100 kun aad bay uyartahay runti, waxaa la rabay in tirada militiriga ay ahaato ugu yaraan 200 kun,waayo dal aan ciidan kufilan haaysan dal maaha gaar ahaan Somalia oo cadow badan leh
400,000,000÷100,000 waxay noqonaysaa =4000 doolar waa lacag aad u tiro badan marka celcelis lagu sameeyo 200 ilaa 5000 oo doolar iyo qarashka dawlada waa lacag tiro badan hadii si daacad ah loo maamulo
Hawiye kaliya ayaa bixiya please 100k Hawiye kaliya halaga dhigo kuwa kle goboladoda halagu celiyo
SHAQAALAHAAN FARMAAJO BAA WADA QORAY EE KUWII AAD SHAQADA KACEEYRISEEN IYO CIIDANKII AAD WADA LAAYSEEN LACAGTOODA XAGEEY KUDACDAA
Caalamkii lacagtii waa idinka jartay ee mushaar bixiya, sheeko raqiis ah baa meesha la timid.
Hurtaa waa labixin jiray
Dhiiqata nagalatay
Waa been waxaso dhan waxbadan ayaa ku hoos qarsoon
Konton kun shaqaale nadiif u shaqeeya wadanka kama jiraan .
Asc, Adeer adinku jeebkiina kama siidaan ee waa xaqqii ay shaqaaluhu ku lahayeen dowladda, oo waliba la musuqmaasuqo.wbt
Dawlada Dan Qaran waan ognahay in Ay dadaal wado ee Allaha garabgalo.👏🏼👏🏼👏🏼👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
SHAQAALAHAAN FARMAAJO BAA WADA QORAY EE KUWII AAD SHAQADA KACEEYRISEEN IYO CIIDANKII AAD WADA LAAYSEEN LACAGTOODA XAGEEY KUDACDAA
@ Farmaajo laftigiisa Shiekh Shariif aa noo keenay oo Shaqaalaysiiyey oo Nabaray kahorna cid taqaanay ma jirto.
Waxaad waxa bixin jiray markan marekana waa jartay gaajo gaajo dhashy baad tihiin oo ku nool caawin iyo dawarsi
Hawiye kaliya aya baxsha lcgtaas wixii dibada ka imaadana xasan baahane aya dhacay
Miyaad hawiya land labaxdaan
Maxaa sheegee beenlow. Waa qarisiin. Tuugo ayaa tihiin. Mushaharka waxaa bixisa Mareykanka iyo reer galbeedka. Waa sadaqo oo gaalada idin siiso beenlow. Adiga mushaharkaadi meeqa waaye sheeg!! Beenlow, Xamar unukaa leh cadaalaan Rabnaa
100 kun aad bay uyartahay runti, waxaa la rabay in tirada militiriga ay ahaato ugu yaraan 200 kun,waayo dal aan ciidan kufilan haaysan dal maaha gaar ahaan Somalia oo cadow badan leh
400,000,000÷100,000 waxay noqonaysaa =4000 doolar waa lacag aad u tiro badan marka celcelis lagu sameeyo 200 ilaa 5000 oo doolar iyo qarashka dawlada waa lacag tiro badan hadii si daacad ah loo maamulo
Warya hange hooyada was kala tag umada beenta waradka was
Lkn waxaad noo sheegteen in Hal bilyan iyo ka badan aad ku howl gashaan hadana 400 miyan baad shegeysaa Ma beenloow baad tahey. Hhhhhhhh
Lacgta inu isaga leeyahy buu ismooday. 100,000 shaqaala mishaar sinaa cid ogna majirto miyuu yiri!😅😅😅
SHAQAALAHAAN FARMAAJO BAA WADA QORAY EE KUWII AAD SHAQADA KACEEYRISEEN IYO CIIDANKII AAD WADA LAAYSEEN LACAGTOODA XAGEEY KUDACDAA
@AlikhadarAli nin walan weye. Shaqalaha inu kamid yahy ma oga.
Beenta daa tuugo xamar bililiqaysanayaa baa tihiin moriyaan
SHAQAALAHAAN FARMAAJO BAA WADA QORAY EE KUWII AAD SHAQADA KACEEYRISEEN IYO CIIDANKII AAD WADA LAAYSEEN LACAGTOODA XAGEEY KUDACDAA