Hey, Team 27, this is Adna's moment! Imagine the epic celebration when she hits one million subscribers. Who's on this journey with me? Let's make Tia's vibrant streaming from Ramadan unforgettable! 🎉
Adnaay xppti role model utahay gbdhaha hada guursanaaya iyo kuwa guurkoda cusubyahe adi iyo saxaaf markii laniyad jabo dadkan horay iska guursaa horay kala tagaa adinkoo guurkina 10 sana kabadan udabaal dageesan markii la idin arko niyadaa laga farxaa oo wala idin kudayanaa mashaa allh Abyo talaan kusiinaa marwalba ilaah umahad celi ilaah hadaa u mahad celiso wookuu ziyaadinaa nin wngsan iyo awlaad kusiiye saxaafna gbar wngsan iyo awlaad siiye nicmadaas ilaaah uga shukri abyo mida kale dharka kugu dhagan iska ilaaali marwa sharaf leh tahay mida kale abyo jeceelka kaala dhaxeeyo zowjkaada inta badan private ka dhigo in yar soo gudbi si dadka idinkaga dayadaan sida munaasabadaha marka waxa ugu ween oo abyo kaala talin rabe waa inaad cumra iyo xaj isla aadaan xaramka nicmadaas ilaah kusoo barya maadama aa tahay hooyo wngsan oo ree malezia hooyo u eh oo soo dhaweeso role model eh abyo dhalinyarada lcgta heesato oo cumra aaden ama xaj role model unoqo soo cumreeso soona xaji adi iyo xaajigaada hooyadaana horay uwado kasoo duceeso maanta fursad heesataa ilmaha walaalahaa dhan kuu jogo uga tago abyo Waa tala kaaga timid wlaaal kujecel marna dumaashidaa eh
Ceyda amiro iyo asad aa fiirsaday mana qoslin hadaa kaayeelo😂😂
Saas ilhy hakaa dhigo😂😂💃
@@fahmoc.casiis3463 haicunin😭😂
Hadaa kaayelo 🐛🤣🤣🗯💦
The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🕋🙏🥰
Qasriga adna goorme mama suldamo lagu casuma abayo mama sharaf iyo karamo leh m.a❤🎉
Ani xataa maalin hore ayan Adna usoo qoray waxa islahaa intan Ceyda fasaxu ka dhamaan ayay casuumada dhacaysaa lkn inay wakhti u waysay baa dhici karta dhab maleh hadana sabtida ama Axada inaa laga dhigo sowma ficna yacni maalmahas aya fasax eh oo mamada iyo Ceyda isla joogan teeda kale markii hore mamada iyo gabarteeda ayay ahayen hada Adna amay odayga ka xishoota oo casuumada ku adkaata 😂
@@adoontiallesiman262 wey dhici karta😂😂
JKu salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋☝️
Amiiro iyo Asad ceyda fanny waye walhi 😂😂😂😂😂
Hey, Team 27, this is Adna's moment! Imagine the epic celebration when she hits one million subscribers. Who's on this journey with me? Let's make Tia's vibrant streaming from Ramadan unforgettable! 🎉
Full speed
Ku Sali nabigeena muxamed scw 🕋🥺😭 ❤
Kusaliya rasuulkeena scw❤🕋☝🏼
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato 😢😥😪🙏🏿♥
Team qab qab is not easy wllhi 😅 commanti ga 0 may ga dhe aragtey😂😂😂
Maamada soomaliyeed adna noolow intay nololi jirto maamo❤
Allla caawa asad iyo amiira isku dhar waaye 😂😂
Isku dara he😂😂
Vaarlee raadi adi
Adaa iihadly hada raby inadhaho😂😂😂
@@XaabiiboSarareeyani xataa kalar kaas wanba ka helay taraaxad san cml eh baa doonan rabaa 😅😅
Ceyda asad amiira io adno qosl miidhan caawa😂😂
Adna aqwaan dar alle nii jeclahy wllhi ❤😢
Asad io Amiira Cawada isku Dhar Waye 😂😂😂
Hye isku dara he😂😂
Dhakac dhakac andheelneey dhuuumashow andheeelney😂
king Ceyda si fiican ayuu u yaqaanaa
Waawo lamaanihii baada dhexdagaliseen😮😮😮😮
Adi waa habaaran tahay ku lahaa asad😂😂😂😂
Allah is one ❤
Asad isnot easy bajaq kulahaaa😂😂😂😂😂😂😂
Congratulations adnà chenel 900k camingsoon
Asad is so funy wlhi😂😂
Asad io amiiro hadey isku imaadan Waa fuure wlhei😂😂😂
Asad Hagio wax kasta igaga daran Fany Boy waaye Ninkaasi
Walahi qad xumo iheyso inaa 27 inaadawado darteeda an dariska qadkood furty wasoodadagsanoyaa😅😅😅
Adana qoslkeedaaba beerkii icadeeyey😂😂😂
Asad so funny wllhi 😂😂
Team qab qab is not eazy😂😂
Keep going abyo 900k coming soon inshaAllah ❤❤❤❤
Asad jiijo kulaha😂amira Magaceda rasmiiga jiijo ladhaha
This is fantastic challenge 😂😂😂😂😂😂
Geymkaan waa mid qosol badan ilmo ilmey fikirkaan yaa lahaay adnaa
Kusoo dar abayo waan ku wataa wllhi waa naga qoslisay hoyadey xitaa wey ku daawataa waana ku jeclahay ❤
Gacmaha ilahay hakuu barakeyo hadi aad channalkayga so boqato 🎉❤🎉❤🎉❤
😂ceyda qosol o ku suxee😂jijo marki la dhahy😂amiro magaceda hore ola yabnyhy
@Riaa10maya waa lagu dhibaa kaftan cml 😅
@Riaa10haa 😂😂
Ana uhoreeya mashaa alaah nasiib ayan uyeshay caw adan hora mara wacan waxa inoo balam 1malyan inshaa alaah dumar laan isa not easy
🎉Asad fanny waye walhi😂😂😂
6:53 asad maxaa ridosaa😂😂😂😂
Amiira waad habaartahy kulahaa war asad iyo Amiira waa funny 😂😂😂😂
Wllhi waan qoslay😂😂
Adnoy 900k coming soon inshallah team dhakac dhakac habeen dambe j ka bilaba
Kh iyo Q isku khaldaysaan 😂😂. Dhibka dhaafa yaakhay
Adana gourme cazuumee mama suldaana iyo team 27
Ala kuwani qosol igu dileen 😂😂😂😂 adnoy so badi
900K waaaawareeeeee Masha Allah jir oo joog mss adna
Amiiro iyo Asad dharkooda ❤️🫶🏽😂
Asc abyo adna xubi sthy qoloska iga dhamaday sido kle cwa waxan soo dawaday muqal 5sano kahor aan dawady muqalka 2aad kujira channelka ridwan ii shukansi wllyw fadushas kwrmba 😂😂😂😂
Balqey😂😂😂😂asadow mid matihed😂😂😂
Asad iyo amiira waa isku dhar cawaa😂😂
I support all of you❤❤
Mama suldano gormee cazumee qali adna❤
Adno aba wlhi qoslkada wajeclhy cwda feraha ixanuny sa uqoslyye 😂
Wllshey mcn adna I love you for you ❤900k Inshallah 🤲❤❤❤🎉🥳🥳🥳🥳
Amiira and ceyda and asad are not easy
Gemka funny waaye wllhi
Amiiro iyo asad see isku fiirinayaan maxaa waaa meshaaas waxbaa iga baxay ani😂😂😂
Isku dara he😂😂
@@Museser7 horta ma ila aragtaaa mise Ani kaligey argo 😂😂😂
@@Ayaaat.Abdullahiha wan arkaa😅lakin aroskoda gorme waye😂
Iskudar hee 😂
Asad boqoradiiisa qarson yey ku maqlin ,amiiira waa ceyda qoftiiiisa 😁
Adna dhaw dhawga kula dhashte wax usheeg wuxu sameeye waa kaxumaade wlhi😢
Maxoo sameyaay🤔
Muxuu sameyay😂
Show badanaa😂
Lamana hada aros galay ayuu prank xun kusameyey dawdawga
@@umumuscab6790 waxaas prank lamadhihi Karo
Kh da iyo q da waad isku khaldaysaan yaah😢😊
😂😂😂 wanfuure wallahi kuwan wey nawaalen😂😂
Why aways asad hajio say jiijo ❤?
Keep going sister ❤
Kkkkk inta og in jijo Amiro la dhoho
I love this game wllhi ❤❤❤❤
Wanjeclahy kuwan qosol igudhilan
Mama suldaana qasriga adna korme lagu casuuma
Amiiro nicknamekyda miyaa jiijo adna?
Dalmar abihis waye ku laha😂😂😂😂
WAA IDIIN. SALAAMEY
TEEM 27❤❤❤
Adnaay xppti role model utahay gbdhaha hada guursanaaya iyo kuwa guurkoda cusubyahe adi iyo saxaaf markii laniyad jabo dadkan horay iska guursaa horay kala tagaa adinkoo guurkina 10 sana kabadan udabaal dageesan markii la idin arko niyadaa laga farxaa oo wala idin kudayanaa mashaa allh
Abyo talaan kusiinaa marwalba ilaah umahad celi ilaah hadaa u mahad celiso wookuu ziyaadinaa nin wngsan iyo awlaad kusiiye saxaafna gbar wngsan iyo awlaad siiye nicmadaas ilaaah uga shukri abyo mida kale dharka kugu dhagan iska ilaaali marwa sharaf leh tahay mida kale abyo jeceelka kaala dhaxeeyo zowjkaada inta badan private ka dhigo in yar soo gudbi si dadka idinkaga dayadaan sida munaasabadaha marka waxa ugu ween oo abyo kaala talin rabe waa inaad cumra iyo xaj isla aadaan xaramka nicmadaas ilaah kusoo barya maadama aa tahay hooyo wngsan oo ree malezia hooyo u eh oo soo dhaweeso role model eh abyo dhalinyarada lcgta heesato oo cumra aaden ama xaj role model unoqo soo cumreeso soona xaji adi iyo xaajigaada hooyadaana horay uwado kasoo duceeso maanta fursad heesataa ilmaha walaalahaa dhan kuu jogo uga tago abyo
Waa tala kaaga timid wlaaal kujecel marna dumaashidaa eh
Allah is one
Ar kuwaan hadii isku imaadan qusul miirn waaye 😂😂😂😂😂
Walahi waquskay kal iyobaab❤❤❤
What is the gem😅😅😅❤🎉
Adna way furtay wllh cawa😂😂😂😂😂
Asadow waa soo caatowday😢
Adna where is koko ina bulle
ALAAH IS ON
ALAAH IS ON E
😂ala wafuraay cawa 😭😂
I like team 27
Adna xajadu ma dhakac dhakac ayay maraysaa
Keep going ❤
Salaan sharf leh ❤
Abyo nosobadi adiko mahadsan😂
asad funny wlli🤣🤣🤣
Rer comment laanow wali maragten asxbtan oo wllhena rer qasa uduceyinaayo ayago muda waqiga ka laminayo mahiine
Asad falaysa minaa😂😂
Asad dhib badanaa 😂😂😂
Asad dhib badnaa😂😂😂
4:10 ceyda dhib bdnaa😂😂😂
ani waxaas waa fahmi waayay muxu dhahay 😂
@@adoontiallesiman262 asad balaqey ma dhihino asna amiira oo ku dhahy adina balaqow dheh cml iska celi ma jirto😂
@@Prinsess-q5j haa sax 😅 Thanks abaa 🙏
Mash alah
Soobadi pliz
Ceyda ali kulaha 😂
Adna cadey❤❤.
Qofkii 1 aad😂
Yunufomka asad iyo amiro maxa waaye
Jiijo amiiro mahaceeda runta ah😂
waxas waa iska kaftan jiijo see gabar magac ugu noqonee ani hadaa qiyaso waa magac asxaabta si kagtan eh ugu dhahaan
Waaheysaa😂😂😂
Haa sida waye@@adoontiallesiman262
Kooko caawey❤❤❤😂😂Adno
Jijo af waayn😂😂😂😂😂
Qab qab🎉😂😂