صلى الله عليه و سلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه و سلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه و سلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه و سلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه و سلم صلى الله عليه و سلم صلى الله عليه و سلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه و سلم صلى الله عليه وسلم
What a great production, I’m really enjoying connecting with my roots and watching high quality shows and films in somali as a Say Wallahi. Hore u socda walaalyaal, salaan from Mareekan 🇺🇸!
@@cabdiraxmaangoray3929 marba hadii aan iyada wax kusoo bartay kusoo shaqeeyey waxay ilatahay in aan wax ka faaiido mooye inay waxba iga nusqaminaynin.😅
ضربه بدايه قويه لأستان فريق المونتاج تطور تطور ملحوظ من إعداد إلى توزيع أسامي صوماليه أصيله ووضع ترجمه إلى القمه يا أستان أتمنى أن يوصل المسلسل إلى الفئه المستهدفة ونشر الوعي
Astaaneeey waxa seed u wadaan dee wah aaway filmkii Hayaan ee kamaaal😮 wlhi si xun bad noo la dhaqantaan hadaan nhay taageerihina halkaas ad ku gadheen. Ma beenba asxaabta
Wxa i faraxad gelinaya hab jilliinka dhalinta qurxda bdn, hadana Waan ka xumahay goobta lagu jilayo in dalkii uusan ahayn sidas in uu u qurux badnaado innga u diidnay! Taxane cajiib ah. Cilmi bdn laga baran karo. "Si weliba u wanagsan thy wanagaga dad baa kugu nici doonaa" 😢😢
Alxamdulilah in my family kinirka igabadiyeen. I was always been spoiled with 6 brothers and 2 sisters. Now I live alone I go wherever I want go no permission from no1. Come home 2. 3 a.m.
kan yaree muraayada sita e zhpka wnksn jilaya waaba laba wajiilaha la sheego bisinkoow 😂 wxy ahaataba film wakhti lagu bixiyey o aad u macn weyann m.a😮❤
Ku saliya nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad ( صالى الله عليه وسلم)☝🏻❤😥❤
The best 👌 Filim
ﷺﷺﷺﷺﷺﷺ
Scw scw scw ❤❤❤❤
Salalaahu caleyhi wasalam ❤️🙏
❤❤
صلى الله عليه و سلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه و سلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه و سلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه و سلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه و سلم صلى الله عليه و سلم صلى الله عليه و سلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه و سلم صلى الله عليه وسلم
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janalkeega booqato ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Thank you so much for the English translation! I’ve started to watch Somali shows so inshallah my Somali improves 😭🫶🏾
You guys are helping us diaspora out so much with the subtitles thank you!!
Damn they are speaking basic somali as well. You have a lot to learn
Afkaaga hooyo baro waa iga talo
What a great production, I’m really enjoying connecting with my roots and watching high quality shows and films in somali as a Say Wallahi. Hore u socda walaalyaal, salaan from Mareekan 🇺🇸!
Inta ku faraxsan inuu subtitles ku English yahay noogu wada bal aan waxna ka faa,iidne😂😂
Masha allah haaa waqti badan ayaa lagaliyey😂
Me🎉
Adoo somaali maqlaaya miyaad subtittle english ah akhrinee kkkk
@@cabdiraxmaangoray3929 marba hadii aan iyada wax kusoo bartay kusoo shaqeeyey waxay ilatahay in aan wax ka faaiido mooye inay waxba iga nusqaminaynin.😅
@@cabdiraxmaangoray3929sida wxa ufaido wll😂🏃♀️
Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😂😂😂
Waan kaaqadnay zxp😂
@@LiiCato-gg7dywaan kaa qaadey
Waan kaa qadnay pro 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😢😢😢😢
Ka qady😂
Wakaqadnay
Inta ku farxsan inay daawato caawa musalsalka daris like saar ❤️👍
I am so happy because this vidéo has a subtitle english ❤❤
The English subtitles for me😮😢😂😂It's perfect on POINT MASHAALLAH TEAM ASTAAN
Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar 💙
الخالق ❤💙💙
Love -na iso dheh walal mahadsanid😢
❤❤❤❤
❤
🤍🤍🤍🤍
Filimkan mudaan sugayey Astana waxaa ka codsanaa filmkan in ay dhax uga tagin oo dhaneystiraan 😢
Sii qurux badan aya lo jilay lona dubay filmkan❤️🔥
ضربه بدايه قويه لأستان فريق المونتاج تطور تطور ملحوظ من إعداد إلى توزيع أسامي صوماليه أصيله ووضع ترجمه إلى القمه يا أستان أتمنى أن يوصل المسلسل إلى الفئه المستهدفة ونشر الوعي
م تقدر تكب صومالي ي عزيزي
@@farhiashireabdiahmed7640 وش مضايقة منو ياأختي 🙂
الحمدالله اني افهم لغتك تسلم اخي ع كلامك جميل
انت عربي ولا شو 🎉🎉🎉
@@حنانشيخعبد انا صومالي وافتخر
Inti dhamaystay
Haboon
Arday
Hayaan
Wan salmaya is muujiya bal 😂😂😂
Wan kaqady 😂😂😂😂
Waa ikan lkn kan mid shidan iilama eka waa arkenabo
🎉 haa
🎉 haa
@@farduuscali5865waan arkenaa ilaa dhahda laga gaaro hadoo fiicn yahay
Amazing, the lyrics 👏 ❤
Wll iga daba gee imisa maalin soo gala😢
Afsoomaaliga fasiixa ah ee hadana dagan aaba ku heesta aniga. Good job Astaan.
Amazing step marona dhica fikrada musalsaka / shaxda subtitleka/Preparation team/photographers. Keep going ❤❤❤
❤❤❤❤.🎉 12:55
Astaaneeey waxa seed u wadaan dee wah aaway filmkii Hayaan ee kamaaal😮 wlhi si xun bad noo la dhaqantaan hadaan nhay taageerihina halkaas ad ku gadheen. Ma beenba asxaabta
May wlhi waarun
Wan wada bilawaney dhamadka noo balan ah inshallah
Hada nolano 😂
Musalsalka ugu shekada macaan somali sameyso weye thankfully astaan tv you deserve all somali people watching 👀 only astaan tv
Gacmaha ilhy haku barakeyo hadii aad janalkeyga soo boqato ❤
Kusali suubanaha scw
Scw
Amazing thanks Astaan TV film qurux badan codka camerada iyo walibana jiliinka good job🎉
Directed by mahad Qalax hormar wacn bn ku rajenaya❤❤❤❤ Abwe
The cast of Somali React are here manshallah 🥰🥰🥰
Astaan Hargeysa
Astaan muqdisho
Ayan ku heysta❤
Astaan neyrobi no
Intaan taxanahaan daawanayno fadlan Hayaan meel sii saara qaybtiisii labaad 😂
Anigu filim hablo kubadanyahy baan rabay wllhi waana ka arkaya kan💯
Ha sugin wa sidu udhamadey
Ayyy keygii baaku jira filmka guuled real name habiib sxb wanku wtaa nollow i miss you wlhi❤🎉
Horta mid yaa iga jaahil bixiya muuqaal waliba oo Somali ah commetiga uhoreeyo muxuu u yahay mid salliga nabiga like loogu raadsanayo iyo "aaway dadkii nabiga jeclaa" horta ma hal qof baa mise waa dhowr qof war yaa iga jaahil bixiya arrintan meel waliba iyo muuqaal waliba oo soomaali ah ee aan arko waa saas FACEBOOK, TIKTOK, RUclips, iyo INSTAGRAM wlhi waab yaabanahy ani.
Dhib maa kuqabta hadii lagu Soo xasusiyo sagoga nabiga aadana kusaliso malinki dhowrjeer scw😢
Waa like raadis
@@saabiriinmohamed3248gabadh hadalkeda madfahmin mxy like ugu radsanayaan bay kawada
Arinkaas ilama saxsana xaqiiq waayo nabiga jacaylkiisa loolama jeedo
@@mohyedinfarahhosh2346 Haa waa sidaa views meel xun kagalay somalida
Dadka caanka ah markey jilayaan filimka kuma heesti lkn dad cusub waa xiiseeneesaa makey filmka jilayaan 🙏
Kkk dadkan caan bayba ubadan yihiine😂
Hhhh waaxay gabdhuhu say u hadlayaaan😂😂😂 hadalada inay xifdiyeen camal u hadlayaan😂😂
Subtitleka in lagu saxo la rabaa noh😂
@@yaanyurtacidda3062 khabiir Netflix badsaday baa thy legend wax fahansan 😂
Hadalka wala xifdiyaa lkn sidada caadiga ah logu hadlaa hada qaabdaro wye iney mel ka aqrinayan cml ugu hadlayan
Wa khaladka kaliye jilaayashena marwalba ay sameeyaan wllhi
Wxa i faraxad gelinaya hab jilliinka dhalinta qurxda bdn, hadana
Waan ka xumahay goobta lagu jilayo in dalkii uusan ahayn sidas in uu u qurux badnaado innga u diidnay!
Taxane cajiib ah. Cilmi bdn laga baran karo. "Si weliba u wanagsan thy wanagaga dad baa kugu nici doonaa" 😢😢
Wlshy tiriig kuxizay qalbiyey aragaga wxa igu dambaysay maalintii jigjiga lagaa anba bixiyay qalbiyey aad ban ugu farxay aragaga hppti allah haku xiftiyo kuxise🥰💝💋💯🥺👥
Halkan waxa kasalamaya dhaman ardayda kootoyinka ah oo degankoda ama dalkoda mel kabaxsan wax kabarta kuwa raxan raxanta udegan iyo kuwa kelida udeganba gulaysta idin leyahay mustaqbal dher ban idin sugaya iyo guur kakaca jiifka iyo nolosha khiyaliga ah
That's the problems who face you when u left your country and this film it seems pretty good so conteneo it astan Love from somaliland ❤❤
“What’s the solution?
We can’t waste money on an empty room”
If I guess the story will start that point.
I hope we will enjoy the series 🎉
Tajo wayn ayan ka qaba in an noqdo jilaa kaceyl🎉
Amazing what a film ❤
Allah is one❤
allah is one❤
Astaan best somali series films interests of the people's i can't wait prt 2 coming soon insha allah 💯💯💯👍👍👍❤
The actor weeeeh guleed is handsome 😂😂😊❤
He's not single abaayo he's my cousin and he married a year ago
@@ahmedzaki11hassan68 Did she say she’s interested?🙄
Guleed! Amazing acting 💕
Awonderful Story💙👏🏻
Mashall Astana tv ❤❤❤
Wll idiko raliya waxa idika cosonay inanoso kordhiso🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤
Musalsal aan wada sugeyney ahaa🎉❤ Allow nabad noogu dhameey❤
Thanks for aztan tv next series with subtitle astaan❤amazing ❤
Inta ila jecleed musalsalka hayaat ismujiya🥰
Mel fiican ku goay wan uxiisay mariyo😢❤
Season malahaa mia wll
Season 2
@@NimcoMohamudChannel-gt7yh wu leyahay lkn lama so dhihin
Walaalaha 😊
Wey smaidey❤❤🎉🎉🎉😊
Actorka film waaa aniga sidaa ha loo ogaado😮😊
Nice wa ka helay acting 🎭 cajiib ah so bandhigten go forward ❤
Astaan Mogadishu 1
Astaan Hargeysa 2
Astaan Nairobi 3
Waa sidyy ukalaa waxan yihiin filimaantaa 😂😂
Only Astaan muqdisho wye mgaloyinka Lee lagu jiloya Kala duwan lee
@@king______diini2777 haa muqdisho ayaa laga leyahay💯❤
@@king______diini2777my mha only mgca unby wadagaan lkn waa kla shaqaale😂
😂😂 anu borama ku haysta😂😂
Waa film tayo ahaan aad u fiican proud of you guys 👍
Filim gabdho badan waan ku haysta ani😂😂
Me too😅😂
Man shall allah
Musalsal wuu dhaafay runtii lkn codka yara gaaban❤🦁🥳
Haa I thought it was only me
Earphones isticmaal
Waaaw next Series with Subtitle Astaaan TV 🎉
Miski❤❤❤
I need part 13
❤❤❤❤❤
Miski waa gabadh adag
Ninka kofiyada qabo abdishukri miya mise WA indhahayga❤
Yah
istaahil apayo wan kuu jeeclahy 😢
Waaaw
Aktarka filimka adidya roy kabor ayu uekyahy❤❤
Astaan filmada ay soo dayso waa cajib wllhi❤
Mi daa maxeythy musqusha kafakareysa 😂😂 m.a wlhi waa filim fiican
Amazing flm camera da. Jiliinka. Daaragtarka. Maasha allaaah. 👏👏👏👏
Ooof calek what a film🔥♥
Waw🎉❤Www 🎉❤
Was very interesting film plz xalqada lawaad Soo dayaaya isla cawa runtii wan kahelay keep going on
Best❤ video
Deriska the best 😂
Intee qof ayaa iga horaysa inta iga damaysana wn slamaya
Alxamdulilah in my family kinirka igabadiyeen. I was always been spoiled with 6 brothers and 2 sisters. Now I live alone I go wherever I want go no permission from no1. Come home 2. 3 a.m.
Mashallah they r good actors especially the girl 🔥
Flimkiinu ma wuxuu gudbinayaa in kala qaybsaman somalidu waaxay gabadha xidhan calamada qabiilada 8:19
bile tv flimka part Two Sameeyn Uyeela😂Waaba Bilaa Xaraarade
Tiriig waaba wax kale ❤😊
Wa xalda neirobi kajirta sidi musalsalki hyan Hanagu kla goyniina pleas🙏🙏🙏🙏
Wa nasiib xumo iyado ay Haboon Nairobi jogto inaa fillimkan lagu so darin o gabdho hadalkooda lafahmen no keentan😢
Nasiib xumida aad sheegtay adiga ayaa og waxa aad ka wado.
Lkn Gabdhuhu af-somali ayey Ku hadlayaan😏
Haboon gbdhahan mxe dheerthy
@@keivahmed972 kuwan hadalkooda la fahmi la,yahay Adine maxe dhertahy ledahy ma haboona kuwan gaaran
Anigo hada bilawy fahan sanhay waxa dhacaya musasal si an udabamyy😂❤
So far so good 👍
Abid kii ugu shidnaa the best ok 🎉
kan yaree muraayada sita e zhpka wnksn jilaya waaba laba wajiilaha la sheego bisinkoow 😂
wxy ahaataba film wakhti lagu bixiyey o aad u macn weyann m.a😮❤
Waa maxay qofta hadalkeeda
Kan mid aan la sii qabsan doono Uma ekaan ufilaahe good night🖐🏻.
Waa filim wacan saan Hada ka arkayo ❤
I can’t wait😂😂
Masha Allah filmka dariska keep going 🙏
TEAM ASTAAN ❤❤❤
We are waiting this New film 🎉
Wow amazing ❤
Wow Amazing ❤❤
Miski wan wataaa❤❤
Mashaa allah waqti ayaa galey Astan hampalyo part 2
🎉🎉🎉🎉 af soomali ayaa nagula shurakoonayan