Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo fagaare kula hadlay bulshada Wisil.
HTML-код
- Опубликовано: 26 ноя 2024
- Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews
VIVA E VIVAAAAA MUDANE MADAXWEYNE PROFESSOR XASAN SHIIKH WE LOVE YOU 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖❤❤❤❤❤❤❤❤💖💖❤❤❤❤❤💖💖💖💖💖💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
MAASSHA alaah GUULEYSTA reer galmudug geesiyaal🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💖💖💖💖💖👏👏👏👏👏👏💪💪💪💪💪💪💪
MASHA ALLAH MUDANE MADAXWEYNE PROFESSOR GUUL GUUL GUUL GUUL RUN WAYE HALEYSKA DHICIYO QAWARIJIINTA HALAGA SARO DHULKA SOMALIA
Geed yahuud waa ka.baqayeey
Xasan sheekh+ booqashadiisa jiidaha hore=super goal
🦁🦁🦁🦁🦁🦁🙋🙋🙋💪💪💪🦁🦁🦁🦁🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Bravo madaxweyne cadawga hadii laga sifeeyo galmudug fadlan dekeda hobyo haladhiso si dadku uhelaan naruuro! Nabadeey
Maashaa Allah ⚘️ ⚘️ ⚘️ gulaysta
Masha allah guul mudane madaxwene xasan sh maxamud
Mudane madaxwayne aniga waxaan ahay wiil dhalinyaro ah kasoo og shibta meesha eykabilaaban karto iyo meesha ay kudhamankarto waxaana garabtaganahay oon garasho iyo fikir kugarabtaaganahay maamulka soomaliwayn iyo jacaylka ay abuurayso hogaankan aad madaxa katahay mudune xassan sh m mahadsanid adiga iyo bulshooyinka somaliyeed ee wanaagsan aad iyo aad ayaadna u dadaaleysan guuleyta eebe hana dhowro hana nasiiyo guushiisa
Mashallah habalyo habalyo ilaahay hadin xafido amiin yaa allah
Masha Allah ❤ ❤❤❤❤❤Guul Iyo gobonimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Mashaa Allah madaxweeyne jir ee joog Allah ku xafiddo. Reeer mudug ha iska dhiciyaan khawarijta ee magaalooyinkooda ha xoreeystaan. Inshaa Allah waad ka guleeysaneeysaan.
MAANSHAA ALAAH MADAXWEYNE HASSAN SHEEKH MAHAMUUD WAA MADAXWEYNE DIINTA ISLAAMKA YAQAANO SHARAFTEEDA EE ALLAHA KU XIFDIYO INSHAA ALAAH
Insha Allah we will be stronger again 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️💙💙💙💙💚💚💚
Masha Allah xasan sheekh maxamuud guul iyo gawanimo dhaman umada somaliyed guul dhaman umada somaliya guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Nin walbaayigayigiisa ha xoreysto guul reer galmudug
Governo Sacad Saciid guuleysta aagiina waad difaacateen 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Masha allaah ilaahoow xafid mw xasan shiiq maxamuud guuleyso weligaa insha Allaah
Ascww mudan xasan shiikh maxamuud taageer oo garab istaaga Cobciye cooperative markaas baa tuugsiga shisheeyo ee caalamka laga bixi insha alaahu qeyr watoowfiiq reer cobciye cooperative ASC
Masha Allah mudane madaxweyne cadowga ilaah haka qabto umadda Muslimka ah.
Masha Allah mw dalka waxuu radinayaa Somali nabad ah
Hassan sheikh waa madaxwayne wanagsan guuul ban leyahay reer galmudug waa dowlad
Madaxweyn Hassan sheekh Hooyo somaliyeed oo qurbaha ku nool ah maanta Rajo aa na soo gashey Guuleeysa allaha ku xafado
Does gilin cidankeena i.a🇸🇴🇸🇴🇸🇴birmadle xassan sheik
Allaha dhawaro madaxwaynihena xoranta adwadan allaha inku guuleyo
Viva my madaxwayne
Allha ku xafido mudane madaxa weyne ❤️🥰
Geesi aan gamban madaxweynaheena xasan shiiq Allaha ku xafido 💯💪👌👌👌👌💝👏👏👏👏👏🤲🤲🤲🤲🤲
Maasha'Allah, madaxweeyne Hassan Shiiq waa arein wannaagsan in aad maamuladda Galmudug iyo Hirshabeele iyo shacabkooda macawiisleeyda u tagto. Waa dhiiragallin wanaagsan. Laakikn madaxweeyne Hassan Shiiq, make it happen, in aad u caqli celliso daanyeerta Hawiye ee isku fiirsannaya dagaalka lagullanjirro khawaarijta. U sheeg doqonimadooda. Tanjina maahan qabyaalad oo Somalidda kale ee caqliga leh waa eey fahmayaan in guubaabaddaads eeysan ahewyn qabiil, laakiin "the ends justify the means" si dhabarka looga jabbiyo argagixissada alshabaab wqx walba iyo jid kasta waa bannaanyahay.
Walee hassan Sheikha wa madax weyna tariikhdu xusi doonto waxuu ku dalxiisoya dhal aan madaxdi ka horeysay cag iney dhigaan iska daayay aysan ku fikirin waligooda mashaa Allah guul mudana madax weyn hadalka dambe xaradheero Aya no balana
Masha allah mudane madaxweyne ❤️❤️
Birmade xasan shekh radiyal allahu canhu
Waaka go,antahay inuu soo afjato khawaarijta
Alshawaab Oo uuka xoreeyo Somalia iyo geeska Africaba
MASHA ALLAH RER GAMUDUG GUUL GUUL GUUL HAWIYE WEYNE ILAHEY A NALA JIRA IYO ADUNKA O DHAN WA IN QAWARIJIINTA AL SHABAAB WA KIRIMINALO MAFIA GANGISTARO HALA LAYO HALA JAR JARO HALA GUBO WA JINI
🏆🏆🏆🏆🏆 guul mw xasan shiiq
Asckm masha allaah waaw alaha noo xafi
Cadowgaagu ha jabo Xasanow.
Inaad Shabaab sidaa uga hadasho waa waxaan ka weynay madaxdii kaa horeeysay.
Masha Allah Nola’s a
masha allah
Ciidanka xooga dalka iyo ciidanka xooga shacabka Guuleeysta amiiin?
🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤masha allah🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤guul
Gul gul somaliya
Waa wareey war sacadku waa dowlad hubka ey heestaan waxaa la Ii sheegay sacad hubka ey heestaan 43 Suug tiknikada ey heestaan xisaab malahan waxaa kaaga sii daran RPG ama baasukaha cadad malahan. Waxaan qirsanahay sacad siciid in uu yahay geesiyada hawiye iyo indhihii hawiye. Sacadow galmudug xureeya oo xarardheere imaada.
نحن نزل الذكر وإنا له لحافظون
Guul guul shacabka somaliyed
Well done mw h sheekh
INSHA ALLAH XARADHERE IYO ADAN YABAAL WA LAGA SARA QAWARIJIINTA AL SHABAAB KIRIMINAL MAFIA GANGISTARO KUFSADA HOYADA DHASHEY GABDHAHA LA DHASHEY GOWRACEY CARUR HALA LAYO QAWARIJIINTA WA LAGU JANO TEGA HALAGU SHIIHIDO
Somaliya we is raacday wena gulesatay wena guleesan dontaa insha.allaah halyeegena adaa ah mudane madax wene somaliyeey Aan illaashano aabahena somaliyeed
M.a madaxwayene
5 sano mugdi ah aya ina somartay i.alaah 4 sano kadib gaariga xamar kaqaado waxa kutagi doonto i.alaah ... hargeysa dalko nabad ah arga gixisada laga xureeyay aya imuuqdo i.alaah
Haa walahi saxix
Hampayo Gesiyada Somaliyeed, khawarijta Iyo Geed yuhuddaba dabajarra,si wadoyinka dhul bereydka kanaladii loo furo,Mdx Qorqor Mdx HSM Geedo Nabadeed beera.
Asc qaran,nimaa nadeeqdo allow qabiil naga kori.aa way xoogii dalka madax weyne pls dadka iyo dalka mideeh
Waa runtisa walahi shabab waa mas xaqiiqdi
Dadnimadii oo qof ah Mudane madaxweyne guuleyso cadawga ha jabo hala ciribtiro wadanka nooga nadiifiya isku duubni wadar ayaan kaga guuleysan karnaa ciidankeenoow gaashaanka haaya hore u socda 🇸🇴❤️💯🙏👍🦾
Maaasha alaaaaah mudane madaxweyne aad iyo aad u mahadsan thy na hogaami cadowga aan iska dhicino qawaarijta sxb ku jcl
Geeaiyadi somaliya e galmudug marhorey iska cirib tiren qawrijta waxka dhimana majiran guulsha waxagoda marwalba wayo intanba somali iayaga xoreyey nolada
waxaan lhubkii dawlada ayuu hawiye u qaybiyey
Adiga iyo kuwa kulamida ayaa dal kagatay
Ciidanka sacad saciid masha allah
War daanyeeryahow ma Sacad iyo Wissil ayaa nabad ahaaneeyso, hadii eeysan Baxdo, Hobyo, Dhuusamareeb, Guriceel, Baladweeyne, Buulaburte, Aadan Yabaal, Johar, Balcad Xamar, Raaga Ceele etc nabad aheeyn? War doqnyahay, hagrashadda, doqonnimadda, nacasnimadda, daanyeernimadda inta joojissaan dagaalka si shab ah ulla galla wallaalagijn, addinka oo qaddo xun iyo billad iyo lacag ka fakirreeynin. Hadii kalle, wacaddalla, waxbaa ka jirra in aadnaan Hawiye aheeyn. Facts.
@@casanova2450 Doqonow hadaan libinta la isku qirin wax lamawada qabsan karo. Ee Adigu xagee ka gubanaysaa.
@@abdiabdirahman3814 waxaan ka gubbanayaa dadka sheeganaya in aan isku cid nahay ee doqommadda ah. Dadka uu caqligooda yaryahhay ayaannka gubbanayaa. Dadka rabba in billad iyo lacag lagusiiyo in eeybdharafkooda u dagaallamaan ayaan ka gubbanayaa. Dadka dagaalo maalaayacni ah gallayay ilaaniyo 30 sanno, laakiin ka cagajiidayaa dsgaalkaan khawaarijta oo ah mid xaq oo jihaad ah ayaan ka gubbnayaa.
@@casanova2450!!!!!Horta marka hore intaadan Dan hawiye ka hadlin, Soomali matahay magacaagaaba ka shakiyee.
Kamsumu ka saare please dhula kaas aniga ku dhashate
hawiye isku tashada
hawiye inay is difaacan waaye maxa yeelay waa dhulkood dhibaatada lagu hayo marka kooxahan atgagixisad iyo dabo dhiilifka waa la cirib tiro
Mudane Madax weyne waa booqasho taariikhi ah waxeyna dhiiri galin u tahay ciidanka iyo shacab kaba illaahay idankiis guushu way dhowdahay waxaana inoo balana shabaab oo aan wadanka ka saarno.
😂❤❤ 0:44
Madaxwayne xasan sheekadaan mar horaa laga rabay inuu taagbaado furimaha lkn hadda yuu ka bixin ee ha dhex joogo ciidamada
Zuug-yada meeshaas yaal zuugag al-Shabaab gacantooda geli rabay iila egyihiin😥😥
HG poi@ habaar baad wadaa hoostaada lahel idanka rabi
@@johnahmedgeli9655
Sxb habaar ma wado lkn nimankaas jaanis gaad waaye anaa kaa aqaan, zuug meeshay ku arkaan waa il iyo aragti siday ku qabsan lahaayeen ayay xooga saarayaan!
Ciidamada gor-gor oo tababarkoodu sareeyo ayay hubka iyo gaadiidka ka xayuubsanayeen ee wiilashaan geelayda ah waan u yaabaa ayaga iyo hubkaas waa hadaan laga gaarin'e.
Maan.shallaah.10.sano.oodabe.noo.hay
Cagaweyne tuutaha hasiibin
Sacad diyaarad intaad sooraacday soo uguma imaan wisil . Maxa setbiyaano uga aamusantahy gurgurtoow
Mudane halabaaro guryaha maamulka hausameeyo tirooyin lagu garto guryaha dadkana faro halaga qaado iyo dhigaalo dharcadana hala kordhiyo hana laqoro dadyoow lahubo oo loofiirsadey sidaasna waa kaabayaasha nabada iyo guusha guud ahaan dhulkeena soomaliyeed
War khawajirta biriyahan maxaa faraha lugaqadhi
Xasan Sheikh asagaa shabaab ah. Baaris culus ayaa ku socoto. Walaahi bilaahi waa beenaale. Habeen walba villa somalia ayuu kula shiraa. Damul jadiid waa shabaab
Mudane madaxwayne jirid siibkooda waxaa kamid ah in aas aaska laga bilaabo oo laogaado qofka waxbarayo caruurta dhalinta ah iyo in ladabagalo barayaasha dhalinta waxbaraya waxayyihiin lana ogaadaa hadiikale dadkaas waysoo baxayaan markale mana dhamanayaan argagaxi sidaa daraadeed mudane madax wayne ilgaar ah halooyeesho dugsiyada wax barashooyinka kaladuwan ah waxaa lahelayaa dhibaatada in laqabto maxaa yeelay dhibaatada waxay kaimaataa waa fikir ama in dhibaatada laqabtaa sidaa daraadeed argagaxa awood kali ah laguma burinkaro ee waxaa looga adkaan karaa garaadka iyo in xaga garashada laga xiro meelaha wax lagu barayo loona xilsaaro caruura iyo dhalinta barayaasha waxbarayaa dad laogyahay maamulkuna saarey dowladana ay wax kubixisaa dugsida barayaasha hantida ay qataan sidaas ayaa hagaaga bilow wayn u ah mudane madaxwayne mahadsanid
Welldone madaxweyne horey inoo dhaqaaji ma tabar yarine 12m baa 5k tabar tiray suuro gal maahe ee dagaalka daacad ha laga ahaado
Kuwiixasandoortay xaabaalaha la inku aas balaayo unoqo mAdaxwayne tabarta ilaahay kaaqad wixiwadanka adigay kudeeqiwsyeen
Madaxweyne xasaan shiikh mahamuud adiga waad noshahay lakiin dadbadan o waxaa jiro dhintay nolosha kaliga maxad qabankarta
1991 miyaa lagu faanahayaa. Daaroodow xasuuqiini wax lagu faano ayuu noqday.
Daaroodka aad sheegeeso xageena bataati la cuno ayuu ka yahay ewalba yaman bad ka timideen yaman baa la idin celinayaa 😂😂😂😂😂😂
Garabkaaga alle ha galo
CADAWGA UMMADDA SOMALIYED WAA ADIGA DULLI YAHOW WAXAA TAHAY MORYAN XARAMI AH NACAL TULLAH TUUG TUUG DHALAY BAA TAHAY NACAL TULLAH TUUG TUUG DHALAY BAA TAHAY.
NAC NAC LOOMA BAHNA ISKA CELIYAA MORYANKA
Xarardheere Annaga Sacad saacado nagu qaadan mayso laakiin maxaa libintaydii dadkale u siisay Saleemaan Baxdo dhaafi layahay Joon iyo Odawaa maxay kuu agtaaganhiin ma igu sawir baa Saleemaan baa jagoon siinaysaa mudane Madaxwayne illayn dad ma kala baran
Abodaa somalia siyad bare ayakadhigaye adiga baqtii usujudee qaab maxad kaogtayhay
Nin walba wuxu dhaqal u leyahay Kama tanasulo gur furrow waligaba dacad iska dhig xaalkaga waan lasocona waxa layidhi dagug nijasi Kama dhamato adiga asal u ah
Yaac dheh Garguurte fuley waaye Helicopter ku cararilahaa wataa asu kuleyahay dagaalka gala walee Kani meel inamgeynayr rabi talo kufilan wajigiisa xat daacad kama.ahan dagaalkan waa Qandaaraaska ila wada watA odeyga Qoorqoorna waa fahansanyhy bahasha ee wiilashan masaakiinta yan la ohobin yaadhaho. TALO HASSAN DAHIR ookale ugajedaa meshan
Abdul Hassan@ Sidii habar 90jir ah baad guuxeysaa orodoo meesha isaga bax khawaariij inaa tahay weey kaa muuqataa nacalad baa dushaada ahee
@@johnahmedgeli9655 Waali Galmudug iyo buufis qabtaa awalba bilaash kudhaman jirtry beebta Garguurte iska ilalai maa kudhibeyso qashin waalan ahayd kudhamoow sidi daangadi kaligaa bucbucatide
Kkkkkkkkkkkkkkkkk
Dowladi qalocatay halgankaa lagashay maxa Ka heshay Marka, waa adiga baryootamayee
Dulliyahow naga aamus
Aayada haku ciyaarin gargurtow quraan,ba mataqanide maxaad u jajabin mad faraha ka qaadid
Adiga ba qol mugdi ah ku jira markaas nin jiida hore dagaalka jooga garguurta leedahay caqli yaridaa😂🤏
Dagaalka Shabaabka miyaad ka xanaaqday Qori sooqaado ee furunta imaaway waddanka aad joogto kasoo tag