Deg Deg: Odayaasha Xawaadle oo 24saac u qabtay Beesha Abgaal & Taliska Ciidanka xoogga..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 дек 2024

Комментарии • 119

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 18 часов назад +14

    ABGAAL HADUU DAMIIR WALAALNIMO IYO MID SOOMAALINIMO LEEYIHIIN HA SOO GACAN GELISO SHARWADAYAALKAA

  • @Cabdiraxmanka
    @Cabdiraxmanka 17 часов назад +9

    Wiilasha walalhen alla ha unaxariisto

  • @mahadsabriye654
    @mahadsabriye654 18 часов назад +11

    Wiilashaas walaalaheen alaah u naxariisto waana ka xumahay waxa ay sameeyeen beesha aan ka dhashtay waa waxuushnomo wixii dhacay xawaadle waa dad aan wada dhalanay isna dhalay walaalahay waan ka raali galinayaa waana ka xumahay kuwii saneeyena cadalada hala hor keeno.
    Waxaana ka xumahay ciidamo qaran in loo dilo qabiil ahaan
    Raga waxaas sameeyay cadaalada hala hor keeno

  • @mahadsabriye654
    @mahadsabriye654 18 часов назад +10

    Xawaadle cimaamad ayaan saaray waana lasoo qabanaa ragii waxuushta ahaay oo fallaad gaystay walaalahay ka raali noqda raalina ahaada waana gardaro cad oo beesha aan ka dhashtay ay sameeyeen. Raali ka ahaada waana la keenaa dadkii waxaas gaystay Cimaamad cad ayaan saaray beesha xawaadle oo walaalaha nahay 100% raali ahaada

    • @Faadumoali-n5u
      @Faadumoali-n5u 17 часов назад +2

      Raaligalin kaliya ma angacayso waa in dadkii falkaad gaystay lasooqabtaa

    • @mahadsabriye654
      @mahadsabriye654 17 часов назад +1

      @
      Waa wax qalad ah waana lasoo qabanaa wax sax ahna maahan waa qalad
      Xawaadle ma mudna in atintaas lagu sameeyo anigoo ku hadlaya magaca abgaal arintaas waan dhaleelayaa waana waxuushnomo in ay arintaas dhacdo.
      In askari qaran loo dilo aano qabiil eaa wax qalad ah
      Teeda kale maxay xawaadle u dilayaan may dilaan qawaarijta oo 15 sano dadka gumaadayay
      Xawaadle waa dad aan is dhalnay oo aan wada dhalanay waana ka xumahay falkaas
      Cimaamad ayaan saaray waalahay xawaadle

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 18 часов назад +8

    Dawlad maaha ee Difaacda Deegaankiina

  • @abdiasishaybe3237
    @abdiasishaybe3237 17 часов назад +9

    Xasan dhiiqo dalka halago qabto

    • @ShirkaaraXuseen
      @ShirkaaraXuseen 15 часов назад

      Aabahaana waad dhihi laheeyd ileen bilaa tarbiyo ayaa tahaye

    • @Queenfatxa1
      @Queenfatxa1 14 часов назад +1

      😂😂😂 xassan biiq 😂😂😂😂 that’s a great name 😂😂

    • @ApdyAziizMahamed170
      @ApdyAziizMahamed170 13 часов назад +2

      Xasan biiq xasan tuug😂

    • @husseincaatoofficial4321
      @husseincaatoofficial4321 8 часов назад

      ​@@ApdyAziizMahamed170 dad wada dhashay ayaa is dilee amxaarow maxaa kaga galay

    • @husseincaatoofficial4321
      @husseincaatoofficial4321 8 часов назад

      ​@@ApdyAziizMahamed170xaa ka badali kartaa ina oromo
      Waxa is dilay wa dad iska kaa xigo yaa ibnu orom

  • @FahanHashi-e9x
    @FahanHashi-e9x 11 часов назад +2

    Ab xawaadle halaga soo gar baxo anoo hg ayaa idin leh walaalayal

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 18 часов назад +5

    Xasan shiiq qaranimadii soomaaliya god ayuu kuriday

    • @peaceprosperity3951
      @peaceprosperity3951 17 часов назад

      Nacalad baa ku taal wax dhintey ayaa xal laga sugaaya

    • @abukaralasow8491
      @abukaralasow8491 15 часов назад

      Hooyada uso dir iyada ka qabaneese

    • @Wanagjecel-w2m
      @Wanagjecel-w2m 11 часов назад

      Oromo aa tahay xasan shiq maxa ka galay dad is dagalayo waligod is hestin

  • @AbdirishiidYasiin-sz7br
    @AbdirishiidYasiin-sz7br 18 часов назад +5

    War kooxdan xamar ka shaqaysta dowlad maahee waaa tuugo aan ciidan io ciid toona Dan kalahayn dhiiga ciidanka somaliyeed wey ka macaashaaan

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 18 часов назад +3

    Baddeenna iyo Birrigiinna itoobiyaa Cidla kaqaadan doonta sidaan haddii aad ku socotaan idinkaa isu Xoogbadan

  • @AbdirishiidYasiin-sz7br
    @AbdirishiidYasiin-sz7br 18 часов назад +4

    War dalku xoogaa wuu ladnaaa intaan qofkan dulliga ah wadanka madaxweyne ka noqon meel walpa dhiig io dhac ayaaa ka socda

  • @OsmaanAhmed-sc8ko
    @OsmaanAhmed-sc8ko 16 часов назад +5

    Xawaadle the lione,s of soomaalia the Reality❤💯💯🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁✊💪💪💪💪💪💪💪👍👍👍👍👍👍👍

  • @ummuisra6271
    @ummuisra6271 10 часов назад

    Inalillaahi wa inaa illeyhi raajicuun ALLAHA unaxariisto janatull fardowso ALLAHA kawarabiyo

  • @omarali4265
    @omarali4265 18 часов назад +3

    Abgaal waa inay keeneen dad kii dilay ragaan

  • @Wrd-x8h
    @Wrd-x8h Час назад

    Xawadle asal ahan wa Daarood ma aha Hawiye

  • @Zaki-q9s
    @Zaki-q9s 16 часов назад +1

    Xawaadle aqli xumaa ma abgaal ayaa isku talo ah oo wax iska maqlo yaad u dacwoonee waayaabee 😇

  • @SahroSahroHusseinMohammud
    @SahroSahroHusseinMohammud 16 часов назад +2

    idiinka wuxuush ah xawaadle qabilkii aad xalfooleey ka xoogteen oo aad calaag kagubteen ayaa idiinka diilay horay ayadna u dilii jirteen waxaad sameyseen lee leydiinku sameyaay

  • @salaadkariish
    @salaadkariish 15 часов назад

    Walaalaheyn xawaadle aad iyo aad uga xunhy dhacdada xanuunka badan waaa wax si dagdag ah looga jawaabi doono ciidan qaran in heyb ahan loo dilo waa wax foolxun sharcigana waa geyn doonaa insha allah from abgaal cismaan

  • @FaymK
    @FaymK 13 часов назад

    Asc Beesha Abgaal waan aqaanaa haddii ay yihiin dad xun yihiin wiilasha shahiiday meeshaan masoomareen.
    Dad jahli iyo diinla,can iskugu darsantay ayaa laayay.
    Labada beelood wax garadkooda ha xiriireen oo ha wada hadleen.
    Intii dhimatayna allaha u naxariisto.

  • @abdirazakali333
    @abdirazakali333 17 часов назад +1

    😢😢😢😢😢 INAALILAAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUN ALLAH YARXAMA RAAXIMIIN

  • @Yussufabdi-q7t
    @Yussufabdi-q7t 10 часов назад

    Alahayow soomaliyo kubadi inta samaha jecel e dadkooga iyo dalkooga intaba unaxdo digaaladan mel waliba kasocda in uu Ala damiyo dadaw Aaminta badiyo Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 17 часов назад +2

    War xawaadlow dawlad Majirto ita loo ciilqabo oo idikakamidtahiin katashada cadaawaah iskutiir sanaadaa

  • @maslah345
    @maslah345 11 часов назад

    ALLAHA UWADA NAXARIISTO JANATUL FIRDOWSA ALLAHA KAWARAABIYO GACAN KAXAQDARAN AYAA DISHAY

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 18 часов назад +2

    Wallee soomaali balaayaa ku dhacdaye rabiyow caqliga u soo celi see buu qof soomaali ahi intaas oo qof isu dul saari karaa xasbuna laah

    • @nasriina12345
      @nasriina12345 17 часов назад

      Somali kharidada afrika waa laga saraya Kenya iyo Ethiopia loo kala qeybinaya saa ayaa la shegeyaa iygaa isku maqan labo labo is ku cunayaan

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 17 часов назад +2

    Xasan-baahane waa in waddanka laga badbaadiyo

  • @maslah345
    @maslah345 11 часов назад

    ALLAHA DHEXDHIGO NABAD WAARTO

  • @IbrahimKhaliif-h6b
    @IbrahimKhaliif-h6b 16 часов назад

    Horey ayey u balanbal saraakiil mareexaan ah ugu laayeen Mehad salaad iyo xasan shiikh

  • @Midnimoqaran202
    @Midnimoqaran202 9 часов назад

    Xawaadle wa aa hoos ka wayo sanboolshe iyo xasan

  • @AdenAli-b8j
    @AdenAli-b8j 11 часов назад

    Bal eeg xasan sh ceelcada Kenya askar iyo ceelbaraf askar soomaaliyed

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy 13 часов назад

    Xawaadlow dawlad soomaliyeed ma jirto ee hassan sheikh dalka ka qabta qofkaa dugaaga ah

  • @qofcilmileh335
    @qofcilmileh335 16 часов назад

    Bismilaahi raxmaniraxiim armaxaa sanadkanku gabagabobey soomali layskujediyey

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 17 часов назад

    Alle Haw.naxariisto Aamin🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Mahmeedahmed-b5z
    @Mahmeedahmed-b5z 5 часов назад

    xasan tuuuug xasan tuuug wadanka kagabta wadanki burbuiey 😢😢

  • @Ogaalchenel
    @Ogaalchenel 17 часов назад +1

    War somali oo dhan ma sidaasaa u danbaysay se dawladu maxay ahayd hada jirtaa qabiil qabiil laysu xasuuqayaaye

  • @Mahamed-pc7tw
    @Mahamed-pc7tw 15 часов назад

    Ilaahow soomaaliya nar kherqaba

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 13 часов назад

    Ilahay Somali qabil jahliga ka sar

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 17 часов назад +1

    Ciidanku deegaanadoodu ha ku kala noqdeen, meesha dawladi ma jirtee.

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 13 часов назад

    Abgaal waxay ku leeyihiin hhhhhh xaa naga qadi karta 😂😂😂😂😂😁

  • @CabdikariinIbrahim-kj9cw
    @CabdikariinIbrahim-kj9cw 16 часов назад

    Allaha ha unaxariisto soomaliya hada iyo kow oo lonoqdi 1991waan kaxumahay in lisku laayo qaawil

  • @Cabdiraxman-cd7ff
    @Cabdiraxman-cd7ff 16 часов назад

    Alaaha unaxaristo saas waaye .abgaal wa cawaan in loo aaro waaye 😢war kale majiro

    • @abukaralasow8491
      @abukaralasow8491 15 часов назад +1

      Kaalay u aar wax u aaro ayaa la layahee wee cabsanaayaane

    • @Wanagjecel-w2m
      @Wanagjecel-w2m 11 часов назад

      Oroml aa tahay dadkana wa walalo ada cawaan ah duli yahoo

    • @Wanagjecel-w2m
      @Wanagjecel-w2m 11 часов назад

      ​@@abukaralasow8491sxb abgaal ahay waxaan oromo waay a u jawaabin

  • @ggs-r4i
    @ggs-r4i 15 часов назад

    Dowlada waa in ay ka soo jawaabto qof si macnao daro lagu dilaayo ma dhaceysaa.

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 17 часов назад

    Allow unxriso inti dhimtay aaamin aaamin yaarabi

  • @rashidkhayr6777
    @rashidkhayr6777 17 часов назад +1

    waa odayaal la cascaasay dawlada aad sheegaysaan xageed ku aragtaan? dawlad qabaailka islaynaya halmar iyadoo odayaal ama askar udirayso maaragteen

  • @Nasra-w2k
    @Nasra-w2k 12 часов назад

    XAWAADLLE WAX BADAN WAA SABRAY ABGAAL XAMAREEY WIILASHII DHAAWACA AHAAY WATAY GURYAHA KU LAAYEEN DHOOWR JEER SAS AYEEY WIILAL CIIDANA U XASUUQEEN
    WAA XANIIYO TAABAD XAQIIQA WANA SHEEKO WAAWAYN XAQIIQA

  • @jamamire-i3h
    @jamamire-i3h 18 часов назад +1

    Kawan San balooshe haduu 10kun dolor u soodiro hadal danbe lagama maqlayo

  • @abdiahmed9590
    @abdiahmed9590 15 часов назад

    Waa naxdin dilka waxshinimada loogeystay askarta hala hareereeyo kuli hala soo xiro

  • @rizakhaji7498
    @rizakhaji7498 12 часов назад

    Ar dowlad ma jirtee qabiil ahaan ula xisaabtama abgaal.

  • @ubahjimale8666
    @ubahjimale8666 14 часов назад

    Waa wax laga xumaado runtii in ciidankii qaranka aano qabiil loo dilo kuwa dilayna dad cawaan ah laakiin waa in lasoo qabto sharciga la hor keenaa sida ugu dhaqsaha badan

  • @bashiiromar6389
    @bashiiromar6389 17 часов назад

    Allah naxariista jano hageeyo wiilashii dulmiga lagu laayey inla qabtaa waa sax

  • @mohameddahir7293
    @mohameddahir7293 14 часов назад

    Maantaa Habboon dhacay ma xawaadlay isku doonteen.

  • @najmomaxamed9156
    @najmomaxamed9156 16 часов назад

    Alaha u na riisto

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 14 часов назад

    Hiraab ma xishoodo laakiin wuu cabsadaa Dowlinimana waxba kama yaqaano Hiraab soomaayeey Hiraab qor walbo wiilashiisa haka wato
    Hiraab waa codowga koowaad ee soomaaliya

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 16 часов назад

    Waawaxuush waxa sameyey arinkaaswaa wax laga xumaado
    Wiilashii difaacey shabaab bay laayeen waa in wiilkastaa gurigoodii aado katago shabeele

  • @OsmanAbdi-d5w
    @OsmanAbdi-d5w 17 часов назад +1

    Dowlad kumadilin dad dalin ah ayaa kudilay

  • @Xidigadahson
    @Xidigadahson 8 минут назад

    Dagaalada qabiil waxaa gadaal ka riixaayo waa xasan Gurguurte

  • @Yussufabdi-q7t
    @Yussufabdi-q7t 10 часов назад

    masha Allah gobgob dhashaya ayaad tahiin reer tulke waxaan ika odsan tan aay ayaga sameyen in aad uraacin marna soomali dil iyo dagaal hori ayaa faaido looga sooway Alaha in sharfo cid kasto
    oo wanaagsan dowlada soomaliyo
    baaqa waa in aay tixgalin umuujiso
    soomali inta samaha jacel Alaha kubadiyo kuwa dabiga geystay waxan rajeyn in cadaalada lamariyo waxan Halkaan ugu tacsiyeyn raga dhalayarada ah
    e Halkaas lagu xasooqay waa wax laga xumaado lakin dhaga samaha
    wax Haa lagu raadiyo qof waliba uu dhiman lakin sida ayaay dadka udhintaan ayaa kaladuwan sharaf iyo karaamo dhamaan cid kasto oo samaha jacel

  • @Mahamed-pc7tw
    @Mahamed-pc7tw 15 часов назад

    انالله وانا اليه راجعون😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @HasanFiidow-e1z
    @HasanFiidow-e1z 14 часов назад

    Dadoow aniga xawaadle iyo abgaal waab ii simanyihiin lkn xawaadle maahan dad dagaal loobilaabo waxaan ogaa 1993 dagaal kadhacay muqdisho marka arintaan dhexda halaga qabto

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 13 часов назад

    Xawaadle kkkkkk sanbalooshe iyo Hassan dhiiqo😂 ha aminina

    • @Wanagjecel-w2m
      @Wanagjecel-w2m 11 часов назад

      Oromo aa tahay waana lagu karbaahs

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 15 часов назад

    Hawiyoow xasan dalka ka qabta maxaad samayn lahaydeen haddii madaxweyne kale dalkan sidan u qasi lahaa

  • @KaamilHuseen38
    @KaamilHuseen38 16 часов назад

    Xawaadle waa laga gardaran yahay xawaadle calaacalka daaya iska celiya xasan iyo abgaal

    • @abukaralasow8491
      @abukaralasow8491 15 часов назад

      Abgaal hadii la iska celin karo mar horaa la iska celin lahaa ee wee ka xoog badan yihiin

  • @soyanhussein6906
    @soyanhussein6906 12 часов назад

    This killings wallahi is unacceptable
    Hassan sh please stop this unnecessary killings
    Tell your gangs to stop killing the national army

  • @MohamudAbdi-qw8bf
    @MohamudAbdi-qw8bf 17 часов назад

    Gacanta aad goyn karin waa la dhunkadaa.

  • @WllDoon
    @WllDoon 17 часов назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @LaliifHassani
    @LaliifHassani 16 часов назад

    Aryaa wacadale.qabe.ma.awalaa.dowlo.jirtey.ceelbaraf.waadhul.abgaal.eecabaadka.joojiya.xaadtarikartaan

  • @Zaki-q9s
    @Zaki-q9s 15 часов назад

    Suaal Xawaadle maxaa ceelbar ku geeyay aaway hiiraan 😡😡😡

  • @hudaabdihuseen88
    @hudaabdihuseen88 13 часов назад

    Xasan dhiiqo iyo dadkiisa wadanka halaga qabto

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 16 часов назад

    Hassan xumow yaa xilka noogu dhiibay

  • @nuuradiinyuusuf3528
    @nuuradiinyuusuf3528 12 часов назад

    WAxas waxakadanbeyo wa siyasi tuga ah o rabo in 2 qabil laiskudiro

  • @peaceprosperity3951
    @peaceprosperity3951 17 часов назад

    😢 waa wax murugo iyo ciil badan. Waa nin inuu wax qaso mooyee waxba xalin karin sidaas darteed Waddanki oo dhan baa ololaaye talo xumadisa darteed. Waa dhintey ayaa ummad MW looga dhigey.

    • @the_prince_abdulkadir
      @the_prince_abdulkadir 17 часов назад

      dagaalada qabiilada ma xasan ayaa sabab u ah ani waalidkeey qaar kamidaa ayaa ku waaye dagaal qabiil waana ogahay in doowladu shaqo ku laheen dadka wax dilo miiga maba ahan dad yaqaan macno doowlad

  • @aliabdullahihassan3320
    @aliabdullahihassan3320 8 часов назад

    Si Dag daga halo soqabto
    Ciidanka qalabka sida halaga war sugo kuwas wa laso qaban Dowladana way shegtay

  • @AbdikadirHassan-x3d
    @AbdikadirHassan-x3d 15 часов назад

    Waaaa arin lqga xumaaado

  • @rashidkhayr6777
    @rashidkhayr6777 17 часов назад

    shilimada somaliyeed ee aad qayb leedihiin yaanlaydanku sasabin wiilashaasi ragii dilay waa in sharciga lahorkeenaa

  • @theonlyman1405
    @theonlyman1405 12 часов назад

    Halow hadi la soqabto ama ya laso qaban ya delayo meqa wax deshay oo dowlada ay hayso mana lasedayo mana ladelo xabsegas àyay iska jogan in asto dadka ay shegan qabkod in la dofeyay marka kowan wa la med marka dowlada kama hadasho kowa isko dilayo qabil ama shacabka cidanka dowlada ay dishay marka ani ma aqan wax an kashego markan arkay shacabka reer muqdisho ko nol oo dowlada bara kecenayso waxan oo arka dowlad borborka dadka lee oo jogto only somaliwayn iska celsha Ethiopian ma jero cadow ka xon Ethiopian please 🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ggs-r4i
    @ggs-r4i 15 часов назад

    Hala soo qabto dadkii diley

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 18 часов назад

    WARYAA XAWAADLOOW SABRA SOOMAALIYOO DHAMAA KA ,UMAATEY 24SAAC WAX HOWLGAL U BAAHAN LOOMA QABTEE DFOWTLADA JAFANIS SIIYA WAA ASKAR QARAN MAAHA ASKAR QABIIL SOOMAALOODHAN BEY TAABATEE SABRA WALAALAYAAL

    • @TuuleOsman-c7g
      @TuuleOsman-c7g 17 часов назад +1

      😂😂😂😂 waa kudilaa Sabra waa kuwasaa Sabra xawadlow😂😂😂

  • @alabaamadi8460
    @alabaamadi8460 14 часов назад

    ......... CIMAAMAD, IDIN SAARNEY XAWAADLOW.... QALAD AAN LOO DULQAADAN KARIN.... DEMBIILAYAASHAAS CIDAN QARAN .. QABIIL U DILEY XUKUN KOODA XAWAAD LAA LEH..

  • @Queenfatxa1
    @Queenfatxa1 14 часов назад

    Xassan biiq waxa uu dalka ku soo celiyay dagaaladii sokeeye,wax horumar ah ma jiro dalka maanta kaliya dagaal sokeeye meel walba 😂😂

  • @MuhiyadiinOsman
    @MuhiyadiinOsman 13 часов назад

    Xawaadlow tashado xasana haka sugina cadaalad intaad madaxweyne ugu yeedhaysaan xasan dhiiqo waligiin kama baxaysaan ciil iyo cadho

  • @mahmoudmoussa3832
    @mahmoudmoussa3832 16 часов назад

    Kuwa askarta layay qabilahan uma layn ee waxa ay ulayen somali inay kalageyan

  • @ahmedmohamedabdi8814
    @ahmedmohamedabdi8814 12 часов назад

    Xalki waa in dadkii dhibaatadaa geystey lasoo qabtaa

  • @ugaskabeesha4539
    @ugaskabeesha4539 15 часов назад

    Wan ka xumahay whi raali noqda reer hiiran wana wax qalada anigo ah abgal waxan idin leyahay gobalkiina dhista meshan dad ma jogan whi sorry

  • @Midnimoqaran202
    @Midnimoqaran202 9 часов назад

    MASHRUUCA XASAN SHIIKH U DHIIBAY SANBOOLSHE, I CIIDAMADA ABGAAL LA.DHSMEEYO QAASATAN GAABANAHA, ISKA FAHMA. FILANKA AMA ISKA CALAACALA. DOOWLADA IYADABA SHABAAB AH

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 2 часа назад

    Page wuxuu ka shaqeeyo waa naceyb qabiil iyo isku dir

  • @cabdale_5967
    @cabdale_5967 15 часов назад

    Meel aan dagal vasoconstriction majiro dawladan maaqan somalia alahausogargaro

  • @johnelway9879
    @johnelway9879 13 часов назад

    Abgaal waa cawaan

    • @Wanagjecel-w2m
      @Wanagjecel-w2m 11 часов назад

      Ciil abgaal ku haaye xawadlana matihid oromo ada cawaan ah

  • @abukaralasow8491
    @abukaralasow8491 15 часов назад

    Ceel baraf maxa idinka jira idinka qaladka leh Ina wax dishaana u baxdeen idinka nila so dilay

  • @HUSSEIN10764
    @HUSSEIN10764 15 часов назад

    Waaryaare waar dadkan miyeeysan damiir laheen waar maxay uga duubayaan video waar meeyeen dhaqankii hawiya may hadlaan waxaan somalia laguma tilmaami karo dal Islam ah waar meeyeen culimadii hawiye waar meeyeen madaxdii hawiye

  • @Yasin-s8i
    @Yasin-s8i 11 часов назад

    Sow Xaarwaadloow dhammaantiinmurtad gurguurte askar Uma wada noqon?!, oo sow islaamka ma Aydin layn?!oo sow Macawisleey ma wada tihiin?!. Aad baan ugu faraxsanahay in la laayo, garacyo, gun ah, oo laangaab ah, oo mar daarood, marna dheegato ah, marna Yaxar ah. Jidka ay Gali jireen ha loo galo.

  • @mahadsabriye654
    @mahadsabriye654 18 часов назад +2

    Wiilashaas walaalaheen alaah u naxariisto waana ka xumahay waxa ay sameeyeen beesha aan ka dhashtay waa waxuushnomo wixii dhacay xawaadle waa dad aan wada dhalanay isna dhalay walaalahay waan ka raali galinayaa waana ka xumahay kuwii saneeyena cadalada hala hor keeno.
    Waxaana ka xumahay ciidamo qaran in loo dilo qabiil ahaan
    Raga waxaas sameeyay cadaalada hala hor keeno