Cadawga Nafahooda | Innaga Iyo Ilmaadeeradeen Loollankeena...!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 178

  • @kadarmahmud9910
    @kadarmahmud9910 4 года назад +9

    Sahanka xogaha
    baraarujiye
    dhiiri galiye
    Xaqiiq tabasho
    Intaaba ugu kaly
    I love ❤ Sahanka 👍

  • @awoabdiqadir3490
    @awoabdiqadir3490 4 года назад +9

    نحن فخورين بك الله يحفظك و يطول بعمرك
    أخوي آدم خطر علي 👏👏👏👏
    وجعل في ميزان حسناتك

  • @mahedimohammmed4256
    @mahedimohammmed4256 4 года назад +1

    Walaha mahadsand

  • @Apdirahmanalpha
    @Apdirahmanalpha 4 года назад +1

    Wllky alleh haku barkeyo cillmi badan ii faaiidetseeh

  • @ibnhassaan5674
    @ibnhassaan5674 4 года назад +4

    Mulxidiinta mudo dhaw ayaan bartay, 2015kii wixii ka horeeyay qof Ilaahay majiro dhahaya oo indha adeygaas qaba hadana sidaasoo dhan Doqon uah ma arkin.
    Balse wax baan ka faaiday fadliga Ilaahay waayo waan baraarugay cilmi aanan hore u baran ayaan bartay marwalbana wax baa ii ifa Ilaahow mahadaa adigaa na sugay .
    Dagaalka annaga iyo mulxidiinta bal waxaan kala helnaan leenahay .

  • @mrpirate3020
    @mrpirate3020 4 года назад +1

    MnsheAllah Austaad Xaqiqoyinka Aad Daha ka Qadeey dhamantod way jiran Alle kuwi Qalbiyada ka midoba haa inaga dhigo Amiin.

  • @wajhudinsid468
    @wajhudinsid468 4 года назад +1

    Mahadsanid sxb hore usoco

  • @abdiqanigaafane1981
    @abdiqanigaafane1981 4 года назад +2

    الا يطول عمرك اخى🙏🙏🙏🙏

  • @cade3808
    @cade3808 4 года назад +9

    Sharfa kalaah ustaad aadan khadar cali

  • @wardaismail2064
    @wardaismail2064 4 года назад +1

    masha allah sida fican ee ad no bararujisid walal allena haka jazaa isiiyo
    dadka liketa deydaya wlal wax faida meshana feedback aya lagu talagly like maha

  • @adnodaahir4314
    @adnodaahir4314 4 года назад +12

    M.a ilhy haku dhowroh sida wanagzn oo aad taarikhda inowga shegeyso

  • @ayanleuniofficial2789
    @ayanleuniofficial2789 4 года назад +11

    Ilaahey Dartii like isiii

  • @mohamedcabdalegym3601
    @mohamedcabdalegym3601 4 года назад +1

    Zxpo noo wad illahy hkugu garab galee

  • @elzuper3061
    @elzuper3061 4 года назад +6

    Team sahanka xogaha

  • @dalmarsheikhabdi4697
    @dalmarsheikhabdi4697 4 года назад +28

    Qofkiii 1 aad aan maanta ahay like

    • @Suulcayn
      @Suulcayn 4 года назад +3

      Waxay kuu Taraysaa Wll

    • @abdurahmankader8619
      @abdurahmankader8619 4 года назад +2

      Wll alle haku barakeeye iska daa sidan

    • @dalmarsheikhabdi4697
      @dalmarsheikhabdi4697 4 года назад

      @@abdurahmankader8619 ok sxb

    • @dalmarsheikhabdi4697
      @dalmarsheikhabdi4697 4 года назад

      @@Suulcayn sxb waxba ii tari mayso

    • @Masdille
      @Masdille 4 года назад

      Marka Hore Allah ha ku xifdiyo Wlken Adan Wlhi Mid Sidaasa Ayaan Arkaa Waxaa Wada Hadii Hidaayad U Qoran Tahayna Alle Ha Soo Hadeeyo Hadii Kalena Alle Ha Diloo Naartii Ha Ku Fogeeyee Qaar Badan Ayuu Shaki Ku Abuuray Bilaa Imaana

  • @zupersavvy1
    @zupersavvy1 4 года назад +1

    Really Brother Allah bless you 🤲🤲🤲🤲🤲🤲😍😍🔥🔥😚😚😚

  • @axmedcabdi7117
    @axmedcabdi7117 4 года назад +11

    Mnshaalh wllky adan aad ayaa uu mahsiin tahy

  • @cimraandahir116
    @cimraandahir116 4 года назад +8

    Masha Allah wllo waa kanal kan wax badan ayan ka faidey runti waxana jeclahay inu runti aad uu kubco

  • @qadaafimadaxay1971
    @qadaafimadaxay1971 4 года назад +3

    Miskaxda rabi hakuu siyaadiyo cil miga aad noo so gudbiso jazakallaah wllky salan
    From JIGJIGA

  • @abdiazizgeedi8778
    @abdiazizgeedi8778 4 года назад +1

    Masha allah wax garad aya tahay oo cilmigisa ugu faideynayo walalihisa musliminta ah oo ku afka ilahey haku barakeyo bro

  • @Quranly
    @Quranly 4 года назад +6

    Mashallah 💗💗

  • @xirsicadaani4090
    @xirsicadaani4090 4 года назад +2

    ilahay haku dhowro

  • @barotaclinta6855
    @barotaclinta6855 4 года назад +7

    Mansha allah

  • @mariaqani5018
    @mariaqani5018 4 года назад +2

    Masha allh wllo alle hakaa abaaliyo wanaagyada aad dadka usheegtid

  • @princeabdulhakiimnani5609
    @princeabdulhakiimnani5609 4 года назад +2

    Alle hanagu hanuuniyo jidka toosan wll adna ajar iyo xasanaad aan lasoo koobi karin alle haku siio siina laba jibaar dadaalkaaga mhdsnd

  • @saahirlayl7882
    @saahirlayl7882 4 года назад +1

    Illhay cimriga cilmiga caqliga hakuu barakeeyo waad noohalgamaysaa wlle aad uqaali ah baatahay

  • @4ashkamalim637
    @4ashkamalim637 4 года назад +2

    Wa aqliqa nagamaqan kasomali ahan.wll Adam wad kumahadsanatahay bararujinta 🙏🙏🙏

  • @wadanidhabachannel2216
    @wadanidhabachannel2216 4 года назад +2

    Mncha AllaH Alle CiMriGa iyo caqli Ha kuu Siyaadiyo Wllo AadaM SaHaN Aaaameen

  • @sakiaxmed2238
    @sakiaxmed2238 4 года назад +1

    Masha allah wll

  • @apdifatahhapiip9808
    @apdifatahhapiip9808 4 года назад +2

    Aadan Khadar Cabdilahi Aadan sahan👑❤️Alle Cimriga haku barakeeyo

  • @nuribrahimabukar1662
    @nuribrahimabukar1662 4 года назад +1

    M. A xafidaallah walaal dhaaman muslimiinta

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 4 года назад +2

    AaDaN KhaDer cali جزاك الله احي

  • @liibaanali2843
    @liibaanali2843 4 года назад +2

    Jazakumul Allah qeer wll Allah ha kuu Xafido adun iyo aqero janatul fardowsa Allah nago kulmiyo

  • @abdisalaansiciid4816
    @abdisalaansiciid4816 4 года назад +6

    Mnzh Alh WLLOH ADEM

  • @soomalishow7204
    @soomalishow7204 4 года назад +1

    CaqLigah Alle Haku DaaYoH WaLaL🙏🇸🇴

  • @walhad6963
    @walhad6963 4 года назад +3

    Aad iyo aad masha allh walal 🤝

  • @fahadjaamac9150
    @fahadjaamac9150 4 года назад +1

    Hore usoco Allah garabkaaga

  • @iqramoallim
    @iqramoallim 4 года назад +3

    Jazaka Allah wll allah haka dhigo dhagahena kuwa wansama adine janadiisa abalmarin hakaga dhigo

  • @najibhies6586
    @najibhies6586 4 года назад +5

    Mzha alleh wllloH ilahy ha ku barakeeyoh

  • @abdiladifahmeddaud9670
    @abdiladifahmeddaud9670 4 года назад +3

    Nabiga halagu saliyo scw

  • @mohamedyare2942
    @mohamedyare2942 4 года назад +46

    Asxabta like ha ila dhafina waligey 5 like maheline

  • @sadaamabdi6102
    @sadaamabdi6102 4 года назад +2

    m.a

  • @shaqalecabdikariin1565
    @shaqalecabdikariin1565 4 года назад +1

    Mashaalh ustaad waxbadan aan kafaa iiday

  • @maxamedjama316
    @maxamedjama316 4 года назад +2

    Waa run aadanaw

  • @zakimuuse9995
    @zakimuuse9995 4 года назад +3

    Thnks wll aadnow balse magacaygu waa waa maanmaal blse waad iga ceysay

  • @nimcokoosnimco1683
    @nimcokoosnimco1683 4 года назад +2

    Wllo maxan waxkaa faa iiday wllhi sidan waxkaagafa iday macalin iyo cidkaletona ugama faa idin alle hakuxifdiyo wllo

  • @mahamudtimacade8894
    @mahamudtimacade8894 4 года назад +2

    Masha allh. Aadan

  • @aliqiyamahaliqiyamah8965
    @aliqiyamahaliqiyamah8965 4 года назад +2

    Manshallah......................
    wankutagernaa 💟🙏🏻

  • @Kaahiye
    @Kaahiye 4 года назад +2

    M.a horay u soco ustaad

  • @sadaamabdi6102
    @sadaamabdi6102 4 года назад +2

    adan sahan sxb ilahey haku dhowro wll adun iyo aaqirabo

  • @abdiasiissomali8339
    @abdiasiissomali8339 4 года назад +1

    Jaskalahu khayr sahanka xogaha hawl aad u weyn ayaad wadaa , illahay dartii ayaan kuu jeclaaday anoo ku aqoon.....

  • @Somalibanahay1977
    @Somalibanahay1977 4 года назад +1

    Waa wax Xqq Ah wlloh
    Ilahay islaamka Hamideeyoh
    Inta inaga maqana ha inoso hadeyo🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Annaatti
    @Annaatti 4 года назад +1

    MshaAllah
    جزاك الله خيرا يا اخي العزيز

  • @updyrazaaksomali2593
    @updyrazaaksomali2593 4 года назад +1

    Lapdi qarax ee horashima iyo nikizako noga zo hadal wall aadan

  • @hamoudyaya2904
    @hamoudyaya2904 4 года назад +2

    Yaya tank you

  • @husseinmursal7830
    @husseinmursal7830 4 года назад +2

    ما شاء الله جزاك الله خير حفظك الله وطال عمرك اخي العزيز آدم خطر علي.

  • @adamsurprise4451
    @adamsurprise4451 4 года назад +1

    Masha allah 👏👏👏👌👌

  • @zamzamibrahem9658
    @zamzamibrahem9658 4 года назад +2

    Masha allh wllkey jasaakallaah kheyr
    Horey u soco

  • @abdikanirashiidcali8101
    @abdikanirashiidcali8101 4 года назад +2

    Mansha allh tabarkalh allh ka ajar siiyo sida aad waxa nio fahm siisyay wll

  • @canabali4825
    @canabali4825 4 года назад +3

    Masha.allah.mahadsanid.macalin

  • @ahmedmohamedkhalaf7852
    @ahmedmohamedkhalaf7852 4 года назад +2

    Jazaka Allahu kheyr wll dadalka ad kubixineyso si aad umadada aqonta uga dhisto. Walal adan waxan ka codsanaya haday macqultahay inad ino diyariso taxana ah (xuruubu salibiyah) dagaladi islamka iyo Christiankana udhaxeye kuwodii ugu cansan

  • @mahamaddaahir5288
    @mahamaddaahir5288 4 года назад +1

    Masha allah aadan jasaakalaah

  • @faysalabdulahi7989
    @faysalabdulahi7989 4 года назад +1

    Mashaa allaah
    Wll aadan aad baan kuu salaamay
    Hal been ah maadan sheegine allaaha ha ina dhawrto...

  • @cumarsomane9738
    @cumarsomane9738 4 года назад +2

    Maasha allaah allaw ku xafid wll aadan

  • @qisaasknolasha7798
    @qisaasknolasha7798 4 года назад +2

    Kanaalka aan ugu jeclhy kanaalada Soomalida.

  • @maxamadhusein4161
    @maxamadhusein4161 4 года назад +2

    Wll shqo adag ayaaa heysaaa ee illhy haku garab istaago wxna ku leyhy mrna Haka daaalin inaad wx noo sheegtid

  • @mohmethlover.smedia825
    @mohmethlover.smedia825 4 года назад +1

    Thankz. Teacher.😘😘😘

  • @shabcanhassan7644
    @shabcanhassan7644 4 года назад +2

    Mcha allaH wllo illhaY haku sharfo 👏❤️ wllhi waxad tahaY qof an waxpadan ka faidaY o fikiro badan o qaldana iga badalaY👏❤️😘🥰🥰🥰

  • @apdirisaaqmaxamuud9998
    @apdirisaaqmaxamuud9998 4 года назад

    Aalle haku xifido

  • @cabdishakuurcalidaahiryuus5056
    @cabdishakuurcalidaahiryuus5056 4 года назад +1

    Diinta Islaamka ilaahay baa ilaashanaya , Qof walba oo muslim ah waxaa u wanaagsan in uu barto Diintiisa Kuna Noqdo Aqoon yahan .
    Ilaahay Wadada Toosan Hanagu Hanuuniyo.

  • @JIHEEYECHANNEL
    @JIHEEYECHANNEL 4 года назад +10

    Ilaahay dartii subscribe dheh si aad u hesho vedio yo ku anfacaya oo wax tar leh saxibayaal nagu soo biir❤

  • @zakifarhan1729
    @zakifarhan1729 4 года назад +1

    MASHAALLAH MAHADSANID AADAN ILAAHAY HAKU BARAKEEYO ZXP

  • @anasdheeg1703
    @anasdheeg1703 4 года назад +1

    M.A Hormar wacan sxb

  • @khadarmahamedmahamud676
    @khadarmahamedmahamud676 4 года назад +1

    Waalow Aay gaalo tashatey raabow Naaga badbadi isha alla like caman

  • @samatarabdirahman1189
    @samatarabdirahman1189 4 года назад +3

    masha allah

  • @zamriyeofficial9599
    @zamriyeofficial9599 4 года назад +2

    JazakallaH

  • @badrimohamud8111
    @badrimohamud8111 4 года назад +1

    Mansha Alaah

  • @اللغةالصومالية
    @اللغةالصومالية 4 года назад +2

    من شاء الله نبهتنا في تعليم دين

  • @hudahimillo4536
    @hudahimillo4536 4 года назад +1

    ALLE HAYNAGA DHIGO KUWO DIIN TOODA UHIILIYA DHAMAN TEENBA AAMIN

  • @darajaaleFilms
    @darajaaleFilms 4 года назад

    Iimaankaygii ayaad sii xoojisay Adanow ilaahay haku xafido walaal

  • @cimraandahir116
    @cimraandahir116 4 года назад +3

    Like uu badiiya waayo wuu faafaya waxuna garaya umada somalida oo dhan

  • @AnsaarCarbeed
    @AnsaarCarbeed 4 года назад +2

    Cajiib, walahi waxaad xustay meeshii ay u dhimatay.. waxaa intaa inoo dheer qabyaalada iyo qudhunkeeda oo inala gaadhay in aynu sanam oo kala ka dhigano. Waana dabar go,a somaliga lagu barbaariyay fikirka QABYALADA... qabiilku waa sharaf oo diinta ayaa in fartay balse waxaa damiin nimo ah QABYALADA iyo qaybinta bulshadda muslimka ah. Mahadsanid

  • @samatarsaxardiid5322
    @samatarsaxardiid5322 4 года назад

    Markii waan ku taageersanaa Laakiin waad iga dhimatey soomaalida aad u waalaneysaa aabahaa iyo awoowgaa ayey dileen neefyahow

  • @amiinhaibe
    @amiinhaibe 4 года назад +2

    Sharkooga ilaahoow naga qabo kuwaas

  • @salaxdinomohamedmohamed7663
    @salaxdinomohamedmohamed7663 4 года назад

    Manshalalah niyow wankutakersanahay

  • @sharmakemohamed5755
    @sharmakemohamed5755 4 года назад +1

    Walhi meel kasta waad ka tabataa wll aadan sahan

  • @abdurahmankader8619
    @abdurahmankader8619 4 года назад +1

    Masha alaah

  • @APDIMAN73
    @APDIMAN73 4 года назад +1

    Thanks

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 4 года назад +1

    mahadsanid adam wllo

  • @mohamedabdirisak9093
    @mohamedabdirisak9093 4 года назад +1

    waa runta wll

  • @cizhqiofficial7429
    @cizhqiofficial7429 4 года назад +1

    Masha allh

  • @harrykane2398
    @harrykane2398 4 года назад +2

    xaqa ilaahey hagaransiiyo umadeena

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 4 года назад

    Allaha kaa abaal mariyo sxb from JIGJIGA

  • @abdiqadiraliyusuf2242
    @abdiqadiraliyusuf2242 4 года назад +2

    sxb dadka waxaa mooda inay sii doorsoomayaan oo kasii tagayaan dhaqankoodii iyo afkoodii .

  • @abdurahmankader8619
    @abdurahmankader8619 4 года назад +3

    Wll like I saar alle ha Ku barakeeyee

  • @mohamedrashid1471
    @mohamedrashid1471 4 года назад +2

    Muuqaal Wal oo aad Soo galiso commentigiisa waxaan ku arkaa massege-yo an xidhiidh la lahayn muuqaalkan
    Tusaale ahaan :
    Waanu ka faa'iidnay teacher
    Like ii Sara
    Qofki uhoreeyay iyo waxyaabo la mida hadaba hadii aynaan waxba ka qaban Karin yaynaan sheeg sheegin ceebtena oo meelaha Soo dhigin

  • @calijaamac6240
    @calijaamac6240 4 года назад +2

    mnsha allh
    wllky hore u socoH❤

  • @hudamoha1778
    @hudamoha1778 4 года назад +1

    Walo qali hore uso Co alle hku ilaliyo

  • @xamsebulkaofficial18
    @xamsebulkaofficial18 4 года назад +1

    Alaw ku dhawr walal Aadan

  • @maryanahmed7395
    @maryanahmed7395 4 года назад +5

    Mashaallah walala Qaali mahad sanid ❣