Ifraax Tolmoon Allah wayaha dib ugu sameeyo xaqiiqdii waxan Soo arkay muqaal Laga Soo duubay iyadoo wayuhu ka dabo imadeen duruuf ka muuqato ma garanayo inuu xanuun la Soo darsay.
gabadhani akhlaaq wacan bay leedahay habeen baan meherad iskugu soo galnay dabadeed agtayday soo fadhisatay deeto hudhelkii ku tidhi horta biyo ii keen way kala raageen dabadeed wajigan xageed ku aragtay is idhi biyihii bay kala raageen dabeeto intaan kacaan u soo qaaday anigu hoo wll deeto tidhi ala wllo waad mahadsantahay dabeeto ku idhi wll adaa mudan lkn wajigagu iguma cusbee xageen tolow kugu arkay intay qososhay tidhi bal garo waaban shakiyay wll garanmaayo say i tidhi wllo gabadh fanaanada oo la dhaho ifraax tolmoom bn ahay sax saan ku idhi markaa waa gabadh akhlaaq badan wlhi xoogay bani wada fadhino
Abdi raham sanyare wll gabdhan wan jecelahay anigaba waxa an ku jecladayna intad adiga sheegte akhlaq wanagsan iyo deganan aya iiga muqata waxanse is leeyahay waxa ay xidiga geeska u xaqireen wa dabciga wanagsan ay ay kaga baqen inay fananiin dumara o badan daaqada kala baxdo
Illaahow waar ku bar yay ifraax tolmoon ninkaas wax ey ku iaadow oo dad iyo duunyaba rabiyoow ey ku kifaaxdo oo ku qaboowdo sii wlhi waan la ooyaa bartaas markan dhsgeysto heesaheeda yaarabi war idinkan aamiinta raaciya qof lsgu jira alaa oge🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭
waa ka xumahay ineey na helin atlest one million upto 2 years ifrah tolmoon iyo codka halasiiga leh horay usoco wllo waad guleysandonta manin un inshallah xappti 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
Gabadhan fanka waxan huba in ay ku yeelanayso magac aan somaali yeelan sababto ah qofna fanka u bahan qofna isaga fanka qasba gabadhan waa dadka fanku u bahanyahay kolay qof walba oo soo baxaya badana xasiidnimada fanka laga barta oo gabadhan cidhib ayaay ku yara hayan laakin mar haday xadhkaha fuuraato meel kasta oo somali dagto iyada qabsan doonta 🙏🙏🙏 guul iyo gobonimo sister hore u soco
@@barwaaqotimacde4741 chaniskeedu hadii uu hal mar soo baxo haka faiidaysato fanka sidiisuba waa xasiidnimo iyo hebel yaanu heer gaadhin marla chaniska hal mar soo mara haku fara adaygto 🙏
Heestan waxan ku dhagysnyaa libya 🇱🇾 magalada sabraata xooshka maniga ilowsha dhow madigan iaaminin... xasuus 😢 Raga love ku wa wadahyaa kala se liitee... iso duceeya wlloyal Boqordi an jecla layga guursday😢
Mar la aragti sanadahan dambe codkeda isku kaya baratay weji Ifrah tolmoon waa gabadh cod macaan oo qalbi wangsan u racay waxay kamid tahay faninta tirada yar ee dareemada dhabta ah ka heesa hore usoco ban leyay
Waan kaxumhey fanaanadan nolashay kusugantahey waa hooye Alle hagrgaaro fankan Alle hak madooobeeyo miskiina umadan Alle husikhiro Alle haka farxiyo iyad iyo ubadkeedab amiin ❤
Xaasidiintu fankaaga run ka sheegi maayaane, inta fanka jecel iyo taariikhda fanka ayaa ku sheegi doonta. ❤❤❤ Unarguably, waxa aad tahay gabdhaha danbe inanta ugu codka wanaagsan. You must proud of yourself. Xaasidiinta ha dheg jalaq ha u siinnin!
Duruftu shay laysku naco maha sida manta tahay bari ahan maysiid wanaga & is oganshuhu waa muhim bulshadeena dhexdeeda ifraah tolmoon guleyso wllo malmihii wacna way soo socdan ❤
Ifraax tolmoon gbdh ka cod mcn oo heesta ma jirto waxa uraaca waa gabadh qalbi fiican dar allan ku jeclahay ilhy wax ka farxiyo kula kulmiyo qof dacada tahaye ❤️🙏
Gabadh 5 somaliya fanaaniinta u dhalatay way ka hibo fog tahay 100 /% talent waa mucjiso Holand heestani waa lagu xanuunsaday gabadha codkeedaana u sababa
Waan ku farxay markaan ifraah Tolmoon Muqaalkeda quruxda badan Lama jecli xumaanta iyo Asturnaan la'aanta Lkn waxaan ku jecly shakhsiyadeeda iyo bini aadan tinamdeeda😍🙏 Hawraar waxaan kaaga mahdcelinynaa sida quruxda bdan ee aad uga duubtay video gan wlshen Tolmoon🙏
Inta soo daawatey ifraax talmoon oo duurfeysan soo daawatey ka dibna heesta soo bookhatey like isku muujiya unable duceeya alle inuu la kulan siiyo🤲🤲🤲🤲 badal khyr qaba fananadeenii ifraax wllhi gurmad ayey u baahantey soomaaliyey 😢😢😢😢😢😢😢😢😢 wlhi sidey maanta tahay heestan ayeyba kaga hadashey 😢😢😢😢
Ina ciyaalki shaly social mediaha so galay ina tahy cadeenosa
@@IsmahAan-lv4bq ku waynnta social media qqado wll adigu
@@IsmahAan-lv4bqina dadka kimashqushid wa ciyaalnimo caadi iska dhig
War ana cawinaye igu qasbo ❤❤❤❤ 🎉🎉🎉
Ifraax tolmoon Hadaa ogtahy Codkeedu inuu Halaasi yahy Like
Ilhan waad wadataa sax
Alaa yacisak waad nadeeqdee waanu kuu hambalyayneynaa wllo qaali
❤
Adaa kacodmacaan halmar ihees
2024 iyado tiktok marisa iyado Duruufysaan dadka so Raadshow ana Like Yaan Layla dhaafin🖐🤌
Horta maxa helay qofta 😂😂😂
@@6ix9inecopyproOo Maxaa Heli Lahaa MakeUp Kaliya Kamaqnaa
Daruufta Gormey Ceeb Noqatay😊
Somaliyey mamada haloo kaco
Wllhi hadda ayaan soo arkey rabbi ha ugargaaree 🤲
Aaaar inanta aaan heeso u Soo samyeeee cod mcnaaa Team Tolmoon like
Boqorada Codka Sanadka
Ifraax Toolmoon
Waala Yaabay Iska Hees Maahe Waa U Dhalasho
Hore U Soco Ilaa 2020 adaa Haysta Dalka💕
Ahda joji
Yaa daawanaya 2024 iyadoo dayacan Ifraax Tolmoon Fanaanadii codka dahabka lahayd illahay ha u gargaaro 😊😊
Ha wa kanaxay allah caawiyo maskiinta 😢
sasa uso raadshay wlhi ax ax ax
@@iqlasiqlasilla7072
Illaahay ha u sahlo
@@AbdiaziizAhmed-sf6gp
Illaahay ha u sahlo
Xaalada ay fanaanadu ku jirto ayaaa isoo kicisay oo sidaa darteed ayaan usoo raadiyay aduunyadu waa galinba nooc haddii aad xaalad adag ku sugantay hubaal mar ayuu wakhtigaagu wuu imin nimco iyo naruuro waad ku waari wlal idim alle 😢😢
Rajo ku noool 20/8/2024
wllo maxadku dhacay inkasto ayantitagtay aanaysonoqon 😢
❤❤
Ifraax wlhi waa ka naxay wakhtigu is badal badnaa 2 sano ayaan isku si kuu noqonayn enanta hala sacido soomaali maxamadeey 😢
Ifraax horta ma ciisa
Intii quraanka jecel heesahan neceb pleas like wll
Stupid really
Neef maxad hlka kaso dontaay kalmka alle ugu qudhabaan uf
Zara afeyn nacala kugu yaal naa maxa heesaha daxdoda quranka ilahey ugu dhex qarabane uurto
@@meymunbashir9020
Hhhhbb malayaabtay anba waan fahmi waayay dadkan!!!!!! Waabilaa caqli
orodoo bax quranka daawo
kalamka alle hesaha intad kuso qorayso dhexfiisa🤬🤬
Inta ku faraxsan in ifraax tolmoon quruxbadnaatoy naaxdo like isaar❤
4 sno 😢kdib side noqoty wad naxe
@@anuushali9099😂😂😂 xaa uga nixinee inanta
😢@@anuushali9099
Hada ma aragtay 2024 😢
walahy 5jer baan kusooceshedey dhegeysiga heestan waxjira bey kahadleysa inta ila fekerkaa ee comentiga akhrineysaay like ta hala dhaafina❤
Haaaaah walahie waaa xaqiiiq
Scw❤❤❤❤❤❤❤❤@@Aniisacabdi747
😢abowe qali
Aniga kula fikira heestu qalbigyga tabanysaaa
Inta kadib markii horyaal TV laga waraystay soo raadisay farta taaga😢😢
❤❤
Mucjisadii Codka ; Ifraax Tolmoon .
Fannaanad aan jeclahay❤❤
Kula jecli, masiibooy 😂☝️
Ibraahim Ayman tuntii fanad iyo badh waaye Ifaraah Tolmoon wxban oran karnaa cid ka cod mcn majirto xidigaha geeska 🔥❤️❤️
Ifraax Tolmoon Allah wayaha dib ugu sameeyo xaqiiqdii waxan Soo arkay muqaal Laga Soo duubay iyadoo wayuhu ka dabo imadeen duruuf ka muuqato ma garanayo inuu xanuun la Soo darsay.
Saxibeey b4 iyo afterkeda lagu tusay Hade qurux badnatey ok
Wax walba fanaanad lama dheho wlhi waa fananad qaliya oo cod mcn ale haku daayo ifraax tolmoon💋❣❤
Inta 2024 dawanysa love isar 😮❤
❤❤❤
❤️❤️
❤❤❤😂
❤❤
❤❤❤❤❤❤
Intii jecel ifrah tolmon in ale timo dhadher siuyo lik ❤❤
Waa hubaa inaad soo booqatay ifraax heesaheedi hore ayadoo ku jirta xaalad daruuf ah 😢 like 😊
Yaaku raaxaysanaya 2024 mrkay tiktok kasoo arkeen❤
gabadhani akhlaaq wacan bay leedahay habeen baan meherad iskugu soo galnay dabadeed agtayday soo fadhisatay deeto hudhelkii ku tidhi horta biyo ii keen way kala raageen dabadeed wajigan xageed ku aragtay is idhi biyihii bay kala raageen dabeeto intaan kacaan u soo qaaday anigu hoo wll deeto tidhi ala wllo waad mahadsantahay dabeeto ku idhi wll adaa mudan lkn wajigagu iguma cusbee xageen tolow kugu arkay intay qososhay tidhi bal garo waaban shakiyay wll garanmaayo say i tidhi wllo gabadh fanaanada oo la dhaho ifraax tolmoom bn ahay sax saan ku idhi markaa waa gabadh akhlaaq badan wlhi xoogay bani wada fadhino
Mansh allh way kamuuqata wllo 🌹🌹🌹🌺🌺🌺🌺
aad wlo walipa fankeedu hore uumuu soopixin sapaptoo ah garap pay wayday xidiguhuna way xasideen sidan maqly farxiya fiska markay timid pay soopaxday calacal paa soo galiyan umalaynayaaa plse edap pay isu taag ty mansha allah
Abdi raham sanyare wll gabdhan wan jecelahay anigaba waxa an ku jecladayna intad adiga sheegte akhlaq wanagsan iyo deganan aya iiga muqata waxanse is leeyahay waxa ay xidiga geeska u xaqireen wa dabciga wanagsan ay ay kaga baqen inay fananiin dumara o badan daaqada kala baxdo
Number i soo qor adoo raaliya
00966,598683577 waka wll
*Heestan ayaan dib usoo raadinayay kadib xaaladda fanaanad ifraax toolmoon oo aan baraha bulshada ku arkay iyadoo aad isu bedeshay,*
*"Ninna arami damaqdiyo uur ku taallo kama lado"*
Waxan layaaba kuwa hees dhagaysi uso galay meeshan ee sooqoraya inta quraanka jecel like iisaara 😳 aar mubaarada ciyaarta kadaaya 🤪🌚
Heestan maanta igu horraysa markaan so dawaday ifraax toollmoon oo durufaysan love ii saar hadad ila midthy.😢😢
Ifraan Tolmoon waxay ahayd fanaan cod tolmoon oo wakhtiga iyo waayuhu ka hiiliyeen,qisadeeda markaan Baraha Bulshada ku arkay ayaan soo raadiyey.
Hadaa iga Danbayso Farxad ku Noolow dhamaantin
17/09/2024.🎻❤️
fanaanada soo noolyaysay fankii galbdy ifraax tolmoon hore usoco wlshy
Illaahow waar ku bar yay ifraax tolmoon ninkaas wax ey ku iaadow oo dad iyo duunyaba rabiyoow ey ku kifaaxdo oo ku qaboowdo sii wlhi waan la ooyaa bartaas markan dhsgeysto heesaheeda yaarabi war idinkan aamiinta raaciya qof lsgu jira alaa oge🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭
Aamiiin walal intaan dhihi lahaa baad tidhi
Wll ma Nin baa ka tagay inanta
@@lailawaran6522013 ˣᵃˢᵘᵘˢᵗᵃ ᵃˡˡᵒʷ ᵠᵃˡⁱᵍᵃ ʰᵃ ᵘᵍᵘ ʳᵉᵉᵇᵒ ⁱᶠʳᵃˣ ʷᵃᵃ ᵐᵃˢᵏⁱⁱⁿ
😢😢😢 saas ladhehe@@bartaynoloshicusbeyd8103
Mar ay sheekadada ka sheeganaysey nin dartii ayey fanka usoo gashay😢
_CoMe Again god voice_
Intii Jacayl ku dhacaY zidaYda😢😢😢
....AYa daremaYza Hesta macnaHedaH😭😭
😭😭Haaa wlhi wlloh
@@nimcobueaty1601
Xanun jacayl Ana arkaY😭😭💔
Jacayl ima hayo xaqiiq lkn waa macan heestu dareen gooni ah bay wadataa wale 😪😫😰
😥😥😥
@@amiiraadan3017 Aniga ku paRi laHa kwrn❤🙋
Gabadha hala cawiyo wayo waa walashen oo duro helen
Waase ßarasho aadmigu
Intuu ruuxba kuu jiro Fananad Cod mcn ifraax Tolmoon keep going wll
Inta dareentay inay jacayl dartii fanka ugu jirto like saar
Maanta midhaa shanjeer in ka badan waan dawaday wali waxay I soo xasudisay fananintii waabira masha Allah alla ayaa cisaka
waa ka xumahay ineey na helin atlest one million upto 2 years ifrah tolmoon iyo codka halasiiga leh horay usoco wllo waad guleysandonta manin un inshallah xappti 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
Gabadhan fanka waxan huba in ay ku yeelanayso magac aan somaali yeelan sababto ah qofna fanka u bahan qofna isaga fanka qasba gabadhan waa dadka fanku u bahanyahay kolay qof walba oo soo baxaya badana xasiidnimada fanka laga barta oo gabadhan cidhib ayaay ku yara hayan laakin mar haday xadhkaha fuuraato meel kasta oo somali dagto iyada qabsan doonta 🙏🙏🙏 guul iyo gobonimo sister hore u soco
Haa wlhy xasidnimada ugu wayn waa xidiga geeska kadaranka siday uyasan waad yabaysa lkn imika waata xadhaka furatay eegna haday hawada kasariwaydo iyaga
Wlhi waa Xaqiiq qofna fanka ubaahan qofna isaga fanka ubahan
@@maxameddabiib2771 aad iyo aad shoodhahaygi 🙏💓🙏 umada fanka xiisaysa u sheeg ada fanaane in fanku anu ahayn wax ciyaar ciyaar gala
@@barwaaqotimacde4741 chaniskeedu hadii uu hal mar soo baxo haka faiidaysato fanka sidiisuba waa xasiidnimo iyo hebel yaanu heer gaadhin marla chaniska hal mar soo mara haku fara adaygto 🙏
Waan kula qabaa fikirkaa sxb
Inta tiktok kaso racday 2024 iyado daruuf ka muqato isoraac😢😢
Masha Allah, ifrah toolmon ilaahay cod wuu kugu maneystey huuno, hore u soco. Guul baan kuu rajreynayaa👍👍👏👏👏👏👏👏👏❤❤❤
Ifraah tolmoon wan wataa codba ku dhamaaday🧡 hore u soco 👏👏
Shanta Somaliyed 🇲🇵 🇩🇯 💚💬❤ qaybta Kenya🇰🇪 io jigjiga like dhac kusii wll 🙏🙏🙏🙏
Slmulah libaax waynu is jooognaa
Wn ku saray ✋
Halkay iintu kaga taal caashaqeena ugubka ah 😞 heestan kama daalo dhagaysigeeda
Tolmon heesaheedu wa wado qiso 🎧🎼
Boqorada codka ee qarniga 21 ama 2020 inta igu raac san ifraax toolmoon like ta hala dhafin
inTa Necep inTa Quraanka
Like Ku Raadiza
Like DHac iiGu ziiya🖒
Anaa kakowa
🖐🖐🤣🤣🤣
@@zackhusein9606
Haayo Haaye😁
MoHamet TapLouz 😂🙏🏻👋
😱Heestu caadi maha wllhi waa macan wllhi 🤲😢😫alle heesaha ha naga madoobeyo aameen 19/12/2019 ayaa dawanaya heestan shidan ❤❤💋💋
Aniga 🤪😂💃✌️MAY 27 2020
Aaaaaaaaamin aaaaaaaaamin
27/12 /2020 galab 4:23 wxa socda ciyarya putland iyo galmudug ayan dhagysanay hestan xasuuuus alle hanga madobeyo dhammantenba wlal
Aaaaaaamin yaarabi
22/ 8/2021 inta ila dawaneso
Hees xasus bei igurebte 😢😢waaya waaya igadaaa😢😢
Shalay sidey aheyd maanta ma ahan Ifraax Toolmon Tusaale nool 😔 Dumarka qalbigooda hala ilaaliyo Qof kastane qofka uu wax kudarsanaa haka taxadaro Walashen ifraax niyadeedi sameyd Ilahey ha usoo celiyo 😔🤲
Ababay walle gabdha aan cod ayaaa kuuu dhamada ay waxba lagamaa qabaan karo horay u soco ifraha tolmoon
A very loving voice sang by a gorgeous singer much loved by me keep going sweetheart
Inta ila aragtay inay naxday qurux noqotay like dhac
Ibrahem Ahmed Mashallah she did gain weight and looks beautiful with good voice❤️
2024 way caatowday
Heestan waxan ku dhagysnyaa libya 🇱🇾 magalada sabraata xooshka maniga ilowsha dhow madigan iaaminin... xasuus 😢
Raga love ku wa wadahyaa kala se liitee... iso duceeya wlloyal
Boqordi an jecla layga guursday😢
Inta Rabta Sanadkan cusub 2020 iney iska deyso dhageysiga heesaha like dhac ka sii inshaa Allaah Anigu waxaan Jeclahay sanadka Cusub inaan nolosheyda wax badan ka badalo Tusale ahaan dhageysiga heesaha ☝️☝️☝️👀👀👀☝️👀❤️👏
Drs Ugaaso Ku sobaxay sugilahy 🤪🤪🤪🤪😋😋
Oo maxaa ku jira heesaha dhageysigoodu ood isaga dayneysaa
It's very true
Masha allah ifrah cod macaan wey naaxdey oo ku qurxoontey. Hore u soco huuno👏👏👏👏💖💖💖👏👏👏👏
Mar la aragti sanadahan dambe codkeda isku kaya baratay weji Ifrah tolmoon waa gabadh cod macaan oo qalbi wangsan u racay waxay kamid tahay faninta tirada yar ee dareemada dhabta ah ka heesa hore usoco ban leyay
Waase barasho aadmigu
Intuu ruuxba Kuu jiro
Dareen dhaba
Mansha allh Wale cidawalba lamadhahu waaa fanane axsan yaaa fananda ifrax tuulmon waaan udayay fanand👌👌👌👌
Aniga waxan so maray in nala dhaho waa lakala ergaa sidii xolihii alxmdulilah hoyadey wey nagu dadashay inmisey rafaday ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊
❤❤❤❤❤
Halkay iintu kaga taal
Caashaqnen ugubka ah
Ooop ooop 👏👏👏👏👏
Farxiya fiska codkeda la yaabtay ganadhan hore usoco TOOLMOON
Ifrax tolmoon waan wataa anuuu
Illahaybaa cod siiyay
Waan kaxumhey fanaanadan nolashay kusugantahey waa hooye Alle hagrgaaro fankan Alle hak madooobeeyo miskiina umadan Alle husikhiro Alle haka farxiyo iyad iyo ubadkeedab amiin ❤
Xaasidiintu fankaaga run ka sheegi maayaane, inta fanka jecel iyo taariikhda fanka ayaa ku sheegi doonta. ❤❤❤
Unarguably, waxa aad tahay gabdhaha danbe inanta ugu codka wanaagsan. You must proud of yourself. Xaasidiinta ha dheg jalaq ha u siinnin!
From TikTok 😢 to the Original 🎉.
HEESTU AADBAYII DAMAQDEE FAXADU WAA FURAHA NOLOSHA E KAA SHAQEYA FATXADA TOLMON HADII KALEANA ANA FARXADEDA KAA SHAQAYINAYE XAGE LAGA HELAYA ❤❤❤❤🎉🎉🎉
boqorad cod ayaan siin lahaa bilaseeda hadan fananinta somalida ay la tartando noolow ifraax tolmoon 🥰😍
Odaygeedi la guursaday ragow dumarka qlbiga u ilaliya🙏😢
Gabadhan waxa fankeeney waa wx uu in rag garan waayey
Go forward sister 🙏
Duruftu shay laysku naco maha sida manta tahay bari ahan maysiid wanaga & is oganshuhu waa muhim bulshadeena dhexdeeda ifraah tolmoon guleyso wllo malmihii wacna way soo socdan ❤
waaaaaw in badana ayaa la suugayeey ifraax tolomoon ka hirqada codka kiisa waawayne noloow ifraax walee wad saibtaye masha Allah cod tolomoon
Ifrah tolmoon Axsan fananad dareenka dadka iyo quluubta aadmigaba soo jiidatatey abwaan Xasan guutana heestan sidey tahey ayuu ugu farayareystey abwaan sare iga dheh
gabadhan hala soo saaro , walahi waxa meesha fadhiyaa gabi way wada dul maraysaa ❤️❤️ hore u soco ifrax tolmoon
Waa hees culus fariin jaceyl xambarsan
Alle yacizak tolmoon
Ifraax tolmaan oo gabadha kaliya ee talent qarsoonle
Ifraax tolmoon gbdh ka cod mcn oo heesta ma jirto waxa uraaca waa gabadh qalbi fiican dar allan ku jeclahay ilhy wax ka farxiyo kula kulmiyo qof dacada tahaye ❤️🙏
Miskiintii codka mcaaneed wataa maanta loo hagarbaxay
Tolmon ku tagera horay u soco quruxsan cod joog iyo jamalba alle wu kusiyey ❤❤🙏
2mar ayaan ku guuldarestay jacayl walina isma dhiibin oo jacsylka waan aaminsanhy inuu jiro waxaan rajayn inaan helo qof ifahma
Walhi sido kle 😢walhi isma dhibin
2019 1ilaa 2024 wan is heynaa .isma dhiibin
ifrah zhukri Toolmon Go Forwerd
2024 Yaa soo radiyay wareysigeeda kadib 😢gabadha hala cawiyo
Hawraar media bilaa calaayak inanta video ha lala ogaado fanka xiizo wayn ayay uhayzaa talmoon keep going
Hadaa adoo safar ka imid dawanaysid heestan like
Hawrar music production hormar wacan💯✔💖
InTa codkeeda taGeerta fanaanadan Like
Gbdhan cod bay leedahay Wlhi ✌️💓💓💓
Anoon faraxanaynban heestana dhagaystay aaaax urugadaydaaay
Maalin uunbu nabsigygu ikaa hooos keeni kaas maanta igu dheeldheelayow
Hada ma ku hoos keenayy nabsigu wax jira maahee 😂
Masha allah qofti qurux ayayba noqotay toolmon
Inta aragtay duurfta qabsatay ifraax toolmoon fadlan u duceeya
Ifraax tolmoon ani hada bartey lkn alle cod buuu siiyey runtii masha allah
Heestan waxa ku dhageysanaya kanpala waliba xafada la dhaho kabala'gala wan fakaraya bishuna 10/9/2024 sacadu wa 1:50 inzha allh ilaahay qofkasta faraj haw furo
Heestan waa hees macan gabadhan nah aad bn u jeclhy heseheda waanh gabadh dagan oo cod macan wxn umaly nayaa qof bay aad u jeceshy wxn dawan 6 /12020
Allaha iyada oo harag ah soo arkay😢😢
Ana umulkastoon qabo anoo uunka kujacel kuma eersan karaye🥺💔👋🏿
Asc ifraax waan ku salaamayaa mar hore mar labaad sanad wanaagsan mar sadexaad nice song nice music thanks ifraax Best Yusuf jama UK Birmingham
Waase barasho aadmigu intuu ruux ba kuu jiro
Gabadh 5 somaliya fanaaniinta u dhalatay way ka hibo fog tahay
100 /% talent waa mucjiso
Holand heestani waa lagu xanuunsaday gabadha codkeedaana u sababa
Waaw ifraaax tolmoon nolow cod macaaan❤
Wlhi qoftan cood dahabi Ee leedahy ha loo Ka co soomaaliye
Waan ku farxay markaan ifraah Tolmoon Muqaalkeda quruxda badan
Lama jecli xumaanta iyo Asturnaan la'aanta
Lkn waxaan ku jecly shakhsiyadeeda iyo bini aadan tinamdeeda😍🙏
Hawraar waxaan kaaga mahdcelinynaa sida quruxda bdan ee aad uga duubtay video gan wlshen Tolmoon🙏
Woo ifraah tolmoon my friend i support a lot keeping going forward
Inkastoo abal lumaay la arkooy adun tahay Nina arami damaqdiyo urku taalo Kama ladoo 🙏cajiiib midha heedu WA qalbi ku dhac ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Nin ayiihiisiyo ma ogaado wx uuu maqaan 👏👏👌👌👍❤
Illhy amarkis wan isak jecelhy codked horya u sowco ❤️❤️❤️💉
Masha Allah codkada ilahay haku dhowro macaanto❤️❤️❤️💃🏼🙏
Waxaan maqlay gabadhaan jacayl bay fanka uga baxday markii horena masayr dartii bay fanka usoo gashay oo waxaaba layiri wayba waalan gaartay, codkeedu waa 100% 💯 runtii gabadhan talent waali ah bay leedahay waa qof qalbi wanaagsan oo calafku nacas wax ugu daray ❤❤
Maasha allaah akhlaaq wacan waxay I xasuusisay inantani
Zainab Cigee, Khadra Daahir, Sahra Ahmed, Hiba Nuur iyo fanka inta lagu dhaatoo 🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩
Markan ogaaday sida ay isku bedeshay ayn heesaheega so buuqtay wlhi gabadhani way cod mcnthy ❤❤❤❤❤