DIKR SHAN KALIMO KA KOOBAN OO BISHAN CARAFO HADII KU WARDISID ALLE WAXAD WEY DIISATEY KU SIINAAYO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • #sheekh #riimi #channelsubscribe

Комментарии • 34

  • @ubahhussein206
    @ubahhussein206 3 месяца назад +30

    Subhana Allah
    Alhamdulilah
    Lailaaha ilalaah
    Allahu akbar
    Laxawla wala quwati ilaa bilaah 🤲🤲 Ilhy muraadkena haina siiyo aamin on macsi lahyn Insha alh

    • @Zakaria-Ad
      @Zakaria-Ad 3 месяца назад +1

      Waad mahadsantahay

    • @istarlinilyasmashaallah3441
      @istarlinilyasmashaallah3441 3 месяца назад +1

      masha allah

    • @hodanabdilahi2342
      @hodanabdilahi2342 3 месяца назад

      Amiiiiiin yaa Rabbi

    • @ubahhussein206
      @ubahhussein206 3 месяца назад

      @@istarlinilyasmashaallah3441 cawa Wll ku duceyso Iyo haben dambe xataa inta carafo ka hadhay ilahayna muraadkaga waydiiso hadad sonka awoodana soon Insha alh kheyr

    • @leyloabdullahi4420
      @leyloabdullahi4420 3 месяца назад

      Ameen Yaa'Allaah Ameen Yaa'Rab

  • @user-tm2vb9eo7w
    @user-tm2vb9eo7w 3 месяца назад +9

    أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد و على آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم انك حميد مجيد ❤❤❤❤❤❤❤❤لا اله الا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير ماشاءالله لا قوة إلا بالله الحمدلله على نعمة الإسلام جزاك الله خير الجزاء يا شيخ حفظك الله طال عمرك يارب العالمين ❤❤❤❤❤❤❤❤سبحان الله و بحمده سبحان الله العظيم

  • @hassansalat7117
    @hassansalat7117 3 месяца назад

    Ameen

  • @ayaanayaanqaali5325
    @ayaanayaanqaali5325 3 месяца назад +2

    اللّهُـمَّ صَلِّ عَلـى مُحمَّـد، وَعَلـى آلِ مُحمَّد، كَمـا صَلَّيـتَ عَلـىإبْراهـيمَ وَعَلـى آلِ إبْراهـيم، إِنَّكَ حَمـيدٌ مَجـيد ، اللّهُـمَّ بارِكْ عَلـى مُحمَّـد، وَعَلـى آلِ مُحمَّـد، كَمـا بارِكْتَ عَلـىإبْراهـيمَ وَعَلـى آلِ إبْراهيم، إِنَّكَ حَمـيدٌ مَجـيد❤

  • @CabdulaahiCismaanbare
    @CabdulaahiCismaanbare 3 месяца назад

    Alle haku barakeyo shiikhinaa

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 3 месяца назад +1

    AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 3 месяца назад +2

    Jizakumullah

  • @maryancaday8047
    @maryancaday8047 3 месяца назад +2

    Asc sheekh jizakumullah qeyr 👍👍

  • @abdiasizahmed1675
    @abdiasizahmed1675 3 месяца назад +1

    Masha Allah
    Jasakallahu khayr Sheikh

  • @user-hk8qd4sq9b
    @user-hk8qd4sq9b 3 месяца назад +2

    Asc waan jeclahy inaan Ka qebgalo ilaahey ha iso dhibo

  • @user-zt2uh1so6d
    @user-zt2uh1so6d 3 месяца назад +1

    Scw scw scw scw

  • @UpdikaniOdowa14
    @UpdikaniOdowa14 3 месяца назад +2

    Scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @shahad2629
    @shahad2629 3 месяца назад +1

    Asc sheekh roomi waan kusalaamay riyo aan rabey in aan kuu sheego

  • @JawahirOsman-wq4yh
    @JawahirOsman-wq4yh 3 месяца назад +2

    Salahu caleyhi wasalam

  • @abdirahmanbillowxaji-ue9eg
    @abdirahmanbillowxaji-ue9eg 3 месяца назад

    Wcs jazakhalahu kheera sheikh miizanka aqiiro Allah haku saro aamin ❤❤❤

  • @ruwaydaseid
    @ruwaydaseid 3 месяца назад +2

    Sheekh uso ducay ilahay ban kugu dhariye
    Shaqo la aan ba in badan i haysa

  • @abdirizakmogow6640
    @abdirizakmogow6640 3 месяца назад +1

  • @fadumoshukri673
    @fadumoshukri673 3 месяца назад +2

    vitamin baa kaa maqan magniisan baad u baahantahay haddii aad goes aha isku lisaydo adoo hurda

  • @Malyun842
    @Malyun842 3 месяца назад +3

    Asc sheekh sual aya raba ina ku weydiyo qof markuu sexdo haben kii wax cunayo gosaha isku xoqaayo an is oogeen maxa waye sheekh isheeg bo

    • @ubahhussein206
      @ubahhussein206 3 месяца назад +3

      Wll vitamin d Aya ka yar dhaqtarada la xidhiidh Insha alh qoraxdana fariiso ayatul kursi Iyo qur anka habenki aqriso ilahay haku caafiyo aamin

    • @Malyun842
      @Malyun842 3 месяца назад +1

      @@ubahhussein206 shugran abyo

    • @maryancaday8047
      @maryancaday8047 3 месяца назад +3

      Aniga iyo ciyaalkeyga qaar wan qabna qumayo waye waxan ka aheyn cid iigu sheegtay ma arag gooso ruugitanka marka lahurdo alla caafimad kabaryeyna

    • @Malyun842
      @Malyun842 3 месяца назад +1

      @@maryancaday8047 abyo anika xita ma aqani waxas waxee yihiin qof la sexdo wu dhahayaa xalay maxa cunesay anika naxdin

    • @SheekhRiimiChannel
      @SheekhRiimiChannel  3 месяца назад +2

      Dhibkaas wuu jiraa lkn waxaad ii soo sheekta gowsahaaga ma bur bursanyihiin arabkaagase dhaawac makaqabtaa?