kiiskii woo adkaaday meel xun ayu gaaray mamo franka maxkamda dahir calasow

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 окт 2024

Комментарии • 13

  • @SaamiyaHaibe
    @SaamiyaHaibe Час назад

    Wlhi wiilku wuu Uu Eegyahay Subaxanallah 😢😢😢😢

  • @اممحمد-ج8ط6ظ
    @اممحمد-ج8ط6ظ 56 минут назад

    WAA INKARAAT CAD QOFKAN ILMAHEDA INKIREYSEE BAL MAA FOOSI IYO AABIHII LAGA QAADO D N A OO LEYSKA DAAYABA NAAGTAN IYO INDHA CAADEYNTEEDA FADLAN XAQA HALA RAADIYO SOOMAALIYEEY❤

  • @geediali437
    @geediali437 Час назад +1

    Xaa waa daahir calasow suulasha qabso haladhohooya adaahida iyo aktoobarta ka toogta nin u qalma waaye

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 2 часа назад

    Ilaaheey baa xaqa og lkin mar hadii maanta aduunka DNA baa jirta
    Hagu Kala baxa

  • @fatal2340
    @fatal2340 2 часа назад +1

    Wiilkaan ay diidaysa waa u eg yahay

  • @axmedcabdi1680
    @axmedcabdi1680 Час назад

    Maba dhali karto odaygaan weeyn maxeey sanka ugalin faraqyada

  • @kafiyomuhumed1753
    @kafiyomuhumed1753 2 часа назад

    Wuu kuu egyahay

  • @YusufDagane
    @YusufDagane 30 минут назад

    Asc dahirow mamada haday diiday wilkeda xoogisa durka halagalo yaan laguxabeebin waa talo

  • @YusufDagane
    @YusufDagane 25 минут назад

    Asc daahirow mamada haday maskaxiyan uxanunsantahay udajiya wilkana magalkisa hagalo

  • @YusufDagane
    @YusufDagane 27 минут назад

    Asc daahirow mamada haday maskaxiyan uxanunsantahay udajiya

  • @LadanMohamed-z3s
    @LadanMohamed-z3s 3 часа назад

    Acudu bilaah maybe I am wrong lakin wiilka iyo hooyada waa isku san ,they have the same nose.😊😊😊😊

  • @queenabdi4319
    @queenabdi4319 2 часа назад

    Wiilka wlhy waa u eegyahy maxay u diidaysa tolow?😳😳

  • @mahadnuur1348
    @mahadnuur1348 3 часа назад

    Sanka jarerka ah ay qaree
    Kamirada maa tos uso gasho
    Naagtan kiiska waa ku cadyahy ninkan iyadaa dhashay waa xiqiiq wlhi