Waxa laga yaba sababta wiilkas hooyo iyo aabo laan u noqday in u lug ku leyahy o dulmi lo gestay hooyadas o urabo in la dudugo hdlkan o wiilkan codkisa ku cil baxo ama xaqiqda family ka la ogodo ayu dida odagan
War Allaah maa laga cabsado hooyadiis oo xamar joogto aya intan dhan aamusnan lahed qeybti hore xamar majoogaan aya layiri caawana hooyo wey jooga ay taaganyihin
Daahirow odeygaani kuu ku sirin, cadeyn ma hayo war uun baa loo sheegy... Hooyo run ahi DNA ma diido meel kastana wey kasoo calaacali laheyd hduu ilmo ka maqan yahy😢😢😢
Bisinka Bisinka yaahuu waxay socdanba ma waxaa mareysan anaga dhalnay wiilku soosuu ku dhashay kuna koray adunku waa hormaray dna lays ka rabaa cadayntu waa intaa hadaa gabadha udirtay ma fiilkaa udirtay mise hoyada
😅😅😅dhagaa iyo gacma so sawir ku laha daahir waxisu wa wali cas futada so sawir iya ku xigta waxa jira dad is dhalay oo isku dhago eegayn gacmana warkoda daa tani waba sheeko kale odaygi waba ka si daray ku laha isgo 3 bilood jira iyanu meel ku tuurnay wana wilkayage sidu ku gartay marka war hooy iska ilaali odaygu dadka dadka cuna armu yahay
Wuuxuu rabo hadiro wiilka wala dulmiyay lack maxuu ugu washay shaqsi nan aa sumcad kadi shay sos ee geesay markas bee Lee yihiin lack asinay war dahirba laca kuu siyay iyo soomali ween marka macna mayeela neeso muhiimado wiilka ha Hillo famil kiisa 20 jir dha hayo majiro aba ma aqano hooyo ma aqano madha heen mustaq bal buurabaa
Asc wiilkaan naagtan waa u egtahey laakiin DNE haloodir waxa laga yaabaa hooyadu waaba qiratey iney wiilkeda tuurtey subxanalaah wiilkana wuxu ka jaraya nabsigii ay ka gashey hooyada waana run inuu, xaqiiqada raadiyo, aawey aabahii.
Daahir calasow you are doing a great job ManshaAllah mayAllah support your court.
ODEYGA AAYADO IYO AXAADIIS AQRINAAYO WAX LAHUBO MUXUU USHEEGI WAAYEY ,
WAX HAISKA HUBIYO,
YAAA LA AAMINAAA HADII
WIILKAAN BEEN SHEEGO
SUBXAANALLAAAH
Daahir calasow runti wa qof wangasan o damirki somaliyeede o dhaan wataa❤❤❤
Saxsax mataalo eewiilka caawiya daahirow DNEGA kaqaada mida kale cida haku halaynina qayr ALLAHA idin siiyo
Daahir howsha ushacabka uhayo dowlada uma qabato aniga Daahir qof xun buu ihaa waayo dadkayga mj oo wada xumayn ayuu markasta caaya lakin waxaan ku iloowayaa howsha aad shacabka uhayso keep going my big bro 💛 🩵 💪
Maasha allaah wlhy daahir calasow axsaan badan buu sameeya ilahay khayr badan hasiiyo insha allaah
Daahir good job no qabiil
M.a ajir iyo xassana cimri DER allaw kusii Dahir ❤❤❤
I love soy soy she said we need more drama😂😂😂
Dahir alasow iga walee duco kale Uma baahnid halkaa ka haaay Gudoomiyaha Gudiga Xalinta khilaafaadka ✊
Asc run DNA halaga qaado marka ugu horeysa wax kale majiro 😎ilaahay uga baryayaa reerkiisii inuu siiyo allaah waaxidka ah idinkii 🤲🤲🤲🤲🤲
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
😢😢Odaygaan wiilkan maxuu danbiile ugu dhigayaaa meshaas qalad ayaa jiro😢😢😢😢 wiilkaas cawinadisa hor istagayaan rerkan 😢😢 maxey cunugoda ilaa garawe u aday wa ehel radis😢😢😢
DNA ayaa muhiim ah madama naag hore dhibateysay cidi wiilka maqanyahay DNA halagawada qaado
Odaygu wiilka ayuu danbiile ka dhigayaa wiilka miskiinkaa ayuu dulminayaa
Waxa laga yaba sababta wiilkas hooyo iyo aabo laan u noqday in u lug ku leyahy o dulmi lo gestay hooyadas o urabo in la dudugo hdlkan o wiilkan codkisa ku cil baxo ama xaqiqda family ka la ogodo ayu dida odagan
See udulminayaa wall ,daahir baab mesha maamulaya ,tankale lacg 3kun ah ban siinay rasiidkii ban hayaa ,islaanta dhashay oo nin sacada qabo ayaaba xamar joogta buu a leeyahay , kaba siifiicn islaanta halasoo qabto waa semple.
@@kaafiartan7788 islaantii waa lasoo qabtay weyna inkirtay
❤❤masha Allah shaqo wanaagsan baad haysaa bro may Allah bless you for your good job ❤❤❤
Allhu akbar wiilkas adigan kugu ognhy awowe dahir alasow wyo somali adiga iyo mxkamadada ayu isocabty baahidisana kushekty mrka dadkani mfhmin tolow lcgta advised miyaa walidnimo kenty😂
Dahir calasoow uduceeya dhamantiin wlhi waa dawada habenkasta sidu uu cawiyo dadka dhibateysaan guleeyso ayeeyo mcn ❤❤❤
Daahir Cidna ha u maalin wiilka Caawi
War Allaah maa laga cabsado hooyadiis oo xamar joogto aya intan dhan aamusnan lahed qeybti hore xamar majoogaan aya layiri caawana hooyo wey jooga ay taaganyihin
Waa yaab war wiilkaan waa ree muqdusho. Xiligaasna waxan ree muqdusho aan ree muqdusho ahayn muqdusho Kuma nooleyn ee cunuga masaafirinta kadhaafa geeliisuu boqol ku yahay qoftuurtey waalidnimo karaaci meysee
Daahirow odeygaani kuu ku sirin, cadeyn ma hayo war uun baa loo sheegy... Hooyo run ahi DNA ma diido meel kastana wey kasoo calaacali laheyd hduu ilmo ka maqan yahy😢😢😢
Walle sosial medie wax badan oo qarsana banaanka ayow keenay.
Dad la dayacay oo hadane dib lo so sheegaynayo.
Allow na amaanso oo ceebaha astur.
Dahir waad mahadsantahay sida ad ugu dadaashay wiilka dadka wiilka soo sheganayo baaritaan hamaran wiilka yaan ladayacin
Khayr badan alle hakusiiyo. Daahiriow
Dahir wlhi wiilkan Waan la oyay insha alaah abaalka aad umada ugaleyso owladada ilaheey ha kugu xafido insha alaah
Daahirow ha maqlin. Odeygan malaa nin kale ayuu sheegayaa
Ehlu diin weeye odaygu
Ina lilahi wa ini ileyhi rajacun wiilkaan maskinka masiba daba kacday hadana ma kuwo kale aya yimid
War yaaa islaam ah ma wiilkii baa haana la leyhy hooydiis baa korsatey
Been bey shubayaan reerku tan wiilka aan raacno, awal buu yiri dad baa isheegty oo DNA diidey😢😢
Weyxadi rabaan maskinkan yaarabi😂😂😂😂
Asc 😎😎😎 🌎daahirow qofkii qolkaada ka hadlaayaa waa in wejigiisa dadka tus yuusan is qarin fadlan 🌎😎😎😎
DNA ayaa lagu kalabaxayaa sheekadaan iguladaaro ayey u egtahay
Shaqo fican ayu qabtay Dahir
XATA HADEY DHASHEY MAGACA HOOYO UMA QALANTO
DNA uunbaa lagu Kala baxaa
Bisinka Bisinka yaahuu waxay socdanba ma waxaa mareysan anaga dhalnay wiilku soosuu ku dhashay kuna koray adunku waa hormaray dna lays ka rabaa cadayntu waa intaa hadaa gabadha udirtay ma fiilkaa udirtay mise hoyada
Masha Alaah Dahir Wlhy odeygan Adminton aan joogaa dhahayo war hadey dhashey ay tuurto taasi maaha hooyo why hadey hooyo tahay dhiban maxey ugu qorin magaceeda I am sorry 👀👀👀👀👀👀🥹🥹🥹👍👍👍
Daahir ilaahay haku dhowro ducana waxa kugu filan ducada caawimaada dadka waana ku aqbalmatay waayo waa adiga balwadii iskadaysay
Dahir Alasow wlhi waxaad tahay xidig somalida u soo baxay❤❤❤
ALLE ha soo hanuuniyo daahir.
Ascwwb ninka hadlayo muxuu wejigiisa u khariyey odogaan warkiisa ma runbaa? awaay hooyadiis mey soo hadasho oo halkaan soo istaagto haduu warkaa run yahay hadey diidey iney halkaan timaado warkaas hala baaro
Daahirow tala ahaan walaal meesha waa maxkamad saad sheegtay adiga qofkii aad hadal tiraahdo ha hadlo lkin maanta oo dhan hadey jiqjiqda badato meesha suuq bay noqon
Alx hadii reer kooda lately insha allaah
CUNUG JID LOGA TEGEY O DAD SO KORSADEEN AYU RABA
Naqashii codadka awoowe
Odaygu wuxuba ku faraxsanyahy inu wiilka dambile noqdo sideebu udhihi kara wa dhigeyga 😵😵😵😵😵
😅😅😅dhagaa iyo gacma so sawir ku laha daahir waxisu wa wali cas futada so sawir iya ku xigta waxa jira dad is dhalay oo isku dhago eegayn gacmana warkoda daa tani waba sheeko kale odaygi waba ka si daray ku laha isgo 3 bilood jira iyanu meel ku tuurnay wana wilkayage sidu ku gartay marka war hooy iska ilaali odaygu dadka dadka cuna armu yahay
Sheeko bilaasha ayay wataan
😂
dahirow shaqa fican bad heysa brother social media dhanka positivka uu isticmaal
Qof danbe ha aaminin yaan lagaa kala tuurin kista laguu aruuriyey yaan lagaa dhicin, Illaahow wiilkan Yar U hagaaji mustaqbalkiisa, una fur arsaaqaduisa aamiin, shiiqow tuko salaada kadib hadal…
Wlhi wiilkan arintisa waan la oyaay dahir wiilka please caawi
haa shaqa abuur usameeyay wll
2:36
😊😊😊😊😊
Warwaamaxay dhago iyo gacmo kuwaan dhalay oo ila noolba koox koox bay isugu egyihiin qaarna noomaba eka ee DNA halaqaado wiilku neef geela ma aha
😂😂😂 Mayaabtay
Ani xitaa hooyoadey iyo Aabe uma eki 😂😂😂
Maya af joogo looma adeego mey yimaadaan dadka uusheegaayo aawey abtiyaalkii iyo hooyadii iyo ninkii hooyada qabey warkaa war quman ma ahan
Wuuxuu rabo hadiro wiilka wala dulmiyay lack maxuu ugu washay shaqsi nan aa sumcad kadi shay sos ee geesay markas bee Lee yihiin lack asinay war dahirba laca kuu siyay iyo soomali ween marka macna mayeela neeso muhiimado wiilka ha Hillo famil kiisa 20 jir dha hayo majiro aba ma aqano hooyo ma aqano madha heen mustaq bal buurabaa
Sikasto wilkan warkisa lagu Benin karo kulaha
Wiilkan walba wuu sheegay inuuisbaafiyey oo reer soo sheegteen
Wiilka waxaa dhashay gabadh dhimatay oo saxiib la ahayd islaanta hada sheeganeysa. Iyadu madhalin wiilka
KULAHA WE NEED DRAMA!!!!!
MUCJISO!!!
Subxanllh subxanllh subxanllh yaab umada allh haso hanuniyo wiilkan miskinka ah maxayka raaban subxanllh subxanllh subxanllh
Waxay sheekha dhagaysi salaadii dhaafiyay Alahu akbar.
Hooyo aan qandhadaada iyo hargabkaaga kula qaybsan saacaan helitaankeeda waxba soo kordhin meyso lkn qof dadluu noqon niyaduu ku dhisan
QOF KASTO AYA RABI LAHA INU HELO QOF WEYN USAN KORSAN INU DHAHO ANA KU DHALEY
Cabdi nasir waan garanayaa waa wiil yar oo miskiina oo waalid haysan yaan lagu digan miskiinka
M.a sax waaye soy soy laab la kaca joogi habo DNA. Risalt
WALID MA AHA KAN KU DHALEY WALID WA KAN KU KORIYEY KAN MARKAAD JIRAN TAHEY KA WALWALEY
HOOYO WIILKEEDII XAMAR KU RAFAADSAN,OO KA DHUUMANEYSA MA SAXBAA
Ciyaano inantada aya kuu cuntay 😂😂😂😂😂
Soomali maryooley DNM daahir calasoow howl wanaagsan baad wadaa 😎😎😎🌎
Alaa war madhici kartaa wiilka in aanay hooyadii oo lasocoto wilkeeda oo la nool dadkale in ayna u tagin
Tan waba midi wilka ka xadi alabtisa 😂
Habaar qabe odaygan Wayn Wilkan maskinka intay tureen Bay hada soo qaylinayan
Qoys culimaa ayaan kasoo jeedaa oo codkayga lama baahin karo carruurtana dariiqyada ayaa lagu xoorayaa 😂
Wiilka ha la caawiyo isna qofkii yidhaahda waan ku dhalay yuu maqlin ee ha hubsado wixii tuurayna waa denbiilayaal
Sheekadaan mabisla
Dahir haku fududaan odaygaan
Naaaa odeeeyga ka xishoooooda
War ninka wiilka sheeganayoow DNA miyaad iska qaadeeyn ✅✅✅☘️
Suratul xijri ma aha waa suuratul xujuraat waaye
❤❤Salalahou Caleyhi Wa Salam ❤❤.
Sheekha dadka eedaynaayo waa qalad hadii wiilka asagoo ahalkiisa yaqaan uu hada iska dhigo nin dadkiisa aqoon taas ayaa qaladku ka jiraa ee Sheekhu waa ku saxan yahay inuu waxuu og yahay ayuu sheegay.
Daahirow sharciga halkee kubartay
المتهم بريء حتى تثبت اذانته
Waraa odayaashaan nabada kukoray oo hadana diiday horta quraankaan aykucararaan marunaa insha Allah quraanka qabayee 🤔😡
Waaba ka yaabay 😆😆 Quraanka siduu ugu cararay
Oooo odaaayga maxaaad ooogugu boooteeynaysaaaan
Kiiskaan waa D N A oo kaliya taas baa muhiim ah
Scw scw scw scw scw scw scw
Horta maxaa loo dhibaa qofka marka waalidkiisu uu ka maqanyahay
Asc wiilkaan naagtan waa u egtahey laakiin DNE haloodir waxa laga yaabaa hooyadu waaba qiratey iney wiilkeda tuurtey subxanalaah wiilkana wuxu ka jaraya nabsigii ay ka gashey hooyada waana run inuu, xaqiiqada raadiyo, aawey aabahii.
ADEER LAXMIYA MA AHA
Salalaahu caleyhi wasalam ❤🎉
Ax ax ax ax sorry 😢😢😢😢😢 beenbay shegayan markan dhagaystay qarna way ka xunyihiin qarna inta yare ee lo uruuriyey inay ka hungureyen
🌎😎😎😎 War qoladii caligeri waa dad urursi dudublena waa sheeganayeyn ee DNA Udiyaar goroow hadaad run sheegeyso hoow 🌎😎😎😎
war wiilka jadwalka haka halaynina dadka leh waan dha low wayo hada waa la caa winayaa
Daahir ninkaan dhiiga ka qaad
Daahirow sharciga halkee kubartay
المتهم بريء حتى تثبت اذانته
Qaacidadaa ayaa sharciga u dhagsan qofka lasoo tuhmo waa bari ilaa laguhelaayo cadeyn.
Hayeen dhagahaaga soo sawir kkkkkk
yaab dhago la soo sawirayo
Yaab badana dhegahaga iyo gacmahaga Soo sawir ee ii Soo dir!!!!!
Subxaanallaha.Wax aan la maqleeyn maleh
Wiilka waxa muuqata in aysan gabadhan dhalin laakiin deg dega ma fiican halo yeeri dhiigana Halligan qaado midna waxay noqonaya macquul in aan reerkan dhalin oo si farsamo ah lacaga looga qaatay mRka wax kSata dhiiga fududeeya
ADKAATAY !!
WAX KASTO WA QORAN YIHIIN
Wiilkaan ma laga reerku wiilkalaay ku qaldayaan
waa u ak yahay dhul bahante
Daahir garacdii muqdisho
Daahir maxaa karabtaa
Asc daahir odaygaan warkiisa ha qaadanin ee DNA da ku dheganow
War odagaan hadalkii ma fadhiyo
Wiilkaan asagoo sadax bilod jiro ayaa ley geyey ayuu dhahay naag baa islaan I dhibtay islantina wexey igeysy sos