Madaxweyne Deni "Itoobiya ayaa saan ah iyo waxa dadka laga buuxiyay waa Ruwaayado Siyaasi ah"...

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 120

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u 2 месяца назад +16

    Hadana Ethiopia miyoo difaca alla siyaasi jaahila maxaa nalagu imtixamay 😡balayo fera weyn

    • @saja9892
      @saja9892 2 месяца назад

      Wuxuu ka hadlay qayaanada xasan iyo biyaha iyo baasiinka iyo saliida iyo olyada uu isku qasayo iyo beenta iska hor iyo daba jeeda oo uu dadka ku wareeriyey

    • @fadumogedi7423
      @fadumogedi7423 2 месяца назад

      Waa runtii khayraadka Dhulkaga ku jira waa in laga faiidaystaa Ethiopia maaha xawayaan sida reer somaliya

    • @wwewokeup8917
      @wwewokeup8917 2 месяца назад +1

      Aniga maan arag madax somaliyeed oo is dhaanta dhamaantod waa maxaa cunaa cadow iyagaa isu ah moye mid shihseeye cadow ka dhiganaya ma arkeysid waxay rabaan in bulshada ay ka gadaan xasan waa cadow Ethiopia waa wll muuse waa cadow Ethiopia wll dani waa cadow Ethiopia waa wll dhaqan xumaada un ayay ku jiraan taan garadka soo yeeshay

    • @ShamisAli-r3u
      @ShamisAli-r3u 2 месяца назад

      @@wwewokeup8917 aad iyo aad wlhi wekala daran yihiin lkn gudah ku ega roon lkn kan dalkisa iyo cadawgis cadawgis dhawey sanaya waxkadaran malahan waxka qeer badan Allah nasiiyo

    • @ShamisAli-r3u
      @ShamisAli-r3u 2 месяца назад

      @@saja9892 Hassan hado hesto muu ku ekado sidoo ubenina damaca ninka walan aby Ahmad isma dhaman gabigod tuuga

  • @YasserAA93
    @YasserAA93 2 месяца назад +3

    Waa tagaysan dhamtin! Dhulkan anaga leh oo aha dhalinyarada somaliyed ! Ethiopia haday rabto ganacsi iyo isixtram waan lala shaqenaya! Lakin tuug oday aha way uga dhamtay somalia Dhawan ! 🇸🇴🇸🇴

  • @MA-uz3qe
    @MA-uz3qe 2 месяца назад +8

    Daanyeer ado kale ah Ethiopia waa u bahantahay

    • @saja9892
      @saja9892 2 месяца назад

      Xasan kawaran iyo muuse iyo geele iyo shabaabkooda boqolka weji leh

    • @qoraneqorane8484
      @qoraneqorane8484 2 месяца назад

      @@MA-uz3qe madaxwaynaha Puntland ganacsi Buu ka hadlay ma uu Sheegan Oromo ka dibna axmaaro la dooda kuwa xabashida sheegtay badna gaday iyo xasan xoolaha Ku tuugsada dowladnimadii dalka iyo kuwa argagaxisada ah

    • @adenhassan4254
      @adenhassan4254 2 месяца назад

      Aadiga aya daanyeer ah ...aadoon biila damiir ah baa tahay...boqorkaka ka xiishood ys doon

  • @estiphanosget3602
    @estiphanosget3602 2 месяца назад +1

    Madaxweyne Deni "Itoobiya ayaa saan ah iyo waxa dadka laga buuxiyay waa Ruwaayado Siyaasi ah"...THANKS. WE DO JUST BUSINESS...ETH BTAINED USD 20B BENEFITS ALSO PUNTLAND!!

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 месяца назад +5

    War yaab badana ma itoobiyan iyo imaaraad bu udoodaya maanta midakale ereyga ah aduunku wuu iskufurmay adeer aduunku sharci bu leeyahay ee soomaliya wa baylah ee waxas ma anfacayso

    • @qoraneqorane8484
      @qoraneqorane8484 2 месяца назад

      Hadaa ma jabuuti Buu sheeg sheegaa miyaadan ogayn in DDS 12MILLION D5 Degan yihiin.

    • @ZamiirCade-s2l
      @ZamiirCade-s2l 2 месяца назад

      O hadaydagan yihina etopia ba mise waa dad la haysto

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 2 месяца назад

    Itoobiya waa cadowga koowaad soomaaliya waa markey soomaali ay isku duuban yihiin hada puntland cadowgeeda koowaad waa dowlada xasan culusoow oo isku dayday inay puntland burburiso Dani itoobiyaanka wuxuu uisticmaalayaa gaduu xasan culusoow soo weeraro dhulka puntland sidii hore u dhacay waxaa isticmaaley jeneraal cade muuse markii 10 000 hawiyo soo weerareen gaaljacyo jeneraal cade waa uu jabiyey ilaa cadaado ayuu gaareey

  • @CawaaleXasan-y9t
    @CawaaleXasan-y9t 2 месяца назад

    Waar deni waa geesi walhi sowka runta usheegay maaha qadaad qayntii hhhh legend of legend

  • @hassanahmed6760
    @hassanahmed6760 2 месяца назад +3

    Dani siyaaasi ilbax ah guuuleysa from koonfurgalbeed

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 2 месяца назад

    Mida kale imaaraat puntland waa saaxiibo dekeda muqdisho iyo airport muqdisho turki ayaa gacanta ku hayo maxaa puntland udiidaya inay imaaraat la shaqaystaan dekeda boosaaso Hal markab ayaa dhib ku Gali jirey koonteenar malaheen Maantana sadex markab ayaa Hal mar galayaa qaybtii koonteenarkii waa la dhameeyey waxaa bilaaban doona qayb kale labo markab waxaa dhisay imaaraat 5 milyan xoolo ayaa ka dhoofey puntland waa ku saxsan tahay danteeda inay wadato aysan wax ka sugin dowlada tabarta yar ee muqdisho

  • @NaleyShire
    @NaleyShire Месяц назад

    Zanzibar baa thy oo wadanimo samaliland laga sugi maayo

  • @wwewokeup8917
    @wwewokeup8917 2 месяца назад +3

    Been badanaa maka indho la,yahay duulanada bariga dhexe kasocda yaa isku furmayo albabdaba la isku soo jabinoyaa😂😂

    • @saja9892
      @saja9892 2 месяца назад

      Adigu maka indho ladahay duulaanka gurguurte ku yahay puntland maraykan iyo israil baa xulufo ah Iran iyo ruushkaa xulufo ah xasan geele muuse iyo itoobiyaa xulufo ah maxaa deni ku tusay

    • @wwewokeup8917
      @wwewokeup8917 2 месяца назад

      @@saja9892 dhibka umadena heysta ayaa ah shaqsiyad caabud aniga ninkaan waxaa ku dhalilay ayaa ah areyga bulsha is dhexgaleyso dimuqradiyada halaga shaqeyo anagoo og aduunka sida uu ugu cartamayo qof walba danta dalkiisa halka kuwa insaan caabudka ah ee dani xasan io farmaajo ku sheekeya ee melaha la ordayaan 90kan dad
      Qasab miyaa hadii aan dhalilo aragtida xun dani in aan xasan oo kadaran aan tagersanahay ama farmaajo ama muuse baahane war nin yahow ficilkaga io hadalkaga Allah uga cabso nimaan ku aqoon xumaantisa dafacideda waxba kuma tareyse

    • @abdallamohamed5794
      @abdallamohamed5794 2 месяца назад

      ​@saja9892 dani wuu tagaya beri lkn ficiladiisa xun waliga qabyaalad haku difaacin, puntland adiga leh ee dani keligiis malaha.
      Hassan, farmajo, shariif, 2 madoobe, lafta gareen, qoorqoor, kan hirshabeele, muse bixi iyo dani waa wada tuugo cimrigooda badana soo qaateen mustaqbalkeenana Ethiopia iyo Emirates ka iibini / gadi hayaan.

    • @saja9892
      @saja9892 2 месяца назад

      @@abdallamohamed5794 puntland dastuur bay leedahay kii yimaadaba kaasuu ku dhaqmaa waxna kama bedeli karo haduu tago sharciga waa sidiisii deni itoobiyada uu ka hadlayo maa daaroodka degen wuuma ku saxan yahay waana ku taageersynaa

  • @AbdirashidHussein-g4z
    @AbdirashidHussein-g4z 2 месяца назад +4

    Mayee imaaraad baa fiican adeer adigda iyo Mr dhiiqo isku doon baa saarantihiin ilaahay umada ha Ina ka qabto musiibo baa thiin aan dad iyo dal midna Dan ka lahayn

    • @saja9892
      @saja9892 2 месяца назад

      Imaaraadku xasan cadaw iyo shabaabkiisa iyo ciil qabayaasha ilaa geele ilaa muuse bay ka difaacayaan ciilqabe oo dhan mandaqadaa yar bay dawlado iyo huba u uruursanayaan nin raba inuu xoolahaaga qaato iyo nin raba inuu qariirada dhan kaa tirtira kee kuu roon naf lama helo laakiin xoolo waa la helaa

    • @AbdirashidHussein-g4z
      @AbdirashidHussein-g4z 2 месяца назад

      @@saja9892 imaaraad baa asxaan Ii samaynaya waa been aad isku sheegtay waaba cadowga islaamka

    • @saja9892
      @saja9892 2 месяца назад

      @@AbdirashidHussein-g4z xasan iyo muuse iyo geele waa islaam weliba soomaali weliba masuul waana cadawgayga cadawgaan dekadaasuu ku ekaanayaa kuwaana dheegaygaa u muuqda gaashaanbuur gashaanbuur baa loo doontaa

    • @AbdirashidHussein-g4z
      @AbdirashidHussein-g4z 2 месяца назад

      @@saja9892 maskax qabiil waxba uma sharixi karo marka raali ahow.garacad anaa ku dhashay

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 2 месяца назад

      ​@@AbdirashidHussein-g4z islamka adiga ma wakiil baa ka tahey

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 2 месяца назад +1

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NaleyShire
    @NaleyShire 2 месяца назад

    Waxad ogtahay ma jirto ama wa is yeleysaa purland itobiyan aya qabtey meel waliba ayaga taagan wadna ogolatey in iska soo galan ilen awalba Zanzibar bad aheyd

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj Месяц назад

      Ooy nooh dee puntland oromaniyaa😂

  • @ahmedmohamed-on9lf
    @ahmedmohamed-on9lf 2 месяца назад

    Allah ma kaso in Madaxweyne Soomaaliyeed noqdo. Asaga iyo Muuse biixi waxba isma dhaamaan.

  • @nnpcat625
    @nnpcat625 2 месяца назад

    IIDI AMIIN UGANDA OO MAJEERTEEN ISKU BADALAY IIDI AMIIN MUUQAALKA AYUU UGU EKYAHAY LKN IDI MIIN GEESI OO ISLAAMKA DIFAACI JIRAY AUN

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u 2 месяца назад +3

    Dani imrad ujooga mesha imrad Ethiopia wadataa waxas meel lasoo is tagay afqalooc Oromo ka saar dalka shababka sii daysana kahadal cidaa ubahanay malahan ilahey eheen

  • @zahroyussuf996
    @zahroyussuf996 2 месяца назад +1

    Markii horey waxaan moodey ugaaskii mudulood

  • @micraajahmed4085
    @micraajahmed4085 2 месяца назад

    Hogaamiye goboleed walba madaxwene haduu sheegto yaa madaxwene ka ah wadanka Somalia 🇸🇴😹😹😹 war ana madaxwene iigu waca

    • @saja9892
      @saja9892 2 месяца назад

      Soomaaliya madaxweyne iyo dawlad kama jirto gaangi iyo maafiyaa ku habsatey gobol kasta waa inuu iska difaacaa

  • @alifarah5262
    @alifarah5262 2 месяца назад

    Naasa weyne sharafteenii ayuu ku cayaaray

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 2 месяца назад

    Cadawga Soomaaliya waa Dani dibirweyne Itoobiya ku agdhimo.

  • @mohamedgacamey4331
    @mohamedgacamey4331 2 месяца назад

    Imaaraadku waa Sionister, wax khasaare ahayn wadamada muslimiinta kama faaidaan.

  • @siradm
    @siradm 2 месяца назад

    Waa lagaa maqlay, waana lagaa qaaday ayaa filaayaa intaas, nassiib wacan. Itoobiya wax la buun buuniyo ma dhama xaggeenna laakiin daris wanaagi ayay xumaysay oo waxay tiri Soomaaliya in kamida ayaa oday i siiyay, inana waa diidnay, umadda Soomaaliyeed inta xalaasha ah madax iyo mijaba way diideen.

    • @saja9892
      @saja9892 2 месяца назад

      Deni wuxuu ka hadlay dadkiisa dhinaca itoobiya degen warkiisana wuu cadaystaa maahan xasan jirjiroole ah oo siyaasada Iyo qayaanada iyo beentu isaga qasan yihiin isagoo masuul ka ah dalka xasan wuxuu ciidamada soomaaliya u baabi’inayaa itoobiya darteed ciidankoodii baa jooga dhulka iyo bada wareejintooda wax buu ka ogaa shalay buu hub qarsoodiya xuduudaha ka soo gelinayay isagoo dekeda garacad ku duulaana macal shabaabkuu hubaystay muuse waad u jeedaa wuxuu samaynayo marka hadalkaagu dee waa nacayb qabiile siyaasiyiinta soomaaliya deni baa u daacadsan waraabaha hadla iyo kan aamusan kee xun

    • @prosl11
      @prosl11 2 месяца назад

      Beenale qadhmun baad tahay afkaga kaa jeedi madaxweyne muse ,fcking majeerten

    • @saja9892
      @saja9892 2 месяца назад

      @@prosl11 muuse waal dijaal cawar idhihiisa fiiri markuu hadlayo

  • @ahmedyousuf4448
    @ahmedyousuf4448 2 месяца назад

    Ethiopia iyo Emirates waa cadowga somaaliya qofki yiraahdah cadow maaha waa calooshiisa ushaqayste Ethiopia iyo emirate waa cadow xaqiiq ah

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 2 месяца назад

      Cadowga somalia waa adi iyo wixii kula midda

  • @abdallamahamoud3590
    @abdallamahamoud3590 2 месяца назад

    Oday ayaa wuxu dhihi jiray ( mar ay tahay aan ogeyn ma hanee Mar UN TuuGo waa Idin Talee)

  • @DalabMaxamed-nc7pm
    @DalabMaxamed-nc7pm 2 месяца назад

    Madaxweyne siciid dani soomaaliya madaxweyne Málaga EE waxey sugeysaa adiga iyo kuwa caafimaadka qaba EE ogoow

  • @Alihassannuur-yd3ge
    @Alihassannuur-yd3ge 2 месяца назад

    Dabadaada u sheeg xaarre yahow

  • @Seeykulatahy
    @Seeykulatahy 2 месяца назад

    War fool xumadaan eega 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 2 месяца назад

    WAALAGA TEGEY, CADAAWAD IYO HUUHAA DAN AAD MEEL WALBA LA TAAGAN TIHIIN!!!!!!.

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 2 месяца назад

    Ninkaani iyo kuwo la mid ah ayaa dalkan baabi,'inaaya, kuwaas oo aan maxkamad loo helin. Si dambiyada ay dalka ka galeen si looga gudo.

    • @saja9892
      @saja9892 2 месяца назад

      Ninkaan maxaad u diideysaa inuu buuhoodle bursaalax jigjiga wardheer walwaal oo gacalkiisu degen yahay ganacsi la samaysto meesha aad ka aamustay gurguurte dhulkii iyo badii bixiyey soomaaliya uga hiiliyey dawlado kale hubkii uu buntland kula dagaali lahaa itoobiya qudheeda koontarabaan ahaan kaga soo gatay isagoo dalka hogaamiye ka ah kaasaa maxkamad u baahan

  • @Mideye157
    @Mideye157 2 месяца назад

    War maxa ku hadhay dhulki wada bixisaye.

  • @aliadam180
    @aliadam180 2 месяца назад

    Nidaamka dimoqoraadiga ayaan qaadanay.
    فنبذوه وراء ظهورهم واشتروا به ثمنا قليلًا فبئس ما يشترون

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 2 месяца назад

    Kuwaan meelaha wax ku qoro waa la yaabaa Dani wuxuu yiri dhulka soomaaliya lama qaadan Karo laakiin wixii ganacsi wuxuu ula jeedaa dekedaha puntland wixii ka soo dego qayb ka mid ah itoobiya ayaa loo dhoofinayaa taas ganacsatada puntland faaido ayey u tahay

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 2 месяца назад

    Xataa ninkani ma rabo in Dowlad soomaaliya in la helo, maadaama uusan sheegin ama uusan ku dhaliilin Dowladda dhexe ee hadda jirta. Kolley dalka dad ayaa iska leh una baahan Dowlad.

    • @saja9892
      @saja9892 2 месяца назад

      Dhibku waxaa weeye dhegahaaga mida nacaybka iyo cuqdadaa furan ee ninkani maalin kastuu ka hadlaa soomaaliya iyo wanaageeda iyo ilaalinteeda teeda dhexe dawlada dhexe aad sheegeysid meeday hogaamiyaha maafiyada sawtuu yiri puntuland looma baahna oo loo joojin mooyo isisoo sax bahasha naga barax

  • @AbdiXafid-ur6he
    @AbdiXafid-ur6he 2 месяца назад

    Ethiopia wa cadowka kowaadh ee Somalia nin an ogen mawa lahan taa marka tan lawad wax wa laqabsada lkn oo cilmiga wala kaala qata lkn sida u hada shekayo maahan ee ogw dhalkaka ilasho oo dadkana wax laqeybsoo simple

  • @OoLl-i6c
    @OoLl-i6c 2 месяца назад

    Aduunka waa isku furay+dawlada federaalka xiriirka ayaan u jaray=is burin

    • @saja9892
      @saja9892 2 месяца назад

      Dawlada aad sheegeysid meeday adiga inay marna ku disho marna ku dhacdo hakuugu filaato maafiyada xasan saw kii hubka qarsoodiga uga soo gadanayey been iyo boob

  • @deeqomohamed3639
    @deeqomohamed3639 2 месяца назад

    Sihee itobiya bad suuse kahormar

  • @oreymediaoreymedia7410
    @oreymediaoreymedia7410 2 месяца назад

    Somalidi hore kanoo kale inay dhaceeso hadi lasii weydiinn lahaa ma aamini lahayn dad somaliyeed aa dhulki boqolaal sano u dagalmayaan oo cadawga gaalka amxaarka ah i arkayeen somaali somalia madax ka ah ayaa itoobiya iyo oromadeeda kajcel yahiin somalia iyondadkey xukumaan oo mawalba somali ah wacde dad badan biil ayaa u socdo waan lays ogeyne dad badan lacagta imaaraatka somalinimada iska daaye diinta xitaa uga baxa hadii ladhaho uga baxaayo

  • @naimohersi7038
    @naimohersi7038 2 месяца назад

    Wan ookanhay waxad u araranesa garacada in imaradaka siso daniyo hor ta tii bosaso hadhisito imaradaku

  • @adoonaleadoonale
    @adoonaleadoonale 2 месяца назад

    Sinsibaar soolumey miyaa
    Nin dal leh sidaan uma dhiibee

  • @AbdiXafid-ur6he
    @AbdiXafid-ur6he 2 месяца назад

    Hade ad arago darod Ethiopia ayu adaa hawiyoo kenya ayu adaa yaab siyasada Somalia ayaba sida u fikiroo kwrn

  • @MaxamedSheikh-nw4sq
    @MaxamedSheikh-nw4sq 2 месяца назад

    TAAS NINKA DIIDAN BADA GADAASHEDA WAX HAKA DONTO HHHHHH

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 2 месяца назад

    Riwaayada dameer cismaan io mooryaanta hw nafmaleh

  • @msh984
    @msh984 2 месяца назад

    Nin kaa saas uu u hadlaayo yaa ka daacad ah, itoobia ineey rabto dhulka somaalida ay qayb ka qaadato xataa awoowgiisaa og, hadana maab cusub ayay keentay iney leedahahay seeylac boqolaal sano kahor ,marka adeero hano sheegin dantaada

    • @saja9892
      @saja9892 2 месяца назад

      Waad qaldantaye kaasi waa xasan oo saxeexay saylac iyo boorame deni dal masaxeexi karo isagaa caanku ah inuu ka hormariyo danta soo maaliya danaha shisheeye isii gabdhihii baarlamaanada aduunka u sharaxnaa oo uu keenya iyo tansaaniya oga hiiliyey been iyo boob ku nool

  • @farahabdi4067
    @farahabdi4067 2 месяца назад +1

    Aawey kuwii bakhbakh lahaa ee jamhiuriyada Somaliland haystey ninkani dawladiinii taagta darayd ee xamar waa Ka go,ay isagaa ciduu rabo keenaya dawlada xamar qaybo Ka mid aHana ma aaminsana

    • @Degaliah
      @Degaliah 2 месяца назад

      Way ka baqayaan car qadaadwayn ha so jawaabto 😂😂😂 alaa Ethiopia al Ethiopia 😊

  • @libanomar9769
    @libanomar9769 2 месяца назад

    Dani Ethiopia iyo Emarat amantooda wax weyn oo lagula yawa maaha hooriya ugu tirsanid oo ad dawa dhilif uu ahid

    • @saja9892
      @saja9892 2 месяца назад

      Majiraa hogaamiye soomaaliyeed oo itobiya iyo imaraad aan xiriir lalahay hadaa ogtahay sheeg ilaa guurguurte

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 2 месяца назад

    Caaaaac

    • @saja9892
      @saja9892 2 месяца назад

      Ha fiirsan hadaad calool jilicsan tahay waa filin cabsi cabi ah hayeey xasan mooryaanow ka kud

  • @AbdifatahMohamed-g3l
    @AbdifatahMohamed-g3l 2 месяца назад

    Dani waa Dani waa kii shalay muqdisho u yimid waxaan ogayn damiir dal iyo dadna waa ka sidaas
    Xoolaha ayaa ku dhagaystaan u malayn

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj Месяц назад

      Deni danta puntland ba lo doortey not xamar😂

  • @Xamardigecj
    @Xamardigecj 2 месяца назад

    Yaab

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 2 месяца назад

    Itoobiya ayuu until raadin

  • @AminamahamedIbrahim
    @AminamahamedIbrahim 2 месяца назад

    Wadadii muuse miyaa

  • @NoorAhmed-tn1vs
    @NoorAhmed-tn1vs 2 месяца назад

    Jaasuus ethobia ah tuuug

  • @abukardhaay8360
    @abukardhaay8360 2 месяца назад

    Dani waa og yahay dhibka itooboya, oo ay soomaaliya dhul keeda u socoto, oo saylac ay ku qabsanayso, waxa uu sidaan u yeelayo waa nacayb iyo kursi jacayl, maalin dhoweeto gabdho ayaa ka cabanayay garoowe oromada qabsan rabta iyo dhibka ay ku hayaan, Danish u Socon maysp qiyaanadu

    • @saja9892
      @saja9892 2 месяца назад

      Saylac xasan baa gatay deni magadan haduu daacad yahay maamulgoboleed awdal haw magacaabo sheekaduba intaasay ku dhamaan qiiro jabaan boob iyo been looma baahna

  • @MohamedAbdo-yw8ee
    @MohamedAbdo-yw8ee 2 месяца назад

    Imaanka Allah kan qaado ilah kuubarinee

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 2 месяца назад

    Siyaasiga.soomali.waa.dhiigmiirasho.aduunbanu.lamaa.buileeyahay..mashruucu.soxidhana.kiligii.iyo.reerkiisa.ayaa..afkaudhiganaya.bulshaduna.madaxoodaa.mijo.loorogaya

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 2 месяца назад

    Haasoomidhan.weeyi.dadkan.iyo.dalkan.maba.arkayo.waxa.uu.kajecelhahay.inuu.falooshado.meel

  • @msh984
    @msh984 2 месяца назад

    Style ka maxaa qaldan yaa lataliyay oo u soo dhiibay go'a sariirta

  • @FrontlineDiplomatsFD
    @FrontlineDiplomatsFD 2 месяца назад

    Miyuu isku dhex yaacay
    Mise waa basaas itopiyan ah

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 месяца назад

    deniyow itoobiyanka iyo imaaradka kasan wadanka midakale itoobiyanku soo kuwa iskuruursanaya buraaha puntland ee warkaaga wad cadeysay inaad puntland iibisay

    • @saja9892
      @saja9892 2 месяца назад

      Puntlandi ninka duulaanka ku ah waa xasan mooryaan muuse iyo geele horor waxaan dadkeeda ka raali ahayna deni masamayn karo garacadna rag baa dhistay wixii danteeda ah dadka dhistay bay u taalaaye buuqa jooji iyo isku dirka

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 2 месяца назад

    Markaasuu.iskagakiin.dhogayaa.inuu.butlaand.ushaqaynayo.igawala.ibad.inaanu.dhuub.idin.galinayn.hakasugina.budhlasnow...

  • @FrontlineDiplomatsFD
    @FrontlineDiplomatsFD 2 месяца назад

    Xeebta punlaan waa 500 km

    • @qoraneqorane8484
      @qoraneqorane8484 2 месяца назад

      400 waa from hobyo to ceel macaan waana xeeb hawiye Diego.300 koonfur galbeed 300 JUBBALAND 600 SL 30km waa xamar aan cidna lahayn 1700KM waa badaha puntland.3330 km sidaa baa loo Kala Degan yahay.cid Laba badood degtaa waa Puntland.

  • @abdidahirabihi9275
    @abdidahirabihi9275 2 месяца назад

    Doqonkaan sankadhuudhiga u eg? Xuu ahaa? Waa damiir laawe xaaraan ka dhargay.

    • @saja9892
      @saja9892 2 месяца назад

      Maadigaa cid doqon ku sheegaya oo xasan iyo saaxiibadii siyaasi kuu yihiin oo dalkiiba iibsadey jawaab uma baahnid saa maba fahmaysidi kasheeker ninka dalkii iyo badii soomaaliya itoobiya siiyey waa xasan xoolee adigana beenta kuu sheegaya

  • @prosl11
    @prosl11 2 месяца назад

    Kkk wataa majeertenkii lagu yaaqanay ethopian jacayl ileyn waa kuwii ciidamo ethopian ah soo geliyeey xamar laakiinse maalinta beesha isaaq talabo qaado ayeey wada qeyliyaan darood iyo hawiye alaa maxay somali munaafiqnimo wada

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj Месяц назад

      Tilaabade iidoorow qaadeen 😂 ooya dee mj waa itoobiyaan

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 2 месяца назад

    Haduu.wadani.yahay.dadkuu.similahaa.kiilacag.haystow.warshad.furo.iitukasn.gadayo.gadokiigadhi.xamalayow.shaqeesofree.madan.gurayow.guro.cashuurbixi.dalka.dib.uguceli.beero.waxsoosar.

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 2 месяца назад

    Tayo.ciidan.gaadiid.diyarado.ninkataadonays.inuu.dalkiisa.usameeyoayas.wadaniya.laskin.ajaanbbaankeenayayo.anay.iishaqaynayaan.cashuurtiinajeebadayday.kudhavaysaa.shirkadahani.waxay.qabtasna.akoonkaygaykudhacaysaa.waa.idinkuna.iscuna.ciidankanyarna.100ka.marka .uturo.karbassh.ka.idinladhacasn.waa.hanka.siyaa.sigeena.gaajona.waaloogu.hoosdhiman..dhagaxkudila.intaydaan.jaajo.udhiman

  • @abdulalahmohamed4227
    @abdulalahmohamed4227 2 месяца назад

    Asc brother walaalkii ka adke thy haduu Ethiopia 🇪🇹 ku waco madaxa hoos u raaricinee kkkkk

    • @saja9892
      @saja9892 2 месяца назад

      Walaalkii waa kee maasha maxasan Mayd u sujuudaa jooga war waa deni madaxna mafoorariyo qabiilkiisa itobiya degen

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 2 месяца назад

    Ninkastoo.meel.maamulayaana.kasugin.inuu.dad.ambawadaniyad.kashaqeeyo.badaasuu.doonaya.inuu.iiibiyo.diintiisu.waa.anigu.aan.wax.helo.eehhebal.yaanuwax.helin...ayaan.daran.soomali

  • @AbdullahiAbdulle-u1c
    @AbdullahiAbdulle-u1c 2 месяца назад

    Deni ayaa siyaasad ka hadlaya siyaasadeey xaal qaado

    • @saja9892
      @saja9892 2 месяца назад +1

      Deni iyo xasan iyo muuse keebaa siyaasada runta ah ku dhaqma maahan tan qayaanada ah????

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 2 месяца назад

    Tolow Siciid Denina ma Somaliland ayuu u hadlaya,bal isma wax ka sheega,mise reer Sh.Isaxaaq ayaa la caayi yaqaana.

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 2 месяца назад

    Deni guuul adeer kuwa diidani way badan yihiin
    Lkn horta waa in dhulkeena dadkeena badeena waa inay xalaal inoo yihiin oo aan ka shaqayno

  • @lionman6813
    @lionman6813 2 месяца назад

    Nacas macal waynoo ido u eg 😂😂😂

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 2 месяца назад

    Garan.maayo.somali.iyadaa.waxqabsanee.culaskakadulqaad.oo.cashuurta.kayaree..umadiiyoo.gaajoonaysa.ayuu.lee.yahay.badeenamadhamaynkarnee.dad.ajaanibaba.aankaiibiyo.on.anigu.kaligay.lacagta.aan.kagurto.makaasaa..wadaniyad.sheegankara.waa.tuuug..garanmayo.somali.iyadaa.waxwabsandontee.qurbo.joog.iyo.qolqoljoog.isuyeedh.oo.adeeg.wavansii.iyo.ruqsado.ganacsi.cashuurtana.kadhin.dpw.buu.keenay.uu.kulasherr.yahay.cashuurta.libinlaabka.ah.ee.akoonkiisa.kudhavaysa..waaxaayin.aan.la.ogayn.afkiisu.kasheegayaa.uu.leeyahay.qofku.marbuu.waxqaldan.kaa.dhaa.dhicinkaraa.uxuush.idinjaqayaweeyi

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 2 месяца назад

      Somali iyo hooyadaaba waa la wasaaye ninka reer puntland ayuu la hadlayaa ee armaad reer pl tahey😊