challenge dhexmaray xamdi bilan abwaan geesi xaybaro iyo raxma dheeman
HTML-код
- Опубликовано: 12 ноя 2024
- Xamdi Ahmed - Xamdi Bilan
Dhamaan Umadda Soomalaiyed
Gaar Ahaan Asxaabtayda Sida
Gaarka Ula Socota Fankayga
Hadda Kadib Igala Socda Halkan
Xamdi Bilan Official RUclips Channel
My Facebook Page : / xamdibilan252
Subscribe / xamdibilan
Xamdaay inaan hees kuu dhiibaan
Rabaaye
Xagee kaala soo xiriiraa
Ii soo jawaab
From canada
Xamdaay sabadan aduunyada
Inta aad ku sugan thy
Meeshaad cagaha saartaba
Kuu sakhir ilaahoo
Nolol saxar lahaayn iyo
Niyad sami ku nooloow
Asc wanku salaamaa walaasheey xamdi horo usoco ayaan kuleeyahay abaayo adiga iyo walaashaa
Sey Xamdi iyo Bilkheyr u difaacayaan Xeybaro baan ka helay mashaAllah waa dad gob ah
Msh allh xamdi bilan iyo asxpteeda allha idin xafido cadawgiina allha jabsho ❤❤💓❤💘💘💘💞👍👍👍
Ustadka Funny wae Hamda bilan Horay uzoco Abya Party2 nozo zameya👈💋
XAMDI BILAN DADKA WAAD KHIYAANTAY MAAD LADTID ADNA KEEP GOING
Ana isara asxabey isma channel adontii Allah mahadsanid
Xamdi aad baan kuu salaamay
Fanaanad aan taageero
Qaadirkii ku uumaa
Qurux kuugu deeqoo
Qureeshtii hablaha iyo
Qalanjadoodii kaa dhigay
Mnsha allh
Abwaan 91 I baad gaadhay
Horumar wacan
Halkaa dedaalka kasii wad
Keep going
From canada
Ma.a walaashay aan jeclahay abwaankana alaha unaxariisto qabrigiisana alaha unuuriyo
Wcs team hamda bilan abwaan geesi heybaro boqortooyo isma qariso gebedh aan jeclahay jinkeeda hamdadeydah 🌹💋❤❣❣❣💋🌹🌹
Xamda bilan Wn ku salamay walshy qli Boqorada codka ilahay kuu bara keeyo codkaga wll qli
Xamdi waa Ku salaame dada adiga iyo asxabtaadha
Wadin slmy teamka xamdi bilan marka hore abyo xamdi warabay inakulaso xariiro abyo inteeh kalaso sooxarira isheeg xbbti
Waxa kuahay tagero numbea 1. Xbbti nolow intii nolol jirto abyo
Abwaan geesi wuxuu rabey Inuu kjiyaamo yusuf xaybaro
Lk hamda bilan way ka diiday
Inuu sidaas sameeyo
Taasi waxay ku tusaysaa
Dumarku inta badan inaanay waxbo
Khiyaamin ilaa gaaladana kudaro
Wadamada reer galbeedku inta badan
Dhaqaalaha iyo xafiisyada ugu badan
Dumar ayaa maamula waata keentay
Inay dhaqaalaha ku hormaraan
Allaah ha sharfo dumarkeena soomaaliyeed
Waithin salami asxbta hamdi billan. Very interesting film
Hawadaa ka tuurtay see u suubiseen acuudkee 😅🤣🤣😅
Xamdi biln iska jecly waligy hory usoco abyo
abwaan geesi heer bilcaamaha qiyaanto xitaa magaartay. lol keep it up
Keep going xamda bilan
Xamdi wnkutageera 100%
Xamdi iyo xaybaro
Fanaaniin aan taageero
Karaamaad iga mudan tihiin
ala beerka geesi wu qashay😂😂😂😂 ana ujeeeday markiii hore
Waxani challenge mahee kasoo fakara oo wax fiican keena
Hamdaay Yuusuf xaybaro Wuu keeni lahaa Caaga ayaa dhacay taasi Xaq maahin Hamdaay
Hadana iigu horeysa xamdi bilan chennel sis subscribe ayaa kuu saaray well done horay u soco
Msha allh walshy horay usoco lkn mesha iska hagaji cashan meel qurxan kusameyaaa vedio
Team hamdi bilan❤✊
Bilkhyr in ay kamarada ka dhuumato maaha. Taageerayaasheeda ayaan ka midnahay markaa challenge Ku dara. Codkeeda halka iiga baxay ee
Barakada iyo alwaaxa darbiga suran runtii waa walaac😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Waa saan waa khalad qofku kow haArko shaygu meeshuu yaalo intaan indhaha laga xirin
Xamda bilan waan ku salamey
100/100
😂😂😂😂😂😂😂 Abwan gesii sfcn indaha haloga xira 🚶🚶🚶🚶😂😂😂
aniga waxan ahay tiim hamda bilan codsi aan wataa oo ah yuu xebaro ha iskadayo afkisa erayga oo baray oo ah nacalat plz hadayo 🙏🙏
Hhhhh abwnka iyo ustad xebaro wy isla ogyihin 🤣🤣🤣🤣🤣
Wlhi qosol igu disheen lkn xamda billan kuheystay ayada mxa oga xiri waydeen abwaan😂😂
Xamdi adi maa kaa xiraan aan kagu qoslee
xamdiyey meshan waa laga dheer yahay majirto raxma dheeman ayaa kadheer
Part 2nosamy he❤❤❤
xamdaay naxris badnidaa qofyahy
Kkkkkkk funny walaahi
Geesi wuu ujeede qiyaanoole waaye wuuba jebiye
Wllay xamdiyey halkaan imaw walagu waayeye
SOO DAAWO HESTA CUSUB
EE NAJMA NASHAAD
JACAYL DOLLAR MA YAQAAN
2020 FULL SONG WAATAN 👇👇
m.ruclips.net/video/2KiW3uFX2Dw/видео.html
Xamdi bilan love abayo
Waan kusalaamay bilan wllshey qali
Abwaan camera manka miya camera woman
hamda bilan masha Allah 💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋
Asc
Wan idin saly
Hoor usoco dumashi
M,a👏👏👏👏👏
Waaw mshalh kibkoowin
Masha allh
Xamdi so xaas maaha mise anaa qaldan ninkeda ma in malinkasto nimankan sidan ula tagnaato buu raali uga yahay what’s that
Waba isaga dhag dhagayan
challenge gan wu qaldan yahy waxa la raby qof in la tuso mesha uu yaalo caagu kadib indhaha laga xiro oo la kaxeeyo kadib la yirahdo soo darbeey lkn qofkii indhaha aya ka xirteen wa kaxeyseen kadib caagii aya meel dhigteen muxu ka ogyahy halka uu yaalo inu gadaashiisa yaalo xita ma oga dib halogu celiyo qofka inu xisaab ku keeno aya la raba oo uu qiyaasto meeshii uu yiilay caagu lkn isago indhaha ka xiran hdii ad gaaca meel dhigtaan waxba ma qiyaasi karo markas ayu wacntahy tartanku
Hhhhhhh wlhi abwaan geesi umdeen maahan madaxiyaa nakal gooysay kulaah
Abwan Geeseey ciyaal black sea miyaa qiyaano badnaa
Very interesting challenge kkkkkkkkk wlh wankahelay hamdi dia horey usoco
Xamdi bilan iyo asxpteda sidaan looma sameyo qofka intan indhaha laga xirin ayaa caaga latusaa kadib indhaha laga xiraa waad mahdsantihiin
🤣🤣 waryaa madaxibaa nakala goyseen
Xidigta moqdisho HAMDI BILAN
Keep kowing
Abwan geesi khayaanooole Hhhhhhh
🤣🤣🤣🤣😍😍😍😍😍🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Masha allah
Boqorada codka iyo quruxda xamdi b
Xamdi bilan love ❤
waan kusarey abwan geesi kaga imid
👌
camera women ka aya dib ka sheegay arinta lkn wa kusii dheesheen bahasha
abawan gesi xamdi bar inay dadka love sarto
Waa idinka khaldan yahay qof wa latosa marka hore qofka oo xiran baa meel so dhigysaan cag
Waan idinka qaaday
Saabiriineeeeey saxaneey samawadeeey tu awEy yartayarta
JEMAADEEEY tanogasho qatraayEEy qiimobadan qarantaan cadayyareey yareydaanfaraxsaneeyfaceeda karooneey fariidad yaawaaYE, yartaanaa tanaaa ooridumaroo cadayyareey jEmaadeeey
🤣🤣🤣🤣
Subscribe ii saara wll waa codsi
Challenge aan cadi ahyn
Waaw
Khald weye qofku marka hore caga waa inusii arkaa
M.a
qiyaas dumaroo cadceedd shamsooy
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Gees
armeeshaanoo kale la iskuma xiro hadey dabaqa ka dhacdo ka warama waa halis
Qofku waa inoow ogadaa intaan indhaha lagaxirin meesha shayga uu yaalo
😂😂😂😂😂😂
Waxaan waa qiyaamo qofka marka hore waa la tusaa caaga kadib ayaa indhaha laga xidhaa waa saas ciyaarta
Puntlander abwan geesi sooraacay
Rr❤❤❤
Asc
The same time to get a good idea to
kkkkkkkkk😂😂😂😂😂
ani wn gaabanahy kulaha xamda bilan
Intii jecel xamdi bilan Codkeda like sara
Www💗💗💗 wali dumara
Iddyrt
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
walaal i saar aan ku saaree SUBSCRIB
😂
Kkkkkk
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Hhhhh
Kkkkkkkkk