Muqaal Kee Naxariis badan M. Xasan M. Farmajo & AUN Jaale Siyaad isbarbar-dhig

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 ноя 2024

Комментарии • 13

  • @mohamedgurhan6775
    @mohamedgurhan6775 День назад +2

    Waxaa ugu naxariis badan Xasan Sheekh, waxaa ku xiga Maxamed Siyaad.

  • @mohamedyusuf6210
    @mohamedyusuf6210 День назад

    Waa wax laga xumaado waana dulmi wayn in sidaas dad islaam ah loogalo

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 22 часа назад

    WCS KULLAN LA MID AH 👋

  • @alinoor6515
    @alinoor6515 День назад

    Very sad

  • @hassanabdikarim2083
    @hassanabdikarim2083 День назад

    Nairobi si iyadan dowladda duminayso meelaha biya mareenka ah dadka deggan?

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi День назад

    Xasan sheekh dad oyo dal midna Dan ka malaha waa keligii noolaade weliba maba dhergo miyaanu ogayn tolow waxan uu ururinaya inay xisaab leeyihiin

  • @korontogulledghidhi3733
    @korontogulledghidhi3733 День назад

    War yaara war lacagtii gubatay war yaara war lacagtii gubatay gurigii la dhigay bay ku gubatay galabtay oo taariiqdu tahay 6/11/2004 ilaahay baa dab galiyey

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi День назад

    Hada yurub buu dad kii kaga daba yimi kuwa dhulkii joogey baa baab ah oo shabaab madaxa ka toogta oo qarxiya kuwii yurub buu dhaqaale ku qaadanayaa

  • @hassanabdikarim2083
    @hassanabdikarim2083 День назад

    ADDIS ABEB, iyaduba tan isku raranta laga saarayo? Soo iyadii master plan-ka marka la hagaajinayay, Rita xarshaanti tuulooyinka gobalka somalida la dumiyay? War isku xishooda oo qabyaaladdan indha la'aanta ah wax ka bedela!

    • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
      @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi День назад

      Marka runta laga hadlo xaga qabyalada ha u roorine xishood
      Maxa dawlad lagu noqdaa
      Dawladu maxay ma suul ka tahay
      Waa in la helo iskuulo tayo leh oo free ah caafimaad , amni
      Waataas dawladu

  • @hassanabdikarim2083
    @hassanabdikarim2083 День назад

    Ziyaad Barre soo kii Guryahii Hargeysa oo dadkii degnaana ku dhex jiraan ku duqeeyay ma ahayn, ee guraahoodii qabriyada u noqday?

    • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
      @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi День назад

      Muuse bixi ba reer laas caanood waa kii duqaynay ee aanu dhaafin masjid goobihii cusbataalada goobihii biyaha caruurtiii odaydii xasuuqayey iyakoo indhahayagu arkayaan