War deg dega Wax Holcaya oo caawa DDS ilaa Kenya Dul Haadaya" muqaal!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 янв 2025

Комментарии •

  • @seed3966
    @seed3966 7 часов назад +11

    آية من آيات الله

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 3 часа назад +2

    Bismi allah. Allahu Akbar. Illahow waxaas shartiisa iyo shar walba inaga badbaadi inaga iyo muslimiinta oo dhan.
    Allahuma aamiin ya rabbal calamiin.

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 4 часа назад +3

    Allow YAHUUDDA ku rid oo dokumdaakum kaga dhig.

  • @MohamedHassan-y2n3j
    @MohamedHassan-y2n3j 7 часов назад +5

    Magaalada b/xaawo way soo dulmareen

  • @Ahmeddauud-g5z
    @Ahmeddauud-g5z 7 часов назад +3

    Aylians, kuwa ka yimid meelo fog fog,Allah qaaruumo badan ayuu abuuray.

  • @AminoIsse-g6i
    @AminoIsse-g6i 6 часов назад +2

    Waa mucjisooyinka Alle. Ee u sheeg Jaamac Galadiw dadka Quraan ha aqristaan salaadna hatukadaan ee Alle SW ha ugu dhawaadan InshaAllah.

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 7 часов назад +11

    Rabiga Awoodisa weyn Allaha Kuciqaabo Munafaqyada Carapta Yuhudda Mareykamka kuwa isku biirsaday u midowbay Xasuuqa Matida Falastine.Allahayow Adiga ayaa ah midka Awoodisa cid kasareyso eeysan jirin.

  • @faduul
    @faduul 6 часов назад +4

    That's meteor burning entring earth atmosphere

  • @macrobia5195
    @macrobia5195 8 часов назад +4

    Waa dabaal daga xoriyada.Ogadenia oo si Natural ah udhacaya. Walaal jaaduu soo dhowoow

  • @farxiyodaahir8212
    @farxiyodaahir8212 6 часов назад +3

    Subhaana allah

  • @MehamedFentaw-tz8zb
    @MehamedFentaw-tz8zb 7 часов назад +2

    አላህ ሆይ እኛ ወንጄለኛ ነን አላህ አንተው ማረን

    • @geeljire1658
      @geeljire1658 2 часа назад

      Are you muslim?
      Which language is this?

  • @cabdiqadirismaciil7112
    @cabdiqadirismaciil7112 8 часов назад +2

    Kkk jamac malaa waa qalfoofkii uu cagjar sheegay❤❤❤❤

    • @osmangiire1349
      @osmangiire1349 7 часов назад +2

      Maya waa Sacii Geesahaweynaa oo Geeska Africa lagadhoofiyey😊 Jaxiima! Calaaduul!🐄!
      Lo’dii waa didey 😅

  • @mohamedcabdi5085
    @mohamedcabdi5085 8 часов назад +3

    Waa straoid Ama camet ayaa layiraahdaa wuxuu marayaa hawada sare ee dhulka

  • @omarhersi4367
    @omarhersi4367 6 часов назад +7

    Waa reer sheekh isxaaq

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 8 часов назад +2

    AADAMIGU WAA WAX QALBI ADAG ALLE INAGA OO OGSOON AYAYNU HADANA XADKII ISLAAMKA KA BAXNAY MARKAA MUCJISOOYIN AYAA INAGU DHACAYA

  • @abdikadirsandhere5464
    @abdikadirsandhere5464 3 часа назад +1

    Waxaan hada ka hor ayay na soo dul mareen xiligii corona virus,waxaana uu ugu dambeen ku baaba,ay hawada,waxan u fahanay in lagu faafinaye virus ka koronaha Allahu aclam

  • @MacalinKinyaati
    @MacalinKinyaati 22 минуты назад

    WAA ALLE AWOODIISA WASHEEY BAA LAGU JIRAA SALAADA IYO SUNADA NEBIGA HALAGU DADAALO

  • @rahaabdi1644
    @rahaabdi1644 6 часов назад +2

    ILAAHAY HALLOO LAABTO.

  • @HousseinOmarhoussein-s9t
    @HousseinOmarhoussein-s9t 7 часов назад +2

    Alahu akabar

  • @faisala4218
    @faisala4218 4 часа назад

    Falling debris of a settle light or rocket! AMA dayac gacmeed burburay oo habaabow ah

  • @MIDNIMOJANAQOOW
    @MIDNIMOJANAQOOW 7 часов назад +2

    Waa DAYAX-GACMEEDKA beesheeena, oo CILLAD ku timid. Marka is-deji, hadda injineerada beesha ayaa xallin doona.

  • @AhmedAj-s1o
    @AhmedAj-s1o 6 часов назад +2

    Starlnk satellite image weeyaan

  • @Selelfiaxmed
    @Selelfiaxmed 8 часов назад +3

    Kan waa qalabkii dhulka soomalida ka soo jari lahaa itoobiya inteeda kale oo xaga samada laga soo diray

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 8 часов назад +1

      😂😂😂😂😂

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 8 часов назад +1

      Allaha idinka soo jaro

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 3 часа назад

      Alxamdulilaah ilaahay haka soo jaro dadkeena xabashida

  • @XamseGuled-k2o
    @XamseGuled-k2o 7 часов назад +1

    Berbera ku arkay june 2024
    Waxan baryahanba waa arkayey

  • @Sirad47
    @Sirad47 7 часов назад +1

    Koonkan Ilaahaybaa iska leh.isgaa maamula.isga u talinaya, awooddisa keliaya ayaa ka shaqaynaysa. Layaab malaha waxan leennahay.
    حسبنا لله و نعمال وكيل. حسبن الله ونعمل وكيل.

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 8 часов назад +1

    Alien ama UFO Dheh Waa Suxuunta Duusho Waxa Oran Jirnay Wa Sax Jamac Galad kusoco❤❤

  • @AbiibXasan-pe2cc
    @AbiibXasan-pe2cc 6 часов назад +1

    Waxa layidhaahdaa suxuunta wareegta waana dabiici (abaani).

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 6 часов назад +1

    Yaa Allaah yaa Allaah

  • @camaarsmaxamad9173
    @camaarsmaxamad9173 5 часов назад +1

    Waa gantaaladii xuutiyiintu kuriday istaaiill

  • @mahadsalah
    @mahadsalah 8 часов назад +1

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉alahu akbar

  • @abdideis4275
    @abdideis4275 4 часа назад +1

    waxan oo kale 1972 ayuu na soo dulmaray waana fahmi wayney

  • @MustafSheikhQaasim
    @MustafSheikhQaasim 5 часов назад +2

    Drons oo yaman soo dirtey yahuuda usiisocdo waaye. Xaley ayey sheegteen in ay drons kuweerareen.

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 4 часа назад

      Yahuuda xagay Ka xigta Yemen😅😅

    • @MustafSheikhQaasim
      @MustafSheikhQaasim Час назад

      @batulasmail8261 Awal dronska waxey marin jireen bada cas lakin mareykanka iyo ingiriiska ayaa 💯 ba 90 soo ridi jirey. Hada wadada ayey bedeleen. War goordhow kasobaxay yaman xuutiga waxey beegsadeen markab saadnad yahuuda usidey oo maraayey
      Morocco 🇲🇦 agteeda.

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 6 часов назад

    Waadayax gacmeed malagayaaba Africa balagutijaabinayaa meelbaday Africa

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 7 часов назад +2

    Sacii Geesaha weynaa oo buubey!🐄😂

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 6 часов назад +1

    Aduun dhamaadan beeynu joognayee towxiidka afka halagu qabto

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah 8 часов назад +3

    Waa dayax gacmeed burburay sidaas ayuu u muuqdaa laakiin waxaa halis ah meesha uu ku dhicidoono

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 8 часов назад +1

      Elon mask ayaa soo diray wecelkaasi

    • @abdifataaxabdallah
      @abdifataaxabdallah 8 часов назад

      @Fowzia69 kkk wacal waa yahay kaas

    • @fartunalihashi4833
      @fartunalihashi4833 7 часов назад +1

      Haa waa dhicikartaa inuu dayaxgacmeed yahay

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 7 часов назад +1

      @ Haa gaal kaasi Elon mask la dhaho ayaa sidii qashinka u dira waxaasi isagoo ogayn meel ay aadayaan

  • @carabsheekhaadan1741
    @carabsheekhaadan1741 7 часов назад +1

    Wll waxaas oo kale hada kahor Ayaan aragnay 2016 ayuu barey nagumaray gabal dhac ayuu ka imaday barina wuu ku dhamaday

  • @afrahhussein3136
    @afrahhussein3136 2 часа назад +1

    Waxan walidka kamaqlijiray barigii xidgtii dabada Lahyd.
    Waxaa kalo maqlay in 1994 waxa xoog way uu dhacay sanqadh Ceel afwayn Laascaanood gar adag sqadhii albaadi fumeen dadkin miyi magalam sasku dhacay

  • @mellowyellojello6520
    @mellowyellojello6520 8 часов назад +1

    Subhanallah 😮

  • @SharmaAli-r5f
    @SharmaAli-r5f Час назад

    Waa macdan

  • @aishamawlid
    @aishamawlid 8 часов назад +1

    Jigjiga waxaan ku arkay habeen ano tell kuhadlaya abare 4:00 fiidnimo lkn dayax gacmeed baan moday axadii bay aheed

  • @ahmedadan5393
    @ahmedadan5393 7 часов назад

    I have seen it with my eyes while flying over Wajir Town.

  • @hachidirir1890
    @hachidirir1890 Час назад

    Anigu waan arkay 1976. Seylac jooga agteeda.1995 markale magaalada cali sabiix dusheeda.waa wax badan isgarab yaacaya oo lululaanaaya. Dhib male.

  • @hashimkhlida4769
    @hashimkhlida4769 7 часов назад

    Wa Balayo sheeg kan bismilaah

  • @dashco396
    @dashco396 3 часа назад

    Jaamacoow hawiye ama xassan Sheikh kasoo saar

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr 8 часов назад +1

    😂dayax gamceed
    American iyo chaines
    Shiinha. Gaaladu waxbadan bey
    Meleegayan Ropey

  • @aishayusuf9595
    @aishayusuf9595 6 часов назад +1

    Soonali weyn, Kenya, Eithopia iyo dhamaan Africa vwaxbaa lagju tijaabiyaa sunta, nuleyeerka, iyo saqmi oodhan ayay reergalbeed Ku kusoo fasaxaan Africa iyo Asia oodhan. Gaaladu dadkay Rabaa inay dhulkooda lawareegaan vwaxay kufuraan dhulgariir iyo mashaakilo farabadan. Yurkiga ayaa Hada Lahore maraykan,yahuud, Ruushka iyo yurub kusameeyeen soobaara.

  • @OmerMahdiG36
    @OmerMahdiG36 7 часов назад +2

    Aan Halkan idinla wadaago WAXAN Waxay DUL mareen oo iyagoo bixinaya midabyo kala duwan Loona arkayey drones December 20,2024 New Jersey City USA Waxaana ka hadlay ilaa gudoomiyihii GOBOLKA isagoo fariin u diray dowlada Federaalka America INAY Soo cadeeyaan WAXAN group ka u wada socda Waad mahadsantihiin

  • @afbile1
    @afbile1 7 часов назад +1

    Waa UFO

  • @abdixakiiaxmedqeyre
    @abdixakiiaxmedqeyre 7 часов назад

    subxaana allaah allaahu akbar

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf 8 часов назад +1

    Shbxaan Allah

  • @Gureey-l6k
    @Gureey-l6k 4 часа назад

    Wa xidig dhaca mar walba waxan

  • @Abdihakim-j7r
    @Abdihakim-j7r 8 часов назад +2

    Xitaa wajir Ayan ku arkey wallahi kenya

  • @lamafilaan114
    @lamafilaan114 7 часов назад

    Waa xidigo guuraayo

  • @DaherFathia
    @DaherFathia 7 часов назад

    Jama galad berihoreh waki Sayid Abdillahi ka gabyay diyaradi ugu horeysey

  • @HazushHussein
    @HazushHussein 6 часов назад

    Allaahu akubar

  • @LaandheeresomalMahamedyoussouf
    @LaandheeresomalMahamedyoussouf 7 часов назад

    Dayax gacmeed weeyo sxb

  • @adenhersi4127
    @adenhersi4127 2 часа назад

    Waa U.F.o la dhahaa. Waa nooleyaal ka yimid adduunyo naga fog. Xawaaraha qalabkay wataan haday rabaan 5000 oo mile yuu goynayaa 5 mirir. Teknoloogiadoodu wax la arkay oo la maqlay maaha. Haday rabaan waa is baabiiyaan. Waa sahan meel fog ka yimid. Waxaa hubaal .

  • @libaaxy6032
    @libaaxy6032 5 часов назад

    Waa Dayaxgacmeed oo tartartiib u burburaya oo maraya hawada meesha usareysa.

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 7 часов назад

    Rabi talo u daa .waa aakhiru Saban.mareykankana dabab baa ka holcaya.tibet na dhul gariir ayaa ka dhacay jaamacow

  • @Walalnm
    @Walalnm 8 часов назад

    Even in mandera County kenya Takaba

  • @Ahmeddauud-g5z
    @Ahmeddauud-g5z 5 часов назад

    Waa dayax gacmeed soo hallaabay,kusoo laabtay dhulka simple like that.

  • @AhmedYusufmoumin
    @AhmedYusufmoumin 8 часов назад

    Waa gataalihiu xuutiga ee yuhuda laladhacayey

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 6 часов назад

    waa kamarado wax duuba oo waxay katimid dhinaca bada waa qalabka wax sawiro oo fulkaanayaasha ayuu sawiraa

  • @abdif1256
    @abdif1256 6 часов назад

    Asc waxay u badantahay dayaxgacmeed soo dhacay.hadduu yahay jibin cirka ka soo dhacay intaa wuu ka dheerayn lahaa.

  • @SucaadSalebaan
    @SucaadSalebaan 7 часов назад

    waa akhiru saban waa dani taymkedi dhamaday

  • @hanihassan1418
    @hanihassan1418 5 часов назад

    Waa gantaaal kasoo baxsadey China

  • @osmanahmad8509
    @osmanahmad8509 3 часа назад

    Waxaa dhici karta
    Inuu yahay
    seterlite
    control kiisii kadhumay dawladii hawada udirsatay .

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 6 часов назад

    UFO ayaa layiraahdaa waxaana a danbeeya hay adaha sirdoonka iyo militariga ee dawladaha waaweyn.

  • @hanihassan1418
    @hanihassan1418 5 часов назад

    Waxaan umalayna dayax gacmeedkii lalahaa kenya ayuu kusoo dhacay Burburey laga yaaabaaa

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 6 часов назад

    Subaxanallah

  • @SKk-q5h
    @SKk-q5h 6 часов назад

    Allah hada la sheegayaa waa leyna soo weerarey waa gantaal

  • @abdiwahabnadhi4756
    @abdiwahabnadhi4756 6 часов назад

    War markuu soo dhacaayo halaisku dhigay lacagtii qarniga ayaa kudhufsaneesaa mag-dhow ahaan. Walaahi waa jackpot milyooneyar lagu now on karo.

  • @mohamoudismail4381
    @mohamoudismail4381 6 часов назад

    Majiro saxuun duusha waa been barlamanka usa ayaa weeydiiye dadka ku taqasusay waxeey dhaheen majiraan

  • @raghedanan3959
    @raghedanan3959 6 часов назад

    This is called meteorites… A rocks that falls from sky !!

  • @SOMALIA2025
    @SOMALIA2025 3 часа назад

    Meesha La Yirahda Dolow ayuu Na Dulmaray Waxaan

  • @axmedmaxamed5798
    @axmedmaxamed5798 5 часов назад

    Marar badan dds lagu arka wax holcaya oo hawada maraya marar badan arkay

  • @MaxamedSiyaad-o4y
    @MaxamedSiyaad-o4y 7 часов назад

    Waa calaamad sheegaysa ama tilmaamaysa halka uumaraayo dolaaca dhulka ee laba qaaradood ukala qaybinaaya afrika waayo calaamadani waxay martay meeshii lalahaa badbaa kadilaaci doonta

  • @arashidosmannoorteeri8930
    @arashidosmannoorteeri8930 7 часов назад

    Waa xadaab ilaahay u soo diray cagdheerta iyo gobaladaa ay xooga ku haystaan sidaas darted ilaahay baa cinqaabaya dadkan layidhaa ogadeenka ,waayo shiikh male ,aqoonyahan ma lah ,shariif ma leh malaha waxaba malleh ogaaden

  • @NimcàanAxmed-k7r
    @NimcàanAxmed-k7r 4 часа назад

    Allahu, akbar

  • @emeryfinanceinc9752
    @emeryfinanceinc9752 7 часов назад

    WAXAAN WAA DUULIYE LOO YAQAAN DROON OO MAREEKANKA IYO SHIINAHA BAA SOO SAARAY WAANA KOOX AMA RAXAN DHOWR AH, SIDAAS BAA LOO MALEENAYAA.

  • @hashimsabul2880
    @hashimsabul2880 6 часов назад

    Asteroid exploding after entering earth’s atmosphere

  • @1Alifarhan
    @1Alifarhan 8 часов назад

    Waxani waa dhagxaan culimada xidigaha ayaa sheegey in dhagxaan eey soomari doonaan bishan janawari oo aduunka oodhan laga arkikaro lakiin aduunka masoogarayaan eyeey yiraahdeeen bishii disenber😎😎😎

  • @AhajiFarah
    @AhajiFarah 8 часов назад

    Waa salatdh bur bur buu leeyahy marna waa ufo 😅

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 8 часов назад

    subxaan allaah

  • @AdenSaday
    @AdenSaday 8 часов назад

    Hoyoda usheg cawaro

  • @CADABFATAAH
    @CADABFATAAH 2 часа назад

    Near dhulka ka so baxday midas la socda firi somali iyo itobia iyo kenya aya la ag marooya kwran aqiro nak nikeosa miya la dhafa kwran allh akbar

  • @AdenSaday
    @AdenSaday 8 часов назад

    Markan wad faraxseneysin maha imika cadabta ilahey wanisacota

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi1975 7 часов назад

    Macaan waaye daba dhilifyada gaalada Hofstadter uga jirto below ayee ku ta hay

  • @abwaancrashiidxasan
    @abwaancrashiidxasan 7 часов назад

    Alaahu akbar

  • @blessingchanne1866
    @blessingchanne1866 6 часов назад

    Moyale ayeey kudhaceen😂😂😂

  • @gemstar416
    @gemstar416 3 часа назад

    Waxaa la yidhaa meteor ee sonkor ha moodina😂

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 8 часов назад

    Magaalada ISTanbul. Habeen ayaa waxaa soo kulaalay. Iftiin wayn oo magaalada usoo dhawaaday umadii anfariir

  • @fuaadarahmankaleef7105
    @fuaadarahmankaleef7105 Час назад

    Waa mufhanab. Af somaaliga waxaa lagu dhahaa saynlayn. 70 -80 kii sano halmar la arkaa 1986 mar baa la arkay ama مذنب baa carabiga lagu dhahaa

  • @xaliyamohamed5223
    @xaliyamohamed5223 7 часов назад

    Waa suun laabufinaayo supxanalha

  • @Ahmeddauud-g5z
    @Ahmeddauud-g5z 7 часов назад

    Tani Uma ema kuwa maqaarka cad wixii ay tuuro jireen!!! Marka ay wax tuuraan mid yar oo baabuur le'eg ayaa soo laaban jirey,waxaan wuu ka weyn yahay wax ay bani Aadam tuureen,jaalle.

  • @ragemuse9296
    @ragemuse9296 6 часов назад

    Waa starlink Elon musk amerika dadka jooga way yaqaanaan ee googalgareeya

  • @jacobxj387
    @jacobxj387 7 часов назад

    😂1:50 ma volcano hawatha kaqarxy miya

  • @mohamoudahmed6694
    @mohamoudahmed6694 7 часов назад

    Marku isbedelo waa marku Qarxaayo.😅

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 6 часов назад

    Dhiiga baday iyo dulmiga