DEG__madaxdi rer somaliland e muqdisho jogay o sosocda &prof.samatar afka furtay &maraykan o gubtay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 13 янв 2025

Комментарии • 75

  • @SO24TV
    @SO24TV  13 часов назад +4

    FADLAN ___SUBSCRIBE &SHARE___MAHADSANID

  • @Fuadismaeil
    @Fuadismaeil 5 часов назад +1

    GUUL GUUL soomaaliland allahayow naga qabo cadawgayaga ina samatar iyo kuwa kale kaalaya Hassan ka shaqaysta wadankiina soomaaliland GUUL soomaaliland GUUL SSB ❤❤❤❤

  • @Adualeh
    @Adualeh 14 часов назад +13

    Ilahahsyow naga qabo kuwa somaliland xasidaya ee horumar ka u diidan🙏🏽

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 11 часов назад +4

    Waa runti professor ka👍🏽❤️

  • @hassanyussuf-kh5dg
    @hassanyussuf-kh5dg 14 часов назад +4

    Viva Professor Abdi Ismail Samatar !

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 13 часов назад +5

    Walahi been ma sheegin anigu waxan ka mid ahay dhalinyarada somaliland ee laba sano ka hor waxan madaxyga gali jirin ama markay siyasiyinta somaliland ama dadka waweyni waxay yidhadan la yaabi jiray lakin waxan rumeystay waxay sheegi jiren dadkayaga waweeyni inay ruun ahaayd ilahay iyan ugu shuriyaya walahi ilahayna haka badbadiyo walalahayo somaliya inu mafiyada xukunta haka badbadiyo💔

  • @محمدسليمان-ح9د8و
    @محمدسليمان-ح9د8و 8 часов назад +1

    Adeer, Waa war Huufan 🎉💜👍 Barak Allah-Fiik🙏

  • @Adualeh
    @Adualeh 14 часов назад +6

    Waa runtii somali oo dhami ma jecla horumarka Somaliland guul somaliland ❤❤❤

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 10 часов назад +2

    Kuuwi somalia 🇸🇴 kuu wa Shoow kuu qusta xaqiiqda samatar

  • @JamaTarabi
    @JamaTarabi 11 часов назад +2

    Ha dhintaan, ha jabaan oo ha iishaaaaan Cadowga JBSL 🙏✌️👍💪♥️♥️♥️♥️♥️

  • @MustafeIsmaciil-q6n
    @MustafeIsmaciil-q6n 13 часов назад +4

    anaga nama khuseyo warka somaaliya anaga waxa nala idhahda somaal land majiran waxa wada hadal laya hawarerinna

  • @ismailomar2537
    @ismailomar2537 12 часов назад +2

    Iminka ayuu ogaaday in koofurta Somalida cadowgooda koowaad uu yahay.
    Waa geesi mudan in la garab istaago oo kuwa jooga Xamar ee reer Somaliland

  • @Cllaahimaxamed1133Jamac
    @Cllaahimaxamed1133Jamac 8 часов назад

    Ilaahow Somaliland barakee❤❤

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 2 часа назад +1

    waxa yaaba dad Cadaawadoodii qarsan kari waayey oo hadana ku leh Somaali yaanay kala tagin, waxaan xiqdi ahayna kuma tusayaan, waa yaanad noolaan reer Somaliland quusta oo fahma cadawgiina

  • @YusufJama-u8n
    @YusufJama-u8n 14 часов назад +2

    Xirsi iyo ixtisaam ayaa doonaaya raali ku ah koonfur in la iska daba galo.

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed5502 12 часов назад +1

    Asc, adeer badeenii waa la saxiixay, marna Muse biixi Marna Xasan sh.dalka adinkaa matalaya maad is xisaabisid inta
    aad rer W. rer K.ka sheekeyn.wbt

  • @a.hakimwarsame5954
    @a.hakimwarsame5954 9 часов назад

    Waa baqayaan nacasnimona u dheertahay kuwa muqdisho Somaliland ku metela

  • @hashim4226
    @hashim4226 12 часов назад +3

    Konfur Somaliya ma jiro. Waxa jira Somaliya oo ah dalkii lagu magacaaabi jiray " Somalia Italia" markii Talyaanigu gumaysan-jiray. Somaliland waa
    dalki la oran jiray " Somaliland Protectorate. "

    • @yusufelmi9121
      @yusufelmi9121 2 часа назад

      Gumaysi waxaa ku jirey dadka nin gaal ah intay tunka kaga qaadaan Berbera Shiikh ku gent-jirey!

    • @hashim4226
      @hashim4226 Час назад

      Gumaysiga waxa la mid ah qof kula diin ah kula diir ah kula Af isla markaasna xasuuq iyo burbur kuu gaysanaya iyo xukun qasab ah. Ha isku
      qaldin gumaysiga guud ee ka baxsan xuquuqda dadka iyo sheegooyin. Sheekada Ciidi Amiin ma maqashay?

    • @yusufelmi9121
      @yusufelmi9121 Час назад

      @@hashim4226, Soomaaliland iyadaa Laasacaanood iyo Kalahaale, Boorama iyi Dila xasuuq ka geysatay!

  • @amedfarah299
    @amedfarah299 11 часов назад +1

    Wax sland layirahda majiran
    Ninkasta dhulkiisa wuu yaqaan

  • @HanaQalbi-x2j
    @HanaQalbi-x2j 13 часов назад +1

    Somaliland guùulllll❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 13 часов назад +1

    Libaax ❤❤❤❤

  • @amedfarah299
    @amedfarah299 11 часов назад +1

    Asc
    Odayal wa hore uski dardarsamay wark9odu waxba sheegi mayo

  • @CRahman-fo5mi
    @CRahman-fo5mi 9 часов назад

    mashaAllahguuliyogobanimosomaliland

  • @DahirAxmed-gl1oi
    @DahirAxmed-gl1oi 11 часов назад

    Somaliya ayaan darana ma ciidamo. Shisheey ayuuba dul fadhiyi😊

  • @Adualeh
    @Adualeh 14 часов назад +1

    Walaween waa gun bilaa quality ah akhas alhas😂😂

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 10 часов назад

    Waa guule haadu la aqoonsado

  • @yusufhassan1175
    @yusufhassan1175 13 часов назад +1

    Oday Abdi Ismaciil aad buu u khaldanyahay. Somalida Koofureed ayaannu marti u noqonaynaa, halkii aaannu Qabiilka Isaaq marti u noqon lahayn. Sidii walaalkii ayuu rabaa in uu Hargeisa u cararo.

  • @Adualeh
    @Adualeh 14 часов назад

    That’s true 👍👍👍👍

  • @maxamedmuuse2026
    @maxamedmuuse2026 13 часов назад

    Halal xoreeyo well waalaynasheeganayaa

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 2 часа назад

    yaanay ku diline ka soo proffosor samatar carar sidii Cabdinasir Dahable

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 14 часов назад +1

    😂😂😂wala weeynta ku laha ina samatar adeeroow bahasha dhar uu gali dee reer somaliland hadal cadi iya lagu cadabaya😂😂😂

  • @AminaAhmed-p7d
    @AminaAhmed-p7d 7 часов назад

    Abdi Samatarow your statement is really very true, but it is too little too late! Maxa la odhan jiray ... ciyaw waa kaberyey ninkii cunay baa kaliita!!!
    40 ayaad faqash iyo walaweynba ahayd, hadalkaagu hadda wax macna ah Somaliland usamayn maayo. Waad naga maarantay,
    Anaguna waannu kaamaaranay!

  • @abdourahmanalidaher6859
    @abdourahmanalidaher6859 14 часов назад

    waa qorma

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 10 часов назад

    Xqiiqdu waata kaaca dumaysi horle 😢iyo dilaalke shacaabka oo malayiin lagu ibsadeey

  • @ifoonghauri4046
    @ifoonghauri4046 6 часов назад

    True! Somaliland waa muqadis! we well educated! He knows yes he knows! Trump will be the only one!

  • @OceanRehab
    @OceanRehab 10 часов назад

    Jabuuti qof laguna xiro lagu mana bahdilo sided u tagtay xamar darteed?

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq 11 часов назад

    Kakaalaya oo kalaya daalkiinad sharaaf ku leedihiine

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 10 часов назад

    Somlia intee guunta ahayde baa tagnaye guunina somaliland madeex kaa noqotaye oo kabayeedhi ah 😅😅

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 11 часов назад

    weligayba calooshooda u shaqystayaal baa u qori jiray damiir xata malaha wa la tagay mise iyaga marka horeba maran aha xabd dhiiga kuma jito kuwa xamr tegay kan ina samterna naag mj buu qaba maray majerteenia kacan buu ka caahaday ka dhabtay ha iska casilo ragana wa in somaliland intay waqti yar siiso wadanka laga mamcnuuco

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 10 часов назад

    Free shacabka konfur ee laa gumeysto

  • @AmalAil-m5q
    @AmalAil-m5q 55 минут назад

    Odaygan waa 10 wajiile war orod maatadaada wax u qabo .

  • @Maxamedaxmed-t9j
    @Maxamedaxmed-t9j 6 часов назад

    Hhhhhh bilaa caqli dee maxaa ku dhigay wlkaaba 1 codbay ka helee
    Ma imikaad soo toostay aduun

  • @البشريةاسرةواحدة
    @البشريةاسرةواحدة 11 часов назад

    Uffff

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 13 часов назад

    Hadu hadlaya lol esh calaa profesoree ma hadu fahmay in faqash anay wax uu hayn reer Somaliland

  • @maryami2299
    @maryami2299 9 часов назад

    Xamar unukaa leh daarood kuba xamar waxba kama hayaan

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 19 минут назад

    Ha iskaga yimaadaan

  • @abdikarinisnail5240
    @abdikarinisnail5240 10 часов назад

    Abdi ismaciil waa in aad nooga baxdaa magaalada muqdisho. Mareykanka ma xoolaad u malaysay, maxaa lagaa aqoonsanaa?.

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 11 часов назад

    Free samaroon

  • @WANAAGAAYAADADKADEEQA
    @WANAAGAAYAADADKADEEQA 11 часов назад

    KA HADAL GOBOLADDA WAQOOYIGA AY AGAAN DIR ISAAQ IYO CIISE IYO GARABUURSI . DHULBAHANTE IYO WARSANGALLI WAA SOOMAALI WAYN

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 10 часов назад

    Nacasnimada gadabuursey ayaa loo iib geeyey dhulkooda iyo Baddooda.

  • @Mahamed-c6h
    @Mahamed-c6h 11 часов назад

    Cabdi ismacil samatar hanolaado

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 6 часов назад

    Arinka somalia yaal waa laba qaybood qolo somalia yay dhaqaan somalilandna lugta halagu dhaganaado oo Somalinimo beena la soo taagan,
    iyo kuwo u haysta in Caasimadii muqdisho tahay madaxweynahana ay xaq u leeyihiin ,dadka kalena aanay ka maarmi karin oo lagu khasbanyahay ,
    laakiin waa dhamaaday wakhtigii ay aduunyadu garowsan lahayd Jumhuuriyada somaliland

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 10 часов назад

    Kkkkk oo maxaad wadataa waad qaawantahaye wuxuu u waashay sidii kii kaweynaa.

  • @IlwadAli-f2g
    @IlwadAli-f2g 14 часов назад

    Nimankan ilmo ismaciil samatar waa maafiyo aan iska ilaalino lug aa uduugan lama aamini karo odayaashan

    • @umalkhymohamed7492
      @umalkhymohamed7492 10 часов назад

      Waa muwadikin ruuntu waa xanuun byee byee mafia konfur

  • @AliGuelleh-t8g
    @AliGuelleh-t8g 13 часов назад +1

    Professeur mxa ka galey SL? tolka samaroon u hadaal nacas yahoow!!! Isaak mxa ka galey????

    • @MohamudMohamedAbdiwahab-qe2nu
      @MohamudMohamedAbdiwahab-qe2nu 12 часов назад

      Samaroon somaliland iyagaa iyakaleh iyakaa dhistay maxay somaliya ku fwlayaan kuwaa iyagiibaa lahaystaa

  • @mohamedhassan3937
    @mohamedhassan3937 8 часов назад

    Riyada aqoonsiga halka ka sii wada, sida , FAQASHTII (iyago u jeeda qaba'lka Darood ka) ayaa na xasuuqay, imikana Ogadeen ba na xasuuqay?

    • @Maxamedaxmed-t9j
      @Maxamedaxmed-t9j 6 часов назад

      Dhuusaa ku haysa wlhi
      Waar meeshan rag leh baa jooga carbal wakase
      Far soo taag anagoo dhashii snm ahbaa kula hadlayna

  • @AminasaeedRichter
    @AminasaeedRichter 14 часов назад

    Been badana dekada sawta Sandkasten Xoola lagaga dhoofiyo. Mida labaad dadkaasi cid dirsatay maleh ee waa calooshood ushaqayste waana khaa'in alwadan. Isna waaba kii dabinada somaliland loo dhigayo xasan shirarkii ethiopia iyo keniaya ku weheliyey

  • @abdoulkadermohamedhassan-9805
    @abdoulkadermohamedhassan-9805 3 часа назад

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @AhmedyaasinAhmedYaasin
    @AhmedyaasinAhmedYaasin 9 часов назад

    Warunti

  • @FfLol-vb1oz
    @FfLol-vb1oz 14 часов назад

    Snm no more pro beenta

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v 14 часов назад

    Maxaa kaa yaala hadaa marti ku tahaye ee. Adigoo karaamma leha oo dhula leha inaa nina qsyarkaaye baridii oo hoosa joogti karaamada lagaa qaada

  • @AshaAli-q4z
    @AshaAli-q4z 7 часов назад

    You All dreaming

  • @OceanRehab
    @OceanRehab 10 часов назад

    Yaa idin qancin Kara?
    Waxaad tihiin dad cuqdadeysan oo aan meel loo raaca lahayn

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 14 часов назад

    𝑺𝑶24𝑻𝑽 𝒘𝒂𝒓𝒊𝒚𝒆 𝒒𝒂𝒂𝒍𝒊𝒚𝒂 𝒂𝒍𝒍𝒆 𝒉𝒂𝒌𝒖 𝒃𝒂𝒓𝒂𝒌𝒆𝒆𝒚𝒐 𝒈𝒆𝒆𝒔𝒊 𝒒𝒂𝒓𝒂𝒏 ❤❤❤ 𝑮𝒖𝒖𝒍 𝑺𝒐𝒎𝒂𝒂𝒍𝒊𝒍𝒏𝒅 💚🤍❤️🐯💚🤍❤️🐯💚🤍❤️🐯