DEG DEG Qarax Xoogan Oo Gilgilay Gobalka Gedo Tirada Dhaawaca iyo Dhimasada Oo Gaaraysa

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 фев 2025

Комментарии • 12

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe 9 дней назад +2

    WAR XAYAWAANYOHOW MADAXTOOYO SOOMAALIYEED MAJIRTEE HADAAD WAX QABSANKARTO WAX QABSO , HADDII KALENA ISKA AAMUS .

  • @YuusufAbdu
    @YuusufAbdu 9 дней назад

    Tuug tuug dhalay,soomaalida aad salaameyso xageey joogtaa,soomaali waxaa duleeyay mareexaan iyo majeerteen dhibkaa aad sheegeysana waligaa kama baxeysaan,dhaawac itoobiya maad u dirtid waa idinkii lahaa itoobiya waa facaya daaroode.

    • @abdiisse-q3r
      @abdiisse-q3r 9 дней назад

      war heedhe qolomaa tahay adigu?

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 9 дней назад

      HADAY LABADAAS REER WAX DULLEEYEEN YAA WAX KAGAAJIYEY OO SOOMAALI AH !!!!!!!!!

    • @Faansahro
      @Faansahro 9 дней назад

      War Naga aamus qabyaalad baa nagu disheen noo sheeg ma nabi idiin dhalay idinka maxaad la kibraysaan yaa tihiin daarood ma nabi baa hawiye ma nabi baa isaaq ma nabi baa majeerteen ma nabi baa waxaad isku dilaysaan qabyaalad dad dhintay 100 sano kahor ma tihiin muslim side dhiigiina u daadin kartaan miyaadan ilaahay ka baqeyn miyaadan fariin sidaha ixtiraameyn nabi maxamed balo idiin qaadee ilaahay baan ku dhaartee idinkaa Israel ka daran ugu yaraan iyaga ma ahan muslim laakiin idinkoo muslim ah baad is dilaysaan sabab miyaadan ka baqeyn in ilaahay idiin halaago uu xanaaqo aaway islaamka aaway markasta dil dagaal ilaa goorma ilaahay baan ku dhaartee waadna ceebayseen oo sumacada soomaaliya way haloowday aaway caqligiin ma yaadan aamin saneyn inay jirto maalinta aakhiro meeqa Sano ayaad gumaadeysaan in ka badan 30 Sano yaa idiin baneeyey inaad dhiigiina daadisaan

    • @rashkaarow45
      @rashkaarow45 9 дней назад

      Guri xun baad ku sookortay . Maxaad ku caayeysaa waalidkii . Ma sidaas ayaad uga aradanahay caqlaaqda . Maxayse kuu dhimeen labaad qabiil . Kuwaasoo leh Sheekh iuo Shariif . Badi cayda . Anigana isoocay .

  • @AFDiini1722
    @AFDiini1722 9 дней назад

    Madaxda Gobolkaas soow ma aha kuwii maalin dhoweed dhahaayay hadii Somalia iyo Itoobiya dagaalamaan Itoobiyaa walaalaheen ah miic miic miic. bartooda ha ku baqtiyaan

    • @gigachad9879
      @gigachad9879 9 дней назад

      Xasan Tuug Iyo Alshabab aa ka danbeeyey waana isla shaqeeyaan nijaasta

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 9 дней назад

      SOOMAALIYA IYO HADDAY DAGAALAMAAN MAAHAYN WARKU , WARKU WUXUU AHAA CIDDII SOKEEYE ISAGA KAA DHIGAYSA EE FAYLAHA KU JARAYSA WAXAA KAA XIGA SHISHEEYAHA KU NABADGALINAYA.
      MIDDA KALE ADEER HADDAAD GEERIDA ADIGU HAYSO WAXBA HALA HARIN ILAA DHIMANO

  • @AFDiini1722
    @AFDiini1722 9 дней назад

    Itoobiyaan u niiki, nijaasnimada iyo ficilaadiina foosha xun maxaad u jooji weeyseen hadaad rabtiin in garoonku kuu furnaado.

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 9 дней назад

      ADIGAABA KA NIIKA BADNAA OO DHUNKASHANA UGU DARAYE , BAL MUUQAALADAADA ISDAAWO