4 taa calaamad aya I heysato waxa aan ka la kulmane waa xaaskeyda Hadii wan waco 3 jeer ila 4 jeer iga ma Qabato markasta is la xiligaasne igu ma soo celiso 3 saac kadib ayey I soo wacda wey I salanta wey ne iga tagta xaga walidkeyga maxa riiriso hooyadey walalahey Hadii hooyo aay soo wacdo xaaskeyda ka Qabato mar hore ayane Ku arkay waxa oo dhan maxan sameeya 4 carur ahne wey ii haydaa Hadii aan weydiyo xaga walid keyga ma wacday ma Ku soo waceen ii ma jawabto maxan sameeya ila taliya Aniga wax kasta wan u sameeya oo ay rabto
Laba kala wadan miyaa kunooshihiin. Haday jawaabtu haaa tahy waxaa laga yabaa in ay mashaquul saaid ah tahy ileen waayooho ilomo haystee. Waa haday qurubothy meshay kunooshahy. Hadii kale allaah ha garnsiiyo Waanga bowe .
Mahadsanid wll
Wallaahi waa sax
Xiise
Way ihaysada waa ruun mahasanid sxb
Waa run
Mhadsanid wll
Sida weye
4 taa calaamad aya I heysato waxa aan ka la kulmane waa xaaskeyda Hadii wan waco 3 jeer ila 4 jeer iga ma Qabato markasta is la xiligaasne igu ma soo celiso 3 saac kadib ayey I soo wacda wey I salanta wey ne iga tagta xaga walidkeyga maxa riiriso hooyadey walalahey Hadii hooyo aay soo wacdo xaaskeyda ka Qabato mar hore ayane Ku arkay waxa oo dhan maxan sameeya 4 carur ahne wey ii haydaa Hadii aan weydiyo xaga walid keyga ma wacday ma Ku soo waceen ii ma jawabto maxan sameeya ila taliya Aniga wax kasta wan u sameeya oo ay rabto
Laba kala wadan miyaa kunooshihiin. Haday jawaabtu haaa tahy waxaa laga yabaa in ay mashaquul saaid ah tahy ileen waayooho ilomo haystee. Waa haday qurubothy meshay kunooshahy. Hadii kale allaah ha garnsiiyo Waanga bowe .
Cilidas way jirtaa sxb mohamed iska samir
War anigu waa roonahay maba guursan umaba dhawaado dumarka waa nebcahay
Adiga u duceey xaaskaaga mashaqaysaa adiga matukata iyaduna saaso kle matahay
Kibirka kabadisey iyo koolkolida war caadi uladhaqan
mi