CIIDAN XOOG LEH OO MAANTA LOO DIRAY JUBBALAND

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 дек 2024

Комментарии • 111

  • @FartunK
    @FartunK 7 часов назад +2

    guul ciidanka xooga dalka Soomaaliya ❤❤❤❤❤❤

  • @xasansiidii6656
    @xasansiidii6656 8 часов назад +3

    Maasha allaah ❣️
    Guul

  • @AbdullahiHalane-z4k
    @AbdullahiHalane-z4k 10 часов назад +6

    Muhiimadu waa in uusan ku dhimanin wiil soomaaliyeed .

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 9 часов назад +3

    Axmed Geeda-Naar Dhuxuleyste waa La Soo Qabanaayaa waayo Waa Kansarka Siyaasadda Somalia...Sc.

  • @Boqoldile1
    @Boqoldile1 11 часов назад +9

    Hawada waxaa maamula dowlada somalia cidanka meshii looga bahdo waa tagi karaan

  • @SaladoMohamed-o2g
    @SaladoMohamed-o2g 9 часов назад +3

    ciidanka masha allaha guulesta

  • @Cadar49
    @Cadar49 8 часов назад +3

    Wariye wanaagsan Mahadsanid ❤❤🎉🎉

  • @husseinyussuf7117
    @husseinyussuf7117 6 часов назад +2

    Soomaaliya Guul iyo Gobanimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 10 часов назад +3

    Allow guul sii dowlada Soomaaliya

  • @Shankharon
    @Shankharon 8 часов назад +3

    guul alxamdulillaah

  • @FadumoMohamed-x8j
    @FadumoMohamed-x8j 8 часов назад +3

    Cidanku isgarsiin gaara buu leeyahay

  • @AbdiqaadirXamiid
    @AbdiqaadirXamiid 8 часов назад +2

    Fadlan waankugu xiranahay sheegmaalinta iyo bisha

  • @cabdirisaqxusencali9409
    @cabdirisaqxusencali9409 11 часов назад +3

    GUUL ciidanka QARANKA 🇸🇴♥️💯

  • @abdikarimtiifow4405
    @abdikarimtiifow4405 10 часов назад +3

    Guul gobonimo Somalia 🇸🇴 ♥️

  • @abdifataahabas2619
    @abdifataahabas2619 11 часов назад +5

    guul dawlada somaliya

  • @AbdikarinAli-i8x
    @AbdikarinAli-i8x 10 часов назад +4

    Axmad madowe waa maxishoode nidaam doladeena aqoonin waana baxayaa toban iyo sadax sano Hal tuulo maqaban doladina waa hortaaganyahay sidaas laguma fiirsan kare waabaxaya soomaali uma shaqeyo waa adow shasheeye kaal ah

  • @nuuurcbdii
    @nuuurcbdii 11 часов назад +3

    🥺.. 🥺.. *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.

  • @Soomaaliweyn1
    @Soomaaliweyn1 10 часов назад +2

    Guul iyo gobanimo🇸🇴somalinimo🦅 xooga dalka cid hor istaagi karto malahan

  • @qawdhanahmed4895
    @qawdhanahmed4895 10 часов назад +2

    Warka aad sheegaysid xaqiiq naga sii

  • @ClqaadirAfay
    @ClqaadirAfay 8 часов назад +3

    4.5somali kadaya ❤❤❤❤

  • @diniodawaa1705
    @diniodawaa1705 9 часов назад +2

    Shalay waxaad lehed wala xiray waryaa ka xisho ciidan qaranka wariye

  • @salmaansomali5789
    @salmaansomali5789 10 часов назад +2

    Inta halkan madaxda ku caayo waaxarig 😊

  • @MohamedAli-pk5qv
    @MohamedAli-pk5qv 8 часов назад +2

    Xassan is a warlord, last 2 years nothing but war

    • @raashidiinabdullahi5583
      @raashidiinabdullahi5583 3 часа назад

      Dadka adiga o kle e shababka ah ama an dowlad nimo rabin sida shabab madowe o kle ayu la dagalaya wa nin somalia wax bdan. U qabtay runta ilahey marki la shego o akhiro iney jirto la ogyahay qabilna ilahey dartis an isaga deyno o dhan kasta wey iska cadahay

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 10 часов назад +2

    Raasgambooni waa in Antenno lagdhisaa sida ugu dhaqsiyaha badan.

  • @SomaliMaxamed-w9g
    @SomaliMaxamed-w9g 10 часов назад +2

    Somalia 🇸🇴

  • @husseinadanadan8606
    @husseinadanadan8606 10 часов назад +3

    Ciidinka.somaliya Guul

  • @bashirsheikabdibashircabdi2559
    @bashirsheikabdibashircabdi2559 10 часов назад +2

    Jubaland shabaab aya lagaxoraynaya

  • @MadmadNuur
    @MadmadNuur 11 часов назад +2

    Niyaw adiga. Warkaga beeno badan ayan ku arkey umada kaxishow bro❤

  • @AxmedDeeq-e2h
    @AxmedDeeq-e2h 11 часов назад +7

    Guul cidanka xoogga dalka🇸🇴🥰🥰❤

  • @bashirsheikabdibashircabdi2559
    @bashirsheikabdibashircabdi2559 10 часов назад +3

    Axmed madobe cid katabaryar miyaad garankarta?😂

  • @fatimasalad4555
    @fatimasalad4555 11 часов назад +4

    Soomaali Hamidoowdo Guul Guul iyo Gacmo Buuxa Soomaali Hamidoowdo

  • @ShirkaaraXuseen
    @ShirkaaraXuseen 11 часов назад +4

    😂😂😂😂 cunaqateeytii uu axmed madowe iyo kooxdiisa sheegaayeen wax magaratada ayeey ku marin habaab8naayaan isgaarsiinta shacabka jubaland ayeey ka jartay lkn ciidamada lagama.jari karo

  • @Maslaxabdiibrahim
    @Maslaxabdiibrahim 9 часов назад +2

    Guul xamse abdi bare

  • @CwaasicXasan
    @CwaasicXasan 10 часов назад +3

    Sidi isgarsin lagu geyn laha aya laga fikiray malahaa

  • @Sofia-ji2zj
    @Sofia-ji2zj 11 часов назад +3

    🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️😊😊XDS ALLOW DHOWR

  • @user-jk7kf5tg4k
    @user-jk7kf5tg4k 10 часов назад +2

    Guul iyo Gobinimo

  • @MustafhassaniAwiish
    @MustafhassaniAwiish 7 часов назад +2

    Cam

  • @AbdulkadirIssa-o2n
    @AbdulkadirIssa-o2n 11 часов назад +1

    19191 kusoodhowow hawiye iyo urusamaale gurguurte butlaan 😢😢😢oo isdiyaarineysa in ey marlabaad xamar qabsato guul

  • @OtaSheere
    @OtaSheere 10 часов назад +1

    Xooga dalka xooga dalka guul iyo gobanimo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦅🥷💪🐅🦅

  • @mohamuddahir5772
    @mohamuddahir5772 8 часов назад +2

    100😢🧐

  • @AbdulkadirIssa-o2n
    @AbdulkadirIssa-o2n 11 часов назад +1

    Gurguurte maaha madaxweyne soomaliyeed waa diciif tuug ah cashuurta xada qabyaaladayste jaajuus shisheeye u adeega gurguurte duli 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @MahadFarah-p2i
    @MahadFarah-p2i 10 часов назад +2

    gull gull jubland

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 10 часов назад +2

    Waa benta jalle

  • @IsmailMohamed-q2t
    @IsmailMohamed-q2t 11 часов назад +2

    Guul Ciidanka xooga Dalka Soomaaliyed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 2 часа назад

    Jubbaland halagu soo ceeliyo gacanta Somaliya.

  • @NasroCabdi-i7g
    @NasroCabdi-i7g 8 часов назад +1

    Beeen beeen tadaa ilaahay kabaq

  • @mahmoudmustaf8707
    @mahmoudmustaf8707 6 часов назад

    Hawiye ku duul jubaland. Guul irirsamale

  • @SahalAbdullahi-s3n
    @SahalAbdullahi-s3n 11 часов назад +1

    Axmed madoobe Jilib ayuu booqasho ku jooga si uu la tashi ula sameeyo madaxda shabaab😅😅😅😅😅😅😅

  • @omarali4265
    @omarali4265 7 часов назад

    Ha 😢la soo qabto Ahmed madoobe wuxuu u shaqeeyaa ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇪🇹 wadan ayuu rabaa inuu kala jarjaro sida somaliland iyo puntland

  • @HadiAbdiAbdullahi
    @HadiAbdiAbdullahi 10 часов назад +1

    Hoyada iyo somaliyat was

  • @Bulshodhamaanteed
    @Bulshodhamaanteed 11 часов назад +2

    Xabashida itoobiya iyo kenya hadii ee baxaan daba dhilifka argagixisada luuqyada ku xiratay dalka waa laga sifeena insha Allah 😂

    • @SharifAbdul-in3cu
      @SharifAbdul-in3cu 9 часов назад

      Laangaab Caaydiid baa waayey waxa uu adeerkaa Culusoow ku riyoonayo! Jubaland guul. From Gedo

    • @mohamedabdikadir5045
      @mohamedabdikadir5045 9 часов назад

      Muqdisho iyo shebaleeyoinka ma joogaan miyaa Alshabaab? ciidanka aad Raskambooni la aadayso iyada oo dano siyaasadeed wadanka in la xoreeyo ayaa muhiim ah.

    • @Bulshodhamaanteed
      @Bulshodhamaanteed 9 часов назад

      @@SharifAbdul-in3cu oromo urtooy adiga anaga kuwasno

    • @Bulshodhamaanteed
      @Bulshodhamaanteed 9 часов назад

      @@mohamedabdikadir5045 waxa qarxiya ayaba eh daba dhilifka luuqyada lagu xirtay argagixisada alshabab ee joogto jilib quudiyo waa arxan laawayasha kismayo xirtay

    • @SharifAbdul-in3cu
      @SharifAbdul-in3cu 7 часов назад

      @@Bulshodhamaanteed Soomaalida qabiilo kamid ah ayaa Oromo ah oo weliga Dhaqan iyo muuqaalba la wadaago, Hawiye ayaana kanid ah!

  • @aliguleed6748
    @aliguleed6748 3 часа назад

    Waa run awood umalaha iney duulimadyada joojiso

  • @IsmailAhmed-f2l
    @IsmailAhmed-f2l 5 часов назад

    Xassan dhiiqo ituu ka keeni Lacagtuu ballan qaaday muusiiyo hawiye oo bakhtiyay

  • @AbdulkadirIssa-o2n
    @AbdulkadirIssa-o2n 11 часов назад +1

    Maaha ciidan soomaaliyeed waa ciidan hawiye gurguurte 1991 kusoodhowow 😂 😂😂😂😂😂😂😂

    • @IsmailMohamed-q2t
      @IsmailMohamed-q2t 11 часов назад +1

      Qabileste qabyaalad Jana luguma taga Iska ilaali

    • @SharifAbdul-in3cu
      @SharifAbdul-in3cu 9 часов назад

      Mooryaanta akhlaaqda xun ee USC ee taleefoonada dhacaya ee gabadhii dagana kufsanaya Dhulka Daarood looma oggola. Jubaland guul. From Gedo

  • @IsmailAhmed-f2l
    @IsmailAhmed-f2l 6 часов назад

    Dawladnimo Duntaye talo waxay joogtaa Daarood; issaaq
    Anagu xiniin baanu isku haynaye ehelbaanu nahay

  • @aminsabe9102
    @aminsabe9102 9 часов назад

    WM Hassan sheikh Mohamud waa in uu Naga soo afjaraa Axmed Madoobe.
    Waan umahadcelin laheen MW Hassan Sheikh Mohamud hadii uu axmed Ina dhaafiyo hadii aanahay shacabka Jubaland.

  • @aadanaxmadmaxmuud1957
    @aadanaxmadmaxmuud1957 10 часов назад

    CIIDAMADU MA ADEEGSADAAN ISGAARSIINTA SHACABKA. MARKA LAGA REEBE ADEEGSIGA IN AY EHELADOODA LA XARIIRAAN .

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 10 часов назад

    JUBALAND BAA XAYIRAAD ADAG SAARTEY AAWEY CCB WAX WALBA WAXEY LEEYIHIIN WAQTI HORTA JUBALAND HA LA EDBIYO WAASAX RW INUU AMAANO CIIDAMAD SOOMAALIYEED WEYNA MUDAN YIHIIN WEYNA MUTEYSTEEN WAR WARKA SI WANAAGSAN U QOR OO DHEH KU SOO BIIRAY DHANKA DOWLADA

  • @FutoXar
    @FutoXar 6 часов назад

    Hanti rag iyo dumar waa in la dul dhigaa jubaland Yaa Daarood from Ethopia, Kenya, khaatumo, Puntland ina kiciya Axmed madoobe horteena lagu dili maayo USC dhulkeena siin mayno kaca

  • @user-abtol45
    @user-abtol45 11 часов назад +1

    Guriga axmed madoowe halaga burburiyo asaga cararaayo. Dadka haloo digo kadib hala duqeyo

  • @cadceed-wt5
    @cadceed-wt5 4 часа назад

    Gorgor mushaarkoda waa 400 dollar io dhadhac halka ahmed madobe manta u boqol dollar dhibay

  • @CshakuurDaauud
    @CshakuurDaauud 5 часов назад

    Qoriga maad iskaqaatadid

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr 7 часов назад

    Guul somalai

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 Час назад

    فوربك لنسألنهم أجمعين * عما كانوا يعملون)
    الحجر (92 -93).
    ( RABIGAA WAXUU KU DHAARTAY DHAMAAN
    INUU WAYDIIN DOONO WAXAY SAMAYN
    JIREEN ) Suurat Al-Xajar 92-93
    Wax wanaagsan iyo wax xun, wararka
    BEENTA AH SIDA MUQAALKA RUNTA KA FOG
    ADEER XUSEEN

  • @GediAbdulkadir
    @GediAbdulkadir 5 часов назад

    Waxay aniga ila tahay Axmed madoobe inuu iska tago

  • @CshakuurDaauud
    @CshakuurDaauud 5 часов назад

    Xoogaagii dowlada kusiisey ayaad kujahwareertey maskiin

  • @FutoXar
    @FutoXar 6 часов назад

    Yaa Daarood Gala dagaalka, Puntland wuxuu ufur furanayey inuu mashquuliyo ina kiciya

  • @IsmailAhmed-f2l
    @IsmailAhmed-f2l 5 часов назад

    Askariga maanta ka goostay j/Land barina waa guusanayaa waa dhuuni Raac

  • @diniodawaa1705
    @diniodawaa1705 9 часов назад

    Maamul shabab ah Ayaa hawo xiro karo maad noo keentay

  • @xasanxuseen1304
    @xasanxuseen1304 10 часов назад

    Maxaa loo soo ridiwaayay diyaaradahaasi.

  • @abshiralfa4611
    @abshiralfa4611 11 часов назад

    Puntland maxaa meesha keenay weriye ku sheegow ma waxaad Puntland umalaynaysaa maamulada xasan sheekh biilka siiyo siduu doonana uu ka yeelo

    • @ADIGAWAAYE
      @ADIGAWAAYE 11 часов назад +2

      Markaa tahay ruux sidaan u hadlaayo qaxooti ayaa ku tahay wadan shisheeye

  • @Shankharon
    @Shankharon 8 часов назад

    putlaan wax weyn kula aha waxaan muxuu yahay horta putlan ma rabna yaab dadkan 30no logu shubayey putlan iney tatahay waryaa taarikhdada so baro putland waxey agteyna ka aheyd nacaya ilmahaan waqtiga dagaalka dhashtay ey ka gaariwaayen tariikhda abkowgood iyo abuulkood ba waxan saas u hadlaayo qasaaro waxuna kaso jeeda imaamka abgaal hogamiyo yaahuu

  • @FadumoMohamed-x8j
    @FadumoMohamed-x8j 8 часов назад

    Awal ma mamulgoboled ba hawada xiran kara

  • @mardhaachennel450
    @mardhaachennel450 8 часов назад

    Hawiyaha malin caday wa qarwi karan balse u suro galimayso inay halkan awod ku yeshan

  • @adamsahal5155
    @adamsahal5155 4 часа назад

    Isgaarsiintu kama go,na raaskaambooni

  • @keyzibrownlive1896
    @keyzibrownlive1896 10 часов назад

    War odagan munafuqa ah hala so qabto

  • @MaxamedibraahimIbraahim-n9e
    @MaxamedibraahimIbraahim-n9e 11 часов назад

    Awalba hogamiye gobal awood lahay

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 10 часов назад

    Warya garweyn siilka hooyada hadalkas ushg kala tag umada beenta waradka was

  • @cadbdulaahimaxmamadxasan3074
    @cadbdulaahimaxmamadxasan3074 7 часов назад

    Axmed madobe waa laga gardaranyahay sabab asaga kaliya loo weeraraa oo sicid dani iyo muse bixi aan loo weerarahayn mise miskiin baa miska la fuulo leh

  • @almasahmedali3967
    @almasahmedali3967 8 часов назад

    Love 🇸🇴🇸🇴🫅✍️✍️⚖️💪💪💪👊🏻👊🏻

  • @ClqaadirAfay
    @ClqaadirAfay 8 часов назад

    Xogbukujoga axmedkasarakismayo

  • @oreymediaoreymedia7410
    @oreymediaoreymedia7410 7 часов назад

    Ciidankan ma ahan kuwo loowado dagaal ee waa ciidanki badali lahaa kuwa kenyaanka ah ee maanta kaguuray xero kutaal xuduudka kenya cidankan waa ciidanki waardiyeen lahaa xuduudaha dalka jawaasiista nalawadato magaca somaliyeed hamoodina inay somali yahiin waa oromo iyo kuwo la oromeeye

  • @CshakuurDaauud
    @CshakuurDaauud 5 часов назад

    Koley waad fashilantahaye

  • @qawdhanahmed4895
    @qawdhanahmed4895 10 часов назад

    Xaqiiq naga sii diyaaradihii oo laga soo dagayo iyo iyaga oo ciidan kii kale ee AXMED CIRAAQI ay soodhawaynayaan
    ITUS OO ITAABSII
    NAGA DAA HADALKA BILAASH KA AH EE

  • @CshakuurDaauud
    @CshakuurDaauud 5 часов назад

    Afka xasan sheekh ayaad kuhadleysaa weriyaashi uu xasan iibsadey ayaad kamid tahay

  • @_22260
    @_22260 11 часов назад

    Ma kenya baa kalahadshey

  • @Abubakaraligas
    @Abubakaraligas 11 часов назад

    M

  • @MahadFarah-p2i
    @MahadFarah-p2i 10 часов назад

    waa been

  • @IstarlinElmi
    @IstarlinElmi 8 часов назад

    Hawiya bahane ma uu xumida walba sacada waa wacala ogaadan hawiya bahane beenlow

  • @salatmuhumedmacalim5375
    @salatmuhumedmacalim5375 10 часов назад

    Beenaale hasan soo raac

  • @AliBare-y1c
    @AliBare-y1c 5 часов назад

    Been been unbaa sheegtaa

  • @SayidSadaad-np7zb
    @SayidSadaad-np7zb 10 часов назад

    Been waynaa

  • @CaashoMohomed-l2f
    @CaashoMohomed-l2f 10 часов назад

    Beenaale beenaale beenaale dhalay

  • @AbdulkadirAli-hi2nr
    @AbdulkadirAli-hi2nr 11 часов назад

    Q by n

  • @AbdulkadirIssa-o2n
    @AbdulkadirIssa-o2n 11 часов назад

    Rw xamse wixuu cunaa xaarka xasan gurguurte diciif 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 Час назад

    فوربك لنسألنهم أجمعين * عما كانوا يعملون)
    الحجر (92 -93).
    ( RABIGAA WAXUU KU DHAARTAY DHAMAAN
    INUU WAYDIIN DOONO WAXAY SAMAYN
    JIREEN ) Suurat Al-Xajar 92-93
    Wax wanaagsan iyo wax xun, wararka
    BEENTA AH SIDA MUQAALKA RUNTA KA FOG
    ADEER XUSEEN

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 Час назад

    فوربك لنسألنهم أجمعين * عما كانوا يعملون)
    الحجر (92 -93).
    ( RABIGAA WAXUU KU DHAARTAY DHAMAAN
    INUU WAYDIIN DOONO WAXAY SAMAYN
    JIREEN ) Suurat Al-Xajar 92-93
    Wax wanaagsan iyo wax xun, wararka
    BEENTA AH SIDA MUQAALKA RUNTA KA FOG
    ADEER XUSEEN