Anigga adigaan kuugu dheganahay Nasro. Qaabka Diyaarinta saxka abaayo waxbaa kaa khaldan. Iska sax Sauce Kana Isku adiga in ad sameyso no mid diyaarsn hadda Kan aad Ku shubtey waaa diyaarsanyahay Butter iyo Liin kaliya wax ma tarey Dadka la wadaag Rezept tiga saxda ah.
Maasha allah nasro lkn Grill Fisch Ka Sidan ma aha walaashey Grill dhibic saliid ah Ayaa la mariyaa kaliya lkn waa Shiilid. Sabbtoo Grill Ka hadii saliida Saan oo kale ay noqoto xariiq Xariiqmaha Ayaa Soo tufaya Saliida
@@umumascuud3307 quruxey gabdhaha zamankan jiro o dhan aya daciif ka ah dhankaas cunada wayo waqti social media guri cml logu dhex noolyaha joogna xita dad aqonyahano iyo siyasiyiin iskugu jira aya kashegtaan in waqtigoda social media sidey udawanatan kudhameystan marka gandhaha cankana maba kusi jiran marba mashruuc uga furan social media halka kuwa an caanka aheyn sidey udaawanayan naftoda ilooban meshs kasocota gabdhihi o wilal iskuwada badaleen xaga hosha wlh nairobi joga laba shaqaaala noshaqeysa midna cuntada bas 100dolar nagaga qadata midna xaga guryaha iyo hosha lacag noga qadata nairobina hal cid o shaqala ujogin maleh waqtigina social media iiga baxa
Lakin saan macquul maha Gabadhaha Somaliya joogan wax ma karin karaan miyaa walaahi Hooyadeed waxeey igu dhahdaa gabar somali joog cunta kasta waa karin karaan
@@mariahussein2328 maya abaayo cunto karin kaliya loma so aaado lakin HOOYO nogu faanto markii aan dhahno wax ma karin Karo madama aan qurbaha ku dhalanay Aniga iyo walaalaheey waxey nagu dhahdaa 9 jir somaliya jooga reer dhan ayeey wax karisaa Marka markii aan arkay Gabadha weyn weyn see wax u karin karin
baaquli boy wa darbi jiif malinta videoga laga dubaayo wa loso qubeeya lona labisa 10$ wa la siiya kabacdi darbiqisi bu ku caaba alabti sharma boy jow kow now hadana bow🤣🤣🤣
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️☝️
Salalaahu calayhi wasalam
صلى الله عليه وسلم
صلى الله عليه وسلم ❤
❤❤❤ asc nasro barnamijka ku dar qurba joogta iyo dalka kuwa jooga oo iska soo horjeedo dhalinyaro iyo qof wee seywalahi iyo dhalinyarada wadanka joogto gabdho wiilala marka xararo yeelnaa
Waaw❤❤ Nasra allh ku barakeyo gacantada
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
Ayyyy sumayo qurux fv 🥹🫶❤️🩹💯
Allah shaadiyo sharaf iyo ajakis yare laso dhaqsada😂😂😂😂😂
Sow maha
masjallah wall hey ani macantoooo into kale I bashala iyo ramadan Karim
Nasro gacantaada wey fadhidaa mashaa allah❤❤❤❤❤
SALLALLAAHU CALEYHI WASALLAMM ❤❤
Shaqadaan macallin ma lahane chief ugu yeera
Happy ahmed iyo Kaptan baara
Astan nimankan ani ii balami xethy nagaha aan wax aqoon 😮weba nacebeyen 😅
Haa wlhy wanba yaabanahay ani hablahaan xataa saliida ka baqaya😂
hhhhhhhhhhhhh hablahaan dabka sidii wiilasha ka ganbanayaa walee waxbaan aragnay, oo gabdhaha wadanka jooga oo dhan ma saanaa allow alle!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
Anigga adigaan kuugu dheganahay Nasro.
Qaabka Diyaarinta saxka abaayo waxbaa kaa khaldan.
Iska sax
Sauce Kana Isku adiga in ad sameyso no mid diyaarsn hadda Kan aad Ku shubtey waaa diyaarsanyahay Butter iyo Liin kaliya wax ma tarey Dadka la wadaag Rezept tiga saxda ah.
Sax waye hdlkaga
Labadii ugu damiinsanaa abid baad maanta isu keentay nasro😂😂😂
Allah dadka caanka waxba ma aqanan wallahi
Idiriska keena team Astaan
Asc
Baaquli boy waxaa dhahday wiil aan gabar la dhalan 0 waaye lkn aniga ilama dhalan alx 0 ne ma ihi
Bisinka Gabdhaha tiktok maxa Ka qldan 300gram o dahabana waa Lagu mehersadaaa 😂
😂😂😂😂waa kula yaaby qtuxy
❤❤❤❤❤❤❤
Maasha allah nasro lkn Grill Fisch Ka Sidan ma aha walaashey Grill dhibic saliid ah Ayaa la mariyaa kaliya lkn waa Shiilid. Sabbtoo Grill Ka hadii saliida Saan oo kale ay noqoto xariiq Xariiqmaha Ayaa Soo tufaya Saliida
Haaa walhi manta dhaan la yabana side uu karise comment ii anfaca adaa ka arke 😂😊
Baaquli boy bagaifuuray 😂😂😂😂😂
Please 🙏 🙏 idiriska itabo soo qaboo😂😂😂😂😂😂😂
Kan waa Praten Fish af Deutsch ahaan aber Grillieren ist nicht Gleich. Ich bin Koch zeiht 8jahren abaayo
Cream ayaa aniga ku suubiya asagoo diyaar ah dad kale caano iyo bur subag ku darayana waa arkay
Gabdhaha caanka ah intoda badan wax ma karin yaqanan maxa qaldan
Ma aragtay😂😂😂
We yaqaanan hada hadu viyus ka galo routine be kaso sameynayan lkn is yelyelka ka batay
Sumayo caadi matahay Horta wax Karis ma aqaano Gabar 30 jir ah ceeb ayey Ku tahay ayada faan ayey karabtaa ceebey tacaal ilmo yer iney iska dhigto iyo fudeed astaan dad xikmadleh maweyseen sida idiriska iyo kaotan paara
Sumayo adima 30jir kadhigay mose hada adiga 30jir tahy qofwalba inu yaha umaleysa sumaya wa cunugyar waqtigeda qaadaneyao waayeelada halakeno aad ledahay waqtigoda wey dhameysten hanastaaan
@@quruxleyqalanjo5485HHHHHH WAKHTIGEEEDA KU YEH HHHHHHHHH GABADH DA’YAR OOO CUNTADA SIDA LOOOO KARIYO AQOON WAA DOQONIMO MAAAHA FAAAN IYO WAKHTIGEEDAY QAADANAYSAYO IYO DA MAAAHA WAAA CEEEB😢😢😢
@@quruxleyqalanjo5485ma waqti ay cunna karin ku baran weysee jirtaaa😂😂😂😂 wax ba ha u cudur darin
@@umumascuud3307 quruxey gabdhaha zamankan jiro o dhan aya daciif ka ah dhankaas cunada wayo waqti social media guri cml logu dhex noolyaha joogna xita dad aqonyahano iyo siyasiyiin iskugu jira aya kashegtaan in waqtigoda social media sidey udawanatan kudhameystan marka gandhaha cankana maba kusi jiran marba mashruuc uga furan social media halka kuwa an caanka aheyn sidey udaawanayan naftoda ilooban meshs kasocota gabdhihi o wilal iskuwada badaleen xaga hosha wlh nairobi joga laba shaqaaala noshaqeysa midna cuntada bas 100dolar nagaga qadata midna xaga guryaha iyo hosha lacag noga qadata nairobina hal cid o shaqala ujogin maleh waqtigina social media iiga baxa
War ani wabakaltuuri lahaa wax markaas laytusay😂😂😂
Cwa 2dn jikda weyku fladen shadio io ajakiz yre so fsaxa 😂
Sumaya wx baro sister 😅
Shaadiyo laso dhaqsada😂😂😂😂
Shaadiyo iyo Ajakis yare plz soo qabo 😂😂😂😂😂😂
Ani waxa hal mar arko wba karin kara mar labad kuwan waxay qalbadu tagan thY😂😂
Baaaquli Boy funny 😂😂
Plz Kabtan baara iyo shaadiyo 😂 inkastoo waxaan marhore la duubay oo nasra ey turki joogto hada
Mursal iyo sihaam tahliil
gabadhan hooyadii dhashay waxa loo qaatay inay mandheerta soo qaadato . horta reer maleeday from reer hargeisa
Anbo maaqano only waxa yaar yaar lee aqana dib miya marka😂
❤
Alla shadiyo iyo ajakis lasoo dhaqsada waa sugi la ahay jah
ani macantoooo somali
Alla waa fuury caawa labadaan malees kugu talagalay😂😂😂😂😂
Baquli boy kan mx waye😂😂😂😂ku cabsii
raga iyo dumarka cunad alu tartamaya waxay😂😂
Sumeyo iyo baquli boy maxa kla hesto😂q
😢😢😢😢
😂😂😂 tan waba isku kasa wlhj
Hadda Ka bacdina Raaci wax yar oo Dill ah Kaluunka waxaa Raaca Dill ma Raacdo Kabsar ama carfis kale
War dadka weyyaqana wey isyelyelayan Marka kadhac waxeyba rabaan inaad kumashqushan marka kadhaca qof Cuntokarin aqanin majiro marka bunbuninta iskadaya dee😂😂
Maya bariis iyo baasto waxas fuded wye lkn malay iyo wax yalaha kle dib wye😂
Kuwaan xabad ma ayaan waa eberkood 😂😂
Inaa camira duubeyso mabaujeedaan wey ba utashanaayaan😂
Kkkkkkkkkkkk
Astaaney idiriska keena waa codsi
Wax ween miya marka😂
Idiriska ii taabo iyo sihaam tahliil
Oo hablihii canka ma sidan baa bisinka 😂
😅😅😅😅
Waxaas baaniga haynaa😂
sumaya iyo baaquli waa zero 😂😂😂
Kaalaya dumarka caanka cunto ma karin aqaan miyaa !!
Sumaya is dabaliska dhaf mar namijka wad ku ciyartay sorry astan tv next time Sumaya qurux ka reba
Kuwan nasro caadiye u waalen cwda labo waalan waye 😂
Idiris itabo
Lakin saan macquul maha Gabadhaha Somaliya joogan wax ma karin karaan miyaa walaahi Hooyadeed waxeey igu dhahdaa gabar somali joog cunta kasta waa karin karaan
Gabdhaha dhan haisku darin anago waxa jogna cuno karin naloga haray Thnks mami❤😊
Anagaa joogna wlhi guriga dhan anaa cuntada ukariya ee abayo intabadan gabdhah ayagaa wax kariya ee kuwaan maybe xaafda kuwa ka yar yar wax kariya ayagana hoosha klee qabtaan saas weyaan abyo
Sax waaye hooyo waa runted anokoo kalaa jogno 😊
Mamda wa saxantay lkn somalia ma cunto karin kaliya loso donta waba arin is waydin mudane 😂
@@mariahussein2328 maya abaayo cunto karin kaliya loma so aaado lakin HOOYO nogu faanto markii aan dhahno wax ma karin Karo madama aan qurbaha ku dhalanay Aniga iyo walaalaheey waxey nagu dhahdaa 9 jir somaliya jooga reer dhan ayeey wax karisaa Marka markii aan arkay Gabadha weyn weyn see wax u karin karin
Saan maka daacada qofta las xowla
Barnamjjkan halmar mabalawaladubay Nasro duraxada iskamabadasho miyaa
Gabdhaha canka waa cebese nasro sababto ah wax jaris 000000 ay ka yihiin wlhi 😂😅
Nagaha caanki cunto karis dhanba ma yaqanan eber waye 😂😂😂
Macalimada waa chef wana caane ogow sxb
😂😂😂😂😂
Nagahan isdabalinayo tolow gurigoda ma digir uun baa laga karin jiray
labadan waba iska adeganayan😂😂😂 ina firsanona ma oga qish ayay wadan
Waar dadkan wuxi sodhaq sada ladho weey lasidaha max 😅😅
Horta nagaha caank cuno dhan maba yaqanan wlh😂
ba
😂😂😂
Sumaya ma waalan tahay mise wee fùdu tahay
ideska itaabo iyo kabtan bara iyo shadiyo sharaf
Astaan ninka idiriska i tabto so qabto waayo waa nin so jabay wax badana u so jogey
Shaadiya sharaf iyo ajakis yare soo fasax I.a
Kuwan cml ayaa gabadhaha somaliyeed ceebeenayaan hamigooda iyo wxe yihiin isma lahan nolol ragoow wxn cml qarash yuu idinkala bixin qofkaa guursaneesid iskasoo eeg 😂😂
baaquli boy wa darbi jiif malinta videoga laga dubaayo wa loso qubeeya lona labisa 10$ wa la siiya kabacdi darbiqisi bu ku caaba alabti sharma boy jow kow now hadana bow🤣🤣🤣
Since Ramadan started all the girls 👧 astaan invited show none of them knows how to cook food what a Shame 🫠 🫠
Thanks mate
Idiriska keena team Astaan
Asc
Idiriska keena team Astaan
Idiriska keena team Astaan
Idiriska keena team Astaan