DEG DEG Halista Itoobiya oo Turkigu Fashiliyey oo Qof Kasta Uga Yaabisay ee Soomaliya Qarisay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 дек 2024

Комментарии • 44

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 13 часов назад +7

    Asc XasbunAllah wanicmalwakiil Etobia Emaaraadka Qadar besha caalamka oo dhan sharkooda Allah ha ku celsho wadamadooda Amiin yaa Rabi.umada somaliyeed waxaa garabtaagan Allah subxaana watacalaa masha Allah.Allah is sufcient for us as somali people Alxamdulilaah Rabilcalamiin yaacRabi

    • @bahsenhabib6385
      @bahsenhabib6385 13 часов назад

      Turkey 🇹🇷 needs there interests don’t think turkey cares about Somalia 🇸🇴 shame on Hassan he is a dog 🐶

    • @User_19567
      @User_19567 11 часов назад

      Masha Allah wa runta

  • @JawaherMohamed-l7k
    @JawaherMohamed-l7k 11 часов назад +2

    Dalkaada an qato aya qalafa lugu dhameya miya😢ilaahow adaa no maqan😢aaaaaamiiin😢

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 11 часов назад +1

    😂❤ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ❤😂🎉😢❤❤

  • @faarahjama243
    @faarahjama243 11 часов назад +3

    Faysal Rooble See loo aaminay Asagaaba Ethiopian ahe kkkkkk
    Yaab

  • @johnilal2089
    @johnilal2089 15 часов назад +2

    Ma ogoline marnaba Ethiopia in bada somalia lagala xaajoodo. Si ganacsiya haddi ayrabto wax hakasoodagto poraarka somalia, otherwise, fak oof.

  • @NadiaNoor-er3fg
    @NadiaNoor-er3fg 4 часа назад +1

    ❤❤❤

  • @AïchaJi
    @AïchaJi 15 часов назад +1

    UMMADA SSOMALIYEED RUUNTA HA LOO SHEEGO.

  • @yussufahmed2984
    @yussufahmed2984 13 часов назад +1

    Soomaalia madaxbanaanida ma waxay Qaadatay 1960 mise waxay Helaysaa 2024 😂😂 Anigu waan wareeray waana wax Lagu Qoslo Kalmada social media aad Loogu Baahiyo Qarnigan 21aad Madaxbanaanida dhuleed 😂😂

  • @sharmarkeahmed2864
    @sharmarkeahmed2864 16 часов назад +1

    Turkey ma bada somaliyeed ayuu bixin karaaa

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 15 часов назад +1

    Kaalay arrinta dekedaan itoobiya ku waalatay lacag miyaa lagu bixinooyaa waabaye yaabaye

  • @saidhassan8544
    @saidhassan8544 12 часов назад +2

    Garashada Soomaalida ayaa yaab leh. Mise waxaan la fahmin Engilish ka warqadda ku qoran. Eithopia waxay rabtaa daked ayadu maamulato, ammaankeedu sugan yahay laysku hallayn karo oo ay gasho oo ay ka baxdo iyada kaliya ay maamulato, kana madax banaan Soomaalida. Ma ahan daked ay wax ka soo degsato kana dhoofsato oo Soomali maamusho.

  • @KahaHussein-d7l
    @KahaHussein-d7l 15 часов назад +1

    Qaabka videga aad u sameysay waa laga fiicanyahau dadka aan caafimaadkooda uma fiicno marka laga eego flaska xaf dhaafka ah ,iyo zoomka hore iyo gadaal aadu wado.

  • @AïchaJi
    @AïchaJi 15 часов назад +2

    ITOBIYA BAD AYEY RABTA AY XOG KA QADATO HOOREY USHEEKHTAY

  • @abdullahimohamed9751
    @abdullahimohamed9751 8 часов назад

    HADII SOOMAALI GUULAYSATAY MAXAA XASAN SHIIKH BARFASOOR CALI MAHDI LACAGTA UGUQAYBINAYAA DIFAACA HESHIISKA ULEEYAHAY

  • @abdullahimohamed9751
    @abdullahimohamed9751 9 часов назад

    SHIINO RAQIISNIMADAAN KUNACAY WADANKA HOOSAASINTA KADAA BADDA WAALAQAATAY LACAGTA XASAN SHIIKH QAYBINAYO MIYAA KUSOOGAARTAY

  • @AïchaJi
    @AïchaJi 15 часов назад

    ITOBIYA. DIKAAD LAGAA KIRAYO WAY HEESHA LAKIIN BAD AY GALAANGAL INNAY ITOBIYA ULA HAATO MA. JIIRYO WAA KHZLAAD

  • @AhmedHasan-e2c
    @AhmedHasan-e2c 2 часа назад

    soomaaloya waxay ka tanasushay dhulka Ogaden , NFD ,Iyo jabuuti waxayn si dhab ah u aqoonsatay xuduudka isticmaarka ama Guumaystaha, sidaa awgeed waa maday sababt ay soomaaliya clankeeda wax uuga beddeli la'dahay ?

  • @MaxamedjamacmaxamedGalayr
    @MaxamedjamacmaxamedGalayr 11 часов назад +1

    Doqonnimada somalida baan kayaabay. Hada waxay heleen ujeeckoodi etopiya waana dhulkaas maqan. Inaan mardanbe lahunguriyeen iyo wiliba hashiis hanacsi wayna isku. Heleen guulbayna joogaan wana kuqabso kuqadi. Mayside

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 16 часов назад

    dulii Somali meeley joogan baasin haa, iskuh shuuban naaftanah haays dhaafiyaan

  • @AHMEDADAN-h5v
    @AHMEDADAN-h5v 17 часов назад

    Subscribed Xogta Shiine Media

  • @AïchaJi
    @AïchaJi 15 часов назад

    EEG DIKAD. IYO BAD KALA QAAD.

  • @musedahir4031
    @musedahir4031 13 часов назад

    Kolba wax noo sheega oo nawameeliya , ee adeerow wadanka wa lagatay Turkigkuna wa dilalay.

  • @mohamedmohamud-wo2si
    @mohamedmohamud-wo2si 3 часа назад

    ethopian ma dhulka bada somaliya lagala gorgortamo. wa nasiib xumo. somalida qabiil la isugudiro. lana qato qeyradkoda.

  • @ahmedabdi8094
    @ahmedabdi8094 14 часов назад +1

    Su'aasha aan qabo ayaa ah itoobiya heshiis maka fuli karaa madaama ay tahay dal damac dhul oo fog uu kala dhexeya somaaliya sidee lagu aamini karaa itoobiya

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 16 часов назад +2

    Etiobiya bad bay heleysaa, soomaaliyana faragalinta ayaa laga daaynayaa. Maamul gobaleedyada tuubada laga soo xirayaa

    • @Goodmen-l5e
      @Goodmen-l5e 15 часов назад +1

      Waa wixii farmaajo rabay ee Maxey u qaban waayeen madoobe iyo dani waatey farmaajo kufsadeen😂😂

    • @yussufahmed2984
      @yussufahmed2984 13 часов назад

      😂😂😂😂😂😂😂

    • @MahadMahamedMahamudMahamed-q2c
      @MahadMahamedMahamudMahamed-q2c 13 часов назад

      Fg yu Oromo Uraya kaly sii adiga bastr😊

    • @aliabdi8347
      @aliabdi8347 12 часов назад

      @@Goodmen-l5e madoobe maqaban karaan ee laftagareen iyo wor wor unbay u qabanayaa. Ahmed madoobe Cid Ku dhiiran karto majirta. Etiobiya doqon ma aha

    • @User_19567
      @User_19567 11 часов назад

      😂😂😂😂

  • @XasanNuux-ui5lh
    @XasanNuux-ui5lh 15 часов назад

    Carabi cadow geeda how midowdo

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 3 часа назад

    Bal duulkani inay habaar qabaan doofaar kastoo liita iyo doqon kastoo dantiisiiba gabay iyo xaarkiisa kama kace kastoo tiisiiba ku qaday ayay aqoon yahankii bulshada ugu yeedhaan maantana sidoo kale ma Hacoogii Faysal roobleey xataa gaaladiiba soo nacday miyay aqoonyahan ugu yeedhayaan waa yaabe??????? iska dhaaf wax kaleetoo sxbyaal faysal rooble gaaladii uu la joogayba xataa aydii iyo bisadihiibay ku Aamini waydaye dadnimada wax ula hadha oo Isla yaaba please,,, wbtawfiiq

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 14 часов назад +1

    Xasan sheekh dantiisu Waa xoogaa doolar ah badiina Waa uu siistay walba muuse waxuu Ku haystay lacagta inuu asagu qaato ordugaana Waa khaa in

  • @Shaamil-Basayev
    @Shaamil-Basayev 8 часов назад

    BEENTA CAD ARAG

  • @abdulkadirmohamed9482
    @abdulkadirmohamed9482 7 часов назад

    Walaal Shiine dhoor jeer ayaan kaa codsaday inaad Sawirada caadi kadhigto aad baan udaawadaa wararkaaga Mahadsanid

  • @Ahmedmussa-x2k
    @Ahmedmussa-x2k 13 часов назад +1

    War nin kani faysal layidhaah waa tuug beenaale ah

  • @yusufhassan1175
    @yusufhassan1175 14 часов назад

    Faysal wuxuu qurxinayaa fashilkii Xasan Culusow. Laaluush qaate.

  • @lailaismail1317
    @lailaismail1317 15 часов назад

    Waxan aan daawanaya wa maxay oo afsomaliga warka ku so gudbinaya wa robot baa mase wa qof african ah ma riyonaya somalina somalina wa ku hadlaya side wax yihin kenyatiga miya somali ku hadla