Dhammaanba Akhyaarta waxaan ku baraarujin lahaa in aragtida xusuus qorka Marxuum Cabdullaahi Yuusuf tahay mid ku kooban qoraaga Buuggaasi oo aanay sinaba uga turjumayn aragtida Kanaalka #QAAMUUS. si kasta oo loo dul joogsan karo waxna la isaga waydiin karo qaybtan marxuumku eedaha culus ee uu ku soo jeediyey waxa ay nala noqotay in aan siddiisa ku soo dayno waana sida buugga ku qoran. Innaga oo aan waxba ka tagin waxna ku darin. Si kasta oo ay u qadhaadhahay in aan magacyo qabiil Kanaalka ugu baahino.
Waa Tariikh Tariikhduna Qadhaadh iyo Macaanba Way Leedahay Waxaana ugu Xiiso BadaN mida Qadhaadh Waxaanu Rajaynayaa inaad Nasii Wado Taxanahan Cajiibka Ah Alle Haw Naxariisto Col Abdilahi yuusuf Wuxuu Ahaa Nin qiyam Leh Nolol Adagna Soo Martay Mida Kale Zxb Qaamusow Peje ka Qamuus Ayaan Fariin Kaaga Soo DiraYe Maclumadkii igula Wadaag Dhibta Jirta Garanmayee Qoraalkagii Horena Reply Ayaan Maclumadkeygii Kuugu Soo Qorey Hadana Waan Kuugu Soo Qorey Hadana Waxaan Arkayaa inanay Dib usoo Baxaynba Qoraalkii Aan Kusoo Qoray ma Garankaro in RUclips Ogol yahay one Reply iyo in Ciladkale aniga i haysato

Wayhy qamuuz👋👐
halgan iyo guul
cabdilahi yuusuf iyo khalif ciise mudan alle ha u naxaristo dhmntod
Waa bakhtiyeen murtadiintaas
@@Suhayb1_4 Adiga murtid iyo khaarishba ah ee afka kla bax madaxda somaliyed alle ha u naxariis dhmntod
Halyey ayuu aha abdullahi Yusuf ahmed
Taariikh dahabi ah
Waa hagaag xaaladu meel xasaasi ahi ayeey gashay marba hadii reer reer dabada lagashay wariye maxamad maxamuud yuusuf mahadsanid
Qamuus Zxb Waan Ku Salaamay Wali Bugii Wax Maclumaad Ah igamaad Siinin Xidhiidhkeygii oo Dhana Waan Kusoo Qoray
Anna waan sugayay. halkeed iigu soo dirtay.
Majeerten iyo warsangali xaduudbay leyihiin
Waa nin iyo Aragtadiisa! Somali hadeynu nahay wax waliba waxan ku eygna ill Qabiil.
Wa ruun awees iyo caydiid wa wadashaqaynayen
Ilaahay ha cadaabo khaliif ciise muu ahayn soomaali wuxu ahaa ninkii sida south africankii calooshood u shaqaystayaasha ahaa baraha dhaafiyay
Reerkayga ma ahayn dheh soomaalinimada cidi kuma dirsane. 😂
@@Ahmedjib😂😂😂 soomaalidu qofkii aysan isku reer ahayn way habaaran Hala yaabin😅😅😅
Mid ka mid dabeecadaha qolada. Majeerteen waxaa ka mid jnay Taariikh been ah majir habaabina ka sheekeeyaan sida inay dhahaan itixaad iyo caydiid baa wada socday
Waa runtaa saaxiib aad bay u fikir qaldanyihin runti
Khaliif ciise waa niinkii diyaaradaha nagu garaacay hargeysa iyo nawaaxigeeda 1988
Waxba kama jiraan beenta Abdullahi Yusuf uu faafinayo oo ah in xiriir kadhexeeyay Gen Aid iyo ururkii Al-Itixaad. 1992 bilowgeedii Hadii aad xasuusataan Gen Aidid waxaa uu Buundada Araare kuqabtay rag Al-itixaad ahaa oo uu kamid ahaa General Mohamed Abshir Habaan. Kadibna waxaa mashed Abshir fakiyay Gentel man oo ay qaraabo ahaayeen …
U maleen maayo in Cabdullaahi warkiisa la rumeysan karo