Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Iiran - Sirta ka dambaysa diyaaradahan ethopianku adeegsadaan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 фев 2024
  • Ku soo biir pagekeena facebook 👇👇
    / waaberimedia4
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 100

  • @siyaadaadan1423
    @siyaadaadan1423 5 месяцев назад +28

    Golden voice ❤❤❤

  • @AliKhadaab1
    @AliKhadaab1 5 месяцев назад +16

    Rabi haka raalinoqdo Abdirahmanow
    😊

  • @Hassan_omar_aden
    @Hassan_omar_aden 5 месяцев назад +23

    Kusaliya nabigena muxamed scw

  • @AbasMahmad-iq6by
    @AbasMahmad-iq6by 5 месяцев назад +11

    Taariigda islaamka usoo badi

  • @galool4
    @galool4 5 месяцев назад +3

    Masha allah Iraan way dadaaleen dhib badan bayna u mareen inay guulaystaan

  • @abdilahiyouseph2642
    @abdilahiyouseph2642 5 месяцев назад +2

    Aad bad ugu mahadsan tahay c.raxman waberi sida aqoonta leh ee xogaha xasasiga utebisid waxan kacodsanaya inakaso hadasho bangiga aduunka deymaha iyo mashrucyadisa iyo dabinada uu ku shaqeyo iyo wadamada ugu badan ee deymaha kaqaatay macamulkoga

  • @QANCIYE_FILMS
    @QANCIYE_FILMS 5 месяцев назад +10

    Golden voice❤😊

  • @user-cd1np1lo2k
    @user-cd1np1lo2k 5 месяцев назад +5

    Nabiga ku sali scw ❤

  • @PinaBinianimals
    @PinaBinianimals 5 месяцев назад +17

    Wll diyaarada ay soomaaliya sameysatay kasoo hadal mar dhow waan kudhidoonaa i.a😢😢

    • @sagalcumar2733
      @sagalcumar2733 4 месяца назад +1

      Insha allaah idim alle allha no rumeyo wll😢

  • @CUSMANYUSUF1
    @CUSMANYUSUF1 5 месяцев назад +7

    Aan kuwada salin nabigena scw scw scw❤

  • @user-jt1fd7zv8f
    @user-jt1fd7zv8f 4 месяца назад +2

    Haye waayaha cusub warkii warsoodhaafay somaliyeey shimee qabiilkaan iska dhaafeysaan 😢😢😢😢😢😢😢😢😊

  • @ilyaasofficial.6322
    @ilyaasofficial.6322 5 месяцев назад +10

    "Ilaah tala saarta, wuxuu noloshaada ku sixi doonaa xikmaddiisa, wuxuuna walwalkaaga ku damin doonaa naxariistiisa, jabkaagana naxariistiisa wuu ku hagaajin doonaa, daciifnimadaadana ammaantiisa ayuu ku xoojin doonaa."

  • @user-qu8el5ig9r
    @user-qu8el5ig9r 5 месяцев назад +5

    Wll diyaarada kaan ee turkigana ka soo hadal❤

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 5 месяцев назад +2

    Asc well come Well come Well come Well come turkey 🇹🇷 turkey 🇹🇷 turkey 🇹🇷 sea Somalia 🇸🇴 Insha allah aamiin aamiin

  • @user-wr4hc4wg1n
    @user-wr4hc4wg1n 4 месяца назад

    Masha allah sxb waad ku mahadsan tahay news Yadaada marka no so badi insha allah

  • @user-io3fo8eb5d
    @user-io3fo8eb5d 5 месяцев назад +1

    Taniyo 2018 Waan kutagera Waan kuu salami asc waliga guleso walalo

  • @lazco__1943
    @lazco__1943 5 месяцев назад +6

    Amazing voice ❤❤

  • @KMAX981
    @KMAX981 5 месяцев назад +2

    horay usoco golden voice

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 4 месяца назад +1

    ALLAHU AKBAR☝️🥺❤️

  • @asadabdullahi511
    @asadabdullahi511 5 месяцев назад +3

    Carabta wax haka bartaan Iraiyiinta ayago cunaqabateyn dhan walba saarantahay bay hadana hubkooda sameestan carabna Hal rasaas ma sameen karaan ayagoo dhaqaale xoogan heysta

    • @AbdikarimMohamed-fh8jo
      @AbdikarimMohamed-fh8jo 4 месяца назад

      Rasaas weè sameeyan iyo huwabka yar yar hada sacuudiga wuxuu qoshenaya 2030 in hubkiisa dhan uu sameesto uusan diwada ku tiirsanaan

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 5 месяцев назад +2

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @user-jm8yr1ij5e
    @user-jm8yr1ij5e 5 месяцев назад +1

    shb sida ugu saxan ugaso hadal farqiga udhexeyaa SUNIGA IYO SHIICADA

  • @user-mt7dr8qz2c
    @user-mt7dr8qz2c 4 месяца назад

    Merci pour l'information abdirahman omar

  • @jaaluud5395
    @jaaluud5395 5 месяцев назад

    Yaasalaam waberi media ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mustafemaxamedmuxumed2862
    @mustafemaxamedmuxumed2862 4 месяца назад +1

    AllAahuakbarr❤❤❤❤❤

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 4 месяца назад +1

    SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 4 месяца назад +1

    SUBXAANALLAH☝️🥺💯

  • @user-pu7pb6rv2w
    @user-pu7pb6rv2w 5 месяцев назад +3

    Anaga wadan keena yaa umaqan
    Soo anaga mahan aan wax sameysano wllo

  • @Hassan-Abdihakim8
    @Hassan-Abdihakim8 4 месяца назад

    Aan ku salino nabiga scw

  • @barresagal8891
    @barresagal8891 5 месяцев назад +1

    ❤❤❤❤❤Iran ❤❤❤❤ ragbaakunool

  • @Slh4341
    @Slh4341 5 месяцев назад

    Masha allah❤❤

  • @Som-efootball
    @Som-efootball 3 месяца назад +1

    Team 2024 ❤❤❤

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 5 месяцев назад +1

    Dad tashaday iyo dal hiigsi leh weeye Iran 🇮🇷

  • @mabdulahiabdi1039
    @mabdulahiabdi1039 5 месяцев назад +2

    first commt🎉

  • @user-qd6xx6vf6g
    @user-qd6xx6vf6g 5 месяцев назад

    Dhagaysi wacan❤❤❤❤❤

  • @user-yv3of1gy1c
    @user-yv3of1gy1c 5 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hormoodfilms3685
    @hormoodfilms3685 5 месяцев назад

    Abdirahman cumar abe alle ha naxariisto😢

  • @Muhammadali1583
    @Muhammadali1583 5 месяцев назад

    C/rahman zxp history ga dalka iiran noosoo diyaari noo

  • @user-lf9yh6yw2d
    @user-lf9yh6yw2d 4 месяца назад +1

    Diamond voice

  • @AbdishakuurAbshir-db1lr
    @AbdishakuurAbshir-db1lr 5 месяцев назад +1

    خويني

  • @user-mb4yo7ss8d
    @user-mb4yo7ss8d 4 месяца назад

    wlhi sxb wn xiseyaa inaan dhageysto waxaad nosoo gudbiso wn jeclahay inaan adi cml noqdo insha allah wn noqon donaa nosoo badi dhacdoyinka aduunga horey usoco my sir 🥹😍😍

  • @abdiazizabdullahi8762
    @abdiazizabdullahi8762 5 месяцев назад

    In.allh
    Waan samaysan

  • @user-ch5xn2lm9d
    @user-ch5xn2lm9d 5 месяцев назад

    Waberi media❤😊👍

  • @alialiali1421
    @alialiali1421 5 месяцев назад

    Thanks

  • @ZakariyemuuseAli
    @ZakariyemuuseAli 5 месяцев назад

    Keep going pro

  • @user-hf7cc8ju2x
    @user-hf7cc8ju2x 5 месяцев назад

    Allah is one 🙏 ❤️

  • @omermohamed-yt2ct
    @omermohamed-yt2ct 5 месяцев назад +3

    Iran waligeed lagali mayso dagaal maraykanka

  • @affio6916
    @affio6916 5 месяцев назад +1

    ❤❤❤

  • @taamirsharif6716
    @taamirsharif6716 4 месяца назад

    Half million coming soon ❤❤

  • @Atikafaarah
    @Atikafaarah 5 месяцев назад +2

    Somaliya diyaarad ayeey sameey rabtaa😅

  • @user-cd1np1lo2k
    @user-cd1np1lo2k 5 месяцев назад

    Asxpy chanalka hosow pro mataqanan

  • @SakaiFaarax
    @SakaiFaarax 4 месяца назад

    Yeah

  • @MaxamedYare-
    @MaxamedYare- 4 месяца назад +1

    Scw scw scw scw scw

  • @user-jy2ml6nz3y
    @user-jy2ml6nz3y 4 месяца назад

    Title:magacaygu waa c/raxman cumar halkanina waa waberi media kusoo dhawada dawadayal muqalkena manta🙏🙏🙏

  • @Abdifatah5792
    @Abdifatah5792 5 месяцев назад +4

    Waa shiico bilaa faa'iido ah

    • @najmanajma6752
      @najmanajma6752 5 месяцев назад +3

      Waa muslim faaiido badan.iiraan waa muslim iyagaa sacuudiga iyagaa ka fiican

    • @axmedmaxamef675
      @axmedmaxamef675 5 месяцев назад

      @@najmanajma6752 war miyaadan caadi ahyn ma dadka cayaa nabiga scw scw scw scw scw Asxaabtana caaya oo waxay kuleeyihiin cali radiyallahu cano waa nabi alle kulahaa ma dadkaasaad taaageeri wll

    • @ahmedroobl9060
      @ahmedroobl9060 4 месяца назад

      Way leyihiin wayna ka faaido badanyihiin suniga

  • @ameennikke
    @ameennikke 5 месяцев назад +1

    First ❤

  • @amiincox6206
    @amiincox6206 5 месяцев назад +2

    U fiirsada soomaaliyeey fikrada waxa hirgaliyay arday iiraaniyiin ah halka inaga la ino dhigo wax aan sal iyo raad midna lahyn, macalinka ku dhigayana uu isku kaa kibrinayo isagoon waxba aqoon !!

    • @runkahadasho8495
      @runkahadasho8495 5 месяцев назад +1

      Been kumaadan sheegin walaalo hadaan soomaali nahay umada asaageen waan kaharney
      Maqaan koortey soomaali hurdada kakaceeso😢😢

  • @user-db9or4ne7v
    @user-db9or4ne7v 4 месяца назад

    Walahi waxa tahay ninan bal wadlahayn

  • @abdiazizfarah9007p
    @abdiazizfarah9007p 5 месяцев назад +1

    Wll waxan ka codsanaya inad kasoo hadasho habka loo sameyo diyarado dagal ama hub waaweyn iyo wax yabaha loo bahan yahay?
    Mahadsan.

  • @cabdiraxmaanyare1953
    @cabdiraxmaanyare1953 5 месяцев назад +1

    1❤❤❤❤❤

  • @SuldanSuldan-df7sr
    @SuldanSuldan-df7sr 5 месяцев назад +1

    frist🎉🎉

  • @user-td6fh4iy2y
    @user-td6fh4iy2y 5 месяцев назад

    Asc

  • @user-rq1hy6ld1f
    @user-rq1hy6ld1f 5 месяцев назад

    Somaliya !

  • @user-up7bi5ck9s
    @user-up7bi5ck9s 5 месяцев назад +1

    Naga daa kuwaas wàa colkeenee

    • @ahmedroobl9060
      @ahmedroobl9060 4 месяца назад

      Mahan Colkeena ee colkeenu waa Emaret Ethiopia iyo kenya

  • @omermohamed-yt2ct
    @omermohamed-yt2ct 5 месяцев назад +3

    Maxay tahay sababta diyaaradaha Iran iyo turki ay wax uga qaban waayeen dagaalka gaza maxay faa ido leeyihiin

    • @don.treplyme9070
      @don.treplyme9070 5 месяцев назад +3

      Falastiin hubka wx siiya iran 🇮🇷 carabta my galaan dagaalka aduunka nin walking dawanyo nina uma dhaqaaqp carab iyada isku fila. Hdy israacdo

  • @WiilBoqortoyo-fi5zd
    @WiilBoqortoyo-fi5zd 5 месяцев назад

    𝓖𝓸𝓵𝓭𝓮𝓷 𝓿𝓸𝓲𝓿𝓮🎉🎉🎉

  • @user-ks2fs9pr3w
    @user-ks2fs9pr3w 5 месяцев назад

    One days vedio pro

  • @cabdiqanideeq7266
    @cabdiqanideeq7266 5 месяцев назад +3

    Iiraan ayaa Turkish kaga horaysay doroonta samaynteeda

    • @mahadgeedijalawle3538
      @mahadgeedijalawle3538 5 месяцев назад +2

      Haa wlhi kulaha iran aa copyeydey turkiga😂😂😂😂 iran intan turkigu bilabin ayey kudagalayen droneta 40 sano kahor dagaalkii iraq

    • @cabdiqanideeq7266
      @cabdiqanideeq7266 5 месяцев назад

      Jacayl Turkish ayaa haya sheesha

  • @user-cd1np1lo2k
    @user-cd1np1lo2k 5 месяцев назад

    Maanta yasoomi

  • @cabdiqadir1119
    @cabdiqadir1119 5 месяцев назад

    Wa shiico lkn

  • @user-xe2bw5un7r
    @user-xe2bw5un7r 4 месяца назад

    Ogaansho halagu soo daro

  • @muxiyo13m
    @muxiyo13m 5 месяцев назад

    Soo Badi Soo Badi Soo Badi

  • @adonallah
    @adonallah 5 месяцев назад

    Cod Malahan

  • @AbshirMohamud-np9zt
    @AbshirMohamud-np9zt 5 месяцев назад

    Wll waxad barnaamij kaso diyaarisa diyarada wacadaraha kadhigtay meelo bdn eearktar tb2

  • @user-xj9jx5cg8o
    @user-xj9jx5cg8o 5 месяцев назад

    Adeer ayatullaah ali khumeyni ayaa ka hereeyey ninkan aad taswiirtiisa soo dhigayso warbixintaada dib ugu noqo waxbaa kaa khaldane

  • @abdirahmaanmohamed1582
    @abdirahmaanmohamed1582 5 месяцев назад

    0:10 map kaan waa mid qalad ah Somalia 🇸🇴 waa hal

  • @user-uw4mj4ce5i
    @user-uw4mj4ce5i 5 месяцев назад

    Damaca itoopiya bada soomaaliya ka sohadal abdi rahmanow

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt 5 месяцев назад

    🇮🇷 🇮🇷 🇮🇷 🇮🇷 🇮🇷 iran guul

  • @bakaruulow6601
    @bakaruulow6601 5 месяцев назад

    Waa dad isku tastay wax qabsaday lkn wadankeena waxeey aaminsanyihiin qaramada midooway iyo UN ka iyo reer galbredka ineey wax u qabanaayaan taas waa nasiib xumo na haysto 😢

  • @user-mq6rt7yz4s
    @user-mq6rt7yz4s 4 месяца назад

    One days vedio pro 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 hhhhhhhh😂

  • @abdilahiyouseph2642
    @abdilahiyouseph2642 5 месяцев назад

    Iran haday awoodleyihiin israel-shan ay uhanjaban may kuduulan intey meelo umad Muslim duqeynayan ama ururadan daaha dabadiisa kamamusho mey kadifacan falastin

  • @user-il4cd3kw4n
    @user-il4cd3kw4n 2 месяца назад

    Shah 😂😂

  • @mahadgeedijalawle3538
    @mahadgeedijalawle3538 5 месяцев назад +1

    iran aa copyeydey turkiga😂😂😂😂 iran intan turkigu bilabin ayey kudagalayen droneta 40 sano kahor dagaalkii iraq