MAGAALDI GUUMAYSTAHA LA DAGALANTAY Warsheekh 📍

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 252

  • @rashkaofficial6147
    @rashkaofficial6147 5 месяцев назад +63

    Dhulka somaaliyed dhamaan waa gooba u diyaarsan dalxiiska iyo qeyraadka balse amni xumo yaraa jirto weyna ka bixi somaali dhibaatada insha allah rashka rabshoole jowhar somalia❤

    • @ZakariyeMaxamed-vj5ot
      @ZakariyeMaxamed-vj5ot 21 день назад

      Inte moryan madaxi tahy malina haku fikirin mida inkasto naxrista mole laga marmin

  • @fathiahmed3970
    @fathiahmed3970 5 месяцев назад +26

    Somalidu waa dadka kaliya ee iyagoo wax dhisan kara wax loo dhiso ka dib dhulkooda lagu qabsado oo cadaymo Lagu helaa Xataa masaajidada ani Fikirkayga Haraga geela wax inoogu dhisa si aynaan muran ba U gelin❤❤❤

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 5 месяцев назад +3

      Waan kugu raacsanay lkn maxaa inagu dhacay qarnigii 21 aad ayeynu i s dilaynaa aduunyaduna waxay ku jirtaa tartan

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 5 месяцев назад +2

      Maansha Alaah dhulkeenu waa barwaaqo

    • @fathiahmed3970
      @fathiahmed3970 5 месяцев назад

      @@jamalskp7280 meel laysku dilayn ma jirto Aduunka Wllky

  • @Yeberowosman57888
    @Yeberowosman57888 5 месяцев назад +37

    Mahadsanid sxb maaweel reer koofur waa ka gaabiyeen barnaamijyadaan oo kale tiktok bay niikinayaan

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 5 месяцев назад +1

      😂😂😂😂😂Naga qaley.

    • @user-wl1xz7hl1v
      @user-wl1xz7hl1v 4 месяца назад +4

      Horta waa edeb darantihiin Haddad reer waqooyi tihiin ilmaha yar tiktok jooga baad dartooda noo ceysaan habeen iyo maalin meel aan ku niikino majirto tan dhulka Haddee rabaan duubi mayaan horta xaa niga galay dad dhaqan xun baatihiin ka dhaamada reer koonfur tan kle Somali o dhan intooda walan baa niikiso maxaad koonfur oo Kaliya u hadal heysaan baqtiyahoow

    • @jamilanor653
      @jamilanor653 Месяц назад

      ​@@user-wl1xz7hl1vIs daji ree waqooyi waa war kululyihiin, xuman kama ahane say ila tahy😊

    • @darishore814
      @darishore814 Месяц назад +1

      Waa nagu dhacday taas, aan qaadano been maahan wali ma arkay RUclipsr Reer koonfur ah oo quruxda dhulka ilaahay na siiyay soo gudbiya. Kuli waxe ku maahquulsan yihin prank iyo challenge iyo siyaasad iyo cunto lagu tartami iyo niiko.

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir Месяц назад

      ​@@darishore814 madawado iska dheh ee ma arag hadhihin ilhaan daahir imisay sogudbisaa kuwano kle

  • @hakemaali5055
    @hakemaali5055 4 месяца назад +14

    Masha alah nin rageed DHULKII SOMALIYED oo dhan ayaa na kala barteen Adiga iyo saxibkaa, noolada ind❤❤❤qurbaana dishoday 😢 warshiikh igeey 😅 war sheekh ma ihi rer burcan ahay, lakiin ilahay ha xafido dhulka soomaliyedo dhan

  • @user-nj7uu4zv9i
    @user-nj7uu4zv9i 5 месяцев назад +43

    The best RUclipsr maweel ❤ 200k 🎉

    • @fahadyussuf1229
      @fahadyussuf1229 5 месяцев назад +1

      🌧️⛈️🌩️🌨️❄️💨💧☔️☂️

  • @Intisaamofficial
    @Intisaamofficial 5 месяцев назад +18

    15,341 ayaa fiirsaday bal maxee kadhibee hadii like 👍 dhag ugu siisid ileen waa walalka oo juhdi galiyay waxaa like ta ugula orodiin ajanibta oo hal hees somali soqadan war is caawiya maryoleey

    • @hothen777
      @hothen777 5 месяцев назад +2

      Wll dadkenu waa xaasid waa lagu dawanaya bes walagasi tagaya qofka juhdiga intaa leeg ku galiyey uma muqdo alxm aniga gacantaydu way u furantahay

  • @seed3966
    @seed3966 Месяц назад +3

    War baabi iyaa calaamadaha gumeystihiii aasaartiisa burburiya halgamayaashii soomaaliyeed usameeya😮😮😮😮😮

  • @ayaanmohamed154
    @ayaanmohamed154 Месяц назад +3

    Gumaystuhu wuxuu warshikh udagay quruxda iyo nimacada magalada taal waan imaandoonaa iinsha allah waxanba kahay biyaha bada say nadiif utahay waana dagi doonaa kaluun raqiis ah allow wadanka noo hagaaji dadka soomaliyeedna quluubtooda murcad isku mari thanks for your sharing Maaweell wll beautiful information ❤❤

  • @Hmmmm501
    @Hmmmm501 5 месяцев назад +10

    Mahadsanid inaad nala soo wadaagtay dalxiiskaaga quruxda badan masha allah inaad soo raxeysatay ayaan rajeynayaa❤

  • @aminoosman8652
    @aminoosman8652 29 дней назад +1

    Ilaahow.dalkeena quruxda badan noo badbaadi yaa Rabbi❤

  • @ibrahimcabdullahi3339
    @ibrahimcabdullahi3339 5 месяцев назад +14

    Warsheikh

  • @daimentraymi7962
    @daimentraymi7962 5 месяцев назад +8

    Oman/portugal nama gumeesan, meeshas waxee eheed ganacsiyaasha aduunka ku kulmaan. boqortoyada hiraab aa ka tali jirtay.

    • @fariida6236
      @fariida6236 Месяц назад +1

      War ninka uma dhalan deeganka miya maxaytahay tariikhda qalad ka ah ee gudbinaayo

  • @maqoslemaquuste9089
    @maqoslemaquuste9089 5 месяцев назад +2

    Laami in lasaaro wadada warsheeq iyo muqdisho isku xirta ayaa fiicneed si dalxiiska iyo maal gashato badan u yimaadan magaaladaa

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 5 месяцев назад +4

    Dhulka AB niyaa mahan tolkeyga ❤❤ cadale tag waa mel Aad u qurux badan xeeb iyo geedo cadi ahen wali ah ku yalaan sxb

  • @user-hw6qc8ps4d
    @user-hw6qc8ps4d 5 месяцев назад +2

    Maa shaaa allah
    War muduloodow ka faaiideysta
    Magaalooyin xeebeedkiina faraha badan ee barwaaqada ah ku
    Wanaagsan dalxiiska kadhista
    Goobo dalxiis oo aad u qurux badancsida hotelo guryo
    Darjiinooyin si aad ah u qurux badan oo maalgashads Amaankana sare u qaada si
    Umadda Soomaaliyeed oo
    Dhan ay ugusoo dhiiradaan
    Uguna soo dalxiistagaan
    Lacagta aad debedaha ka
    Raadineysaan dhulkiina ayey
    Ceegaagaan ceelashii & beerihii
    Lacagta laga gurto intaba
    Ka faaiideysi wanaagsan
    Maa shaa allah❤❤❤❤❤❤❤

    • @mustapha298
      @mustapha298 5 месяцев назад

      Cida culumo wye lacag kuma yaro hotelo hadii laga dhiso fisqi iyo tumasho aaba ka imaneeso aaminsan yhn.😂😂

  • @samaaraabdullahi2811
    @samaaraabdullahi2811 4 месяца назад +1

    Somalia wadan ka bad badan majirto xeebahoda uma sameyan dalxiisyo sida maldives illahow dowlad nasii

  • @saidegal4110
    @saidegal4110 5 месяцев назад +1

    It’s beautiful! And thank you Afrax for the history lesson, I had no idea.

  • @HujaleDaBoss
    @HujaleDaBoss 4 месяца назад +1

    19:00 ka hadalka lacag in lagu siiyay ku hadlaayo.
    War sheeq, gaal , cagta ma dhigin
    Xitaa hadii aad soo tiriso waxa laguugu aqriyay, riyadaada ilaahay ma rumeeyo, Aamiin.

  • @maryanruunshnuur.4516
    @maryanruunshnuur.4516 5 месяцев назад +9

    Woow 👌 dhul qurxoon iyo xeeb cajiib teeda leh ❤ doorka xiga x degmada Raagaceele iyo xeebteeda (meyraaley) noo soo duub 👍 shaqo wacan baad heydaan 👏👏👏👏👏

  • @moiroble92
    @moiroble92 Месяц назад +1

    Talyani ma dhisin alaabtaa wey ka sii horeeysay ❤

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 5 месяцев назад +7

    Maasha Allah ❤

  • @Koyama548
    @Koyama548 5 месяцев назад +4

    Masha Allah 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴👑🙏

  • @Xanfreshchannel
    @Xanfreshchannel 5 месяцев назад +9

    iam from somaliland ma ilowday markii nimanka maldives joogay meeshaan somalia uTaqaanaan adinka maxaa kasoo Doontay somaliland arnimadii maa kudeeqi weysay nio wax makuu sheegaa aduunka SOMALIA kanahay haku deeqdo hadii kale ha iman markii dibadaha tagtaan iam from somalinad dhaha oo naga faana , hada muqdisho yaa tahay cid kudhahday ma aragtay , cuqdada iska dhaafa anagu wax idin maqabnee

    • @hofficialchannel771
      @hofficialchannel771 5 месяцев назад +2

      Maxad la oyeysa ileyn somaliland ayu ka imadaye
      Somlia sida muuqalada ugu so dubayo maldivies iyo dubai iyo meelo kalo badan ayu somalia uga dubaya muqalo marka haku mashquline ninka iskaga tag.he is from somaliland he proud of it.

    • @HamdaMahd
      @HamdaMahd 5 месяцев назад +1

      Adeer qof cuqdad qaba adaa u eeg waayo midnimada la sheego yaa kuula yimi waa dadka daga soomaliland ee buuqa ka daa meesha

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 Месяц назад

      😂😂😂xanuun luga leh adeer somalilad somaliya way ka horeysay wanay ka weeyntay ninkani waxba kagama baahna ee wad mahad santay ku dheeh hadu muqalo qurux badan kaga so dubay kolay hore iya lo yidhi doofar ma dahire

  • @Mohan-2034
    @Mohan-2034 5 месяцев назад +14

    quruxda dhulka abgaal msha allah

    • @user-bq4wp6yo2b
      @user-bq4wp6yo2b 5 месяцев назад

      Habargidir ayaa leh warshiik

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 5 месяцев назад

      ​@@user-bq4wp6yo2bnaga amus. Habargidir matahid. Jabalka jooji. Abgaal iyo Habargidir waa isku mid ❤

    • @mustapha298
      @mustapha298 5 месяцев назад

      ​@@user-bq4wp6yo2bmeel walbo dhuuso cml inaa dalaq soo dhahdiin jeclidiina habarta caadi wye ninka idin qabo wuxu leyhy waa shegan kartaan.

    • @user-wl1xz7hl1v
      @user-wl1xz7hl1v 4 месяца назад

      ​@@user-bq4wp6yo2b😂😂mariyooneysaa😂😂

    • @MohamedAli-xh8vt
      @MohamedAli-xh8vt 4 месяца назад +4

      Somaliyoo leh dhan from hargeisa

  • @ugbadcabdi5174
    @ugbadcabdi5174 5 месяцев назад +6

    Wllhi cadi igama Horayn video Gan Wan ku jecelahay wllhi mawel

  • @Cabirisaaqfaysal-us1kk
    @Cabirisaaqfaysal-us1kk 5 месяцев назад +4

    Muuqaaal qurux badan mshlh rabi ha ku barakeeyo ❤

  • @jeimoha3286
    @jeimoha3286 5 месяцев назад +3

    Mansha'allah warsheekh degaan aad u qurux badan

  • @salmaahmed2263
    @salmaahmed2263 5 месяцев назад +2

    Abgaal dhul badar. Allah waa siiyey.. MashaAllah Tabaraka ❤❤❤.

  • @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
    @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 4 месяца назад +1

    Warshiikh, magaalo Abgaal..hawiye, 35
    years igu danbeysay. XAA QOORTAADA GESHEY EBOW, IYO Wlaaladey Reer Somlnd. Aqooni isugu dhiman. Isku dhuuq, Maheleen, hhhh. qoftoo 2 lama lafooda,iskudhuuqa, intaas tolow ma fahmeen, waxii Reer Mahadaaya, Ama warsheekha. Jambal,mahee Ebow waa iga Kaftan,waa idin salaamey, uune Qaata. Hhh 😂😂😂 👍

  • @Seeykulatahy
    @Seeykulatahy 5 месяцев назад +2

    Kamerada iska wareeji. Ma adaan ku daawanaa, mise beautiful Warshiikh. Ina adeer waa iga waano, -no hard feelings. Keep up the good work.

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 4 месяца назад +2

    Ma sha alla maaweel mahadsanid edo mcn ❤❤👍

  • @fathiabdillahi5611
    @fathiabdillahi5611 5 месяцев назад +5

    Hore usocco wll maaweel jabuuti kaalay

  • @NasserGunner
    @NasserGunner 5 месяцев назад +1

    Hre U soco Maweel’ka 🙏🏾

  • @user-rb7dl5ec8z
    @user-rb7dl5ec8z 5 месяцев назад +2

    Mash allh wa meel qurux badan hore u soco wllo

  • @ZakariyeMaxamed-vj5ot
    @ZakariyeMaxamed-vj5ot 21 день назад +1

    Asharafta aya ubadan dadka ku dugan war shiikh 😢 sharaf korkoda allah ka dhigo wixi ku abtirsado o ah asharaf 😢

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M 5 месяцев назад +3

    Meel quruxbadan mashaallah ❤

  • @MohamedAli-nj7eg
    @MohamedAli-nj7eg 5 месяцев назад +2

    Halki jaamacadda azhar shahaadada lagasiiyay ayaad joogtana masha allaah

  • @sakariehassan2702
    @sakariehassan2702 5 месяцев назад +2

    Masha Allah

  • @aligelle6706
    @aligelle6706 4 месяца назад

    Great video my brother, mesha aad jogtid aan karo jedaa waligay ma arag xamar afgoye iyo balcad ma dhaafin , inshalah sanadkaan ayan tagaa , ❤from UK

  • @shukri1395
    @shukri1395 4 месяца назад

    Very beautifu place l ❤

  • @barlinsabriye2029
    @barlinsabriye2029 5 месяцев назад +1

    Maansha Allah waa meel aad u qurxan .

  • @MJ-lw2uh
    @MJ-lw2uh 5 месяцев назад +6

    The Battle of Benadir was an armed engagement between the Somali and the Portuguese 1542
    According to João de Sepúlveda's own account, having arrived at Mogadishu he "destroyed the city and did them great damage and injury". Moving a few leagues north, he reached a popular anchorage for tradeships coming from the Red Sea, where he learned that the Turks would not be sailing to East Africa that year. Thus he returned to what remained of Mogadishu, and made a peace deal with its rulers.
    Passing by Barawa, the city was sacked, in retaliation for its inhabitants having delivered a few Portuguese prisoners to the Turks.

  • @TufaaxaCas
    @TufaaxaCas 5 месяцев назад +1

    Waryaa Kaluunku Banaankuu yaala Al hamdulillah ilahow Adaa Wadan Nasiistay Maamulkii😪😪😪😪na Inoo Raaci Yaarabi

  • @user-ey3su6ni5e
    @user-ey3su6ni5e 5 месяцев назад +2

    Masha allah maaweel

  • @user-hf5cb1lb6m
    @user-hf5cb1lb6m 5 месяцев назад +1

    Muqaal qurux bdn bad soo duubty 🎉 keep going bro

  • @nashaadismciil1552
    @nashaadismciil1552 5 месяцев назад +2

    Mash Allh ❤

  • @user-ph3wr1tb3y
    @user-ph3wr1tb3y 5 месяцев назад +2

    The best RUclipsr in africa 200k🎉❤

  • @RonaldJiminez
    @RonaldJiminez 3 месяца назад

    where can I get this music?!!

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 5 месяцев назад

    Maasha Allah ❤❤❤

  • @muzhtaakabdilahi6891
    @muzhtaakabdilahi6891 5 месяцев назад +1

    Mansha allah

  • @user-pg4vc8mr2j
    @user-pg4vc8mr2j 5 месяцев назад +3

    Maweel muuqalad so badi ❤

  • @nurabdullahi2690
    @nurabdullahi2690 4 месяца назад

    Masha allah seen ku imadna warsheeq yaan la so xiriirna

  • @hindamuxumed-ll8qq
    @hindamuxumed-ll8qq 5 месяцев назад +2

    Cabdisamed maxamed maweel hore usoco prather ❤

  • @falisa576
    @falisa576 Месяц назад

    Masha Allaah dhulka somaliyeed
    Wa wada bad maxa Alle nimco siiyey
    Lkn kumay shukrin kamana faaidaysan
    Nimcadaas Alle siiyey. raas casayr ila
    Raas kabooni wa wada bad

  • @Aaron-joseph570
    @Aaron-joseph570 5 месяцев назад

    Good luck sxb MAWEEL🎉Soon 200k❤

  • @diriyebashir1490
    @diriyebashir1490 2 месяца назад

    Mansha allah beautiful ❤

  • @muqtarbarremahamed8641
    @muqtarbarremahamed8641 5 месяцев назад

    Masha Allah c/ samid flok anan inaba cadi aheyn ayad keentay❤❤

  • @jamacxusen3240
    @jamacxusen3240 Месяц назад

    Masha allh aad iyo aad allow nabd keen somaliya❤

  • @user-hc1up5dj9v
    @user-hc1up5dj9v 4 месяца назад

    Mansha allah waxaa wanagsanan laheyd dadka tariikhda haya in laysu uruuriyo oo boogag laga qoro

  • @Muxiyadiin12
    @Muxiyadiin12 5 месяцев назад

    Best RUclipsR go forward 👌 👏 👍 🙌

  • @abdihakiinnour4084
    @abdihakiinnour4084 5 месяцев назад +2

    Keep going 👏

  • @user-rh4tf6xe4t
    @user-rh4tf6xe4t 5 месяцев назад

    masha allh war shikh

  • @CountryCountdown
    @CountryCountdown Месяц назад

    Masha Alaaaaaah❤❤❤❤❤❤

  • @alibashihaji5354
    @alibashihaji5354 5 месяцев назад

    War sxbkey bil biil cabdiraxman macalin ahmed meshan gadalki 4 bilodki u qaxay wilba noku dhashay masha allaah

  • @Qulaaseyesalmaan
    @Qulaaseyesalmaan 5 месяцев назад +2

    best my bro mawel

  • @sharifjama20
    @sharifjama20 Месяц назад

    Masha Allaah
    Ad aya umahadsantahay bro

  • @FINAAS1
    @FINAAS1 5 месяцев назад +11

    Maweel big legend❤❤❤

  • @user-qh7sv3io1i
    @user-qh7sv3io1i 4 месяца назад

    muuqaal qurux badan mahadsanid sxb

  • @user-gw7it9my6i
    @user-gw7it9my6i Месяц назад

    ما شاءالله

  • @hindaaa_ali
    @hindaaa_ali 5 месяцев назад +4

    ماشاء الله مناظر جميله 👏👏

  • @foozia426
    @foozia426 4 месяца назад +1

    Waaaaaaaaaw ❤

  • @maslahosmanomar4974
    @maslahosmanomar4974 4 месяца назад

    Warsheekh waa meel dalxiiska Ku wacan❤❤❤❤❤

  • @yasminmaow4747
    @yasminmaow4747 Месяц назад

    MAASHAA ALLAAH TABAARAKALLAAH MY BELOVED BEAUTIFUL CITY 🌃 DHULKII AWOOWGEEY ALLOOW NOO XIFDI ALLAAHUMA AAMIIN ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉JAZAAKILLAAHU KHERY WLL NIN NOOL OO WADANI EH GUULEEYSO ❤

  • @musa_hirsi_1829
    @musa_hirsi_1829 4 месяца назад

    Masha Allah ❤❤❤❤

  • @user-ub8xg6rk8u
    @user-ub8xg6rk8u 5 месяцев назад +1

    We are The best youtuber Abdisamed Maweell❤❤

  • @MaryanOsman-fq6cr
    @MaryanOsman-fq6cr Месяц назад

    MAGAALADI LAGU SO DHAWEEYAY GUMEYSTAHA WEYE

    • @AbdimananmahmoudRashid
      @AbdimananmahmoudRashid 20 дней назад +1

      Beenta jooji waa meshi gumeystaha so gali waayay oo boqortoyadi hirab katalin jirtay

  • @halimahussein2000
    @halimahussein2000 5 месяцев назад

    maansha alaah beautiful ♥️♥️♥️

  • @xaashitv7119
    @xaashitv7119 4 месяца назад

    War sheikh Hal malin ka qadeeyy wlhi waa quruxbadan

  • @MahamedAhmed-ih5ru
    @MahamedAhmed-ih5ru 5 месяцев назад +2

    Good 👍

  • @deqoomar5564
    @deqoomar5564 5 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤ ama ah rer warsheekh alow xafid

  • @falisa576
    @falisa576 Месяц назад

    Magaladan warsheekh say taariikh
    U leedahay iyo siday u hagradeen
    Is maleh reerka daga halkaas
    Xataa Hotel qurux badan iyo meelo
    Dalxiis bilic san maw samayn wayeen

  • @AliAdam-kk7ge
    @AliAdam-kk7ge Месяц назад

    Marka & Sheikh are beautiful places in Somalia.

  • @Intisaamofficial
    @Intisaamofficial 5 месяцев назад +3

    Walee waa sugi la,ahay warsheekh nasiib aan kutago ano cafimad qabo ilaahey ha igu garsiiyo

  • @AbdiOzyy
    @AbdiOzyy 5 месяцев назад

    Abdisamed 🎉🎉best RUclipsr

  • @Iqraahme-br5su
    @Iqraahme-br5su Месяц назад

    Ala magaladaan aad uqurux badan thy m.a❤😊

  • @SadaamXuseen-iq2hh
    @SadaamXuseen-iq2hh 5 месяцев назад +1

    Abdi samad walakay ❤

  • @NaturesBestOne
    @NaturesBestOne 4 месяца назад

    NICE.WARSHIIKH❤❤LOVE BADA WARSHIIKH❤❤

  • @wijikaqarson4347
    @wijikaqarson4347 5 месяцев назад

    Nice muuqaal kaamil ah 👌🏿👌🏿👌🏿

  • @user-ov7xp2bt7p
    @user-ov7xp2bt7p 5 месяцев назад +1

    Maaweel big fan❤❤

  • @mowliidkhaliif477
    @mowliidkhaliif477 5 месяцев назад +3

    Ano AFAr jir ah aya ku dabashey xeebtaaan 😮

  • @saafimohamed2378
    @saafimohamed2378 3 месяца назад +1

    Thank you for this video it make me want go back to samlia
    😂😂😂😂😊❤ 👇
    F👇

  • @yuusufmaxamuud6679
    @yuusufmaxamuud6679 4 месяца назад

    Wow ❤❤

  • @hassantech510
    @hassantech510 5 месяцев назад +1

    proper dumbing and planting more trees tolkey i encourage

  • @sacidaahmed2490
    @sacidaahmed2490 4 месяца назад

    Maaweel kuso dhawaaw warsheekh wll qaali

  • @amiishaarashiid508
    @amiishaarashiid508 5 месяцев назад +1

    Kuso dhow dhulki gobta❤🎉

  • @yaqubofficel212
    @yaqubofficel212 5 месяцев назад +1

    Marko cadaye soo fiiri waa mel taariq leh

  • @SaidMahamed-tx4lp
    @SaidMahamed-tx4lp 5 месяцев назад

    Qurux weeye abti

  • @sali3492
    @sali3492 4 месяца назад

    Somalia waa dal qurux laakiin dadka ayaan qalbigooda quruxsanayn

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 5 месяцев назад +2

    M.a war sheekh meel aan aad u jeclahay

  • @hagimohamoud6653
    @hagimohamoud6653 4 месяца назад

    Degmada Gendershe & Warsheekh waa meelaha mustaqbalka aan rabo in aan dago Insha Allah.