Naftii Hure - Somali short film 2022

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 260

  • @bashkadkms7450
    @bashkadkms7450 Год назад +6

    Cabdiwali ama Jamal sida loga bartay Habboon waa wiil jilanimida ku wanagsan Film Habboon meel wanagsan ayuu kaga soo baxay abaal marin wanagsan ayuu mudan yahay 🙏🙏🙏👍👍👍👍👍👍👍

  • @Abdullahi-Daacad
    @Abdullahi-Daacad 2 года назад +32

    Filimkii uu Mareykanka maalgaliyay mey dhaheen Best Film wlh marka lagaso tago dadka siyaasada Baarka ka dagtay Lgend Feisal guuleyso ayaan ku leeyahay Mi Director

    • @mlover0740
      @mlover0740 2 года назад

      Film kaan waxa maal geliyey wadamada Europe Ee rba in badeenna dib loogu saxiixo aygo ku qarabnya Hawl galka burcad badeeda😭
      Dhalinyaro burcad badeed mar hore ayey dalka ka dbar go.dey ee wxa la xalaashanayo waa Khayradkena

    • @xanancismaanali656
      @xanancismaanali656 2 года назад

      ​@@mlover0740 ź

  • @guuleedmohamed3802
    @guuleedmohamed3802 2 года назад +6

    Filmkani wax muhiima kama hadlayo waayo bada inagaa leh budhcad ma nihin ee xaqood u dirir ayaanu nahey
    Bada somaliya somaliba leh

  • @sumayoahmed1635
    @sumayoahmed1635 2 года назад +12

    Emotional filim 😭yaa rabi dalka noo hagaaji✊🏼😭

  • @ahmedabdi6113
    @ahmedabdi6113 2 года назад +16

    " Waxad filmaanta ka daawatay oo laga dhadhiciyay in burcad badeeda ey xuntahay waad aamintahay Bada inaga leh waana difacaneyna "

  • @zuhurbashirmoalim2333
    @zuhurbashirmoalim2333 2 года назад +16

    Ninki diley marxumka ku juro allah unaxaristo 😭😭😭

  • @younism5175
    @younism5175 2 года назад +20

    Perfect editing , acting and so emotional 😭 🎥 Thanks 🙏

  • @Qalbixabxab12
    @Qalbixabxab12 2 года назад +5

    Axsan film somAction horay usocdaa dhalinyaradeena quruxda badan ❤️‍🔥❤️❤️❤️

  • @sacdiasultan4427
    @sacdiasultan4427 2 года назад +3

    Wow waan ka helay flimkaan dhinackasta waa boqolboqol wlhi🥹🥰🥰🥰

  • @LabeentaBulshada
    @LabeentaBulshada 2 года назад +21

    Innaba caadi ma aha. Waa filim waqti badan la galiyey oo jilliinkiisuna heer sare yahay. Aad baan uga helay doorka uu ciyaaray Maxamed Jaamac oo ah mid uusan qof kasta keeni karin. Abdiwali Omar, jilaaga sanadka inaad noqoto ayaan rajeynayaa.

    • @mlover0740
      @mlover0740 2 года назад +1

      Film kaan waxa maal geliyey wadamada Europe Ee rba in badeenna dib loogu saxiixo aygo ku qarabnya Hawl galka burcad badeeda😭
      Dhalinyaro burcad badeed mar hore ayey dalka ka dbar go.dey ee wxa la xalaashanayo waa Khayradkena

    • @abdallaabdullahi5942
      @abdallaabdullahi5942 2 года назад

      Markab la afduubtay waad maqli doontaa maalmaha Soo socda.filimkaan wuxuu horudhac u yahay mashruuca reer galbeedku u doonayaan in loogu cusbooneysioyo howlgalka ay ugu yeeraan la dagaalanka burcad badeedka ee lagu xaalufinaayo kheyraadkeena

    • @abdiqadirjeylani602
      @abdiqadirjeylani602 2 года назад

      Somfilims shaqo ma la heli karaa

  • @kindhalac4611
    @kindhalac4611 2 года назад +8

    Next level we need more films guy’s keep it going

  • @wadkanafta7943
    @wadkanafta7943 2 года назад +8

    Daalinkii Atooraha bada dilay baa ii muuqda😭

  • @nadiirsheikh7745
    @nadiirsheikh7745 2 года назад +6

    Daruufta dadkeena heysata boholo walbo wey kariday.
    Maanta hadaan heysano Dowlad Xeebaha inoo difaacda dhalinyaro badan halistaa ma aysan galeen 😭😭

  • @URURKA-UBAD
    @URURKA-UBAD 2 года назад +3

    Actor abdiwali omer wish the actor of the year inshallah ✅🇸🇴👑

  • @ISRAADVISUALS
    @ISRAADVISUALS 2 года назад +17

    Emotional film.💔Gabarta unaxay walah. Next level brother. Film igadeh!💕💕story 100%. .Guul kurajeynaya💕🙏💯

    • @somactionfilms5279
      @somactionfilms5279  2 года назад +2

      Thanks, Israad. Guul ba kurajeynena anagana.❤👏

    • @M.maame.
      @M.maame. 2 года назад

      @@somactionfilms5279 party2 muyuu leyahay

    • @mlover0740
      @mlover0740 2 года назад +1

      Film kaan waxa maal geliyey wadamada Europe Ee rba in badeenna dib loogu saxiixo aygo ku qarabnya Hawl galka burcad badeeda😭
      Dhalinyaro burcad badeed mar hore ayey dalka ka dbar go.dey ee wxa la xalaashanayo waa Khayradkena

  • @nataashailkacaz8957
    @nataashailkacaz8957 Год назад

    war wuxu kani filin iyo badh ahaa
    legend min

  • @anzalabdi9805
    @anzalabdi9805 2 года назад +13

    I felt emotional 😭 watching this film

  • @suldaankaxaafada1144
    @suldaankaxaafada1144 2 года назад

    Wallee waa filim qiiro iyo dareen leh hormar wacan asxaabeey

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs 2 года назад +2

    Amazing filim 100m views inchallah ✔️✔️✔️✔️✔️

  • @aminkeydaacad5751
    @aminkeydaacad5751 2 года назад +7

    Masha'allah editing, BGM sad, Story, Director, conversation film, tanks keep going.

  • @ibtihaamabdullahi9712
    @ibtihaamabdullahi9712 2 года назад +1

    Wwwwww noo so badiya wlhi wn Ka helay marna wn qiiroday

  • @gulledmahdi9117
    @gulledmahdi9117 10 месяцев назад

    Geerida , fahad ku timid ee jilin ahanka aad ayan uga xumahay 😢 12 December 2023 Dis film ist sehr toll

  • @maida2525
    @maida2525 2 года назад +1

    Emotional film sagal iyo abdiweli omar hab jiliinkoodu inaba caadi maaha best film

  • @sharfandowla9252
    @sharfandowla9252 2 года назад +3

    Ax waa xanuun tanokle ilahay naguma keno filimkaan xaqiiqda nolosha ayuu taabanaa

  • @najmaahmed6112
    @najmaahmed6112 2 года назад +4

    Ninki diley sxpkiis cusman salad atooraha bada ayaa ku jiro😭❌

  • @shukrielmimumin
    @shukrielmimumin 2 года назад +5

    Ilinta ayaan ceshan waayey xaqiiqada filmka, sida uu muuqaalka nadiif u yahay wax lasuureysan karo maaha, wax aan idiinkugu mahad celiyo ma aqaano wlh.

    • @mlover0740
      @mlover0740 2 года назад

      Film kaan waxa maal geliyey wadamada Europe Ee rba in badeenna dib loogu saxiixo aygo ku qarabnya Hawl galka burcad badeeda😭
      Dhalinyaro burcad badeed mar hore ayey dalka ka dbar go.dey ee wxa la xalaashanayo waa Khayradkena

  • @sahalade4245
    @sahalade4245 2 года назад +4

    Caadi maha waa kahelay ❤

  • @lafaHore
    @lafaHore 2 года назад +4

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
    Tani waa qisada dhabta ah ee Burcadbadeedka naftii hurreha ah
    Runtii waxey istaahilaan in taalo loo dhiso waayo intey jireen xeebaha somalia waa laga cabsan jiray in lagusoo daato
    Sidoo kale waxey masruufi jireen Qoysas
    Sidoo kale dalka waxey soo galin jireen daqli aan caadi aheyn
    Lkn Inagu waxaan abaal uga dhignay inaan burcad ubixino danbiilayaal-na aan kawada dhigno😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @aminkeydaacad5751
    @aminkeydaacad5751 2 года назад +6

    Marbaan idin lawadaagi doona buuga aan rabo inaan qoro mardhaw I.a, kaaso dadbadan aan lashekeestay, qaarkood iga ilmesiyeen in badan, sheekada nolashooda xanuunka badan 😢.

  • @xafsaxubiofficial4743
    @xafsaxubiofficial4743 2 года назад +1

    One of the best waxan idin leyahay good job masha Allah ❤️❤️❤️❤️horay usocda team feisal

  • @URURKA-UBAD
    @URURKA-UBAD 2 года назад +12

    I'm waiting eagerly 🙏

    • @mlover0740
      @mlover0740 2 года назад +1

      Film kaan waxa maal geliyey wadamada Europe Ee rba in badeenna dib loogu saxiixo aygo ku qarabnya Hawl galka burcad badeeda😭
      Dhalinyaro burcad badeed mar hore ayey dalka ka dbar go.dey ee wxa la xalaashanayo waa Khayradkena

  • @meddjibrilelmi7425
    @meddjibrilelmi7425 Год назад +1

    Best short film.
    Keep going bro.
    Fron Djibouti

  • @샤키라-o7g
    @샤키라-o7g 2 года назад +4

    Leelefow wali manoolyhy😢😭😭😭😭😭Somalia cadalad ma taalo ya Rabi unaxariiso atooraha badda liido😭😭😢

    • @saramire3231
      @saramire3231 2 года назад

      Amen 😭 lkn waxa laga yaaba in flimka marhore la duubay micnaha dilka ka hor 🥺

    • @nimciishnalka279
      @nimciishnalka279 2 года назад

      @@saramire3231 haa mar horaa laduubay waayo qofka nin saaxibkiis dilay sodhawaysanaya oo wax laduubaya

  • @wiilhoog3204
    @wiilhoog3204 2 года назад +6

    Woow 100% the best.🔥🔥🔥🔥✅

  • @hoodoqarandabaraani6555
    @hoodoqarandabaraani6555 2 года назад

    Atoraha bada alla tarxaku kii dilay so mahan Habaar kugu dhac dhe jiliinka Avdiwali Iyo Sagal ismahaan wa beelo

  • @educationresearch5789
    @educationresearch5789 2 года назад

    Waa muqal macno weyn kufadhiya.
    Waa mahadsantihiin somAction

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 2 года назад +2

    l still have it lm sorry masha allha hor usocoda brother jamal ismahan ❤❤❤

  • @rowdahassan9455
    @rowdahassan9455 2 года назад +7

    Walaalyalow sidii astaaan cml hanagu noqonina please

  • @cabdiqanifanka529
    @cabdiqanifanka529 2 года назад

    By the way best acting iyo camero man qatar ah one love guys

  • @nihaalnaasir433
    @nihaalnaasir433 2 года назад +3

    Waar flimka siyaasadda kala taga suuxee🙄
    Good job dear faysal.💕

  • @URURKA-UBAD
    @URURKA-UBAD 2 года назад +1

    Lagama yaabaa wali Inay jiraan jallaabato shisheeye oobaddeeena si sharci darro ah ooga jallaabato kaluulnka
    😭 Alloow dowlad San noo Soo celi

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 2 года назад +3

    Top film bro 🔰

  • @mukhtarhero3566
    @mukhtarhero3566 2 года назад +2

    Film wa film darenkiisa wata lkn waxaan aad ogaga xumahay gacan ku dhiglihii dilaaga ahaay oo dilay sxpkisa mcnaha atoraha bada ninkii dilay🥺🥺

  • @ibrahimyare5159
    @ibrahimyare5159 2 года назад

    Run.ahanti ishydu
    Waxa.ka.imaday.
    Ilin.gawada.hadalkadi
    Aha illahay.aya.wax
    Nasinayo.allahu.akber
    Filmka.wa.u.macan
    Yehy

  • @mlover0740
    @mlover0740 2 года назад +14

    Film kaan waxa maal geliyey wadamada Europe Ee rba in badeenna dib loogu saxiixo aygo ku qarabnya Hawl galka burcad badeeda😭
    Dhalinyaro burcad badeed mar hore ayey dalka ka dbar go.dey ee wxa la xalaashanayo waa Khayradkena

    • @sowdoqaran3060
      @sowdoqaran3060 2 года назад +2

      Comtigaaan dhowr meel ayaaa ku qorty maxaaa ka dhefeysaa wax ay dhalinyaro ku dadashy inaaad xumaan u sameyso walalkey isku xishoo

  • @maxkamadawareegtaofficial7645
    @maxkamadawareegtaofficial7645 Год назад +1

    Wa run mararka qaar duruufu wxy qofka ku hogaamiyaa wadooyin khaldn lkn hdaa wxkste o aan samaynayo ka eego horta RABBI SUBXAANAHU WATCAAALAA mxu ka qabaa ma hoogidoona xita hdan dciifo
    DURUUFUHU WXY KA FAAIDAYSTAN CIDA AAN AQOON WXA AY DUNIDA UTIMID IYO WXA AAKHIRO UGA HOREYO

  • @Maryama4545
    @Maryama4545 2 года назад +3

    ATORAHA BADDA Kii Dilaa ku jira😭😭😭😭

  • @ayanhaji5028
    @ayanhaji5028 2 года назад +2

    Top team 👏 🙌 👌

  • @libanmohamudjama393
    @libanmohamudjama393 2 года назад +2

    Xaqiiqda Kaluumeystada xaaladooda ayaad ka hadashay wlhi waankugu dhiiri galinaa inaad sii wado Aflaanta noocaan ah masha Allah sxp

    • @mlover0740
      @mlover0740 2 года назад

      Film kaan waxa maal geliyey wadamada Europe Ee rba in badeenna dib loogu saxiixo aygo ku qarabnya Hawl galka burcad badeeda😭
      Dhalinyaro burcad badeed mar hore ayey dalka ka dbar go.dey ee wxa la xalaashanayo waa Khayradkena

  • @souadsiman_official9559
    @souadsiman_official9559 2 года назад +2

    Machallah thanks true story really

  • @rowdahassan9455
    @rowdahassan9455 2 года назад +12

    Astaaan filmki haboon ayadoon noo dhameyn beey iska jareen xataa wax cudur daar ah ma sameeynin

    • @obayd4617
      @obayd4617 2 года назад +1

      Siison wan ayaa dhamaadey qaybtii labaad baa duubis lagu wadaa is daji marka quruxey

    • @rowdahassan9455
      @rowdahassan9455 2 года назад

      @@obayd4617 quruxoow meeey wax noo sheegaan 😂

    • @obayd4617
      @obayd4617 2 года назад

      @@rowdahassan9455 quruxey way dhacdaa ku qaaado

  • @hassanstevan2157
    @hassanstevan2157 2 года назад +1

    best action film ever see👀😍😍😍

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 2 года назад

    Janalkan yutuperka ugubeenta badanwaaye

  • @cabdiqanifanka529
    @cabdiqanifanka529 2 года назад

    Noloshiis saxda an kuso koray half kamid ah arkaa haantii biyaha mudobdheer kadib arkaa xasuus galay guri ciid ah geed kudhaxyaalo i still remember

  • @fatimaadaamdheere5232
    @fatimaadaamdheere5232 2 года назад

    Wa naxdin wana xaqiqada manta nahysta

  • @rayaanabdullahi9674
    @rayaanabdullahi9674 2 года назад

    Reeer haboon inta mey usoo gureen🥹

  • @captainmo77
    @captainmo77 2 года назад +3

    Dhalinyaro marnaba hasamaynina wax qabkiina iyo soomaalinimadiinaba hoos udhigaya, sida ay badanka jilaayaal soomaliyeed sameeyaan.
    Hore usocda guuleysana Insha’allah.
    Mahadsanidiin.

  • @hudiefiadem4304
    @hudiefiadem4304 2 года назад

    Waa film xambaarsan dareen,soomaalinimo kasoo sheegya inaynu quluubtena mid ka dhigno oo umadd wax walba wadaaga aynu nhy addunka kle aany ka jirin oo qaarado is midaysanyan inana madaxkuti shisheye kalkaaliye meel daran ku dhiman doona inoo taliyo iskuna keen diro ,hal mid ninkan ku jira filmka miyaanu ahyn ninkii shpkisa atooraha badda dilay talow maa la cafiyey bal arinka iga daba geeya

  • @foosshiikh9711
    @foosshiikh9711 Год назад

    Ilaahow dalka no hagaaji ya rabi

  • @mohamoudfaisal3955
    @mohamoudfaisal3955 2 года назад

    Best short film 🎥 congratulation 🎊 👍

  • @umuafnaan3495
    @umuafnaan3495 2 года назад +1

    Waqtiyaa so galy filmkan somli like haka baqilina

  • @ukhtiimuslimah494
    @ukhtiimuslimah494 2 года назад

    Burcadnimo waa sharaf daradeena ee inaga daaya wlalayal

  • @ahmeddesign800
    @ahmeddesign800 2 года назад +3

    canuga halkee naga soo salaamay mida kale yaa usheegay xogta atooraha iyo atariishada waa asiga leh Dumaashi Maa kaa Soo xanaajisay
    Hoowsha aad wadaan waa mid bilaaw fiican leh meshaa ka sii wada SOM ACTION Just Comment Only waaye

  • @zakiabdi8701
    @zakiabdi8701 2 года назад +1

    Aad baan uga xumahay ugu horeen jariifka badeena lagu hayo, markale waan ka xumahay mashruucaan oo EU shalay ka hadashay Hassan Sheikh in lasoo celiyo mashruucii Burcad-badeed la dirirka uuna ogolaaday wa halis kale oo naloo dooray runtii, Burcad iyo xaalufiye aan EU lahayn malihin, badeenana sun iyo xaalufba in lagu sameeyo weeye qorshahoodu.

  • @suhaylatu8354
    @suhaylatu8354 Год назад +1

    Emotional movie 🎥💔😭😭

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 Год назад

    Lawadan hore filim uwada jileen yaah jamaal washiis isku shegtii😅😅

  • @mcisomalia3469
    @mcisomalia3469 2 года назад +4

    Good job 👏

  • @muhsinosman7265
    @muhsinosman7265 Год назад

    Runti waa xaqiiqa jirtaa

  • @its_hamdi5043
    @its_hamdi5043 2 года назад +3

    Haboon nosoxeliyaaa

  • @RIIRAASH
    @RIIRAASH 2 года назад

    Somali film industry to the world

  • @abdirahmanbos
    @abdirahmanbos 2 года назад +4

    Another level.🤟

  • @kingmohanjacelow6248
    @kingmohanjacelow6248 2 года назад +1

    Wllhi waaa qiso dhab ah

  • @hilaacjr4820
    @hilaacjr4820 2 года назад

    Wa flim xaqiqada ka turjumayo wlhi

  • @samiiracumar281
    @samiiracumar281 2 года назад

    Mansha allha wan sugena hore uu soo daya🥰🥰🥰🥰😍😍😍😍🤩🤩

  • @faarahmuhiyadiin7710
    @faarahmuhiyadiin7710 Год назад

    Flim tayo leh❤️

  • @nihaalnaasir433
    @nihaalnaasir433 2 года назад +3

    I can't wait.

  • @ayanwadani5909
    @ayanwadani5909 Год назад +1

    I don't know why im crying 😥😥😥

  • @abdi1985
    @abdi1985 2 года назад +1

    waxaan ujeedaa dilaagii atooraha bada

  • @KhadaCali-th1il
    @KhadaCali-th1il Год назад

    M all horoy usocda

  • @abdiwelibashow3181
    @abdiwelibashow3181 Год назад

    Abdiwali OMAR

  • @sabirsharmarke
    @sabirsharmarke 2 года назад +2

    Thank you Feisaaal ✊🏽✊🏽

  • @Wpgtechvlog
    @Wpgtechvlog 2 года назад

    Interesting movie. Well done Abdiweli and his team

  • @Abdallaasad8
    @Abdallaasad8 2 года назад +1

    Emotional flim part 2 halaga soo sameeYo

  • @suldaanboss5376
    @suldaanboss5376 2 года назад

    Leeleefo halahoo hadlayay waa iska buriyay wllhi maxaa looga soo jari wayay halahoo kujiray waaba lasoo daahiyay vedega yaahuu dilaagii dilay wllkii 🙏😭😭😭 🙈😭😭😭😭😭

  • @abdulkadir_mohamud
    @abdulkadir_mohamud 2 года назад

    Aad ayaan ula dhacay

  • @mohazsaed4418
    @mohazsaed4418 2 года назад

    Maxamed jamac best actor

  • @MZRUSCKUTA
    @MZRUSCKUTA 2 года назад +3

    This is actually my life story too. I sacrificed many things. 😭

  • @ziyadahmed9003
    @ziyadahmed9003 2 года назад

    SomActionFilms
    Filmkan Goor Muu Soo baxayaa

  • @abdirizackamin5799
    @abdirizackamin5799 2 года назад

    Sax xeyb kale mawerarno waa ruuntisa m.a

  • @akramfarahmohamedsabriye498
    @akramfarahmohamedsabriye498 2 года назад

    Baahida qaar waxeey ku marsiiineysaa wadadaan iyo mid ka xun waa filim laga shaqeeyay

  • @shukriaomer186
    @shukriaomer186 2 года назад +1

    Sidey ila tahay lelefow dilka ka hor u flimkan duubay anyway ilhey hownaxariisto wallkey 🥺

    • @kingibra967
      @kingibra967 2 года назад +1

      Haa intuusan dilin ka hor aa la duubay filmka alla ja unaxriisto😥

    • @shukriaomer186
      @shukriaomer186 2 года назад +1

      @@kingibra967 amiin yarabi 😭

    • @kingibra967
      @kingibra967 2 года назад +1

      @@shukriaomer186
      aamiin

  • @faadumoomar8307
    @faadumoomar8307 2 года назад

    waaaaee god filam

  • @cabdixasan8122
    @cabdixasan8122 2 года назад

    Keep going so badiya

  • @mizznagha8861
    @mizznagha8861 2 года назад +1

    Ninka cabdiweli burcadnimada ku waninaya xagekle o an ku arkay yaa isheega

  • @mukhtarahmedmohamed
    @mukhtarahmedmohamed 2 года назад

    It's a sad story I almost cried 😭😭😭😭😭

  • @xidiga1148
    @xidiga1148 2 года назад

    Filimka maskax fcn ayaa loo adeeg sadey lakin wecelki Diley wllkeyga ayaa kujiro

  • @badriyocabdisalaam7952
    @badriyocabdisalaam7952 2 года назад

    Ninkii marxuumka dilay baa ii muuqda

  • @abdulkadir_mohamud
    @abdulkadir_mohamud 2 года назад

    Wow
    Si aad ayan uga helay

  • @namelos2963
    @namelos2963 Год назад

    Alaya raxmo willki dhintay soomaaha😭alaya ramo haduu yahay willka

  • @Sirtta.Qarsoon
    @Sirtta.Qarsoon 2 года назад

    Som HD sobadiya Aflanata nucana plz