HASSAN TOP OO GURI KIRO RAQIIS AH U HAYO QURBO JOOGTA MUQDISHO 2020

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • HASSAN TOP OO GURI KIRO RAQIIS AH U HAYO QURBO JOOGTA MUQDISHO 2020

Комментарии • 357

  • @omarjeylani9144
    @omarjeylani9144 3 года назад +47

    No single tree at all, why you did not plan a tree? Plant 1 tree outside every house. Thank you

    • @anabmohammed2746
      @anabmohammed2746 3 года назад +4

      Very good idea well done I agree!!

    • @amanlefty0
      @amanlefty0 3 года назад +1

      Fr bro Somalia needs trees

    • @ahmedyousuf966
      @ahmedyousuf966 3 года назад

      Hot 🔥 🌳 don't go well together.

    • @omar403o7
      @omar403o7 3 года назад

      I saw that too so sad

    • @hassanyuusuf9750
      @hassanyuusuf9750 3 года назад +1

      Qarax iyo dilal umadda ha ugu yeerin dad badan ayaa nabad heysta oo kenya iyo yurub ku nool. Haddii eey muqdisho yimaadaan ammaankooda ma idagaa haya. Aan ku qarxiyo gurina aan kaa kireeyo isma qabato. Qof diin leh ayaa lala degaa ama mid gaalo ama mid muslim, 2021 ayaa lugu jiraa xitaa gaaladii ayaa fahamtey iney qalad tahay in shaqsi naftiisa dilo ama is qarxiyo oo dad aan dembi laheyn ladilo. Gaalkii ayaa idinku qoslaya yaa dulli yaa takfiirul wasakh yaa khawaarij al kilaab. Fikirka ama Diinta qaldan ee qofku naftiisa goynayo umaddana halaagayo waa dad tiro yar ee haleyska qabto wasakhda. Muslimka dhiigoodu waa inuu qiimo yeesho oo dulligaas laga qabto

  • @bashiirmohamed9437
    @bashiirmohamed9437 3 года назад +52

    Walaal waxaa ahay will dhalinyaro ah muraad leh ii soo duceeya inshallh waa ika codsi

  • @harkishanrajguru5842
    @harkishanrajguru5842 3 года назад +8

    I don't understand language but nice construction in desert area and Hasan is good man.

  • @farhansamatar6426
    @farhansamatar6426 3 года назад +21

    Masha Allaah waa Guryo aad u qurxoon aad iyo aad ayaad u mahadsantihiin Durdur meidia nosoo badiya horimarka Wadanka

  • @mahmudabdulle750
    @mahmudabdulle750 3 года назад +32

    Igu ogow darisalam qurbo io baqtigiisa io qaboo kiisa ban ka dalnay back to home insha Allah
    Noo so badi bilacda wadanka io guryahan oo kale Hassan top io team kiisa.teda kale Hassan bro
    No weydii guryaha kor io hoosta ah

    • @Global.Nature1
      @Global.Nature1 3 года назад

      Halab kicin xagaa lacag mataal

    • @mr10top90
      @mr10top90 3 года назад +1

      @Hoor Ul Ain siddiqui media is daji subxanallah

  • @abdisalanabdulahi4582
    @abdisalanabdulahi4582 3 года назад +9

    Adeer shaqo fiican ayaad qaabatay mashallah. Ee qiimaha waa meeqo

  • @kaysemohamed3575
    @kaysemohamed3575 3 года назад +2

    Guul moqdisho Waan ku dhashay nasib daro wan ka qaxay 1990 insha allaah illaahay nabad ha igu geeyo from usa

  • @princessintisaan1584
    @princessintisaan1584 3 года назад +17

    Xasan top guri aduunyo faido ma leh waa lagaa tegaa. ee gurigaa aqiiro qurxiso. Tasaa lagaa tegeeyn

    • @cumaryare6196
      @cumaryare6196 3 года назад +1

      Alla run badanaa intisaan waa sax walashey aaqiradeena alle hanoo qurxiyo ta adunyo waxba maahee 👍

  • @abduladansharif9548
    @abduladansharif9548 3 года назад +3

    Qofkii aay Muqdisho rajo kaga jirto ayuu anfacayaa. 91kii ayaan nafteeyda kala baxsaday, mana doonayo in aan dib u arko. Mu'min God labo jeer lagama qaniino!!

    • @umeimawabar8477
      @umeimawabar8477 3 года назад

      Erey igu cusub

    • @edabsan7449
      @edabsan7449 3 года назад

      Abdul Adan Sharif kkkkkkk waa saas cideey anfaceyso ha anfacda

  • @queenjasmine7250
    @queenjasmine7250 3 года назад +6

    Hats off to the camera man 💯 hassan is in hash but the camera man is doing his own thing 🤣🤣🤣

  • @Ilyaas777
    @Ilyaas777 3 года назад

    War badan looma baahna xasan top wll warkaaga soo koob waa imisa kirada iyo beeca guriga, warka nuxurkiisa waa intaa dhaq dhaq looma baahno sxb wabilaahi towfiiq

  • @yaasmiinmaxamed1309
    @yaasmiinmaxamed1309 3 года назад +1

    Maasha Allah guri aduun waa yahay kii aaqiro Allah noo suubiyo

  • @Sumaya-xv3kl
    @Sumaya-xv3kl 3 года назад +2

    Hargeisa ka guryo casrisan 🤔 guryaha 2021 ay dhistaan nashqada waa top. Kuwaas aa kuwan kaga dhow guryo qurbeed hhhhh, keep going somaliya. Level ka ugu dambeeya ee dunida ha lagala qabsado dhanka horumarka. Maya raadka ay mareen aan ka daba mareynaa meesha ay marayaan ha lagaga qabto horumarka dalka dhan walba💯 guuleysta somaliyeey.❤️ Peace & strong/love

  • @momofchampions7293
    @momofchampions7293 3 года назад +2

    Manshallah that's beautiful walahi...i would like to see some treesand green nature though, it would bring peace to.make and calmness...inshallah i will buy home in xamar cadey soon and move my 3 little boys so they get a chance to grow up in the country of their parents. 🇸🇴🙏🏼💕

  • @umuomar1782
    @umuomar1782 3 года назад +19

    Masha Allah beautiful keep going bro

    • @ikramabdi8619
      @ikramabdi8619 3 года назад

      Asc asxaabeey ma doonaysaa Fursad shaqo abuur aad ka faaidaysan karto adigoo jooga gurigaaga ama goobtada shaqo hadaba haday tahay jawaabtadu Haa fadlan soo raac link gan chat.whatsapp.com/CHcpF3tr7FK2WmR1sVkj0G

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 3 года назад

      Guri sidaas u qurux badan xayeesiin uma baahna laakiin ammaan lugu deganaado ayaa muhiim ah. Ganacsi waxaa ka horreeya in cadowga umadda qixinaya lala dagaalamo. Diinteennu diin qarax iyo dil ma aha ee waa diin nabad gelyo.

  • @umalkairmohamoud5524
    @umalkairmohamoud5524 3 года назад +17

    S00MAALIYA waxyaabaha at kulushahay waxaa ka.mid ah bilaaa dhir guriwalba dhirta waa laga jartaa war dhirta ha lagu beero dhirta dhirta qaboowga iyo oxygen ta naqas la qaato ayaa laga helaa dhirta dhulka ha lagu beero

    • @barnialisalah5647
      @barnialisalah5647 3 года назад +1

      Sax

    • @robleyusuf2566
      @robleyusuf2566 3 года назад

      Hada guraga la dhisay waa cusub yahay dhir waa danbeysaa.

    • @guledhassan2639
      @guledhassan2639 3 года назад

      Waa sax

    • @guledhassan2639
      @guledhassan2639 3 года назад

      @@robleyusuf2566 in ee jaran aya qaldan

    • @robleyusuf2566
      @robleyusuf2566 3 года назад

      @@guledhassan2639 wax la jaray maba jirto waa guri cusub weli wax lama beerin. Boooo ahahaha!

  • @sahromohamad5853
    @sahromohamad5853 3 года назад +11

    Waa quxun laakiin indhaha uma roona because theirs no plants

    • @umuuneysnur7820
      @umuuneysnur7820 3 года назад +1

      Ada kuaburanayo abyo amaba iney wax udhimanyihiin waa macquul

  • @omarosman3489
    @omarosman3489 3 года назад +3

    Waaw walhi waa cajiib mansha allah sxb imasa waaya waxaan ka wadaa meeqaa lagu gadanaa faahfaahin iga sii sxb kirada meeqaa waaya wax iiga sheeg sxb thanks 🙏

    • @user-uj3lq8ix3q
      @user-uj3lq8ix3q 3 года назад

      Asc walalaha somaliyed Arim ba iheysata Alle dartii $30 ya Igu cawin kara🙏❤🇸🇴

  • @Abdifatahj
    @Abdifatahj 3 года назад +3

    Maasha Allah, si fiican ayaad uxayaysiisay. Qofkasta oo fiirsada inuu iibsado ayuu rabaa👍👍👍

  • @qalbidagax4546
    @qalbidagax4546 3 года назад +2

    Nololxusubway wallh🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇹🇷

  • @michealadams3154
    @michealadams3154 3 года назад +2

    War hassan top waa raqiis ha ku celcelininee soo sheeg qiimaha iibka iyo qiiimaha kirada fadlan si ay dadka kuu fahmaan ileen waxba ma sheegeysid waa raqiis waa raqiis waa raqiis .

  • @maxamadclkaafi9045
    @maxamadclkaafi9045 3 года назад +1

    Farmaajo dartii like isara

  • @miski7914
    @miski7914 3 года назад +3

    This is such a great and helpful video! Waxaad leedahay 'soo soco' marar aad u badan, walaal.

  • @abdussamadgalog8650
    @abdussamadgalog8650 3 года назад +5

    Guri goboleed ayuu u ekyahay😀, ciddi fahamtay.

  • @somswed.5014
    @somswed.5014 3 года назад

    Waa soo soconaa ciidaada hooyo macaanaa ilaahow nabad galyo buuxda nasii aamiin. Muuuuqdiiiishooo

  • @OmarAhmed-re7gw
    @OmarAhmed-re7gw 3 года назад +2

    Somalia bay land, everywhere is beautiful but can we come together!!!!

  • @landerslanders1624
    @landerslanders1624 3 года назад +3

    Afsomaliga la idinka habaarey reer koonfurow😁 kaftane
    Alle ha idin barakeeyo💕

    • @yonisabdullahiwarsame1799
      @yonisabdullahiwarsame1799 3 года назад

      qofkaani af-somaliga wuu bartay ee kudhiiri gali.
      maay iyo maxaa tiri waa kala labo

    • @ummhaneen7401
      @ummhaneen7401 2 года назад

      @@yonisabdullahiwarsame1799
      Kkkkkk yaaa maxaa tiri
      Af somaliga wuu bartay aaa
      Uu asaaga yaa wayi somali mahn miyaa
      Ama mayda af somali mahan
      Nin rag baa tahyi wax macquul ah ku hadal

  • @cranka7600
    @cranka7600 3 года назад +5

    Kor wey qurux badan yihiin. Laakiin gudaha aad iyo aad ayey naqshada uga xumeeyeen.

  • @abdihassan9239
    @abdihassan9239 3 года назад +4

    GEEDO MALAHAN,,,[[[[ SO IMPORTANT TO HAVE A GREEN ]]]] IT'S A BIG PART FOR A HAPPY LIFE OR HAPPY LIVING,,,,......Thank you

  • @maxamedcumar7216
    @maxamedcumar7216 3 года назад +1

    Xgeee kaleyaaa guriga

  • @sofiaa885
    @sofiaa885 3 года назад +2

    Mensha Allah. Hopefully it’s not owned by American companies or other foreign investors.?

  • @xariirone4974
    @xariirone4974 3 года назад

    Nin iga badiyey Kazan top iga dheh

  • @geeskabarimedia9799
    @geeskabarimedia9799 3 года назад

    Adiga fartuun balbalarka maaad la hadloysaaa si fiican u hadal caaaqbaadtahye

  • @Mysomaliland
    @Mysomaliland 3 года назад +5

    No single plants.

  • @macsubac9873
    @macsubac9873 3 года назад +2

    Wooow 🔝🇸🇴

  • @maanomohammed1269
    @maanomohammed1269 3 года назад +2

    Masha allaah keep going

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 3 года назад +18

    Walalayal igu sacida o ii saar SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahdsanthin dhamantin guulesta waligin dhmntin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @salassomofficial9231
      @salassomofficial9231 3 года назад

      Waan saaray adna saar

    • @ridhwanyasin8018
      @ridhwanyasin8018 3 года назад +1

      Meeqo waaye beeciisa

    • @user-uj3lq8ix3q
      @user-uj3lq8ix3q 3 года назад

      Asc walalaha somaliyed Arim ba iheysata Alle dartii $30 ya Igu cawin kara🙏❤🇸🇴

    • @fiidowmrk
      @fiidowmrk 3 года назад

      @@salassomofficial9231 wan ku saray wll macan guuleso waligaa aamiin aamiin 🇸🇴🇸🇴

  • @aminaamiiraofficial7141
    @aminaamiiraofficial7141 3 года назад +5

    Gurigaas oo dhir ama geedo hortiisu ku beeran yihiin wuxuu ahaan lahaa heersare runtii lkn sidaan bilaa dhirta ah kama helin

    • @cadar1499
      @cadar1499 3 года назад +1

      Hadii lagato oo la dago markaasaa lagu beranaa waa guri cusub dhita qof kaa sameeysta masameeyso shirkada dhismaha

    • @robleyusuf2566
      @robleyusuf2566 3 года назад

      Guriga hadaa dhismihiisa la dhameeyey.

    • @ruqayamohamed2448
      @ruqayamohamed2448 3 года назад +1

      Guriga hada lee dhismihiisa la dhameeyay dhirta dabcan waa qasab in lagu beeraa

    • @aminaamiiraofficial7141
      @aminaamiiraofficial7141 3 года назад +1

      @@ruqayamohamed2448 haa qaali lkn waxaan kawadaa looma samayn meeshii dhirta lagu beerilahaa illaahoow wadankeena noo barakay oo amnigiisa noosug yaarabi

    • @aminaamiiraofficial7141
      @aminaamiiraofficial7141 3 года назад

      @@cadar1499 anigu guriga gudihiisa kama hadlin ee banaanka guriga hortiisa ayaan ka hadlayaa xitaa looma samayn meeshii dhir lagu beerilahaa xaafadana waxaa qurxisa waa dhirta banaanka ee ogoow waana muhiin in ay xaafadu dhirleedahay marka shirkadu waxay samaysaa meel dhirta lagu beero weliba shirkadaha qaar intaysan xaafada samaynin ayay dhirta abuuraan qaali marka waa kala duwan yihiin sax

  • @cirjoogetv9611
    @cirjoogetv9611 3 года назад +10

    Xasantob xaysiinta ku ficanthy keep going 🤗shafto ee xaqbaa iguledhy waad shaqaysatay

    • @fartacolad2301
      @fartacolad2301 3 года назад

      Waa meeqa guryaha. Qemahooda bal soo sheega

    • @cirjoogetv9611
      @cirjoogetv9611 3 года назад

      @@fartacolad2301 shirkada kaxiriir ciwaanada shaashada kamuuqda

  • @marwanmarwan182
    @marwanmarwan182 3 года назад +2

    Muqdisho
    Keep going

  • @user-qq7rh8jg5l
    @user-qq7rh8jg5l 3 года назад

    اللهم انصر قائدنا محمد عبدالله فرماجو، اللهم وفقه لما تحب وترضى، اللهم وفقه لما فيه خير العباد والبلاد، اللهم وفق وزراء ومسؤلين الصومال في جميع ربوعها لما تحب وترضى، اللهم وفقهم لما فيه خير العباد والبلاد ، اللهم اجعل بلادي الصومال ، بلدا آمنا غنيا مزدهرا ، اللهم من اراد بالصومال شرا فأشغله في نفسه ورد كيده في نحره واجعل في تدبيره تدميرا عليه يارب العالمين .
    Guul farmaajo
    Guul somalia
    🇸🇴🇸🇴💙💙❤❤🌹🌹

  • @hamdinur9382
    @hamdinur9382 3 года назад

    msha allh illhey horumarka hanoosiyadiyo guryaha hortooda geeda halagu beero intaas naga gaarsiih

  • @ishowspace1
    @ishowspace1 3 года назад +5

    Xasan top darbiga maxa uqooysay ? 👀hayeey deen yaa laguu soo raacan

  • @Zahara373
    @Zahara373 3 года назад +2

    Masha Allah well done 👍

  • @poetryaddict1
    @poetryaddict1 3 года назад +1

    "Soo soco" nagadaa saaxib

  • @ysooyaalka6172
    @ysooyaalka6172 3 года назад +3

    Wallaahay Xabsi federal ah Mareykanka mar aan ka shaqeyn jiray ayuu isoo xasuusiyey! Darbiyo dhaadheer iyo wax isu wada eg iyo ciriiriga ka muuqda depression ayuuba kugu ridayaa gurigan.

    • @robleyusuf2566
      @robleyusuf2566 3 года назад

      Meeshaa naga joog. Hadaa xabsi kasoo shaqeysay adaaba depression qabtid, hana dilin.

    • @yusufabdiazizahmed7188
      @yusufabdiazizahmed7188 3 года назад

      @@robleyusuf2566 hhhhhhh

  • @cawilxiseensiyaad9546
    @cawilxiseensiyaad9546 3 года назад

    Wlhi plhi Alle mahadii guryahan anaa korontada galshe m.a

  • @ahmedabdinasir859
    @ahmedabdinasir859 3 года назад +2

    Puntland iyo somalind waxa laga dhisay 2015 ki Xamar wa ka
    Danbesa somalida mesha degan

    • @aadanali3920
      @aadanali3920 3 года назад

      Kkkk axmed faarax pl sl waa welfare state kula kaftamee 2023 waxaa dhismaha bridge ka dacar buluq dhamaan doona inshlh rag is guraye kkkkkk

  • @abdisalamdirir5904
    @abdisalamdirir5904 3 года назад +2

    Adeer qiimaha inaad noo raacisay ahayd markaa inta awooda uunbaa kusoo wici lahayd.

  • @safiaali9957
    @safiaali9957 3 года назад +1

    masha Allah laakiin muqdisho safe ma aha

  • @moutaindew217
    @moutaindew217 3 года назад

    Asc walal jazak Alaah qaayr mashallah shaf tada Alaah kusahlo xasan tob amiin yaa Alaah

  • @faisalabdi6350
    @faisalabdi6350 3 года назад +1

    honestly these guys need lessons on how to architect and build nicer homes. the outside and the interior are just as hideous.. i would happily demolish and start fresh again

  • @wondroussoul5414
    @wondroussoul5414 2 года назад

    Somalia injineeryo ayeey ka dhimatay, guriyihi hore iyo kuwa ajnabiga ay dhisaan mooye kuwa kale waa wada qaab daro

  • @zalmanapdla8037
    @zalmanapdla8037 3 года назад +1

    Xasan top ck aakawalay vidio yaasha badi aa lagu dhahayo 90 vidio lee soo galiyoosaa bee

  • @amalahmed9442
    @amalahmed9442 3 года назад

    Beautiful beautiful MashAllah MashAllah 🤩 ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 3 года назад

    Xassan top nagadhaaf xayeysiinta guryahaan boobka lagu dhisay

  • @fardowsahaaji1433
    @fardowsahaaji1433 3 года назад +2

    Ani guri magadan karo lkn ijaar ayn rabaa meeqa aya lagu gireynaa

    • @farhansamatar6426
      @farhansamatar6426 3 года назад

      300 boqol ayaa lagu kireeyaa 5 qol 4 qol 3 qol waa 300 dollar

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE 3 года назад +2

    Suuqa bakaaraha wareysi nooga soo qaad sida qiimaha cuntooyinka sida raashinka dharka dahabka 👍

    • @soolmediainc49
      @soolmediainc49 3 года назад +2

      Way jaban yihiin cunada iyo khudaarta wll reerka dhan maalinkii 5 dollar ayaa kabadan hilib iyo khudaaarba

  • @afnaan5983
    @afnaan5983 3 года назад +2

    Waa imisa wall qiimaha

    • @user-uj3lq8ix3q
      @user-uj3lq8ix3q 3 года назад

      Asc walalaha somaliyed Arim ba iheysata Alle dartii $30 ya Igu cawin kara🙏❤🇸🇴

  • @fadma638
    @fadma638 3 года назад +1

    Beer ha dhihin fiyoore ayaa lagu beer dheh ama garden 😊

    • @robleyusuf2566
      @robleyusuf2566 3 года назад

      Cidna ma degana, beeraha iyo fiyooraha waraab beey rabaan, ismana waraabin karaan

  • @farahhusein4651
    @farahhusein4651 3 года назад +1

    Hassan top caadi maahan waa funay wlahi
    Kulaha aniga ayaaba masayr I galay oo damcay Lakin shaaftadi Ayaan iisuurtobin hhhhhhh qosol miiran hhhhhh

  • @munacaday6646
    @munacaday6646 3 года назад

    Xasan tob noo soo badi warabnaa insha allaah

  • @istahilali7065
    @istahilali7065 3 года назад +4

    Hassan thank you arinta meeqa radinaynay thanks sifiican aa nogu sharaxaysa

    • @mcrmcr2335
      @mcrmcr2335 3 года назад

      Qiimo lkn nooma shegin xasan top

  • @suadabdi5
    @suadabdi5 3 года назад

    Wa guryo yaryar oo garden iyo dhir ma laha

  • @fowztv4309
    @fowztv4309 3 года назад

    Mashalaa walal waakheymahee walal isara isgaraab sheer

  • @xeeuah7084
    @xeeuah7084 3 года назад

    Mansha alah noo soo badi wall

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 3 года назад +2

    Guriga qaab maleh dhismaha loga dheley sida uwenyahay cariiri uyahay maxe tahay guryaha filoyinka 5 qol ama 6 qol 7 qol waaye jikada goni Ka tahay barandoyin bero leh kan baranda maqab WA kulel haben Malin yaahu

  • @taahomo1334
    @taahomo1334 3 года назад

    Nashqada guuriga waxyaabo badan Aya ka khaldan

  • @lostmind8781
    @lostmind8781 3 года назад

    Cameraman ugu daminsan wakan

  • @sudiabdi6774
    @sudiabdi6774 3 года назад

    Maasha alaah...ilaahow noosa idi

  • @xariirone4974
    @xariirone4974 3 года назад +1

    Asxaabta like hi Sara noh

  • @ilyaasahable
    @ilyaasahable 3 года назад

    Soo soco iyo sii soco kugu nacay

  • @fardowsaosman5560
    @fardowsaosman5560 3 года назад +2

    👍👍👍👍👍

  • @fatxixuseen469
    @fatxixuseen469 3 года назад +2

    Walaal amaa been sheygoosaa 🤣😅😍😂

  • @maryamshali6874
    @maryamshali6874 3 года назад

    Qurbo wadankena ka qurux badan qurbo nafis malahan allow dadka no xafid

  • @saha9136
    @saha9136 3 года назад

    War guri aan dhirtiisa wadan guri ma ahin

  • @qalbidagax4546
    @qalbidagax4546 3 года назад +1

    Mashallh waquxubadan tahayyy

  • @abdiabdi7422
    @abdiabdi7422 3 года назад +2

    How much is cost this house?

  • @sudiabdi6774
    @sudiabdi6774 3 года назад +1

    Walaaih marka arko mogadhisho sah aad ayaa ufarxaa💞

  • @nimcoqaalic9065
    @nimcoqaalic9065 3 года назад

    Masha allah waa dhizenada ugandha

  • @ruwaydayar7534
    @ruwaydayar7534 3 года назад +7

    Inta walan walalahod dur dur media 😂😂

  • @batulaisse2844
    @batulaisse2844 3 года назад

    Gurigu wuxuu u egyahay in uusan tayo lahayn Qolalaka aad ayeey u yeryeryihin

  • @maxameddeekh4623
    @maxameddeekh4623 3 года назад

    Soo soco mukhtar gudoodow😃

  • @lacagleofficial
    @lacagleofficial 3 года назад +1

    Waxaan maalin walbo youtubeka soo galiyaa muuqaalo xiiso leh. Ee walaal isoo booqo 🙏🙏🙏 adigoo mahadsan. Hadaad kaheshidna Subscribeta igu caawi please. Alle hakaafarxiyo adiguna inshaallah... Aamiin

  • @ku-kaaje
    @ku-kaaje 3 года назад +1

    Kan guri maaha
    1 waa ciriiri
    2. Branda malaha
    3. Master room ka so small

  • @hazaamhakim3053
    @hazaamhakim3053 3 года назад +2

    The guy in camera need training

  • @ilyaasiin1149
    @ilyaasiin1149 3 года назад

    War dadka ha u xayaysiinina ruushka see maftiina ugu aaminaysiin ruush cadow ah damiirkii iyo dadnimadii waa dhimatay

  • @dekabdulahi8153
    @dekabdulahi8153 3 года назад +1

    Masha allah lkn qiimaha kirada madan sheegin

  • @nimcoamar8308
    @nimcoamar8308 3 года назад

    Darasalam tasania

  • @Sissy988
    @Sissy988 2 года назад

    Guri kiro.ah ayaanraba

  • @nafisaosman4214
    @nafisaosman4214 2 года назад

    meeqa waaye guriga qiimahiisa hala iisoo sheega

  • @alsiisiabdi441
    @alsiisiabdi441 2 года назад

    waaxafade

  • @aliahmed7435
    @aliahmed7435 3 года назад

    Masha alah qaymaha guriga qiyas kusodar tartib malo dhibikara fah fahin kasobixi mahadsanid

  • @fiicaneycabduraxman869
    @fiicaneycabduraxman869 3 года назад

    Masha alah waa guri aduunyo

  • @shukrishukri7751
    @shukrishukri7751 3 года назад

    Asc waa imisa lacagta gurigaan

  • @abrarmohammed4840
    @abrarmohammed4840 3 года назад +1

    Aniga kan magadan laheen ima cajibin qasalada mesha ladhigayo imacajabin jikadanah ima cajabin musqusha qolka jiifka no

  • @hassanahmed-mq7ud
    @hassanahmed-mq7ud 3 года назад

    Come mai il rubinetto contro il muro ci vorrebbero della piastrelle a proteggere

  • @umuabdirahmantv510
    @umuabdirahmantv510 3 года назад

    Masha Allah my abwe

  • @Sissy988
    @Sissy988 2 года назад

    Insha

  • @mohamedabdulkadir3921
    @mohamedabdulkadir3921 3 года назад

    Wwww m.a qofkauguhoreeyo noqday