MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD � XALQADDA 12 AAD

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 2,1 тыс.

  • @asiaosman-se6he
    @asiaosman-se6he 8 месяцев назад +408

    Caawa waa jimce aynu kuwada salino nabiga scw ❤

  • @Luulladan143
    @Luulladan143 8 месяцев назад +198

    Cawa waa jimco aan ku salino nabiga scw❤

  • @Halganeyyyyy
    @Halganeyyyyy 8 месяцев назад +236

    Qisadan laiskama samyn ee qofbey kudhacdey alaha ilaaliyo qofka ay kudhacdey🥺

    • @zalmamoha36
      @zalmamoha36 8 месяцев назад

      ​@@NasraJamac-zg9kmax 😭😭😭😭😭😭

    • @fariixaahmed5715
      @fariixaahmed5715 8 месяцев назад +2

      ​@@NasraJamac-zg9kmwalalo makaa dhab baa arintaan

    • @Maraima-
      @Maraima- 8 месяцев назад +3

      @@NasraJamac-zg9kmNaa wll Ma runtaaba wlhy waa dareem goniya 😢

    • @soobax7544
      @soobax7544 8 месяцев назад +3

      @@NasraJamac-zg9km mahadsanid. wa qiso xanuun badan. wajiga siyaad weey kamuuqata murugo badan!

    • @nadiiracadaani-el2zq
      @nadiiracadaani-el2zq 8 месяцев назад +4

      Naayahe beenalayeey Waxaad ku hadlayso u fiirso Siyaad qisadan kuma sahabsana Dadka waxaas views ha ku raadsan ee ilahay camal dhaama waydiiso

  • @caydaruusapdi5220
    @caydaruusapdi5220 8 месяцев назад +69

    Dadka oo dhan waxay jecel in ay helaan zaaxiib maxamed oo kale walaal siyaad oo kale ah iyo jacayl hodan oo kale ah ❤❤

  • @shukriaomer186
    @shukriaomer186 8 месяцев назад +33

    Laailaha ilalaahu maxamadu rasuu laah scw qalbiga i jabay walhi Maanta Subxanallh ilahayoow qof muslim ah ka haay dhib kaan iyo mid kasii daran ba 😭😭😭

    • @XamdaCali-v2c
      @XamdaCali-v2c Месяц назад

      Wll anaba tano kale ku nool 😢

  • @MariaIsmaelMohmed
    @MariaIsmaelMohmed 8 месяцев назад +49

    Anigu siyaad iyo qoys kooda inta wadata farta taaga❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @badrauk6940
    @badrauk6940 8 месяцев назад +133

    Nabiga igula Saliya walalayal S.C.W❤

  • @RaxmaMohamed-f3s
    @RaxmaMohamed-f3s 8 месяцев назад +67

    Ax😢😢😢😢😢😢
    Ilaahayow waalidkey iyo waalidiinta musliminta u gargaar inta nool inta dhimatey u naxariso
    Wlhi waa naxay run ba moodey

    • @NimoAhmed-j9o
      @NimoAhmed-j9o 8 месяцев назад

      Aamiin wll 🤲

    • @barwaqoahmed5859
      @barwaqoahmed5859 8 месяцев назад

      😢😢wllhi anba Aameen

    • @hibaaqahmedduale9677
      @hibaaqahmedduale9677 8 месяцев назад +1

      Arin xaqiiqaa weeye axey ax aabahay rabiyoow u naxriiso xanunkiisa xaladii aan maray ayaan arkaa hooyo iyo aabo alle jana fardowsa ha idinku casuumo😢😢😢😢😢

    • @Raliyaibrahim-th4lx
      @Raliyaibrahim-th4lx 8 месяцев назад

      Sorry walal😢😢😢​@hibaaqahmedduale9677

    • @hibaaqmohamed9321
      @hibaaqmohamed9321 8 месяцев назад

      Aafgg❤❤❤❤❤😂😂🎉😢😢😅😊

  • @hothohanadih1097
    @hothohanadih1097 8 месяцев назад +67

    mustaqpalka markan dhakhtarad buuxda noqdo palan wye inan dadka danyarTa si ficaan ugu adego i.a ❤ filimkan wuxu ka turjumyaa xaqiq dhapa oo jirta😢😢 Xanuun wye filimkan ❤

  • @hadiyagacalo
    @hadiyagacalo 8 месяцев назад +23

    Ilahow Hooyadey cimri dheer cafimad isii😢😢❤

  • @Marwonasteho
    @Marwonasteho 8 месяцев назад +89

    Taas waxey cadeyneysa dhakhatirta aan lacag la anta an qofka ugusishaqeynyn io dadka danyarta xaladaha wajahayan😢😢

    • @hodanfiesta1950
      @hodanfiesta1950 8 месяцев назад +1

      waa runtaa wll inaan intaas soo qoro oo aan sheego ayaan aniguba rabay😪

    • @KhadraOsman-x6b
      @KhadraOsman-x6b 8 месяцев назад +2

      Waa run Walhi Taasi beena maaha

    • @amiishxaryan818
      @amiishxaryan818 8 месяцев назад +3

      Haa wlhi nolsha adag marka qar😢xasus ayaan galay khaqtar sida u u dhaqamayo malin jamco ah u Shirakawa iga xirnifa😢ayaa abo u xanun san khaqtar uwadanay😢marka la dhahay laga shuba haye😢😢😢ayaaan dhahay 05 iskuma furan malintasa😢alxm alhaa ayaa is sahlay 😢ila hada marka arko khaqtar laga ku shaqinayo😢 wana iska ilmiyaa😢😢😢😢

    • @Marwonasteho
      @Marwonasteho 8 месяцев назад

      @@amiishxaryan818 Haa wlhi qofkan ha badbaadisiin horta ma odhanayan ilaa lacag siiso

  • @janoinashiekh5121
    @janoinashiekh5121 8 месяцев назад +61

    Ax wllhi run baan mooday waan ilmeeyay xaalad dhab ah oo dhacday ayaa filimkan laga matalay😭😭 strong man siyaad

  • @safa_faysal5945
    @safa_faysal5945 8 месяцев назад +91

    Ax caawa sidii ay runtahay dhimashada hooyo ruun ayaan ilmeeyay allow naxariis jano ka waraabi dadkii qisada runteedu ku dhacday aamin 😭😭🤲🤲waa qaybti ugu murugada badnayn caawa 15/feb/2024

    • @NadiiraCabdilaahi
      @NadiiraCabdilaahi 8 месяцев назад +9

      Filmka hdaa qiyaaso hodan baa guriga katagysaa🥺

    • @nihaamxasan2282
      @nihaamxasan2282 8 месяцев назад

      Saas ila thy​@@NadiiraCabdilaahi

    • @AyaanYusuuf-x1l
      @AyaanYusuuf-x1l 8 месяцев назад

      Anba waan ooyay lkn wll ma qisa dhaba laga matalay filmka😢😢

    • @safa_faysal5945
      @safa_faysal5945 8 месяцев назад

      @@NadiiraCabdilaahi waa san umalaynayo amba wll🥺😭

    • @safa_faysal5945
      @safa_faysal5945 8 месяцев назад

      @@AyaanYusuuf-x1l Haa wll saasan maqlay waa qiso run ah oo film laga sameeyay 🥺😭

  • @maryuum9678
    @maryuum9678 8 месяцев назад +9

    way dhimaty aaaa miskiin😢😢😢😢
    alla rabiyow hooyadey ha iga hormarsiinin wllh waa dhimasho kle ilaahow hooyadey iidaa yaarabi inta hooyo dhimaty unaxariisto inta noolna unxariiso

  • @cabdiwali4504
    @cabdiwali4504 8 месяцев назад +16

    dunida wax kasto yaal wan so dhadhamiyay ma jirto wax ka xun inad qof bini,aadam ah ubaahato✅

  • @Maxamed-z7z
    @Maxamed-z7z 8 месяцев назад +59

    Caawa waa jimco aaa ku wada salino nabigeena muxamed scw ❤

  • @nimcoahmed5815
    @nimcoahmed5815 8 месяцев назад +54

    Ilahay waxan ka baryayaa in aanu xaaaladan oo kle qof muslin ah istaajin😭🤲

    • @Naima-43
      @Naima-43 8 месяцев назад +1

      Kuman qof bey ku dacda waliba tanba wa qiso dhab ah o dacday ee ma ahan jilin o kaliya

    • @katraabdi6915
      @katraabdi6915 8 месяцев назад

      Ameen ya Allah 🙏

    • @barwaqoahmed5859
      @barwaqoahmed5859 8 месяцев назад

      Aameen

    • @nasraomer2819
      @nasraomer2819 8 месяцев назад

      Amiiiin 😢

  • @AyannaOmar
    @AyannaOmar 8 месяцев назад +54

    Filimkan marka fiirsanayo wan oyaa sababto Ah qisada filimka badankiis Anaga Nagu dhacdey 😢 wan oyaa marka Arko 😭😭😭

    • @fardowsolaki1250
      @fardowsolaki1250 8 месяцев назад +1

      Adi miyey kudhacdey pyo😢

    • @caligarad6415
      @caligarad6415 8 месяцев назад

      Sorry

    • @abdiazizmuseyusuf8407
      @abdiazizmuseyusuf8407 8 месяцев назад +1

      Allaha qalbiga ku qaboojiyo

    • @barwaqoahmed5859
      @barwaqoahmed5859 8 месяцев назад

      Wllo Alle nolosha aduunku way iska hawlo badanteen haydin dhib yareeyo kuwii usamrana haydinka yeelo

  • @mss_zu7184
    @mss_zu7184 8 месяцев назад +8

    Wa xaqiiqo jirta in dhakhaatirtu sida tidha marka qof ku bukooda nafta qofka waxa uga mihimsan lacgta ay rabaan subxanallah 😢

  • @sihaamabdirahman5712
    @sihaamabdirahman5712 8 месяцев назад +60

    This part is very emotional ano og inay film tahay ayan hadana ilmeeyay😭😭 ilahow hooyoyinkeen no xafid o cimriga u dheere🤲

    • @UmulkheyrUmulkheyr-t7r
      @UmulkheyrUmulkheyr-t7r 8 месяцев назад +2

      Amiiin yaarabi 😢😭🤲

    • @deeqacali_23
      @deeqacali_23 8 месяцев назад

      Ani xitaa wan iska ooya😢😢

    • @hothanmoha5282
      @hothanmoha5282 8 месяцев назад

      𝐀𝐚𝐦𝐢𝐧 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐚𝐧𝐭𝐞𝐧 𝐰𝐥𝐥 𝐪𝐚𝐥𝐢 𝐧𝐚𝐜𝐚𝐧❤❤❤❤❤

    • @realwarya8215
      @realwarya8215 8 месяцев назад

      Amiin

    • @faizamohamed2145
      @faizamohamed2145 7 месяцев назад

      lkn arinkani waa dhab waana wax sidan u dhacay

  • @nasteehomohamed2592
    @nasteehomohamed2592 8 месяцев назад +61

    Bisinka wlhi run aan madoy saa u naxay allow hoyoyinkeyna noo xafid🤲😭

  • @cambelaf6488
    @cambelaf6488 8 месяцев назад +81

    Siyaad wxa ku dhacaya qofkay run ugu dhacday ilahay Ha u naxariisto 🥺

    • @FatxiMayo-mv2vo
      @FatxiMayo-mv2vo 8 месяцев назад

      😭😭

    • @Maraima-
      @Maraima- 8 месяцев назад

      Siyaad bayba ku dhacday baa la dhahee🥺

    • @Deeqaibrahim62
      @Deeqaibrahim62 8 месяцев назад

      ​@@Maraima- wll ma siyad kolba qisadan dadka in badan way ku dhacda wana mid qalbi xanun aha 😢😢

  • @sakicabdi6716
    @sakicabdi6716 8 месяцев назад +30

    Ku saliya xabiibkeena muxamade 🌸صلی اللّٰه علیــــه وآله وسلّم🌸

  • @Maasal123
    @Maasal123 8 месяцев назад +19

    Ax wallahi marku idhi way dhimatay gabigaygaba shogba igu dhacay sidii Oo ay dhabtahay markaliya ayaan ilaaway inay jiliin ahayd😢😢 Yaa rapii hoyaday iyo dhamaan hoyoyinken xafid intay ka dhimatayna u gargaar

    • @khadramaxamud1632
      @khadramaxamud1632 8 месяцев назад

      Wlhi aniguba sidii ay runtahay ayaan u naxay 😢😢😢

  • @cabdiDaahir-official
    @cabdiDaahir-official 5 месяцев назад +6

    Scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @suldaankaofficial7087
    @suldaankaofficial7087 8 месяцев назад +60

    Nasiib waxaa leh qofkii soo gaarey bisha shacbaan allah ha u naxariisto intii dhimatay inta nasiibka u yeelatay een ka midka ahayna allah swt mahadi hanaga gaadho alxmllh

  • @kawzarjama
    @kawzarjama 8 месяцев назад +40

    Filimkani waa wax dhaca waayo anaga waxa nagu dhacday mid tan ay inyar ku kala duwan yihiin oo xanuun badan msha allah imika waxan noqonay dad nolol fican ku jira ilahay haka saaro inta noloshan iyo mid la midaba ku jirta

  • @Ismacilxasan-f1k
    @Ismacilxasan-f1k 8 месяцев назад +59

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️

  • @marianali9559
    @marianali9559 8 месяцев назад +8

    Waan ooyey si iney run aniga igu dhacdey qof walbow dhiban dhibta alle haka saaro, Agoonta kuwa u naxa iyo Dan yarta alle hanaga dhigo isku naxariista Aamiin Yaa Allaah. 😢

  • @DekaHassan-hf6ml
    @DekaHassan-hf6ml 8 месяцев назад +26

    هذه حلقة لا مثيل لها كانت مليئة با الاحداث محزنة وبشع للغاية وكيف ستكون شعور ممن جربوا الأحداث موجود فى هذه حلقة أعانكم الله احبابى أينما كنتم

  • @happymohamed2925
    @happymohamed2925 8 месяцев назад +38

    Ala xanuun badana wlhi caadiban u ilmeeyey marki la dhahay lacag dambe haso radin alaha u naxaristo😢😢😢😢

  • @ZamzamCumar-yv1mt
    @ZamzamCumar-yv1mt 8 месяцев назад +30

    Tani wxy muujinaysa in aanay dhakhtaradu lcag la aan waxpa kuu qabanayn in yar moogiye waa duni dadka naftoodii ka qaalisan thy lcg yar subxanalah😢

    • @ubahsicid349
      @ubahsicid349 8 месяцев назад

      Waa dowlad la aanta haday jirto dowlad gacanta ku haysa dhakhtar ku myshaarkiisaa meel usaar naan lahaaa

    • @ZamzamCumar-yv1mt
      @ZamzamCumar-yv1mt 8 месяцев назад

      Haa wllhi dadkani geeridiiba way ilaaween illahay xaqa ha garan siiyo

    • @istaahilsiciid7484
      @istaahilsiciid7484 8 месяцев назад

      😭

  • @SaynabCabdiraxmaan-r7c
    @SaynabCabdiraxmaan-r7c 8 месяцев назад +198

    Allah is one❤

  • @shakuurali7193
    @shakuurali7193 8 месяцев назад +3

    Ilahay qof walba imtixaan gooni ah buu udiyaariyay. Ya rabb ilahay noo fududeeda. Hanaguna imtixaanin wax aan ku guuldarsano aakhiro iyo adunba 🙏🏾

  • @kaltunsaxansaxochannel6650
    @kaltunsaxansaxochannel6650 8 месяцев назад +6

    Subxanallah runbaan moodaya waxa dhacaya oodhan markaas baan oohin is celin kara wayayas siyaad, hodon, sabiriin intuba way iga oohiyan siyaad lakiin wuxu haysta saxiib fiican

  • @xanancabdimahadshiqmire4948
    @xanancabdimahadshiqmire4948 8 месяцев назад +62

    Ma aqaan sababta aan unaxay una oyay ilhow hoyadey mcn cimri io cafimad isii😢😢😢

  • @ZekiBerberaawi
    @ZekiBerberaawi 8 месяцев назад +119

    Stay strong Siyaad😢

    • @maxamedjaamac2158
      @maxamedjaamac2158 8 месяцев назад +2

      Scw❤❤😢

    • @zakiOZmaan
      @zakiOZmaan 8 месяцев назад

      WCS wcs wcs WCS wcs wcs WCS wcs wcs WCS wcs wcs WCS wcs wcs WCS wcs wcs WCS wcs wcs WCS wcs wcs wcs wcs WCS wcs wcs wcs wcs WCS wcs WCS WCS wcs wcs wcs wcs WCS wcs wcs wcs wcs WCS wcs WCS WCS WCS wcs wcs WCS WCS WCS wcs wcs WCS wcs WCS WCS wcs wcs WCS WCS wcs wcs WCS WCS WCS WCS wcs wcs WCS WCS wcs wcs WCS WCS WCS wcs wcs WCS WCS WCS wcs wcs WCS WCS WCS wcs wcs WCS WCS WCS wcs wcs WCS wcs WCS WCS wcs wcs WCS

    • @abdialisuleiman9193
      @abdialisuleiman9193 8 месяцев назад +1

      Allah is one

  • @ZamzamCabdilaahi
    @ZamzamCabdilaahi 8 месяцев назад +28

    Alle caawa 😭waan murugooday waana jimcee ku saliya nebiga

  • @naimaabdul4177
    @naimaabdul4177 8 месяцев назад +3

    Alla markii hore uu yiri lacag danbe ina so raadisan loma baahna wan. Farxay 🥹🥹🥹🥹🥹🥹🥹🥹lkn gadal naga xumeyen

  • @SaamiyaCabdirahman-ji2pc
    @SaamiyaCabdirahman-ji2pc 8 месяцев назад +9

    Allahu akbar wllahi qalbiga i xnuuny indhuhuna ilmo ayey joojin waayeen anigo og inu filam yahay ax talow siday wax noqon😢

  • @SamiaOmer485
    @SamiaOmer485 8 месяцев назад +50

    Allow Ramadam caafimad nagu gaadhsii 24 cisho ayaa ka hadhay🤲🤲❤

  • @CabdikhadarMaxamed-cz2mw
    @CabdikhadarMaxamed-cz2mw 8 месяцев назад +32

    Caawa. Waa jimce wll ku sali nabiga scw

  • @maryamamohamud7747
    @maryamamohamud7747 8 месяцев назад +25

    Caawa haben jimco ah aan ku sallino xabiibkena maxmed sallahu caleyhi wasalim 🥺 ❤

  • @abdialisuleiman9193
    @abdialisuleiman9193 8 месяцев назад +2

    Allah is one

  • @HaBiHaybeaLi
    @HaBiHaybeaLi 8 месяцев назад +2

    Laa ilaaha ilalaa muxamad rasuululaa😢😢😢

  • @KaltunAbdilahiNur
    @KaltunAbdilahiNur 8 месяцев назад +25

    Alla Jabayeey Wlhy Indhahaygii Ilmay Udhamaadeen😢😢😢😢😢

  • @baaribagarebaarbe
    @baaribagarebaarbe 8 месяцев назад +24

    Kusali nabiga wll scw❤❤

  • @dajiyamohmethaadan2223
    @dajiyamohmethaadan2223 8 месяцев назад +8

    Igula sali xabiibkeena muxammad sallhu callhu waslm ♥️ ❤️

  • @Jamiilo21
    @Jamiilo21 8 месяцев назад +17

    Omg hodan has played A vital role for this film she Deserves reword Also ziyaad and mohamed are Also their role Acting is Amazing❤❤❤❤

  • @lecker-m7m
    @lecker-m7m 8 месяцев назад +5

    Qisadaan waa qiiso dhacday wllo Alle haw gargaro dadk ay ku dhacday walhi waan ilmeyay caloosha ixanuntay runtii❤❤

  • @AhmedabdiOsman-c1o
    @AhmedabdiOsman-c1o 8 месяцев назад +8

    Hodan iyo sabirin waa gabdho sharaf badan masha allah

  • @xamdiibrahim4185
    @xamdiibrahim4185 8 месяцев назад +17

    Aniga ugu horeyo❤ thanks Xogaa Al media❤❤

  • @fardosahussein3534
    @fardosahussein3534 8 месяцев назад +17

    Walaahi caawa run run ayaan u ooyey aabahey markuu xanuunsanaa soo xasuustay oohintaa iga dhamaatay

  • @shaaficimaxamuud7043
    @shaaficimaxamuud7043 8 месяцев назад +4

    Intaan xogmaal filimaantood
    Daawanaayay
    Ilaa hada ma aanan arag filim dhamaaday
    Marka team xogmaal
    Howl wadeenada
    Oo ay ka mid yihiin mahad, maxamed perectamool waxaan ka codsanaa inay filimkaan noobdhameeyaan
    Thanks

  • @XamdaMaxamed-g8z
    @XamdaMaxamed-g8z 8 месяцев назад +23

    Ax wlhi family gayaga oo dhanbaa wada qayliyy sidii oo maamadu run u dhimatay camal 😂😂😂😢😢 film kan dareen gaaruu wataa 😢😢😢

    • @RahoAhmed-Yasin
      @RahoAhmed-Yasin 8 месяцев назад +1

      Wlhi same nahay kuwaayagii yaryaraa ayaa wada qayliyay ax ax

    • @nastehaabdi7780
      @nastehaabdi7780 8 месяцев назад

      Wlhi aniga qaaylo 😢

  • @ishwaaqahmed5007
    @ishwaaqahmed5007 8 месяцев назад +7

    Fariinta caawa flimku ina siiyay waa in hospitaladu wax jixin jix ah siin bukaanada danyarta ah yagoo xaladoodu naf ka bax tahay bay lacagta ku xidhayaan halkaas na bukihii ku qudh baxayaa waa nooc bahalnimada iyo baabka naxariis la'aanta ku qotoma fiicana inay badalaan kuwa maciinka ay soo bidayso bulshada haynta yari . Gargaarka la ogaada dhibanaha dantu ciishay kolkuu sariir yaalka idinku ag noqdo . Mahadsanid director mahad waaqaca jira caawa taabatay.

  • @ifrahmahamed3148
    @ifrahmahamed3148 8 месяцев назад +12

    Subxaan allh ilmadii waa ceshan waayey bal qiyaas qofka qisadaasi kudhacdey 😢

  • @DeeqoMahamed-c7z
    @DeeqoMahamed-c7z 8 месяцев назад +3

    Allow qisadan oo kale qof muslim ah haku jirabin A strong feeling😢

  • @halimoahmed45
    @halimoahmed45 8 месяцев назад +4

    Walaahi Waa film murugadiisa wato Illaahow inteey tanookale heeysato. Ka badbaadi anagana asagana naga badbaadi Amiin yaa rabi

  • @naimadaar7431
    @naimadaar7431 8 месяцев назад +7

    8/7/2019😢😢😢😢 hooyo maalinkan ku wayey ban soo xasuustay allah ku janeeyo

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 8 месяцев назад +13

    Subxnllah 😢😳💔😭wlhy waan naxay markuu doctorku yidhi maamadi way dhimatay sidii inay run tahay oo kle filimka intiisii danbe QALBI JAB BAY ISKU BADASHAY markii hore odayga hadana maamadii 💔😭😭😭tolow yaa reerka umaqan iminka😢

  • @saynabmaxamed4526
    @saynabmaxamed4526 8 месяцев назад +6

    Allh ilmadèerAyalow musalsalka habrn walpo so geliyh ❤😊

  • @miskimire8415
    @miskimire8415 8 месяцев назад +4

    Ax😢 dhaqaatiirta in aysan damiir iyo naxariis lahayn midaan baa tusaalo inoogu ah xididka naxdinta baa laga siibay malaha siday dhiiga ugu dhax jireen

  • @Mushtaaq-u4n
    @Mushtaaq-u4n 8 месяцев назад +3

    War niyahown shaxda flimkn waan fahmay odayga xaasidka xooluhu haysto waxaa lawa reegi doona siyaad io walalihi dhawaan ❤

  • @hanaabdillahi54
    @hanaabdillahi54 8 месяцев назад +9

    😢😢😔an naxay walahii markii siyad loshegay dhimashada hoyadii alow unaxariso intii hoyoo dhimatay inta nolna allow afar cisho nodaa 🤲🤲🤲mamma mcn i love so much

    • @Ridwaan-ch3sj
      @Ridwaan-ch3sj 8 месяцев назад

      Wah waa filim😂

    • @aminadahir2251
      @aminadahir2251 8 месяцев назад

      ​@@Ridwaan-ch3sjaniga wanba oyayna ano og inu film yahay😢😢

    • @faarush8157
      @faarush8157 8 месяцев назад

      @@Ridwaan-ch3sjlkn ogow filimka wax jira laga matalaa

  • @xamdiibrahim4185
    @xamdiibrahim4185 8 месяцев назад +13

    Xogmaal media thanks❤

  • @Kade670
    @Kade670 8 месяцев назад +6

    Qoys walbo qofba ku jiro hoden wllo mcn Alla haku sharfo ❤❤❤❤

  • @HassanMohamett-p5u
    @HassanMohamett-p5u 7 месяцев назад

    Waxaan Daawanayaa 7 Ramadaan 2:15 am, waxaan ooyey markaan maqlay Hooyo way dhimatay ax xanuun kululaa😢😢😢

  • @MaasNoJumbo
    @MaasNoJumbo 8 месяцев назад +17

    It's every emotional 😢😢😢😢😢😢

  • @SuweidaCQaadir-gg3qj
    @SuweidaCQaadir-gg3qj 8 месяцев назад +38

    This part is very emotional 😢😢

  • @princesmalyuun1768
    @princesmalyuun1768 8 месяцев назад +3

    Alla caawa waa emotional 😭 runti waan ilmeeyy hodan marky hadlysy😢

  • @fatushshmohamed-hs8xe
    @fatushshmohamed-hs8xe 8 месяцев назад +9

    Saan waa ciil wlhi daqiiqadaha noo badiya xataa waxy saan😊

  • @adenmoussarobleh7017
    @adenmoussarobleh7017 8 месяцев назад +2

    Qaybtii ugu xisaha badnaa intan soo dawaday kadib

  • @halabuurpedraqamar5664
    @halabuurpedraqamar5664 8 месяцев назад +5

    wlhi qiso dhaba weeye dareenkeeda wadata wlhi caadibaan ula ilmeeyay illaahay cid kasta oo ay dhibaato haysato haka kor qaado😢😢

  • @hiboahmet3773
    @hiboahmet3773 8 месяцев назад +9

    Tani wa film iyo matalaad bal kawarama dadkay runta ugu dhacdo ilaahay hana hareermariyo dhibaatoy8nka iyo imtixaanada intay ku dhacdana ilaahay samir haku arsaaqo

  • @AsmakheyrSiciid
    @AsmakheyrSiciid 8 месяцев назад +7

    Part 13 la soo dhakhsada tolow hablaha.iyo siyaad xagey uguuri doonaan😢

  • @jeabdillahiabdi3091
    @jeabdillahiabdi3091 7 месяцев назад

    Allah unaxaristo

  • @Ayaanalandhe79
    @Ayaanalandhe79 8 месяцев назад +6

    Xalqadii ugu dareenka badnayd weeye caawa🥺

  • @bintuabdirashidhassan362
    @bintuabdirashidhassan362 8 месяцев назад +4

    qof bini aadan aha markaad wax uga baahato xanuunka ay leedahay iyo inta eray lagu dhahayo iyo dakhaatiirta isku xidhaysa qof naftiisa la rabo in la bad baadiyo iyo lacag naxriisti maxa helaya iyo caawinaadi dadka wax haysta hoos ha u eegam inta aan waxba haysan awoodna u lahayn waxa marka lagu xidhayo allahu akbar filmkani dhinacyo badan ayuu taabanaya waxaan rajayna ineey dad badan wax ka badali doonan talo iyo tusaale u noqon doono plz qofkii daawadaba ha share gareeyo (ilmadii qarsoonayd😭😭)

  • @faaatisaynab6172
    @faaatisaynab6172 8 месяцев назад +3

    Wlhi ilintaa ceshan waayay stay strong siyaaad😢😢😢😢

  • @umuasia7384
    @umuasia7384 8 месяцев назад +2

    Wallo siyad markan kudwanaayo qalbigaan kaqushuucaa wayo walalkey oo geeriyooday baad aad ugu egtahay dhib marku kugu dhaco si dhab ah buu itaabtaa iyadoo film ah walalkey allow naxariista rabbi siii😢😢😢

  • @KhaalidAbdi-fd4eu
    @KhaalidAbdi-fd4eu 5 месяцев назад +1

    Maxamed wlhi waa zxpkii dhabta ahaa
    Zxpka nafta kula sidiyo miyaa lasimaa nin socota ah
    Jcylka hodana waa kii layliyo qays ❤❤❤ tiim siyaat

  • @najmanuraciid1045
    @najmanuraciid1045 8 месяцев назад +11

    Xalada cawa wa murug family xaasidina rer abahay by i xasusiyan say no yasi jireen anako agoona 😢😢😢😢

    • @raxmakaltuun1892
      @raxmakaltuun1892 8 месяцев назад +1

      😢😢😢😢😢

    • @YahyeHazen-qp2ji
      @YahyeHazen-qp2ji 8 месяцев назад +1

      Sorry wll😢

    • @najmanuraciid1045
      @najmanuraciid1045 8 месяцев назад +3

      @@YahyeHazen-qp2ji alx hada ayaka naso radsada hoyaden ba nagu tacabtay wx na barty iminka badanken wnu shaqaysana

  • @Ilhansweet
    @Ilhansweet 8 месяцев назад +25

    Heartbreaking 💔

  • @GudoonIsmaciil-w1q
    @GudoonIsmaciil-w1q 8 месяцев назад +7

    Ax😢😢 filimka caawa runrunbaan uga naxay siyaad😢😢

  • @Azuom_
    @Azuom_ 8 месяцев назад +2

    Anoo og inythy film ayaahadana awoodi wayyy inan ilmda ceshado wlhi😭😩Ilahayow qof muslim ah Ha Tusin xaaladan ookle yaarappi😭🤲🤲

    • @FuAad1
      @FuAad1 7 месяцев назад

      😢

  • @Cebla99
    @Cebla99 7 месяцев назад +2

    Ilahow biniadam hano jabin 😢nolosha marka dad u bahato xanuun badanaa😭😭😭

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 8 месяцев назад +7

    Alle cwa wa la oyay siyaad Axxxx😭😭😭😭 ilmada iga dhamatay runtii

  • @asmagaid1527
    @asmagaid1527 8 месяцев назад +7

    Ma Aqano sbbta la oyay ilahayow qof walpa isagoon farxin oo nolosha meeshu rabey gadhin ha dilin😢

  • @NimcuniBishar
    @NimcuniBishar 8 месяцев назад +6

    Ax waan oyay anigo ogg ineey fillin thy allahayow hoyoyinken noo dhaaf😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @NimcoIbraahim-k2y
    @NimcoIbraahim-k2y 8 месяцев назад +2

    Filimku intan daawanayay halqadan ilmo ayaa igu soo istaagtay wlhi wxa uu ka turjimayaa danyartu duruufa nololed ee ku gadaaman 😢😢😢

  • @Anisasaid-bv8nb
    @Anisasaid-bv8nb 8 месяцев назад +1

    Wlhi filmka waan la ooyey dhibaatada haysata Siyad iyo Calool adayga adeerkii 😢😢 waana wax dhaca😢

  • @Didi-121
    @Didi-121 8 месяцев назад +6

    Ala cawa film Waa emotional 😭 😱

  • @MushtaqMarwa
    @MushtaqMarwa 8 месяцев назад +6

    Allah waa kali❤

  • @kaafiyamustafe26
    @kaafiyamustafe26 8 месяцев назад +5

    Alla zaaxiptinimadu macaana😢

  • @magaaleyalaxey
    @magaaleyalaxey 8 месяцев назад +1

    Wlhi run baan u naxay anigoo og in ay film thy wadnahaa qac iyiri subxaanallah

  • @nasroabdirisak3953
    @nasroabdirisak3953 8 месяцев назад

    Subxanallaah wixihba dhab baa moodey inay flim ahyd iloobay wllhy iga taga balo idin daawatye😢😢

  • @MulkiMuxudin-p6n
    @MulkiMuxudin-p6n 8 месяцев назад +8

    qof koobada waa ani❤

  • @ahmedhuud6-eb8dn
    @ahmedhuud6-eb8dn 8 месяцев назад +4

    Hodhan aqliii miiran weye ❤❤❤❤❤

  • @edebsanahmed-ji5tu
    @edebsanahmed-ji5tu 8 месяцев назад +5

    Ana ugu horeya like isaara 😊