Waa edeb darro in la yirahdo Farxiya Kapayare waa ku faraday in aad dhahdan waa qalad gery wax. lagu farxo ma aho,qof kasta dhimanaya ,Allaha u naxaristo
subxan llaah illahy ha laga baqo illahy ha u naxariisto janadiisa haku irsaqo dhaman familka wallkey dayaxow samir illahy qalbigag Rabi haku adkeyo ducadad aya marqati ah in ay walashena ehelu kheer hayad ax ax
Barahan bulshadu waa xantii xaaranta ahayd oo live ah Qofwalba haku mashquulo tissa iyo ta aakhiro sugaysa qofna inu qof ku mashqulo wa caqli daro war barahan lakalaya wax murti leh inad qof ka shekayso murti maha war gaaladu si walba ayay ugu fikiren siday diinteena macaan ee islaamka ah ku waayi lahayd ilahay halaga baqo Allahu akbar
Barahan bulshadu waa xantii xaaranta ahayd oo live ah Ilahay aan ka baqno qofwalba ilahay aya xisabinayo qofna inu qof kle ku mashquulo waa caqli daro qofwalba tiisa iyo ta aakhiro sugaysa haka fikiro insha allah ilahay halaga baqo
War gabada gariyotay e naga husaso kada so Qadashada ad so qadanaso cunigan maxu aha Bismilahi war gabada fuse like share comment miya ku radinasa Ilahay ka cabso yarow maxa RUclips ayad na nacsisay kada waxad wad wado
Qof gof geeriyodey viewers ku raadsanaya iyo kuwa cinwanada beenta ah ku soo qoraya videos kooda ee clickbait radiska ah.Huma qadimun wa nixnaa laxiquun, kuli waa la wada dhimanayaa ninba maalintisa. Farxiya ilahey ayaa oofsadey marti la jecel yahay alaha ka dhigo ilaheyna ha u naxaristo anagana gadashed ilahey nama fidneyo. Ee umada lagu been abuuranayo iska joojiya somalay.
Xasbiyalaah farxiya kabo yare qof qalbi xun maaha
Waa edeb darro in la yirahdo Farxiya Kapayare waa ku faraday in aad dhahdan waa qalad gery wax. lagu farxo ma aho,qof kasta dhimanaya ,Allaha u naxaristo
Allahow oo naxariso janatul firdowza illahi hageyo farxiya Amin ya rabi 🤲🤲🤲
Illaahoow unaxariiso walaasheen,aamiin aamiin
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
انا الله وانا ليه رجعون الله ير حمها يا رب يا رب العالمين و الجميع المسلمين يا رب العالمين 🤲🤲🤲🤲❤️
Allaha hou NARISTO JANNATAL FIRDAWS HAALAAH AMINE ALLAH
subxan llaah illahy ha laga baqo illahy ha u naxariisto janadiisa haku irsaqo dhaman familka wallkey dayaxow samir illahy qalbigag Rabi haku adkeyo ducadad aya marqati ah in ay walashena ehelu kheer hayad ax ax
Subxaanalaah subxaanalaah marxomada iska daaya dhaman tiin allaha ha unaxaristo samir iyo iman allaha naga siiyo dhaman
Barahan bulshadu waa xantii xaaranta ahayd oo live ah
Qofwalba haku mashquulo tissa iyo ta aakhiro sugaysa qofna inu qof ku mashqulo wa caqli daro war barahan lakalaya wax murti leh inad qof ka shekayso murti maha
war gaaladu si walba ayay ugu fikiren siday diinteena macaan ee islaamka ah ku waayi lahayd ilahay halaga baqo
Allahu akbar
Allh u naxariisto janatul aclaa allh geeyo dadkaana allh soo hanuunsho😢😢😢😢
Allaah Allaah Allaah inuu ku Aaro ayaa fiican
War marxuumadda magaceedha dhigga. 😢😢😢😢😢😢
Barahan bulshadu waa xantii xaaranta ahayd oo live ah
Ilahay aan ka baqno qofwalba ilahay aya xisabinayo qofna inu qof kle ku mashquulo waa caqli daro qofwalba tiisa iyo ta aakhiro sugaysa haka fikiro insha allah ilahay halaga baqo
Aniga waxan dhahi lahaa qofka caanka aha dhib haysta wala raadsadaa farxiyo caan tahee inaa iskaga so tacsiyeyse ahayd
Soomaali ilaahay faraj ha u furo
War gabada gariyotay e naga husaso kada so Qadashada ad so qadanaso cunigan maxu aha Bismilahi war gabada fuse like share comment miya ku radinasa Ilahay ka cabso yarow maxa RUclips ayad na nacsisay kada waxad wad wado
Waa ay ku jees jeestay anaa dhageeysanayey umada dhan waay atkayeeen
Maxaa kabadalijartaa iskudir naagtaas farhiyaa manacablayso waa xiiqaysiin
Waxaan la yaabay qofka yaa dilay ilahey sowma dilin qof walbana wey sugeysaa gerida waa loo simanyahay
Amiin
Inalilahi wa ina iley rajioun mes sincères condoléances.
adaaka mida waxa views ka ku raadinaayo
Ilaahey dayax isna heesaha kaka saaro
Waar ilahey kaabaq o Farxiyo Been hakasheegin
Habo iska samir
Walhi qofka aad ugunecb tahay hadu dhinto ayaad kanaxaysaba ilahay kacabsada gabadha dhimatayna iska dhiga inalilah
Dadkaan malaga noolaa karo mana laga dhimankaro yaaaab walhi hada niishay waxba lagaa sheegaa.
Hadi aad dhimato lagu deymaayo waxle laga shegaa
waxaa layiri waxaan aheen mataqanuid miyaa wax waxaan doqon ka ayaa umada ka qabsado kan ehel ceshto dadlka malahan miyaa waa wax bilaa aqlaaq ah wlhi caro alle kugu dhacdey views ayaa meel xun kagaley kan
Fiyuus laguma radineyne rerkas lamaanihi qarnigey ahayen wa laysla jecelaa qoof kasta ka naxaay laysmana qireysiin e lamanaha wa layslaa jeclaa
Xoog miyaaa tacsiyeentaaa yaab waayay Taasi kkkk kabta cuqdada eey uqabaan mayara balaaayo
Qof gof geeriyodey viewers ku raadsanaya iyo kuwa cinwanada beenta ah ku soo qoraya videos kooda ee clickbait radiska ah.Huma qadimun wa nixnaa laxiquun, kuli waa la wada dhimanayaa ninba maalintisa. Farxiya ilahey ayaa oofsadey marti la jecel yahay alaha ka dhigo ilaheyna ha u naxaristo anagana gadashed ilahey nama fidneyo. Ee umada lagu been abuuranayo iska joojiya somalay.
War ninkan weyn wuxuu ku hadlayo kama fiirsanayo umadii ayuu isku dirayaa qof dhintay sidee loogu farxayaa fiyuus raadis bey kuwii ku waasheen mediyaha ayey ka gashay hunguri walaahi umadii somalidii wey waasheen
WARYA ARSAQADA QOF DHINTAY KA RADINAYSA ISLA XIISHO TUNBO RAAC JOOJIYA
Koow! Oo Dayax! Ma murursadaa?
Raxan wayn Ama Sheekhaal baan
Moodi jirey!!
Dayax waa shiiqaal walaal
Dadka aad kawaramayso iskaba daaye adiga ayaa qaldan waar dadoow alla haynoo sahlo mayti ayaa lacag laga dayaya waar youtouyadan ilaahay nacdal haku rido halkaasaynu maraynaa kuwaasa wararka inoosoo tabiya qofkii dhintay ayaa nabad waayey
Irsaqadiii aya meel qaldan ka gashay war xishoooo nacaladu kugu dhacday😂😂😂😂
Kani waa abgaal😊
Horta iyaduu ma u so tacsiyaysa
Snebkerda anigaa arkay tacsida waytaalay oo farhiya ay udirtay alaha unaxariisto qasabmaaha waxna kamagalin meelkaste kamuuqo waalagumuunabeelaa hora looyiri
Csw
Adiga. AARKA. ISKu. Magacaabay. AAR. Waxba. Kama. Ogid. Vidas. Ayaa. Ku. Dhaarta. Ha. Isku. Dirimè. Umadda. ISLaamka. Fayuuska. Aad. Raadineysid. MerL. QaLdan. Ayuu. Kaa. GaLay. Sheydaanyahow
Beenaale
Fayuuska. yaa. MeeL. QaLdan. Karaadineysaa. Bisad. Ayaa. Ku. Dhaarta. AAR Waxba. Kama. Ogid Umadda. IsLaamka. Há Isku. Dirimè. Hudhur Ayaa. Tahay