Nadiya Maxamed oo dooneysa inay noqoto maayarka St. Louis Park

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 окт 2024
  • Gabar Soomaali ah oo lagu magacaabo Nadiya Maxamed, kana tirsan golaha deegaanka magaalada St. Louis Park ee gobolka Minnesota ayaa doonaysa inay noqoto maayarka magaalada, oo doorashadiisu dhacayso bisha November.
    Maxamuud Mascadde ayaa warbixintan noo haya.

Комментарии • 13

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Год назад +2

    Mashallah guuleso abayo hambalyo habalyo Somalia 🇸🇴 o dan aya kuso duceyheso inshallah 🙏 allah hakugu guuleyo❤❤❤Love 🎉😢

  • @defensegeneral9893
    @defensegeneral9893 11 месяцев назад

    Waa magaalo yahuud u badan

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 10 месяцев назад

    Maashaa Allah ⚘️ ⚘️ ⚘️ gulayso haday khayre ku tahay

  • @defensegeneral9893
    @defensegeneral9893 11 месяцев назад

    Wey ku guleysatay mashallah

  • @hassenahmed5866
    @hassenahmed5866 Год назад +1

    👋 Wey Mahadsanyihiin Weriye Sahra Cabdi Ahmed, Mas cade& Musharax Naadiya Max,d.

  • @deqaissa7045
    @deqaissa7045 Год назад

    Waa noo farxad iney ilmahayagii ay hami sare leeyihiin guul nadio habo ohio kaa taageeray ❤❤🎉🎉

  • @luulcumarsiicow93
    @luulcumarsiicow93 Год назад

    Guulayso naadiya

  • @XaajiAxmedCali
    @XaajiAxmedCali Год назад

    Gulayso naadiyo

  • @shaafi1579
    @shaafi1579 Год назад

    Good 👍

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 Год назад

    Noqda dhexaad marka aad soomaliya kahadlaysaan .

  • @abdiqaniismaaciilismaaciil3849

    Habalyo naadiya baadiyaha laascaano baan kaaga soohabalyaynayaa

  • @musabsheikh5498
    @musabsheikh5498 Год назад

    Waxan urayaynayaa naadya guul .
    Abdullahi Swedan.

  • @calicabditokiyo9692
    @calicabditokiyo9692 Год назад

    Nadiya mahomed miyaanay ahayn gabadhii WFP bii da ka shaqayn jirtay