Garmaqalka Racfaanka Rag loo haysto Dilka Arday- Maxkamadda Ciidamada.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 ноя 2024

Комментарии • 69

  • @CMR_1_1
    @CMR_1_1 Месяц назад +11

    Wlhi yarkaas sxpkee ayuu ahaaa ilahay haunaxaristo

    • @Cadar49
      @Cadar49 Месяц назад +4

      Ilahay samar hakaa siiyo hadaa taqaanay anigoon aqoon baan ka xumaaday ileen hooyaan ahay wiilal la mid ah baan qabaa wiil walbo oo maalaa yacni loo dilo weey i xanuunisaa wlh

    • @whosaisha3635
      @whosaisha3635 Месяц назад +4

      Allah yarahma your friend

    • @CMR_1_1
      @CMR_1_1 Месяц назад +2

      @@Cadar49 wlhi banoni isla dhelijirnay meelkasto isku raci jirnay talefankee sawiro uu iskaga qaaday ayaa ilaa hadda igu jiro habenka ladilaye xitaa way isoo waceen waa is racena idhaheen lkn waan mashqulsana haben ciid ehed oo cidda isku diyarinaye ilahy ha unaxaristo

    • @CMR_1_1
      @CMR_1_1 Месяц назад

      @@whosaisha3635 ammiiin wll

    • @Koyama548
      @Koyama548 21 день назад

      Allah unaxaristo 🤲

  • @nevergiveupallahwithyou9646
    @nevergiveupallahwithyou9646 Месяц назад +16

    Waa dhexe baan muqdisho mar tagey angoo jeclaa inaan iska joogo waxan dagana halwadaag salaada waxan ku tugan jirray masaajidka abuu hurreyra runtii waa dad wanaagsan reer muqdisho lkn ciidanka masaajidka aagisa jooga iyo guud ahaan ciidanka dowlada sidey u dhaqmayaan markan arkay muqdisho arinkaa darteed baan uga soo tagey waxan reer muqdisho Allah uga baryin Amni wngsn iyo ciidan akhlaaq leh .
    Waxan kale dowlada ka codsan lahaa inay masjidka abuu hurreyra keenaan aagiisa ciidan akhlaaq leh oo islaam u eg waxan arkay inay yihiin kuwa halkaas jooga ma tukadayaal food dheer oo dhaqan ciyaal suuq leh dadkana dhibba.
    Alshabaab iyo ciidanka dowlada waxa dil badan ciidanka dowlada
    Hdda wadanka kenyan jooga oo amni ahaan door bidey angoo dalkeyga uga soo tagey alshabaab iyo ciidanka dowlada oo dhiiga dadka shacabka labaduba baneystay.

    • @guleedhajjiabdiahmed8597
      @guleedhajjiabdiahmed8597 Месяц назад +1

      Waa runtaa sxb

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 Месяц назад

      Ciidan ka waa la dhibay waa laysku qarximaya 😢madaxa lagu dhufanaya 😢
      Dee iyaguna idin kala garan maayaan

    • @kd2528
      @kd2528 Месяц назад

      Ciidanka dowlada Al-Shabaab ka wax yeeleyn badan

    • @nevergiveupallahwithyou9646
      @nevergiveupallahwithyou9646 Месяц назад

      Shirkadaha private waxay shaqaaleysiistaan shaqaale wngsn quruxbadan xagga muqaalka anshaxa ku fcn amaanada ,ehlu diin ah.
      Sow ma fcna sidaas oo kale in dowladu qorato ciidan ehlu diin ah qurux badan xagga anshaxa aan food dhèer lahayn dadka dhibin.

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 Месяц назад

      @@nevergiveupallahwithyou9646 war iska aamu kuwaa is qarxinayaba yaa kaga dheeraya diinta qarkood waa xaafidul quraan
      HAbar fadhida lagdin u fudud Hora loo yidhi

  • @maxamuudjimale
    @maxamuudjimale Месяц назад +8

    B iyo D ma rabne qofkii qof dilo hala dilo 😢

  • @SabirSHacuur
    @SabirSHacuur Месяц назад +2

    Dhibkan oo kale wuu batay mid dhamaad ah alaha ka dhigo

  • @OmAbdikarim
    @OmAbdikarim Месяц назад +1

    Tolow Cali xalane miyaan ilaahay ka danbeyn oo aanu dhimaneyn subxaanalaah

  • @cabdiraxmancabdullahi-hn8hg
    @cabdiraxmancabdullahi-hn8hg Месяц назад +3

    maanta ayaa wax wanaagsan la sameeyay, dilaakaste hadii la dilo dalka nabad ayuu ahaan lahaa❤❤❤❤

  • @AGeddi
    @AGeddi Месяц назад

    Maxkamda sharafta leh 👏🏿👏🏿👏🏿

  • @SaadOmar-k9p
    @SaadOmar-k9p Месяц назад +2

    Taba cadalad uu aqanaa allah haa ku xafidoo General libaan Cali Yaroow .

  • @guleit89
    @guleit89 Месяц назад +4

    Balayo il laaty ama lug laatay

  • @myday144
    @myday144 Месяц назад +1

    Xalane miyaa wali qareen ahaan dad uqabsanayan Subxanallah 😢

  • @HooyoMcn-x2o
    @HooyoMcn-x2o Месяц назад

    Tiiirka iyaga o wada tagan illahay hana tuso danbiilayaasha o dhah

  • @Dr-Hashimi
    @Dr-Hashimi Месяц назад +1

    Waa ciqaab u qalanta danbigooda ALLAHU AKBAR

  • @msh984
    @msh984 Месяц назад

    Waxaa qalad eh in qofla maxkamadeeynaayo uu xirto oo kiyaalaha madoow

  • @marufyare3415
    @marufyare3415 Месяц назад

    Nooloow nooloow nooloow siyaad nooloow allow kuu unaxariiso. Waa aabihii umada soomaaliyeed wax. Loo. Dhigo la. Waa

  • @abdiqadirabdulahimohamed8970
    @abdiqadirabdulahimohamed8970 Месяц назад +2

    Qatatow hadaasodaysan markaluu naqatataynaya lasocda

  • @ayangorey6066
    @ayangorey6066 Месяц назад +2

    Mashllh gudomiye liban gul manaxayashan wilal somaliyed awoda dowlada u isticmalay cid isku diyarintodina ku badalay geri in ayakana la marsiyo wajibkodi

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 Месяц назад +1

    Qofkii dil geysta dil baa lagu xukumayaa

  • @mohameddalmar7061
    @mohameddalmar7061 Месяц назад +1

    Hortaa kuwa cab toyda ah oo nisa la sha qeyan maxey uga tirsan yahay ishega kuwa ficanne loo shaqa leysin karin ishega plz?

    • @kd2528
      @kd2528 Месяц назад

      Madaxdoodaa cabtooy ah

    • @mohameddalmar7061
      @mohameddalmar7061 18 дней назад

      @@kd2528 sx wlhi ben tada ma ahan?

  • @AbdisalanAhmed-qk6gu
    @AbdisalanAhmed-qk6gu Месяц назад

    Asc Warqareenkan asiga ma dadga waxa dilo muudifaaca 😅

  • @xabibomohammed2796
    @xabibomohammed2796 Месяц назад +1

    Nin wax dilay ayaan qiil uraadinaynaa waa qalad tiirka ayuu mudan yahay Sh.hasareeyo

  • @BartonLennon-j7m
    @BartonLennon-j7m Месяц назад

    Gulgowski View

  • @AbuuAsad
    @AbuuAsad Месяц назад

    Hadii 2da eedeysane midkoodna Dil geysan cirfiid miyaa dilad wiilka

  • @Djbabou1
    @Djbabou1 Месяц назад

    Ma cadayn karaan qoriga Xanadu ka soo dhacday 😂Aqoon la aani waa iftiin la aan.

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 Месяц назад

    Dadkaan ma afsomaliga ayaakuya maantadha marka marka marka marka marka uunbeyku hayaan

  • @NaimaMohamedAli-k6k
    @NaimaMohamedAli-k6k Месяц назад

    Wiilkaas yar xaqiisa haloo raadiyo

  • @kd2528
    @kd2528 Месяц назад

    Dadkaan dadka iska leynaya maxaa sababayaa is leedahay

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 Месяц назад

    Asc walalahay somaliyed malin walba dil xun ayad qof walalka somaliyed oo waxba kugu sameyn iska dileysin wa disheeyn idinkana dil ayey maxkamadu idin kuu xunkuntay tusaale hadu cadow idin so weraaro dhalyarti wadankooga difaaci laheed wa idinka nabadonkaa illahay ha unaxaaristo samir iyo iman qoyski iyo dhaman umada somaliyed illahay halaga baqo oo hala is jeceelado gacmo hala wada is qabsado walalahay somaliyed from Djibouti 😥

  • @englaabsalax1577
    @englaabsalax1577 21 день назад

    Odaygan madaxo cadaaday
    Maxaa daba dhigay garabna uga dhigay dadka Daalimiinta ah

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 Месяц назад

    Allaah ayaa xaqiiqada og lkn sidey ila thy wuu asiibay gudomiyaha

  • @AyubMohamed-bp3mc
    @AyubMohamed-bp3mc Месяц назад +1

    hala so tago maxkamada cidi uga mas ulka aheyd 1 horjogaha shaqada unug wa ay muqan wa iga codsi ka baxay

  • @kd2528
    @kd2528 Месяц назад

    Kan ookiyaalaha wato dadka waa dhameeyay😂😂

  • @DonaldClark-p1h
    @DonaldClark-p1h 27 дней назад

    Williams Frank Walker Edward Hernandez William

  • @saladomar8670
    @saladomar8670 Месяц назад

    Ninkan isha yaa ka ridey marka hore maxkamada la keenayey indhahisa ok eey ahayen haada nah il aa dhacsen

  • @MohamedJaare-bc9kd
    @MohamedJaare-bc9kd Месяц назад

    Maxkamda sharaftaleh in ey dilka ku raacdo tiihore xalane isaga dambiile maxuu ugu doodaa

  • @abdirizakmohamudelmi1194
    @abdirizakmohamudelmi1194 Месяц назад

    Mujrimkaan Ka quustay naxariisto ilaahay, wuxuu caado kadhigtay inuu Difaaca mujrimiin, wuxuuna kiciyaa Bulshada, sababtoo ah wuxuu Ku hadlaa hadalo aan sax ahayn oo markasta oo ay run umalayn karaa Dadka qaraabada la ah Mujrimiinta,

    • @abshiraliabdi6741
      @abshiraliabdi6741 Месяц назад

      Hhhhhh wlhi waad iga qoslisiisay lkn shaqadiisa ayaaba saas ah inoo udoodo cidii wax disho idanbigana ka baryeelo

  • @dulmididjamaalodaway4049
    @dulmididjamaalodaway4049 Месяц назад

    Cidanka dowlada ayaaba umadii qaribaayo yaan walhi

  • @AbdiqaniMawlid-mw1ls
    @AbdiqaniMawlid-mw1ls Месяц назад

    Ninka ciidanka la socday wax badso wax beel bey dhashaa bas heshay 3sano hore loogu xukumay hadana loogu badalay 10sano oo xabsi ciidan ah

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka Месяц назад

    Liibaan Cali yaroow cadaalad shaqo kuma lahan

  • @ayangorey6066
    @ayangorey6066 Месяц назад +1

    Bal wilashan yaryar ee xoga lo shektay arag wa duliyal waxan hala togto

  • @Xiisahamedia
    @Xiisahamedia Месяц назад

    Midka shuute 3 sano kuso xakumay 10 sano aya loga dhigay side wax u jiran 😳 mesho sugaye in 1 sano loga dhigo 7 sano logu sii daray

    • @abdikanijibril3860
      @abdikanijibril3860 Месяц назад

      sharciga ayaa saasa hadaad racfaan qaadato oo lagaa guuleysto xukunku wuu kuu kordhaa

  • @AhmedCabdimaxamuud
    @AhmedCabdimaxamuud Месяц назад

    Odagaan hg waa difaacaa AB waxow ku dodaa in latoogto 😂😂 miyaa kan qareen maaha sharibadda weyn

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Месяц назад

    tiirka yaqaan mooryaanta xata haday kabad baadan wain xabsi dheer lagu xidho oo an dadka an laguso deyn gacan kudhiiglayashan

  • @IsmaanCiilow
    @IsmaanCiilow Месяц назад

    War qofki qof dila hala dilo iska dawa warega naga daya umada wey dalen sidee cadalad ula hayen

  • @cumarxuseenchannel4732
    @cumarxuseenchannel4732 Месяц назад

    DILKA EEDEESANE DHAMAAN MEYSO ILAA MADAXDA QARANKA ILAA MADAXDA CIIDAMADA EE MAQLAAN FARIINTA SHACABKA KA SOGAARAYA EENA ISKA INDHATIRIN ?WAA MAXAY FARIINTA SHACABKA .WAA ASKARTA SOOMALI YAANAN LA ASKAREEN QOF BALWAD LEH IYO QOF QAMAAR CAYAARAYA .WAA HADII MAQAL JIRO ?AAD AYAA U MAHADSAN TIHIIN/PEACE ✌️

  • @Aaaaaaa-c7y
    @Aaaaaaa-c7y Месяц назад

    Yaab odaygaan asiga meel kasta ma gelaaa

  • @worldfoot1433
    @worldfoot1433 Месяц назад

    Datkan okale baladihi dowlada maxa kacodsaneysa😠😠

  • @CabdiyoCabdixasan-kq2oc
    @CabdiyoCabdixasan-kq2oc Месяц назад

    Kan siid cali ayuu wax uqaban wayey

  • @Deeqdeeqsiomarmohamed
    @Deeqdeeqsiomarmohamed Месяц назад

    waxaan la yaabaa markaan arko nin qof biniaadan ah nafta dhaafiyey oo ku dhahaayo loyar baan u ahay oo waan difaacayaa. wuxuu ku difaacaayo maxay tahay oo been ahayn? lacagtaasna xalaal ma tahay

  • @aminaaden-ox6ke
    @aminaaden-ox6ke Месяц назад

    odaygan jaahilsanaa

  • @AbuuAsad
    @AbuuAsad Месяц назад

    Cali xalanow xaq u hadal si cadaalad lohelo

  • @mofosman4426
    @mofosman4426 Месяц назад

    Dhagar qabayaal tuugo ah. Tiir ka ha la geeyo. Nacala umada dhibaaya ha laaga qabto

  • @yahyeomer6595
    @yahyeomer6595 Месяц назад +1

    Waxaa Nasiib Daro ah odayaal aabahay ka waaweyn in Arsaaqdoodii uu ka Galiyay inay Ku shaqaystaan Been Hada hadalkeyga dhuuxa BEEN iyo cadaalad daro ka hor imaanaysa kitaabka QURAANKA ah iyaga oo hadana at the Same time ku Andacoonaya in ay rabaan cadaalad diinta islaamka ah ku Salaysan marka hadii aan Qodobyada kala qaado waa labo Arin Tan koowaad inay been ku difaacaan dhibanahooda Tan Labaad waxay Tahay intaas kumaysann Eekaan ee waxay been Abuur weyn kasii sheegayaan Diinta islaamka iyo kitaabka kiis cad oo markhaatigiisii wata xataa tuhun iyo Aan u Malaynaa iyo waxay ila tahay maahan