IDONT CARE WHAT YOU BELIEVE
Waa marka uu qiyaamuhu dhacaayo weeyaan
Viberation baa dhulka lagu xiray
الله اعلم
SCW SCW SCW ❤
Scw scw scw scw❤❤❤
Salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi
SCW✨
Itoobiya haday bad hesho ma na nabadgelin doontaa
5 Somali ada shegeso waa kuwee xagee ka keesnsate 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
Marki danbe waxa maqlidonasomali africa kagurtay oo waxay dagtay yueub😂😂😂😂🎉
ALLAHU ACLAAM INTAY QADANIDONTO
Scw
scw scw scw♥️♥️♥️
Maxaan ka hellaa waa a iga nixisay
Scw scw scw
صلي الله عليه وسلم
Illahow noo soo dadajiya ka goitanka afrika
Well saga diinkana was ugudbi yartahay 5 Milan oo sano ayaad ka hadleeysaa calaamadihii nabigeena maxamad noosheegay ee aakhiro samantha ayaa bilaawday
🎉🎉🎉
❤❤❤❤❤
Waan maqlay lkn waa goormaa ?
Ok
Omarow tariqda somalia ilaa faraciinta kasoo hadal inshaallah RUclips kaaga nah kor woo okici doona
Wax kajira maleh saxiin 10sano waalasheegay
Goorma ayeey taasi dhameystirmi doontaa know tan labaad dhulkaas ma laandheere ayeey somalidu ka noqon don't aa mise lan gaab😂
Scw Scw Scw
Ilahey.haiduncafiyo
Sxb somaliya fa idoxuxo wayo somaliya wabiyada shabela iyo Juba way goaysd zxb
Misa wad nogociyareysaa
SCW ❤
Waxay Diintu tiri bii Dad kale baa yiri shihim
Goorma
Run miya alax aya jogo
Horay umaqlay lkn hada ma ahan 😂😅😊
Waligood bad ma hilaayaan iga qur
❤❤🎉😮
Ilahow nagadhsii
Subxaanalah😱😱😱😱
HAA WAA RUN, LAAKIIN (SHAN IYO TOBAN MIKYAN OO SANO, BILOW WAABA QIYAAMAHA
Ilaahay un baa og goorta ay tahay qofna ma dhihi karo intaasay qaadanee
❤scw scw scw ❤scw scw scw ❤scw scw scw ❤scw scw scw ❤scw scw scw ❤scw scw scw ❤
Waxas oodhan waxa ka horeeya siday usaameyan dagaalka saďexad ee dunida sida looga haro iyo virus la qorsheyay 2025 adunka inuu xoog usameyo sidii covid19 2019 kii oo kale oo dunida rer galbedku inoo qorsheyen alle tiisa uunbana Dhab ahee