ajfamily waa wiil edeb leh oo sharaf ku jooga social media hadii laga reebo dadka aan dadka nolosha u quurin inta kale wey jecel yihiin aj gabdho badan baa jacayl u sheegtay wuxuuna yiri naag kale ma rabo gabadhaan 12 sano baan is qabmaa iyadoo 18 jir ah oo bilaawday jaamacad baan jaamacada isku baranay ilmahana isagaa wada dhalay naagtaan asmo waxan u malaynayaa kuwii uu ku daadiyay in ay ku jirto ajfamily dad badan baa yaqaana
WALLAAHAY MAMMA MALYUUN WAA NAAG NASSAB AH DADKAAN REER RUclipsRKA AYAA BADNKOOD WAXA AY KU SHEKEYSO MAMMA MALYUUN SOO GAARI KARIN SIDA MIDKAN QABIILNA DHAANIYE KA AH HWIYE EE DAHIR DHUUSAYE IYO MIDKAN YAREE AJ MADAX BUUR IYO QAAR BADAN BAY KA FIKIR IYO WAYO ARAGSAN TAHAY MAMMA MALYUUN 😏😏🥰🥰
Subxanalah midkn markn wu washey warya leave this beautiful family aj iyo xaskisa ayaga carurta dhaley nagtan so ti qorgab ka sheekanasey so mhn aya xita wa benley iney so can baxdo imbeyrabtey ufff low life
Wiillkaan ej waa wiil aqlaaq leh ma aan arkin asgoo dad ku dhagen mar habertaan malyuun jey idin duufsan ayadaa nolosha ka dhacdey ee caruurteedii u caalwaayeen
Bisinka waa yaab walahi ruux Sweden joogtay sidey ku ogaatay beentooda soomaalida siday isku sulmin jireen bay reer to reer hadana dadkii cadaanka ahaa bay aaseen
Mohamed buskud waa balan you tube channel in aan ka xiro waxan qashinka ah xaasidiinta ah warkooda miyaa view ka radinaysa wlh bilaahi tolaahi waxan ku tusayna inaad ka shaleeyso just channel kaaga ku lumo ok waxad tahay selfish stupid immortal ok Ha is oron 8 bilood ka so wareegtay 1 sano wlh xaidnimada iyo ducufnimada qalbiga ku jirta baa shacabka somaliyed tus tahy laakin wad arki😂 jawaabteda ok
Qoorbaab Gabar ka been badan somali kuma jirto like saar video & susbcribe thanks welcome
Qoftaas ninkeeda iyo aabihiis kusoo caanbaxday.iska dhigtay qof dulman maaa ka sugee run iyo xishoon.
Adiigaba been a ku noshahaay adiigaaba maxa iskaaga dhiige niin😂ficaan ruun sheego😂tuug tahaay mahamed buskud adba
Waa been adagaa dhalay
Ilaahey umada haka qabto dumarka iyo raga fidnadaha ee bur brinaayo qossasaka somaliyeed alaahuma aamiin
ajfamily waa wiil edeb leh oo sharaf ku jooga social media hadii laga reebo dadka aan dadka nolosha u quurin inta kale wey jecel yihiin aj gabdho badan baa jacayl u sheegtay wuxuuna yiri naag kale ma rabo gabadhaan 12 sano baan is qabmaa iyadoo 18 jir ah oo bilaawday jaamacad baan jaamacada isku baranay ilmahana isagaa wada dhalay naagtaan asmo waxan u malaynayaa kuwii uu ku daadiyay in ay ku jirto ajfamily dad badan baa yaqaana
Waaa is qaqabsankartaan lkn ciyaalkayaga lamadhalin waa qalad Aj carurta asaga dhalay anagu naladhashay
Haddana maamo raxanwayn baa sheegatay ee runta maad ka sheegtaan 😂😂
Maxaad uga hadlaysaan reerka noloshooday Subhanallah war Dadka Amaan siiya
WALLAAHAY MAMMA MALYUUN WAA NAAG NASSAB AH DADKAAN REER RUclipsRKA AYAA BADNKOOD WAXA AY KU SHEKEYSO MAMMA MALYUUN SOO GAARI KARIN SIDA MIDKAN QABIILNA DHAANIYE KA AH HWIYE EE DAHIR DHUUSAYE IYO MIDKAN YAREE AJ MADAX BUUR IYO QAAR BADAN BAY KA FIKIR IYO WAYO ARAGSAN TAHAY MAMMA MALYUUN 😏😏🥰🥰
Naaya shaqo yelo away abahi hore heee naa ka dhamow AJ
They have no job! they insulted people for no reason l will shut down from the social media those who insulted people!
Naagtan naag fiican baan umaleynayay lkn howla aan loo dirsan bay gashay 😂
Allah lacageey karabtaa.
Asma dabinkii social media ayaad si fiican ugu dhacday, mama malyuunbaad gacal mooday. "WAAD KA SHEEKAYN"
Subxanalah midkn markn wu washey warya leave this beautiful family aj iyo xaskisa ayaga carurta dhaley nagtan so ti qorgab ka sheekanasey so mhn aya xita wa benley iney so can baxdo imbeyrabtey ufff low life
Buskud waxan dadka caynaayah ha so gelin channel kaaga
Walahi qaraar baa idinka qeylisiinayo naagahan 3da calool leh
Wiillkaan ej waa wiil aqlaaq leh ma aan arkin asgoo dad ku dhagen mar habertaan malyuun jey idin duufsan ayadaa nolosha ka dhacdey ee caruurteedii u caalwaayeen
Buskud wax fican so geli warka benta ah hasi bubunin wilkan wu shegay iney iskolka isku barten
Naag aan nafteedaba ka warhayn baa dad wax ka sheegaysa. !!!!!!.
Qofkii ceeb astura ceebtisa Alle ayaa asturaayo
Waa yaab maxaa family is jecel idinka quseya
Naag Cusubaa Tig Tog dalaq soo tiri oo Qoorgaab nagu soo gashay hadana reer bay ku dhegan tahay ninkaan ilmaha ma dhalin ku teh mashquul badanaa yaab
I think she doesn’t have job, she said I’m nurse . What does is doing at socail media
Wow that’s not her damn business
Waryaa dhaqan xumada jooji adigu waxkale soo gali youtubkaga maxaa ka qaldan malyuun habro waashay warkooda sidee u faafisa xaraanywhay
War ya alle yagan maxaa laga raba familkan haday isku farax sanyihin mah mah ba jirta dhahda gacantan gari karin wa la dhunkada
Kibirka kagaro edo
Naagtan ma xishoonayso beenlowada ah
War alle kabaqa oo Dadka Amaan siiyey
Bisinka waa yaab walahi ruux Sweden joogtay sidey ku ogaatay beentooda soomaalida siday isku sulmin jireen bay reer to reer hadana dadkii cadaanka ahaa bay aaseen
She’s reerbaadiyo getting into someone’s personal life like that
@@jasminej6281 she's also lying, the children are his. Qoorgaab in Laga qaldanyahaan umaleyn. Asma wax bay walaaqeysaa
Malyuun qaawanaantii iyo qaribnaantii maqabyaalad baay ku dartay
Qabiilkii oo socda weeye malyuun
The only number one pig fans
Maxaa kagalay nagahan dadkale oo is qabo habartan adunki kale dhan makaso xirmay waaa yaaaab 😊😊😊😊😊
Shirka bilisxaawaley maxaa ninkan dhaxdhigey
Malyuun dhaqn xumidi mawaax ku dartay qabyaalad
Dad keena shaqa la’aan tii ayaa kabatay oo maxaa ka galay family Kaasi iyo afarahoda shaqo la’aan tii oo lugalehe igadhahe 😂
Mohamed buskud waa balan you tube channel in aan ka xiro waxan qashinka ah xaasidiinta ah warkooda miyaa view ka radinaysa wlh bilaahi tolaahi waxan ku tusayna inaad ka shaleeyso just channel kaaga ku lumo ok waxad tahay selfish stupid immortal ok
Ha is oron 8 bilood ka so wareegtay 1 sano wlh xaidnimada iyo ducufnimada qalbiga ku jirta baa shacabka somaliyed tus tahy laakin wad arki😂 jawaabteda ok
A J wa saqid
maxaa idinka galay job less woman dadka haku mashquulina orda cibaadaysta
Akhas waar waxasi wa sheeka dumar
War naagtaan maxaa haya...qoorgaab bay qofkasta ka dhex arkataa
Hhhhhhhhh😂
Somali maxay ula yaabeen Sow ma dhici karto inaanu dhalin? FBI Somalida ayaa Soo helaysa hadii aanu dhalin waala keenayaa ee ha warwarina
Islaantan wyn firi waxee kuhadleso 😤
War Naagahaan Nolosha ayey ka dheceen Nin somali ah oo Raba malaha markaas ayey aflagaadeynayaan Raga somalida wa dhilooyin
Xaqiiq
War waxaaan been badanaa
Xoolo ayaad tahay meesha iskaga bax hooy
Buskut sgib aa ka so hartay wale social media wali batalo wayel kii iyo saqirki dhamantod tiktok jooga Chinese kii sameye somali unu walo rabay