Asad hagio wlcome to muqdisho aad ban ku jclnhy wan ku frxsanhy ina muqdisho nala joogta waxn rajyny ina kula kulmo pweh mcn wllhi wan ilailmeyey marki uu xasusty waqtigi garonka laga qadaye asago xanuun allh cfiyo allh natuso asago lugahisa kusocdo wlcome to muqdisho the legend Asad hagio we're team 27 wlcome to muqdisho again and again pweh ❤❤❤❤❤🙏🙏
Asad hagio in aan arko wan jacelahay in an mar un laku lamo lkn dollow ayan Jogaa diyaradna kama jirto in shaa allah mar un walakulmidonaa in shaa allah
dadka kala qurxoon waxaa uqur xoon kuwa nabiga igula saliyo scw manta😭🕋❤️
M:awllmcn❤❤
Scw scw scw
Gobanimo reer muqdisho u daaa ilaahaykii reer muqdisho iga dhigaa mahad leh❤🎉
Maasha alaah
Welcome asad illahow wax dhiba ha tusin walalkey ❤❤❤❤🤲🤲
Wllhi billah saa loo soo dhaweeyey madaxweyne looma soo dhawayn😢😢❤❤
Wanku farxay wlhi wll asad hajiyow ❤🎉welcome muqdisho ❤❤❤❤❤
Masha Allah si qurux badan ayay reer muqdisho u so dhaweyen reer muqdisho is not easy ❤❤❤❤❤😊😊😊🫡🫡🫡🫡🫶🫶🥰🥰💖💖
Losey legend ba thy wlhi ina xirir haysan sida kufahantay wlhi wan jeclan lha ina arko lkn xirir ma helayo zxp😭
Xirir maxa weye
@nuuraaadan yacni qof kuu geya asad
@inafoodeymaxamed haa sax
haaa uleeyahay
@@inafoodeymaxamed haa sas miya
M.a Asad welcome back🇸🇴🥰🥰🥰👏👏👏
Asad hagio wlcome to muqdisho aad ban ku jclnhy wan ku frxsanhy ina muqdisho nala joogta waxn rajyny ina kula kulmo pweh mcn wllhi wan ilailmeyey marki uu xasusty waqtigi garonka laga qadaye asago xanuun allh cfiyo allh natuso asago lugahisa kusocdo wlcome to muqdisho the legend Asad hagio we're team 27 wlcome to muqdisho again and again pweh ❤❤❤❤❤🙏🙏
Asad hagio in aan arko wan jacelahay in an mar un laku lamo lkn dollow ayan Jogaa diyaradna kama jirto in shaa allah mar un walakulmidonaa in shaa allah
Masha allah welkomto muqdisho❤❤❤❤🎉🎉🎉
Walahi waxa kasin ficnan lahed aso lugihiisa kusocdo Ilaahayow uso celi😭
Oooo mash allh wlll asad Allah cafimaadka kuu daayo waan ku jecelnahay asadkeena
Losey abow asad inaa lakulano ayaan rabnaa maadama aan garoonka imaan weyney abow meel nagu kulansiiya❤❤❤❤❤❤
Ilahoww asad hajio itus asxaabey isoo duceeya 40 qof ducadooda wala aqbalaaye😢😢😢
Mashaalaha ilaheye haidinhafido inshalaha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Stadium Mogadishu ku balamiya team 27 dhan ha is arkaan wiilka ukala kiciya ciyal xamar
Ku saliya Nabigeena Muhammad Scw scw scw scw scw scw ❤❤
Masha allh asad hagio waa aabeheena 27 allh habargeeyo farxd Haku nolad asad allh Haku kaso adiga lugahiisa ku socdo allh Hana tuso
Asad Hagio Welcome to your home ❤❤
Mashaa allah asadkeena ilahyow ilaali isagoo nabada soo celi loosay waad noo hagarbaxday thanks yaaqay asad noo ilaaliya waan jecelyahay wiilkeena 🥰🥰🥰🥹
Walalkay asad hagio soo dhowoow wllo ❤
Welcome wlkyn asad hagio ❤❤
Garoonkawayn xaflad haloogu dhigo Asad haloo kala kiciyo🎉🎉magalka
Mansha Allah allahuma baarig Hambalyo Hambalyo dhamaan ree muqdisho halyaygii somalida murayadii somalida rabi haxiftiyo wax dhiba kuma tuso wlky asad
Viva ciyaaal xamar waa idin wataa🎉🎉🎉
Aan kusaliino rasulkena Nabigena muxamed scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ please ♥️❣️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Mash allaah ❤️🥰 Ani Kenya jooga waligey qof caana soma dhaweyn lkn Asad hagio waso dhaweyn
welocome wllkeyga Asad hagio wllhi ad ban ugu farax sanhy inaa imado❤
Mashaallah tabarakallah asad❤❤❤
Fast person 😊
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️
Masha allah waan jeclahaay inan mar un arko lkn intaanad nogon soogadh 🇩🇯 fanlan igagarsii farintaa ok
Welcome to 🇸🇴 somail Asad 2:18 🎉❤❤ goat 🐐
Masha allh wan ku farxay walkey asad❤❤❤❤
Asad😢waa quf qalbi wanagsan 💞 walahi manta sida loso dhaweyay madax wenaha xitaa loma zo dhaweyo allow 😢 lugahiisa uu ku istagaa
Maa Sha Allah
Welcome back Muqdisho Cadey ❤❤
wel come back to soomaali 🇸🇴Abti Asad masha Alah losey waa wil gob ah oo nasab ah masha Alah quf walbo imanaya siwanagsan aya uso dhaweyaa
Suuqa xoolaha inyow asadow❤❤
M.a asadkena si qurux badan baa loso dhaweyey ❤❤
Ahaatay noo ahaatay🎉🎉🎉🎉🎉🎉
❤❤we great you from Djibouti ❤
Asad xàjiyo hargasa hayimado waan soo dhawanan
Asad waxaan jeclan laheen adigo socdo inaa no imata balse alx alah waxaw kuqoray waa alx wel com your country markala
Wan jeclan laha ina la kulmo asad hajio😊😊
Inta og in losay uu qalbi wanagsan yahy like iisaara ❤❤
Mashallaha ❤❤❤❤❤💪💪
Masha allaah❤
❤❤❤welcome asad hagio, thank you bro loosey
Asadow nabad ahow wll
Dadkaaga alle hakuu sakhiro
My name is abdilahi hiis iam from somaliland iam very sorry asad hagio his painful story and now well come your home is better than once
That's Really store man is painful 😢😢😢
M.a asd kusoo dhawaw dalkaaga hooyo losey noosoobadi soo dhaweynta asad xaajiyow hormar wanaagsan losey wll❤❤❤
Welcomeback❤❤❤❤❤
Nabad kuimo wllo asad hajiyo 😢
Wll asad waa uqalmaa soodhawayntaa iyo midkabadan
Asadko welcome to somalia walaalkey asad ❤❤
Welcome to Mogadishu asad hagio
M.a welcome to muqdusho asad hagio
Wale asad dad buu kasbada m.a❤
M.a🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤
Mashaballaah wellcome to muqdisho
Asad xajiyow ale waxan kaga baryay in aad lugahada ku istagto ane wiil Ayan 8 sano iga indha la ee in Rabi aragisa igu so celiyo
اللهم امين يارب العالمين 🤲
Wlh somalida dhan Waaa Team 27🎉🎉🎉🎉
7🔥🦁💪🇸🇴
Mashalah walalkii qofkale kuma aminayo walkiisa yar
Welcome to mugdisho ❤
i.n waan ariki doona❤
I.a Asad waan arki doonaa ❤
Welcome back asad hagio ❤❤
Mashallh dadku nasabsanaaaaa😢
Welcome asad hagio Ina adeer
Welcome to asad hagio muqdisho ❤❤❤
Loosey asad usheeg marko cadeey ha imaado plz usheeeeg❤
Asad alle haila kulmiyo malin un waxan rejeyaan inan arko
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Welcome miqdisho ❤
Welcome my bother
Hada haa❤
Keep going welcome back muqdidho❤❤😂
Saaid🎉🎉
Aniga saan urago ayaan dalka masar aga Soo dagooyaa waan argaa I.n
Welcome to mugdisho asad hagio 🎉🎉🎉
Ioosaypuntilaanimoo❤❤❤❤
Heesta iyo asad markuu soo bxy see iskgu beegmeen wax kile😢😢
❤❤❤❤😢😢😢❤❤❤
Aamiin yaar abwe 😢😢
Welcome Asad xabiibul malaayiin
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Inaala kulmo rabaa loosey😢 Asd
Welcome asad❤
Scw ❤
Axyaa jecel❤
Soo dhawoow asadkeena
Like kama rabo hadad gaal thy
Wlcme asad
Welcome
Miskiin waa ka xumahay soo jeedka habeen iyo laba maalmood aad soo jeedaa.
Asad hagio is the best
Welcome back asdkow