Shiine Culay oo DJ Subeer aad uga qosliyey - Waraysi ila qosol ah

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 авг 2024
  • Shiine Culay oo DJ Subeer aad uga qosliyey - Waraysi ila qosol ah.

Комментарии • 481

  • @ShiineCulay
    @ShiineCulay  5 лет назад +392

    Soomaali waxaan ugu necebahay qof SHARE ii quuri waayey 😡 Nacalaa shaydaan ku yaale muuqaalkan Share gareey oo gaarsi Soomaali oo dhan si ay qosol dartiis qalbiga isugu furaan 😂😂😂😂😂.

    • @abdirahmannblue4891
      @abdirahmannblue4891 5 лет назад +3

      Nio qofwalba hadii 70 share loo ogolaan lahaa intaas anaa meel kaa saari lahaa nasiib xumo 1 mar xaq uleyahay

    • @Abdirahman-Koronto
      @Abdirahman-Koronto 5 лет назад +1

      Legens meating

    • @updizhakoirpazher3558
      @updizhakoirpazher3558 5 лет назад +2

      Like subscribe wan Ku siiyey lkn share hhhhh

    • @duvacandy5673
      @duvacandy5673 5 лет назад +4

      Beentada share madhihi karo inta dhageystay allow naga cafi 🤣

    • @falisjamac61
      @falisjamac61 5 лет назад +1

      Wlll shiine qosol ayaaa ku ficiinthy iyo xarakada

  • @kaderapdih8486
    @kaderapdih8486 5 лет назад +169

    Nacalaa shaydaan ku yaale waligy 100 like ma gaadhine mnta cumaamada I saara

  • @raxmarose1847
    @raxmarose1847 5 лет назад +187

    Like illhy haka badbadiyo cadabul qabri qof kasto muslima like iku qabo wll mcn 💞

  • @nasteexamaxamed5327
    @nasteexamaxamed5327 5 лет назад +88

    0:03 nacalaa shaydan kuyaal ✅
    Nin iga qosliye😂😂😂Keep up

  • @abdikanidahir8717
    @abdikanidahir8717 5 лет назад +93

    Nacala sheydaan ku yaal LIKE DHAHA😂😂😂

  • @sahrayusuf9539
    @sahrayusuf9539 5 лет назад +43

    waa wiilashii somali uGu fiicnaa qalbi furnaantooda ayan ku tageeraa no qabiil wiilashan

  • @theclassicman6730
    @theclassicman6730 5 лет назад +27

    Wlhi ninkaan shiine culey ah Allah dartiis waan iska jeclahay😍 like iisaara inta ila tageerta

  • @maankaabchannel6364
    @maankaabchannel6364 5 лет назад +11

    Shiine Culay waanku taageernaa from Hargeisa.

  • @shucayb939
    @shucayb939 5 лет назад +22

    Shiine culay wada kaftan waan Ku haystaa😂

  • @abdiak143
    @abdiak143 5 лет назад +33

    ❤️🇸🇴🇸🇴❤️ Somaliyee In la is caawiyo ceeb ma ahan waa wax fiican ee maanta 50 subscribe igu caawiya🇸🇴❤️🇸🇴❤️

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 5 лет назад +17

    Kkkkkkkkkk Shiney Culey Dhib Badanaa!! 😂 Si Xun Buu Iga Qoslisiiyey!!

  • @queenfatuusha3893
    @queenfatuusha3893 5 лет назад +35

    Hhhhh wlhi shiine waa xarabe laab xaadhan nolow wllo

  • @abdilaahizaad2512
    @abdilaahizaad2512 5 лет назад +34

    Hhhhhhh shiine wllo anana somaliland waa kugu soo dhoweeynaynaa hadaad ictiraafka noo sidid

  • @aishatiinaofficial4654
    @aishatiinaofficial4654 5 лет назад +22

    Nin an tagero inta ila tagerto LIKE isara

  • @abdulkadirelmihassan7124
    @abdulkadirelmihassan7124 5 лет назад +5

    Sxb wlhi waxa Tahay film Caadi ah 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ibraalan4302
    @ibraalan4302 5 лет назад +31

    Shiine culay🤣🤣

  • @mohamedosman3368
    @mohamedosman3368 5 лет назад +33

    Waar shiine culay waa ruwaayad.
    Manta anaaba ugu horeeye bal subscribe kuqabta janadii galeee.

  • @ayaanmohamed29
    @ayaanmohamed29 5 лет назад +5

    Shiine culay afsomaliga wax noo reeb naga dhameysaye

  • @lildinbil7480
    @lildinbil7480 5 лет назад +35

    Inta jecel soomaali like dhac iigu sii
    RUclips Ka lil dinbil booqo

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 5 лет назад +4

    shiine culey taageero buuxda caawaad iga heshay horre u soco awal haaf and haaf bey aheyd.

  • @ilhamisse5662
    @ilhamisse5662 5 лет назад +12

    Shiina culayoow nacala shaydaan ku yaale like ii saar🤣🤣🤣

  • @xananhassan4706
    @xananhassan4706 5 лет назад +1

    Adeer shiine culay maanta hayla dhaafin liketa

  • @ismaciiltiktokchenal3027
    @ismaciiltiktokchenal3027 5 лет назад +27

    Shiine culay libaax like isaara nacalaa sheydaan kuyaale

  • @mn-tt6zm
    @mn-tt6zm 5 лет назад +4

    Shine culay Wlahai waan ku farasanahay sida aan somalilan u taagertay thanks

    • @achmedlander3123
      @achmedlander3123 5 лет назад

      Ma ruun bad modeysa ninkan wa jirjiroole ....1000 waji lee

  • @HoyaZak
    @HoyaZak 5 лет назад +19

    Afminshaar darood udaa kkkkk

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 5 лет назад +22

    Soomaali sida sadexdaas nin ee Hawiye. Isaaq. Daarood.ah ay isu garab fadhiyaan ee ay u kaftamayaan ayaa odey kaliyoo somali ah u dhalay oo ay walaalo u yihiin

    • @64yearsago59
      @64yearsago59 5 лет назад +3

      @T dots realest qof diidan horumarkaa xaasidku waa darajadaa. Cagdheer caqligaa ka gaaban hhhhhh

    • @Wasiirka98
      @Wasiirka98 5 лет назад +1

      @T dots realest Doqon doqon dhalay ogadeen ah
      Sidii lagu wasi jiraa lagu wasiye maxaad qaadikartaa neefyhow

    • @aysaaa965
      @aysaaa965 5 лет назад +1

      T dots realest you’re obsessed with hawiye always hawiye this hawiye that😂 hawiye don’t even know what Ogaden! Hawiye is always on your while they mind their own! darood stay pressed about hawiye hhhhhh but you will never get an answer from hawiye they all about it in real life

    • @Wasiirka98
      @Wasiirka98 5 лет назад +1

      @T dots realest hooyo
      Ku meerayso inangumeedyahow
      Yaa ikaa tusa naagyahow
      Waan ku fuulilahaa sida naagaha

    • @saidabdi73
      @saidabdi73 5 лет назад +1

      @T dots realest hhhh sxp waliba mid an dhunta iska galino socoto family hhh

  • @hamdijama445
    @hamdijama445 5 лет назад +5

    Manshalh manshalh Ana aan darood kula kaxeye bal yan lay dhafin respect 🙏🙏🙏🙏🙏🙏 nolada

  • @TheOnePercentt_
    @TheOnePercentt_ 5 лет назад +17

    War shiine xisbiga ucid usoo dheere

  • @shaaficimacaani6839
    @shaaficimacaani6839 5 лет назад +11

    Kkkkkk shiine culey guuleyzo aadban ku taageeraa

  • @abdallainbnumaryan9699
    @abdallainbnumaryan9699 5 лет назад +11

    ileen faaajo saasaad uga leexatay inaad maqaaxida shido inta runta shiine aragtay like isaara

  • @axmedshimaali7671
    @axmedshimaali7671 5 лет назад +20

    Shiine 10min 2000 viwes
    Shiine nin tol leh ..... ******

  • @sheikabdinasir7616
    @sheikabdinasir7616 5 лет назад +6

    It’s a Talk Show of Shiine Culay

  • @sirjames3210
    @sirjames3210 5 лет назад +1

    Libaax laba maaha mr culay
    Oday somaliyeed hore u soco
    From hargeysa
    👽👽👽👽👽👽👽👽👽👽👽

  • @makeupbynaju6956
    @makeupbynaju6956 5 лет назад +11

    Hada comment geyga arkeysid so boqo RUclips channel keyga Insha allah subscribe na I sar 👏👏😍😍😍

  • @hiirodiyarabiile9630
    @hiirodiyarabiile9630 5 лет назад +12

    Si fican ayad ula hadashay
    Ciyaalka Darood kaga dhagtay Viva Dj subeer and shiine 😆😆

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 5 лет назад +4

    Masha allah enjoy your day with your friends

  • @abdallainbnumaryan9699
    @abdallainbnumaryan9699 5 лет назад +14

    sxbkaa faysal wuu ku goobayay 😂😂😂😂😂

  • @hizamhasa9189
    @hizamhasa9189 5 лет назад +13

    Nin waalan😂😂😂😂

  • @mohaaamiin1164
    @mohaaamiin1164 5 лет назад +3

    MareexaNow Nacala sheydaN kuyala 😥
    Like haila dhaafiN🤣

  • @omarelnani6662
    @omarelnani6662 5 лет назад +25

    Nacalaa Shaydaan Ku Yaale Suga Mxaa Ula So Baxday
    Ma Tiraahdo Shiinow 😂😂😂lol

  • @abdiwalihussein9314
    @abdiwalihussein9314 5 лет назад +12

    Shinow wa tagerahaga qaska eh sxp wana ku salamay

  • @aziizjiniyos7762
    @aziizjiniyos7762 5 лет назад +4

    Somaliya ha noolato intii iragta like iisaar

  • @faraxburcaawiyoadam7643
    @faraxburcaawiyoadam7643 5 лет назад +6

    Hhhhhhh shine culay wlhi wafariid Agah aar ninka wanin rageed♥️💪

    • @faraxburcaawiyoadam7643
      @faraxburcaawiyoadam7643 5 лет назад

      Hhhhh adigu dadka comments kabixiya like ta hakaxaasidin ankusheregyryne hhhhh

  • @najahhagio7712
    @najahhagio7712 5 лет назад +7

    Xajka iska deynaaa Aaaaaa😆😆😆

  • @udug3417
    @udug3417 5 лет назад +5

    Dhamaantiin waan idin salamaya walaayal

  • @sharmakeapdyweli3282
    @sharmakeapdyweli3282 5 лет назад +11

    Nasiiban Ku lahaan laha hadan hargeysa mar qudha kugu arki laha, dhiig iska daaye xaarban kaa keeni laha.

  • @maajedomer8943
    @maajedomer8943 5 лет назад +3

    Hhhhhhhh
    Shiine culay umadeena mahan 😂😂😂😂

  • @farsowsoqali2390
    @farsowsoqali2390 5 лет назад +3

    Kkkkkkkkkkkk 3 comnty oo tolky ubadan dhiiine😂😂

  • @istarcawad2132
    @istarcawad2132 5 лет назад +2

    Ninka aadka iga qosliya shiine nolow bowe 👏👏👏👏👏👏

  • @dalabyasin2096
    @dalabyasin2096 5 лет назад +6

    Hhhhhhh walahay aad baa iiga qosliseeen

  • @mohamedmuse1821
    @mohamedmuse1821 5 лет назад +3

    Ilaahay amarki videow kasta oo shiine culay waaba isoo jiitay anoo tagerihiisa cusub

  • @burwainchannel5977
    @burwainchannel5977 5 лет назад +2

    Waxaad Ku Soo Dhawaataan Chanelka Hindi Af- SOMALI Si aad ula socoto filimada Fadlan ✔Subscrib nosaar mahadsanid.

    • @MCX6244
      @MCX6244 5 лет назад

      Adna iisaar waan kuu saaraye wllo
      Adoo raali ah

  • @ninbanaandegay7132
    @ninbanaandegay7132 5 лет назад +3

    Waaaar Shiine Culay
    Caadi maaha gacan ayaan
    U taagay

  • @adiljakatooreahmed3396
    @adiljakatooreahmed3396 5 лет назад +4

    Shine is funny guy

  • @tupeecofficial2306
    @tupeecofficial2306 5 лет назад +14

    waar samroon ma diidanee dadka haysku dirina shit reer borma waan idin salamy

  • @rajochannel6849
    @rajochannel6849 5 лет назад +5

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴wax badan ka ogoow cudurka gaaska iyo cagaarshoowga soo booqo irshaad channel 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴subscribe walal🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @isaknakeye6935
    @isaknakeye6935 5 лет назад +2

    Laandheere aan afkiisu ciilin hhhh

  • @janojanokusug7348
    @janojanokusug7348 5 лет назад +2

    Ninkaan wlh Wuu iga qosliyaa Shiina culay cadi maaha😂😂😂

  • @susuumoha6879
    @susuumoha6879 5 лет назад +5

    Kkkkk walahi shiine markii iigu horaysay Facebook live aanku arko waaba ka biqi jiray waxaa u malayn jiray nin waalan oo jini qaba maalin baan sifiican usii dhagaystay waa ogaaday in uu ahayn qof jini qaba hada waxanba u ahay fan😂😂😂😂😂

  • @drzamzamsuldandiriye2819
    @drzamzamsuldandiriye2819 5 лет назад +1

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk So funny walahi😂 Anigo citiraf iidn Sidaa

  • @thomharrison4389
    @thomharrison4389 5 лет назад +1

    Wlhi waan raftay hhhhhhh Anigu waxaan imanayaa anoo daarood dhan sida 🤣🤣🤣

  • @usaamezaylici1723
    @usaamezaylici1723 5 лет назад +8

    yes 4ugu horeya

  • @sultansomali1617
    @sultansomali1617 5 лет назад +1

    Shiine culay ardayga faysal cali waraabe

  • @mohamedelmi2863
    @mohamedelmi2863 5 лет назад +6

    Hhhhhhhh shine Kada somaliland dhaga hadalka🤣🤣🤣

  • @MMTV-nh1jz
    @MMTV-nh1jz 5 лет назад +3

    Hhhhh ninkan Waa Iska Afyhan😂😂😂

  • @fatimae6905
    @fatimae6905 5 лет назад +2

    Dj subeer wu caatoobay good for him.

  • @dalnuurshe7434
    @dalnuurshe7434 5 лет назад +5

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣 shiine coleey

  • @fosiydahir3901
    @fosiydahir3901 5 лет назад +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 shiiino wlhi qof ficaaan tahay funny ah

  • @cadniab8955
    @cadniab8955 5 лет назад +1

    Hhhhh xalay ku fiirsaday qosol kii iga dhamaday. 😅😅😅😅😅

  • @ashwaqcuisine5208
    @ashwaqcuisine5208 5 лет назад +2

    Tolkii ma caasiye ❤️❤️❤️

  • @barwaaqo.officialofficial1540
    @barwaaqo.officialofficial1540 5 лет назад +1

    Shiine cullay odday somaliyeed waan ku salmy dj subeer iyo cabdi qaadir booz

  • @Casmicarafaad
    @Casmicarafaad 5 лет назад +3

    Shiine maxumid lkn xogagan qabiilka ah iska daa dhanka qabiilka kahadalkisa alaha kaa madobeyo adiyo dhamaan umada somaliyeed

  • @farhiashire4235
    @farhiashire4235 5 лет назад +4

    Marexaanka ka daaa 🤣🤣😂😂 siyaad bare baan ola ekaneynaa ee🤣😂

  • @Fadxifunny99
    @Fadxifunny99 3 года назад +1

    Young boss meee kkkkk

  • @xaydarofficial
    @xaydarofficial 5 лет назад +1

    War nacala shaydan kuyaala 200 like halay gadhsiiyo waynakaa farxada halawado😂

  • @nurdiingabayre4827
    @nurdiingabayre4827 5 лет назад +4

    😅😅😅😅Naclla shaydan ku yalee lycta yaciya

  • @ahmeddaahirxaaji8134
    @ahmeddaahirxaaji8134 5 лет назад +1

    ala shiine qosol xumidaaa niyow😂😂😂😂😂😂

  • @hanuush6787
    @hanuush6787 5 лет назад +1

    Dj subeer💪💪❤️♥️♥️♥️♥️

  • @abdiqaniboss4838
    @abdiqaniboss4838 5 лет назад +1

    Wlhi shiine Culey waa Nin soo Shaqo Tagy maalin ninka alli beri leh baa lala Fadhistaa 😂😂

  • @hamseabiib4734
    @hamseabiib4734 5 лет назад +1

    Shiine Culay QoF Qalbi wanaagsan WeeYaan Hore Usoco wll
    ✔✔✔✔✔✔✔✔

  • @unkmsa
    @unkmsa 5 лет назад +11

    Shiine Culey Nacalaa sheydaankaa ku yaaLe Na SUBSCRIBE garee waryaahee kaftaN baanu kuu lenahy adiguba nasoo wac markaad ku laheed kaftaN ahaaN XASSAN ALI KHEYRE watuu ku soo wacay adna sharafta karaaC nasoo SUBSCRIBE garee Nacaala sheydanka kuyaaLe

  • @omarisak882
    @omarisak882 5 лет назад +1

    Shiine culay wlhi qosol socdaa tahay

  • @indhadeeq4112
    @indhadeeq4112 5 лет назад +2

    Dj subeer qosalka kadhamaday dad nagu qaliya tihiin shiine an DJ

  • @hapoonjama2763
    @hapoonjama2763 5 лет назад +1

    😁😂😂😂😂😂😂😂😂😂allah beerka nacala sheydan kuyaale shere dhaha

  • @kafiayousuf4587
    @kafiayousuf4587 5 лет назад +1

    Shiine hadaanu Somaliland afka weyn Ku taagin ma nafiso mia?
    Somaliland duco iyo habar midna uma baahna💪💪

  • @maaxofficial1066
    @maaxofficial1066 5 лет назад +1

    War subscriber iisara

  • @bahjasahalchannel1218
    @bahjasahalchannel1218 5 лет назад +10

    Ar wlo ilhy idinma qadee subscribe isaar ado mahadsan 💖💖💖💖👍👍👍👍🙏🙏🙏🙏🎀🎀❤❤❤❤❤

  • @ducoqabe4486
    @ducoqabe4486 5 лет назад +1

    Masha allah

  • @sudaysiabdihussein4350
    @sudaysiabdihussein4350 5 лет назад +2

    Shiine wlhi wan taageera
    Nin izka wada kaftana weeyo

  • @Jamaalgaley4582
    @Jamaalgaley4582 5 лет назад +3

    All somalida sharfta leh channel ka cusub subscribe waatan

  • @sahrasiman258
    @sahrasiman258 5 лет назад +4

    Shine culay Salaan

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre 5 лет назад

    Sidii adeerka dabcasar ayaanu madheera ku dhadhicinayna hadaba wan ku sheege haysku tagin hargaysa😂😂😂😂😂

  • @jaalesiyad7166
    @jaalesiyad7166 5 лет назад +2

    Shine culeey😍

  • @harfomedia8820
    @harfomedia8820 5 лет назад +2

    Ninkaan Waa munaafaq

  • @abdiaziizahmed2610
    @abdiaziizahmed2610 5 лет назад +4

    Daawo falaqeyn ku saabsan Seria A kooxaha ugu wa weyn.m.facebook.com/story.php?story_fbid=10157321411672836&id=818147835

  • @adarabdi2371
    @adarabdi2371 5 лет назад +1

    Shiino allaha ku dhowra. Waan iska qoslaa markaan ku arko kkkkk

  • @afrahafrah6819
    @afrahafrah6819 5 лет назад

    Asc dj subeer shiin culay lkn shiin aad iga qosliay

  • @xananhassan4706
    @xananhassan4706 5 лет назад

    Ilaaah ban idinku dhaarshe like isiiiya cadabul qabriga ilaah haydinka badbadiyo eh

  • @mohamedbshiir6892
    @mohamedbshiir6892 5 лет назад

    NacaLa shaYdanka ku YaaLe likeTa iigu qapTa

  • @mubaarikabdlaah3036
    @mubaarikabdlaah3036 5 лет назад +1

    Hhhhhhhhhhh ala beerka ma nooli shiine culay