Masha Allaah 🎉 Sheekha ilaahay ha barakeeyo oo cimriga iyo caafimaadkaba ha u barakeeyo isaga oo kalena bulshada ha inoogu badiyo. Ustaad Cabdiweli adiguna aad baad u mahadsantahay ilaahay miisaanka xasanaadka ah ha kuu saaro sidaad khayrka iyo wanaaga noogu soo gudbinayso ee noo soo gaadhsiinayso. Xalqadan wllaahi mid ka qurux badan oo iiga xiisa badan weli ma daawanin, ilaahay ha barakeeyo sheekha. Ustaad adigana waxaan kaa codsanaynaa in marar badan oo kale inoo soo casuumto oo wax badan nooga faa'idayso. جزاكم الله خيرا وبارك فيكم❤🎉
Mansha Allah Illahaybhaydin barakeeyo Aduunka qofkii quraanka dhagaysta ama akhrista ama dadka bara ama isaguba barta wuu guulaystaa aduun iyo aakhiroba
Abdiwali sxb marka hore jazakallhu kheiran barnsmij aad aan uga faidaystay ayaad shekha noo ga soodirisay waraysigisa sxb fadhi kale oo barnaamijkan oo kale ah noogu qabo shekha kheir allaha siiyeee
53:00 kaas in uu ahaay nin quranka in uu badalo oo umada lumiyo rabo baa macquul aheed waayo dhowr meel baan ku arkay qur,aanka oo melo badan laga badalay
From OGAANSHO iyo Omar Inshar❤
جزاك الله خير
Sidaad dadka wanaagsan ugu casuumtay chanaalkaada
❤❤❤❤❤❤
Maashaa allah anaga iyo iyo awlaada iyo muslimiinta kale allaha noofudaydiyo
Masha Allaah 🎉
Sheekha ilaahay ha barakeeyo oo cimriga iyo caafimaadkaba ha u barakeeyo isaga oo kalena bulshada ha inoogu badiyo.
Ustaad Cabdiweli adiguna aad baad u mahadsantahay ilaahay miisaanka xasanaadka ah ha kuu saaro sidaad khayrka iyo wanaaga noogu soo gudbinayso ee noo soo gaadhsiinayso.
Xalqadan wllaahi mid ka qurux badan oo iiga xiisa badan weli ma daawanin, ilaahay ha barakeeyo sheekha.
Ustaad adigana waxaan kaa codsanaynaa in marar badan oo kale inoo soo casuumto oo wax badan nooga faa'idayso.
جزاكم الله خيرا وبارك فيكم❤🎉
ما شا الله جزاك الله خيرا❤
اللهم آمين
Mashaa Allah yaa nimanka somali sheegta oo dhin shekhan kawada dhiga ilaahay cimriga caafimaadka cibaadada caruurta iyo cuudkaba hakuu barakeeyo aamiin
Maanta ustaad aad bad noga farxisay ee noo soo badi insha allah
اللهم اجعلنا من اهل القرآن،
Sheeku wuxuu egyahay amiirkii horee dalka qadar sheikh khaliifa bin xamad al thani
Mansha Allah
Illahaybhaydin barakeeyo
Aduunka qofkii quraanka dhagaysta ama akhrista ama dadka bara ama isaguba barta wuu guulaystaa aduun iyo aakhiroba
Abdiwali sxb marka hore jazakallhu kheiran barnsmij aad aan uga faidaystay ayaad shekha noo ga soodirisay waraysigisa sxb fadhi kale oo barnaamijkan oo kale ah noogu qabo shekha kheir allaha siiyeee
Ustaad abdiwali waad mahadsanid.
Runtii xog badan baa ka faaiday.
جزاكاللةخيرا❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
masha Allah tabarkllah❤
Qeebta dhalinta noogu soo roonaw wadna mahadsantahay ❤❤🎉🎉🎉😊😊😊 mr abdiwali khalif
Masha allah allah ha ku barakeeyo sheikh ahmed xaaji qaasim
Sheekh axmad
ilaahay hakubarakeeyo .
Masha allah❤ jazakallah kheyr shiikhanaa axmed xaaji qaasim iyo martigeliyaha abdiwali khaliid
jasakalah kheyr Eng.Abdiwali. miisaanka xasanaadka ilaahay ha idiinku daro adiga iyo shiikha. waxay ahay xalqad cajiib ah oo faaiido badan. fadlan noosoo badi podcast sidan oo kale ah
Mash allah allah ha xifdiyo sheekha
M.A SHEEKHA CODKII MACAAN WAAY
Jazaakumu laahu kheyran Sheekh Axmed iyo Sheekh Cabdiwali
Mnsha allah❤
Mansha allah sheekh axmad xaaji
Iyo c/wali alle ha idin barakeeyo
ماشاء الله تبارك الله
Masha Allah wax bdn ka faaiideey ❤️
Masha Allah ,Allah yaxfidakum
Maasha Allah, sheikhan markii ugu horesay aan arko waaye xikmad iyo cilmi badana waan ka faaiidey noo soo badi waraysida sheikhyada walaal. Mahadsanidin
MaashaAllah TabarakaAllah shiikh iyo adiguba waa mahadsantahiin
ماشاء الله بارك الله فيكم
MashaAllah xalqadan waan sugaayay hadda ayaan daawaday mar ay halkii saac dhamaatay ayaanba kasi waayay in badan mhdsnd adiga iyo sheekhaba miisaankiina xasanaatka Allaha idin kugu daro.
Masha.ALLAH sheekh saas u weyn oo hadane sidaas somalida dhexdeeda looga aqoon mawduuc uu cumar inshaar sameeyay dadka kasoo ogaadey ayaan ahy 😊
Ana sido kale wll imikan dhagaysanaya
Same❤@@abdilahiali6677
Podcast yada noocan noo soo badi ❤😊🥰💯
ماشاء الله بارك الله فيكم 😊
Mashallah mashallah mashallah
Masha'Allah Ustaad بارك الله
Cabdiwali khalif alle haku dhawro ee culumada inoo soo badi hadda kadib insha allaah
Maasha Allah ustaad
جزاك الله خيرا أخي الحبيب.
Asc maashaa’Allah
Maasha allaah ❤❤
Waxa hilmaamtay in aad sheekha ka codsatid aayaad qur'aan ah in uu inoo aqriyo
Maansha Allaah
Masha allah wlhi cilmi buuxa😊
Mansha alah
Mahadsanid ustaad
MashaAlh
M.a❤
Macalin maxamed ee sheikh wax soo barey ee hada Jigjiga jooga qof yaqaano muu jira masjidka laga helaayo ama magacisa oo dhameystiran
walaaa wuu xanuunsanyahay oo hadda waa hawl gab
ما شاء الله
Shekh axmad
Waa inaad Kenya noogu timaaddo . Umadana u faa idayso. Dad aan tayo lahayn oo dhuuni raacato ah ayaa naqabsaday.
😅😅
❤❤❤
M.a sobadai podcastiyadaan
Amiin
Aniga wali waxan xasustaa anigo yar o gobol kaimid kuna so bartay quranka qirada duuri, marki muqdisho hoyaday i gaysay dugsiyadi alxarameyn hostagayay. Macaliminteydi waxey igu garaci jiran markey i xafid sinayen xafs. sidi inan khalad aqriyay, Waxa umaleyn jiray macalinki hore inuu qalad iso baray, ayaguna iima sheegin iney qiraat kala duwan jiran iyo in ayaguba eynan aqon ma ogi. Mardanbe ayan ogaaday in aan laba qiro aqaano, macalinkeygi horena saxnaa😂
Waxaa ku heleen - oo dadka danbe intooda badan kula qabaan - Macalimiin lacag lagu siiyay xafsaha inee faafiyaan oo Qirada Duuriga dagaal kula jireen reer Khaliij inee yihiin ne ismoodeen oo aanan amaano diineed leheen
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sheikh Abdirashid Ali Suufi soo casuum plz
From omar inshaar
1/1/20/24
Eg sharaf iyo karaama korkaaa ha ahaato
Asc akhii waa Ku baahanahy 😊
San cml masjid ma jira oo quranka gbdhaha lagu baro free eh lcg ma heyste inan barta neh wa raba quranke😢
Meelo free ah ayaa jira ee xageed joogtaa walalo
Gmail kaa magac nin iigu qoran yahee nin maahi
53:00 kaas in uu ahaay nin quranka in uu badalo oo umada lumiyo rabo baa macquul aheed waayo dhowr meel baan ku arkay qur,aanka oo melo badan laga badalay
Masha allah
Maashaaallaah😅😅😅😅😅😅😅😅😅
Sheikhani xafidahullah wuxu u egyahay sheikh abdullahi ali jabir raximahullahu raxmatan waasicah
Maashalah aad iyo aad bey iskugu eg yihiin. Alle ha u naxariisto sheekha dhintey kan noolna Alle ha dhowro.
Intee kaala so xiriiraa
Asc wll ma ila soo xidhidhi karta pillz
Kuusow miyaa sheekhani
من لم ينفعك لحظه لا ينفعك لفظه
Maashaa allaah❤
Maashaa allaah
Mashallah ❤
Maashallah ❤
Maasha allh❤
Mashallhaa