Kalamaaney Ruwaayad Banaadiri ah oo la dhihi jirey LUULA iyo LEYLA , (kolley anigu maa aanan daawane saa waqtigeenna ma aheene) , ayaa waxaa ku jiirey hees aad u macaan oo uu qaadey AUN. Axmadey Abuubakar Al Camaari heestaaso aheyd : - "" MANA KALA LIITAAAAN..... LAAFYADOOD HAL WAAYEEEE.... LUULA IYO LEYLAAA LA YIRAAAAAHDAAA......... Kolley Aderkey Odi Cabdulle waa joogyay zaminkaase Ruwayaddasna inuu daawadey haa la ii sheegay ; heestaas micneheera iyo ujeedka aan u soo xusuusiyay Odi Cabdulle wax kale ma ahee asagoo famsan oo haddana dareesan qasadka iyo cidda ku jiheysan ayaan jecleystey bal inuu in dhinnah ah shiribkiisa macaan noogu soo cabiro si dadka kale ay u fahmaan ayna u dareemaan cidda ku socota oo logula golleeyaahay .
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw ❤️ please ❤️
صلي الله عليه وسلم 🎉
اللهم أصلح أحوالنا وألف بين قلوبنا وأصلح بلادنا وبلاد المسلمين والمسلمات 🤲 🤲 🤲 🤲 🫂🫂🫂🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Kusaliya❤rasulka❤scw❤scw❤scw❤
Nabad, caafimaad iyo shidaal Allaha n siiyo
Manta qofki ugu horeeya ahay waxaan idin kala socda buuraha cumaan ee xijiga kalamaaney 🖐️🖐️🖐️🖐️🖐️🥰🥰🥰
Kkkkkkkkkkk wllhi kan waa iga qosliyay hortu kalamaan xiji mayqaanaan
Waaxan jeclaxai marked afswahili kusodartan🎉
Kala-maan💯💯💯🌄🌄💝💖💖💖💙💙💙👑👑👑🌙✍️
Kalaamaaaaaaaaaaaaaaaan🎉❤
Kala maan Nolaada
Welcome maday
Aamin yarabi alow dami coladaha
Aamiiin yaarabbi innsha Allah walaale 🌿😭
❤❤❤
Asc kalamaan ,, kow kow kow 1
Scw
Ku.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
❤❤❤❤❤
🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴🇸🇴💪
❤
Oday Cabdile ❤❤
Kalamaaney Ruwaayad Banaadiri ah oo la dhihi jirey LUULA iyo LEYLA , (kolley anigu maa aanan daawane saa waqtigeenna ma aheene) , ayaa waxaa ku jiirey hees aad u macaan oo uu qaadey AUN. Axmadey Abuubakar Al Camaari heestaaso aheyd : -
"" MANA KALA LIITAAAAN.....
LAAFYADOOD HAL WAAYEEEE....
LUULA IYO LEYLAAA LA YIRAAAAAHDAAA.........
Kolley Aderkey Odi Cabdulle waa joogyay zaminkaase Ruwayaddasna inuu daawadey haa la ii sheegay ; heestaas micneheera iyo ujeedka aan u soo xusuusiyay Odi Cabdulle wax kale ma ahee asagoo famsan oo haddana dareesan qasadka iyo cidda ku jiheysan ayaan jecleystey bal inuu in dhinnah ah shiribkiisa macaan noogu soo cabiro si dadka kale ay u fahmaan ayna u dareemaan cidda ku socota oo logula golleeyaahay .
Qayr kaa haare waa niinkaa qalay walalkiis
Kalamaaneey waxaad tahay
Koox kalsooni qabtoo
Kaalinteeda kasoo baxday kursi baad istaahishaa iyo
Kalsooni dheeri ah kali baad noqottiyo
Kaalintaada lama oga
Kaamil baad ahatyo balse
Kali waa Allaah
Kaalintiinu waa wanaag kor usocda waligiin
Kalsoonidiinu waa ookeey
Alloow Nabad 💙🩵👑👑✍️✍️
Kalaman matihiine waxadthin inhuman iris sample ah
Hambaliyo
Warkii shaleey xaged gayseena
Kala maan 😂😂😂😂😂
333333
❤