SURPRISE GIFT || SAXAAF OO DAHAB KEDIS U HADIYEYEY ADNA IYO NAHIDA ||

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024

Комментарии • 889

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed 4 года назад +92

    Ma ogi inaad akhrin doontid commentigan balse walal hadaa akhriso si naxriis leh waxan kagaga codsana inaad allah dartii subscribe iigu saarto codsi walalnimo 😭😭😭😭😭🙏🙏

    • @mucaadreacts
      @mucaadreacts 4 года назад

      Apyo guul kasto ad jeceshahy allaha ku gaarsiiyo subscribe igu cawi wa codsi apyo mcn plz🙏🙏
      👇👇👇👇👇
      ruclips.net/video/GzynmrrN3Lk/видео.html

    • @Gift606
      @Gift606 4 года назад

      Diyar waye isaar

    • @Gift606
      @Gift606 4 года назад

      Isar anku sare

    • @a7iisse293
      @a7iisse293 4 года назад

      Abayo wan ku sare qaabken kusara Ma aqane

    • @umuasadbaaldahab5673
      @umuasadbaaldahab5673 4 года назад

      WAA KUU SAARAY ANIGA ISAAR

  • @rahmokiin2295
    @rahmokiin2295 4 года назад +97

    Illaahow familkaan quruxda bdn barakee isha iyo xasadka ka xijaab aamiin yaa rabi ducada waa dhamkiina

  • @saluumachannel688
    @saluumachannel688 4 года назад +56

    msha allah lamaane aan aad iyo aad u jclhy iyo caruurtooda allow ha iga kiin qaadin sharaf iigu noolaada

    • @mucaadreacts
      @mucaadreacts 4 года назад

      Apyo guul kasto ad jeceshahy allaha ku gaarsiiyo subscribe igu cawi wa codsi apyo mcn plz🙏🙏
      👇👇👇👇👇
      ruclips.net/video/GzynmrrN3Lk/видео.html

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 4 года назад

      Salmo Nuur walal Subscribe isaar

  • @queenoflove6860
    @queenoflove6860 4 года назад +40

    Allow wax na jecel hanooowayin adin kana farxad ku dhmeeysta nolosha queen 💯🌍#addna

    • @mucaadreacts
      @mucaadreacts 4 года назад +1

      Apyo guul kasto ad jeceshahy allaha ku gaarsiiyo subscribe igu cawi wa codsi apyo mcn plz🙏🙏
      👇👇👇👇👇
      ruclips.net/video/GzynmrrN3Lk/видео.html

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 4 года назад

      Queen of love walal Subscribe isaar

  • @umuehaabofficial9704
    @umuehaabofficial9704 4 года назад +79

    Asc talo walaal reer qurux badan oo aan jeclahay ayaa tihiin
    RUclips waxaad ku joogtaan noloshiina bes inaad soo bandhigtaan nolosha waa privet iyo public nolosha qoyska waa privet inshlh dhanka family ka wareejiya RUclips kiina
    Waan ogahay dhaqaalo baa idin ka soo galo lkn Arimo kale oo bulshada wax tar u leh waad soo deyn kartaan lkn noloshiina dhan iyo gurigiina dhan baa social media yaalo taas ma fiicno inshlh mar mar haa lkn vedio kasto aad so dhigtaan wa arintiina iyo gurigiina iyo noloshiina
    dad badan baa RUclips leh hadan aan one day noloshooda soo dhigin bulshadana wax badan ka faaiideystaan
    Sida Nasra abtidooon marka hadi aad qoralkan ka xumaato sorry

    • @ramlomuhudin9566
      @ramlomuhudin9566 4 года назад +1

      Faadumo has bey u danleyihiin iney tusaan . Ayaga ba wey agyihin nolosha iney privet tahy saas bey ku faraxsanyihin noloshooda iney public ahaato.

    • @katraquen6015
      @katraquen6015 4 года назад +1

      Iyaga xor u ah tedakaleh family kan wa family boqortoyo ah social media magac iyo sumcad wngsn ku leh nasro abtidon wa gabar yar hada so can baxday ma gaarto family saxaaf an adno ku mashquulka qayrka qorshe madha jira mnsha allah ugu deeqa fv family❤❤❤❤❤👑👸💯✅🙏🥳🥳

    • @naadiyobaashi7110
      @naadiyobaashi7110 4 года назад

      Hhhh wale maseer u arkaa ani lkn maxaa kaa quseeyo Dadka noloshoda ka xunthy malaha

    • @najaxyuusuf990
      @najaxyuusuf990 4 года назад

      Waaa runtaaaaa whi qli whi wax kasta in lazoo galiyo maha

    • @ibtisaamkaalmooy6121
      @ibtisaamkaalmooy6121 4 года назад

      Waaruntaa waxeey kujogaan waaa sarirtoda uf lalabo wlhi waanjeclaa lkn hada waxba yahey noqdeen

  • @sohanahmedibrahim9613
    @sohanahmedibrahim9613 4 года назад +49

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 1k i gaadhsiiya bes😭😭😭😭😭😭😭😭😭👏👏

  • @babsaarmedia831
    @babsaarmedia831 4 года назад +44

    *"Allow Ka Farxi Allow Cadaabta Ka Xoree"√•Qofkii Subescribe Isaara* _Mahad Sanid😭😢🙏_

    • @UMMAHSA2861
      @UMMAHSA2861 4 года назад +1

      ruclips.net/video/Cu9Nm-Gc6ow/видео.html
      Walal waku saray adina isoo booqo ii saar

    • @Gift606
      @Gift606 4 года назад

      Diyar waye isaar

    • @ayuushbaby4097
      @ayuushbaby4097 4 года назад

      Okay walalo isobooqo adna kusaray

    • @Gift606
      @Gift606 4 года назад

      Isaar anku sare

  • @sareeyeofficial6849
    @sareeyeofficial6849 4 года назад +36

    Wall lacag ma ahan inaad 1 subscribe àad ii saarto wax weyn ma ahan insha Allah

  • @Somalifood12
    @Somalifood12 4 года назад +13

    Masha Allah tabarakallah ❤️🥰🥳

  • @faatmachannel7717
    @faatmachannel7717 4 года назад +12

    Waaw mashallah saxaaf waat ka baxsatahy Allah niskina xafido ❤️🥰

  • @shukrixasan6472
    @shukrixasan6472 4 года назад +53

    Saxaf wlke waxa tahay seyga mid rabi laga barayay aya tahay sidna kulamam tartarmi karto Allah idin xafido wan rajena inaan comment igu soqadan dontan insha Allah

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 4 года назад

      Shukri Xasan walal Subscribe isaar

    • @user-kd3cf3ix2m
      @user-kd3cf3ix2m 4 года назад +2

      Nolosha dhabta Ah qof ogaankarto malaha Abaayo kaamirada horteeda waxba laguma ogaankaro marka waxaad ogaataa youtubekan waa ganacsi lacag laga raadinayo Aniga cadow kuma ihi laakiin xaqiiqda Ayaan ka hadlay calaa kulixaal farxadiina Alle haydiin ziyaadiyo

    • @umuana9408
      @umuana9408 4 года назад

      @@user-kd3cf3ix2m waa sax abaayo nolosha dhabta ah laguma ogaan karo yuotubna lacag in laga soo raadiyo qof walbaa og

    • @ubaxcali118
      @ubaxcali118 4 года назад

      @@user-kd3cf3ix2m UK 321qz.
      Litqq47090h

    • @nimcomohomed1530
      @nimcomohomed1530 4 года назад

      Abayo qofka wuxu yhy ma ogid behind the camaira mkawarhysidee anga daawada lenhy qof hala barbardhigin ee dheh allow mid igu habon isi

  • @marwodumar
    @marwodumar 4 года назад +11

    Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo hadii aad subscribe iisarto❤️

  • @Sowdo_qurux-e
    @Sowdo_qurux-e 4 года назад +44

    Hadii aad muqalkaan ku faraxsnthy liket cadena
    One love guys ❤❤❤🙏

  • @fathiaibrahim6651
    @fathiaibrahim6651 4 года назад +1

    Ducaysane saxaaf adna oo dayax shan iyo tobnada alle ha isku kiin daayo ubadkana alle ha ldiin barakeeyo

  • @karimaaomar
    @karimaaomar 4 года назад +115

    My favorite couple mansha Allah ❤❤

    • @mucaadreacts
      @mucaadreacts 4 года назад +2

      Apyo guul kasto ad jeceshahy allaha ku gaarsiiyo subscribe igu cawi wa codsi apyo mcn plz🙏🙏
      👇👇👇👇👇
      ruclips.net/video/GzynmrrN3Lk/видео.html

    • @nihmomohamed9301
      @nihmomohamed9301 4 года назад +1

      Masha Allah de best couple❤✌✌

    • @eabudi9676
      @eabudi9676 4 года назад +1

      Waaw Waaw waaw

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 4 года назад +1

      Karima Omar walal Subscribe isaar

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 4 года назад +2

      Nihmo Mohamed walal Subscribe isaar

  • @Fahmi_Heego
    @Fahmi_Heego 4 года назад +23

    Alle Ha Ku Sharfo walaal Qalli
    2K Subscribe🔔👈👈Wax Yar Baa iga Dhiman please noo saara

  • @hamdasaciid1160
    @hamdasaciid1160 4 года назад +44

    Cwa anaa ugu horeeYa🤦😀
    Mansha allaH Alle haysku kiinDayo
    Family Qurxoon♥️🙏🏻

    • @mucaadreacts
      @mucaadreacts 4 года назад +1

      Apyo guul kasto ad jeceshahy allaha ku gaarsiiyo subscribe igu cawi wa codsi apyo mcn plz🙏🙏
      👇👇👇👇👇
      ruclips.net/video/GzynmrrN3Lk/видео.html

    • @salaaniofficial5654
      @salaaniofficial5654 4 года назад

      Wll isii hee subscribeta wllka ahay

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 4 года назад

      isku filan media group walal Subscribe isaar

  • @farhiyamohamedabdi7527
    @farhiyamohamedabdi7527 4 года назад +11

    Masha allah allow isku kiin daay aamin❤️❤️❤️❤️😍

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 4 года назад

      Farhiya Mohamed Abdi Hassan walal Subscribe isaar

  • @shantiofficial6210
    @shantiofficial6210 4 года назад +1

    MashAllah sis thank u for sharing to me ❤️❤️

  • @ifraaxgarane8143
    @ifraaxgarane8143 4 года назад +1

    Waxa leygudahay Adna iskuegtihin manshallah beautiful soul sister love you 😘❤️

  • @sumiishcadeey4263
    @sumiishcadeey4263 4 года назад +10

    Mnshllh saxaaf oo kale ragga kumajiro one love maxamed saciid ❤❤❤

  • @zaamiyasimancigale4118
    @zaamiyasimancigale4118 4 года назад +1

    Manshaa alah guulaysta adna iyo xajigeeda umushii isxanbarata alaha kaa dhigo

  • @marwonimcoyaxye826
    @marwonimcoyaxye826 4 года назад +7

    Masha Allah saxaaf iyo wllshy Adna cadey family qurux badan masha Allah ilahey haisku kiin dayo dunina waa ayame 😘😘😘😘

  • @aslihaannalka1178
    @aslihaannalka1178 4 года назад +3

    Masha Allah qof wanagsan ayaa tahay faraxada Ku wacnaado adi adno faraxad Ku nolaada Allah ani xafido walalayaal qaali

  • @hawaa4258
    @hawaa4258 4 года назад +1

    Masha-Allah you guys are the best Somalia couples. May Allah increase your family Baraka and rahma ameen ameen. I love you guys

  • @deganeey5272
    @deganeey5272 4 года назад

    Masha allah Adna walahi waa gabar degan o Xishod badan walashey Allaha ku Xafido gurigaga iyo Ubadkaga

  • @fadumopurco2229
    @fadumopurco2229 4 года назад

    Mazhalah Aniga hadan naziip uu heli laha saxaaf oo kale riyaan ku nolan laha mazhalah Alle kheyr haydin wada siiyo

  • @mohaazanchannel8823
    @mohaazanchannel8823 4 года назад +1

    Masha allah Masha allah Masha allah Masha waad dadaashi sxp Masha allah Masha allah Masha allah Masha

  • @suubann1219
    @suubann1219 4 года назад +4

    Wow masha allah 30minutes 1k like keep going saxaf and adna bea nahida soo bar baar maami❤❤❤❤

  • @amuunaismail4784
    @amuunaismail4784 4 года назад

    Masha allah masha allah illahay qoski dhaqma oo in badan jira ha idinka dhigo abbo wanagsan ba tahay akhira ku helaysa abaalkaga

  • @queenayaaniitaandsimon3747
    @queenayaaniitaandsimon3747 4 года назад

    Masha allah wllkey alle reerkaada haku xafido waxa heshay adna oo dahab ah waan hubaa reerkeeda in aay u sabarto adneh no xafid waxey iila mid thy gbrta ila dhalatay alle carurta haku xafido abaayo isha xaasidka neh alle haka qabto

  • @qaaliqurux6969
    @qaaliqurux6969 4 года назад

    Cabaayada la jecladay walashay waa u keentay Masha Allah Lkn
    Ubaxa kaad dhigtaa ficnaa plz madaxayga ku soo gad walashay iyo gabadheeda kala sii 2 soo gad halmar sii codsi yar waxan ahay gabar nigu xiran allah ni xafido idinka iyo familkas to muslim ah oo aniga iyo familkeyga ka mid nahay amen love you habo mcn soo bar baar

  • @nasteexonaruuro7599
    @nasteexonaruuro7599 4 года назад +10

    Masha allah my favorite couples adna and saxaaf💏💏❤❤❤ilahay sidiina oo kale ha naga dhigo hada nahay familyada somalida farxad badan ku wara wabad haysatan farxade allah ha ini siyaadiyo ishi bili aadanka iyo shayadiintana iniga xijaabo idinka iyo caruurtiinaba ❤❤❤

  • @ifraaxgarane8143
    @ifraaxgarane8143 4 года назад +1

    Manshallah BarakaAllah abayo iyo abowee saxaf

  • @miskiaden7515
    @miskiaden7515 4 года назад

    Mashallàah saxaaf nin Kula mida wayr yahy allow isu kiin daaa qoys qurux badan

  • @samaronchanel8003
    @samaronchanel8003 4 года назад +1

    Intii ika danbeeso like iisaar maantaa uku soo hormaray adna iyo saxaaf waa idin salaamay

  • @dj.maariya
    @dj.maariya 4 года назад

    M.allah wlal saxaaf qalbigaa taajir laga noqdaa muhiim mahn inaa ad hanti ledahy lkn waa inaa qalbi furan ledahy adigna qalbigag wa nadiif qof dacad ah iman leh allah ku xafido my sister adna iyo inantayda nahida mcaan allah idinka xafido isha cadow iyo il sheydaan intaba love so much ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xamdiboss3071
    @xamdiboss3071 4 года назад +46

    Mansha allah alle haisukiindaayo ilaahow saxaaf oo kle isogacan gali aamiinta iiraaciya asxbey🤣🤣🤣🤣

    • @cayushomar4651
      @cayushomar4651 4 года назад +5

      Ilaahow mid kheyr qab isii dhe saxaf maxaad k ogtahy cmird kargtay runtis ma ogide inaad mid kafecn ilaahey ku siiy dhacd

    • @xamdiboss3071
      @xamdiboss3071 4 года назад +1

      Kkkkk masaasa koley wanaag uunban ka arkay umalaynmayo inu qof xunyahy adigu aaminta uun idheh wll kkkkk

    • @naciimocabdullahi6370
      @naciimocabdullahi6370 4 года назад +1

      Hhhh aamiin yarabi qaali

    • @xamdiboss3071
      @xamdiboss3071 4 года назад

      @@naciimocabdullahi6370 mahadsanid xbbt

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 4 года назад +2

      Xamdi Boss walal Subscribe isaar

  • @CafiifaChannel1926
    @CafiifaChannel1926 4 года назад +8

    wcs wrh wbr masha Allaah famil faraxsan ILAHEEY heydin xafido🥰❤️

    • @hajidheere8025
      @hajidheere8025 4 года назад

      Walal cafiifa rajada walalka rumey oo subscribe iisaar

  • @najmosaalax2928
    @najmosaalax2928 4 года назад +1

    Mshaa alh war asxby rerka mashaa alh udhahaaa ilhy haysu barakeyoo

  • @نعيمهصومال-ه6ف
    @نعيمهصومال-ه6ف 4 года назад +1

    Asc abu nadiya hore u soco rag rag dhalay aya thy isku wara adi iyo adna alle ha idin barakeyo owlada

  • @akrammina4071
    @akrammina4071 4 года назад +2

    Man sha Allah wllkey saxaaf Illahey ha isku kiin xafiido wllkey macaan Adiga iyo ilmahaa iyo walaashay adna

  • @I.A.IBRAHIM
    @I.A.IBRAHIM 4 года назад +1

    ILLAAHAY HA IDIIN XIFDIYO DHAMAANTIIN ISHA BIL ADEMKANA ILLAAHAY HA IDIIN KA QABTO FAMILY QURUXBADAN FARXAD KU NOLADA INSHA ALLAAHU AMIIN YAARABI

  • @qumandarajo9353
    @qumandarajo9353 4 года назад +10

    saxafow romantic ina noqoto wa jecshhy lkn adeeg minallahi ah udhalatay eebow😂😂

    • @nimomohamed8448
      @nimomohamed8448 4 года назад

      🤣🤣🤣

    • @queenkeyf5847
      @queenkeyf5847 4 года назад

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣 wa iga qoslisay walhi walal quman darajo

  • @aliyaaabdirizak2185
    @aliyaaabdirizak2185 4 года назад +3

    MashaAllah My Brother dhiiga gobta isma qariso libaaxa legend Saxaaf Dumashidey intas iyo inkabadan wadistahisha Adna Qurux iyo Gabarta Habaryarta uahay Nahida qurux gabadheydhi sobarbar habo mcn 💉💯👸🙏🏻💙💍

    • @mucaadreacts
      @mucaadreacts 4 года назад

      Apyo guul kasto ad jeceshahy allaha ku gaarsiiyo subscribe igu cawi wa codsi apyo mcn plz🙏🙏
      👇👇👇👇👇
      ruclips.net/video/GzynmrrN3Lk/видео.html

    • @aliyaaabdirizak2185
      @aliyaaabdirizak2185 4 года назад

      MucaadTV hye wllo

    • @mucaadreacts
      @mucaadreacts 4 года назад

      @@aliyaaabdirizak2185 mhdsdn abyo inolow

  • @marwofarxiyamaxamed8665
    @marwofarxiyamaxamed8665 4 года назад

    Maaanshaa alllaaaah guulaysta walllaahay waaan idin dageeraa family quruxbdn

  • @Ifkanolasha-zu7eq
    @Ifkanolasha-zu7eq 4 года назад

    Masha allah adna iyo asxaf alle ha isku kiin barakeyo

  • @deeqaaden62
    @deeqaaden62 4 года назад +2

    Masha Allah wariye Saxaaf nin Rageed Allah bless you guys Beautiful family illaahay ha ha idin xafido ❤️❤️👍

  • @hawahassan9864
    @hawahassan9864 4 года назад

    Inta an dawanayay y
    RUclips Saxaf waxatahay qolka kaliya ee yaqana waxa family uyahay Mashaa allaha tabaraka llah

  • @umuaniisachannal9813
    @umuaniisachannal9813 4 года назад

    Mansha allah waa famil aad u qurux badan asxaabta isoobooqda anigana

  • @sabrindunkal6672
    @sabrindunkal6672 4 года назад +2

    Masha allh, saxaf wa doq qurxanyehe ,illahe haniamansadho keep going

  • @maandaarchannel544
    @maandaarchannel544 4 года назад

    Maasha allaah allaha isu kiindaayo walaalo qaaliya saxaaf adigoo kalana alaha inoo badiyo

  • @faadumomuuse4711
    @faadumomuuse4711 4 года назад

    Mashallha mashallha mashallha mashallha saxaaf iyo xaaska adna iyo caruuta qurxud badna waa idin jecelah alle ha idayo waxa tihin famli quruxu badna oo aan jecelah walhi ishallha wan dinku fana 💕💋💋💚💚💔💔💜💙💙🧡🧡🧡💙💜💜💔💚💚💚💕💕💋💚💔💔💜💙💙🧡🧡💙💜💜💔💚💋💕💕💋💚💔💔💟❤💓💖💝💘💘💞💕💛💋💚💔💜💙🧡🧡💙💜💔💔💚💕💕💋💚💔💔💜💙🧡🧡🧡

  • @fatimaikran9522
    @fatimaikran9522 4 года назад +6

    famil aan aad u jeclahy wda noolada adna qurux❤❤❤💯

  • @khadrashariif1285
    @khadrashariif1285 4 года назад

    Ala ilaahayoow faamilikaan il iyo cayuun ka haay yaa rabi aamiin

  • @pelahsmile8685
    @pelahsmile8685 4 года назад

    Msha allh waxthy abah dunida ugu ficn ugun wngsn allh ku dhfo carurtda iyo family kga quruxda bdn

  • @miski6009
    @miski6009 4 года назад

    Saxaaf waa ninka gabar walba ku ducaysato isagoo kle wlh adnow ilaasho ninkaaga masha allh❤❤❤

  • @christophertom9470
    @christophertom9470 4 года назад +1

    Maaazha AllH ilaaahay idiinma kala qaado

  • @amriitaofficial6548
    @amriitaofficial6548 4 года назад +2

    alla mnt anaa u horeyo hana ilowin inaa kusaliso nabigena scw scw waana jimco likna saar

    • @mucaadreacts
      @mucaadreacts 4 года назад

      Apyo guul kasto ad jeceshahy allaha ku gaarsiiyo subscribe igu cawi wa codsi apyo mcn plz🙏🙏
      👇👇👇👇👇
      ruclips.net/video/GzynmrrN3Lk/видео.html

    • @amriitaofficial6548
      @amriitaofficial6548 4 года назад

      @@mucaadreacts waa kuu saray wll

    • @mucaadreacts
      @mucaadreacts 4 года назад

      @@amriitaofficial6548 mhdsnd byo

  • @marwomaysa9709
    @marwomaysa9709 4 года назад +2

    Maanshaa Allah saxaaf sidaas Ayaan kaa rabnaa Adna farxadeedu waa farxadayada 👍🌹💖

  • @souzadela3087
    @souzadela3087 4 года назад

    Saxaf 💞 Adna
    love and stronger than money

  • @aishacuudey8187
    @aishacuudey8187 4 года назад +2

    Masha allah abti saxaaf allaha kudhowro waad kafarxisay habo adno 🌹❤adne allaha kaafarxiyo

  • @deeqocabdulaahisocdaal7535
    @deeqocabdulaahisocdaal7535 4 года назад

    mash alllaha lamane isjecel iyo abe wanagsan allaha ku xafido ilbiliadan allahidinkahayo nisha alllaha wll

  • @libaanabshir7434
    @libaanabshir7434 4 года назад +1

    Masha Allah sida aad u sharaftay alle ha kuu sharfo saxaaf nolow lipax sare baarakallah xaaji wanagsan iga dheh

  • @ramlomahad1791
    @ramlomahad1791 4 года назад

    Ilahy ha isku kiin brkeeyo wada jira waaayo bdn insha ubadkna allaha ku daaayo saxaaf wan ki Ku taageera rag badan ayad hurmuud uthy Allah yacisak wlky

  • @zamzammacalin9661
    @zamzammacalin9661 4 года назад

    Masha allaah fimil qurux badan dhamaan tina alle hani xafido

  • @osmanmarian461
    @osmanmarian461 4 года назад +1

    Greatest father masha Allah ❤️❤️❤️

  • @sulekhaarap8195
    @sulekhaarap8195 4 года назад

    Maansha allah wllshy adna umul udgoon iyo afr indhod oo is egaya alle haka dhiigo xbbti mahamed waad ku mahad santay inta adn no xananaynayso shukran huno

  • @hafsiinamohaz1920
    @hafsiinamohaz1920 4 года назад +9

    Noolaadaints nolol jirto Adna & Saxaaf 😍🥰💞

    • @mucaadreacts
      @mucaadreacts 4 года назад

      Apyo guul kasto ad jeceshahy allaha ku gaarsiiyo subscribe igu cawi wa codsi apyo mcn plz🙏🙏
      👇👇👇👇👇
      ruclips.net/video/GzynmrrN3Lk/видео.html

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 4 года назад

      Hafsiina Mohaz walal Subscribe isaar

  • @nimconadarbeauty
    @nimconadarbeauty 4 года назад

    Asxabta qaaliga ah iso boqda plz subscribe igu cawiya iyo like mahadsanid 🙏

  • @ayanfakide6843
    @ayanfakide6843 4 года назад +4

    Mansha Allah Allah ha isku kiin dayo wll

  • @xamdacali4481
    @xamdacali4481 4 года назад +39

    Surprise markaa maqlo nimco jookar baa igu soo dhacdo wlh😂

    • @hooyocaisha1274
      @hooyocaisha1274 4 года назад +1

      Haa wlh kula mid ahay🤣🤣

    • @nastaalimoha3949
      @nastaalimoha3949 4 года назад

      iga daba gey naciimo maxey dhhdy

    • @hudamohamed2047
      @hudamohamed2047 4 года назад

      @@hooyocaisha1274 maxey tiri nimco jokar igadabagey boo

    • @rosiina1120
      @rosiina1120 4 года назад +5

      @@hudamohamed2047 waxeey tiri nayaada dahabkii aad adroosyo badan la tagnedeen ee aad nagu leedihiin ninkeygaa ii keenay naga daaya ayuuto hoyadaa kujurtaa ka gatay adoo dahabka watuu kuso guursade😃cml😃naag walan jokar ku jecliyaa

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 4 года назад

      Xamda Cali walal Subscribe isaar

  • @queenyaxlaamnuur2534
    @queenyaxlaamnuur2534 4 года назад +1

    Raaaliye naaagtii heshaaa naagnimo ku faaanta adna and saxaaf noolaada✌🏻✌🏻🤩

  • @naciimocabdullahi6370
    @naciimocabdullahi6370 4 года назад +1

    Masha alaah qofkii kugula dartami lahaaa muudhalay saxafow Alle haisgukiin barakeyo

  • @kawtharzhuzhu4927
    @kawtharzhuzhu4927 4 года назад +2

    Nolozha qruxda ee dhabtaa ee idin dhex TaaL ayaan idinku hamplayeeynaa💞💞💞

  • @shankarooncadey3087
    @shankarooncadey3087 4 года назад

    Wwwww mash allah saxaafa adn famil qurux badan allah idin xafido

  • @umuriyaan9850
    @umuriyaan9850 4 года назад

    Masha allaah alle haidin xifdiyo adun iyo aaqiro inolada

  • @deeqoali3277
    @deeqoali3277 4 года назад

    Masha allh allh isku kiin barakeeyo saxaf iyo adna

  • @falaqfalaqinabalaqbalaq6450
    @falaqfalaqinabalaqbalaq6450 4 года назад

    Ana isoo duceya inu odeygeyga dahab hadiyo iga dhigo umulayaan ahaye

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 4 года назад

    Mashaallah alaha isku dayo inta haysan Alaha hasiiyo

  • @cabdiyocadeeyofficial8955
    @cabdiyocadeeyofficial8955 4 года назад

    Mash allaah familie qurux badan allaah idin xafido dhaaman diin

  • @sadowadani4375
    @sadowadani4375 4 года назад

    Masha Allah saxaf wad mahad santahy wad naga farxisey time adna

  • @munamohamed3104
    @munamohamed3104 4 года назад

    Like tii ugU horaysay aan kapixiyay WlHi wan kahelay qoyskan waa qoys kudayasho MudaaN AlleH haydin sharfo hayskukiin daayo

  • @meaninasooc7366
    @meaninasooc7366 4 года назад +1

    MashaAllah I love you 💋💋💋💕

  • @fihimaadhemaan1219
    @fihimaadhemaan1219 4 года назад +2

    Mansha allah wan idinku farax sanahay walahy ilahay ha idin sharfo jecliyaa dadka is jecel💋❤

  • @samiraabdulahi2553
    @samiraabdulahi2553 4 года назад +2

    Masha'Allah🙌 may Allah protect your family💞💝💕💓💗

  • @shankaroooninanuur1891
    @shankaroooninanuur1891 4 года назад

    Manshllh abe wanaagsan baad tahy ani abahay iyo hooyadey ano 1 sano jirey kala tagen waligey abe jcylkiisa ma arkin hooyadey aya iso korsatay ayada aduunka ijecel wana jeclhy allow iida halka kaliya aan murugo kadareemo waa dhanka abaha 😢😢😢😭😭😭
    Waligey jacayl abe ma arkin dadku markay abayaashood iiga sheekeyan waan murugooda oo ilinta iskuma celin karo markan yara aan arko hablaha schoolka ila dhogta oo abayaashood jclyihiin u imanayaan kaxeenayaan wax kastay ubahanyihiin sinayaan waan oyijiray lkn best hooyo ayaan helay alxdulilh farxadad dhana anoo haysta ayaan mid khiyaali ah raadin jiray hada waxan ku duceysta illhy inaanu ciyaalkayga saas ka dhigin

  • @ifraahahmed8323
    @ifraahahmed8323 4 года назад +4

    Maasha Allah aabe lagu faano ayaa tahay ❤️

  • @Ducaqabto
    @Ducaqabto 4 года назад

    Maasha Allaah Ustaad Saxaaf Iyo Marwadiisa Adna Cadey Allaha Idin Siyaadiyo Farxadiina Owlaadane Allaha Idiin Xifdiyo

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 4 года назад

    Ma sha Allah tabara kalaah Adyada quruxda badaan Saxaaf Adna u kenaay waw waw keep going Saxaaf brother ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😆😆😆😆😆😆❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saaqahassan4304
    @saaqahassan4304 4 года назад

    Maashaa Allh hooyo inteey dhib kasoo maŕtay uirka xaqeeda allh ayaa kudi kaŕo😍

  • @iqra11rok43
    @iqra11rok43 4 года назад

    Saxaaf maasha allah the best husband in the world saqaynimada wakugu ogahy

  • @ilisaalii7823
    @ilisaalii7823 4 года назад +1

    Ma sha allah farxaad ku nolada Cabdi rahman wil wangsan waye oo dagan allaha idin dayo gulesta😍😍😘

  • @mulkiraaliyo8350
    @mulkiraaliyo8350 4 года назад +1

    Woow masha allah

  • @hindiaahmed6489
    @hindiaahmed6489 4 года назад +1

    Masha Allah Allaha ku xafido waxatahay abaha ugu fican ilxun kuma arakto Aamiin Aamiin Aamiin yarabi

  • @fowziyahajjihassan1648
    @fowziyahajjihassan1648 4 года назад +3

    Wwww Masha Allah adna xubi iyo xajigeda allaha idiin dhowro 🥰 dhamantin

  • @fardusmaxamed2808
    @fardusmaxamed2808 4 года назад +1

    Abaayo adna marwalba saxaaf bahadyad kuukeena adiguna ukeen seecamal

  • @maymunmohamed8222
    @maymunmohamed8222 4 года назад

    Masha allah masha alla farxad waarta ALLa haidn siiyo

  • @umunaimaofficial4675
    @umunaimaofficial4675 4 года назад +45

    Masha allah cawo ana ugu horeyo asxabta adna channel inta iga danbeyso like subscribe igu cawiya plz

    • @farxabbe7115
      @farxabbe7115 4 года назад

      Wan ku saarey subscribe hormar wacn abyo

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 4 года назад

      Farxa Bbe walal Subscribe isaar

    • @Abdullah-h2i
      @Abdullah-h2i 4 года назад +1

      Masha allha saxafwaa waakabaxsaty

  • @sacuda_12
    @sacuda_12 4 года назад +1

    masha allah saxaf axsan baba ilahey ha idn xafido ❤❤❤