FAYSAL MUNIIR | HADAL AY CID KUGU TIDHI HA U COLAADIN RUUX GOB AH | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 янв 2025

Комментарии • 565

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE  3 года назад +367

    Qofna Ceebo uun Gayin
    Cadho Ha Uga Sheegine
    Ruux Haddaad Collowdaan
    Sheeg Codkiisa Gobannimo…

    • @nimcoyar312
      @nimcoyar312 3 года назад +3

      𝐋𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐪𝐬𝐨 𝐡𝐞𝐞𝐬𝐭𝐚

    • @sahraosman2290
      @sahraosman2290 3 года назад +11

      Codkiisa miya mise cadkiisa gobanimo👍

    • @khadarmahamed3953
      @khadarmahamed3953 3 года назад +1

      @@sahraosman2290 cadkiisa fariideydi i love u

    • @rahmaahmed231
      @rahmaahmed231 3 года назад +1

      Manshaa allah wlhi waa wax jira doorkan heesaha wax yar baa nah kale hees tani way maraysaa

    • @lunibark9978
      @lunibark9978 3 года назад

      abdi askarow heesti silsilada ahayd ee somaliland iyo somalia ma waxa soo gabo gabeeyay inankii reer jabuuti 2bilood bay ku dhawdee😂

  • @siciidcabdiraxmaan6682
    @siciidcabdiraxmaan6682 3 года назад +193

    Nabi maxamed kusalli scw

  • @nafiisaaxmed3779
    @nafiisaaxmed3779 3 года назад +98

    Dadka caawimooye qof curyaami hays odhan inti igadambysa likta hayla dhafin plz🙀💖💖💗💗

  • @beertanolosha8727
    @beertanolosha8727 3 года назад +451

    Cida cafiska badan misana heestan ila daawaynasa ismuujiya

  • @zuumze9461
    @zuumze9461 3 года назад +143

    Faysal muniir fanan aan bartay midkii ugu cisaynta iyo karaamada badanaa aan isla waynida aqoon faniskiisa tixgaliya fanaan aan si gaara utageero nolow huno ♥️👏👏👏👏

    • @FAYSALMUNIIR
      @FAYSALMUNIIR 3 года назад +15

      Thanks wll🙏🙏🙏

    • @abdulahiamati3449
      @abdulahiamati3449 3 года назад

      Nice

    • @hamdaaliabdi7863
      @hamdaaliabdi7863 3 года назад +4

      Wlhi anigu wx aqona iskuma lihin blse fanka somaliyed waa qofka kaliyen iska jeclahy anon xita hesihisa dhagaysan ayn dar alle u jeclahy alle cimriga haw dheryo wllky

    • @ciqanidayib2731
      @ciqanidayib2731 3 года назад +1

      Taa ana kaga marag iyo marqaatiya sxb

    • @hamdaaliabdi7863
      @hamdaaliabdi7863 3 года назад

      @@ciqanidayib2731 nio ninka wn tageraye meel igu sheega

  • @heeroproduction3667
    @heeroproduction3667 3 года назад +321

    Gobonimada ruux kasto uma dhalinin inta gobonimada udhalatay liketa ha ila dhaafin

    • @Mohamedhassan-sr1tb
      @Mohamedhassan-sr1tb 3 года назад +2

      Number one geesi 🙏

    • @iqranuur6320
      @iqranuur6320 3 года назад +1

      Kwrn qof inta ku xumeyy owladisa kugu inkiry ceeb aad lehen dusha ka saray kwrn hadal qof u ka maqlay kugu xukumay o hadane wali aad wanagisa xasusato o markii lagu dhoho manta wajigisa ma ficnen murug ka muqaty inta qofka ugu dhow wacdid dheheysid kwrn su aha miyu xanunsaday xaladisa iga wrn adna kaga tagay xalad midii ugu adked uguna xanunka badned ...

  • @filzandiamond125
    @filzandiamond125 3 года назад +173

    😭😭😭😭 Hees iga ilmeysiiday Oo nolosheyda Taabaneysa 😭

  • @niyadzaneturke7800
    @niyadzaneturke7800 3 года назад +64

    Komantiga hala kala boobo somali maxamed nabiga ku scw scw

  • @kaamilakordahab3349
    @kaamilakordahab3349 3 года назад +20

    Mudo badan wuxuu ahaa my favourite singer
    Ilaaa hadana wuu yahy walaalo qlih sidaan fankaaga u jeclahy ayaan wanaag kula jeclahaY guulayso faysalow 💯♥️🖤

    • @jamalhussein3677
      @jamalhussein3677 3 года назад

      A true fan 🥰🥰🙏 anigaba wan kula tageera

  • @libaanali5946
    @libaanali5946 3 года назад +20

    Ereyada 100%
    Laxanka 100%
    Codka 100%
    Music100% Dadka caawi mooyee!!!!!!

  • @aminaofficial4659
    @aminaofficial4659 3 года назад +41

    Qofna ceebo un gayin cadho ha ugu sheegine ruux Hadad coloowdaan sheeg cadkiisa gobanimo Saxiix wlhi✅✅✅👏👏👏👏👏

  • @zaynumahamed6161
    @zaynumahamed6161 3 года назад +9

    Fanankan heesihiisa, Laxankiisa iyo music kisa sidokle dabecadisa intaba wu ka duwanyahy fananiinta kle Runti
    Long LiVe Muniir❤💪💪

  • @jrinho172
    @jrinho172 3 года назад +11

    Dadka dhigodu yahay (O+) naxarista iyo cizeynta ma igula aragten mise ani lee waye 👍👍

  • @anisosaid8225
    @anisosaid8225 3 года назад +22

    Faysal muniir heesihiisa inay dareen dhaba ka hadlaan yaa ila arkay guulayso fanankena❤❤

  • @bisadayar
    @bisadayar 3 года назад +24

    Sikaztood u tahy caydh sharaftaada ciid qof caro ku saydhoo icisee ku idhi diid✍️❤

  • @naasirwacane970
    @naasirwacane970 3 года назад +16

    Asxbey yaa ila ilmeyeey😭 marku heesta fahmay cajiib Riley wax jira 😭🙏🙏

  • @nahimaabdulle2624
    @nahimaabdulle2624 3 года назад +10

    Oh waa hees kal iyo laab iyo iii tabatey waana heestaa kaliyaa e an sugeyney dadka cafiska badaan alla maxu xaqiqdaa ka hadlaa faysal muniir intaa sida ani sugeysey liketaa haaiga xasinimen 😍

  • @gulledsimba2831
    @gulledsimba2831 3 года назад +73

    Faysal muniir the one only legend
    Abdi askari tube 🙏

    • @YusufAli-ij3hj
      @YusufAli-ij3hj 3 года назад +5

      adero fanan bad shega nesa maxa kudiday afsomali inad soqorto illa wad kuhays taye

  • @rihannaruhii1421
    @rihannaruhii1421 3 года назад +9

    😭😭😭♥️♥️tasaa been aheyn qofna ha uga caban eed 😉😉👏🏻👏🏻 dadka caawi moye billi adanka haku magac shegan ki dhiban caawi hadaa awoodo

  • @monamandeeq3059
    @monamandeeq3059 3 года назад +8

    Qofna ceebo uuna gayin cadho ha uga sheegine ruux hadad colowdaan sheeg cadkisa gobonimo😍
    Taas qof wax garad ah un ba laga helaa 👌

  • @faizaciiro7076
    @faizaciiro7076 3 года назад +16

    Axsan hees wlhi waxan so xasuustay xalad an cawa kusuganahy Allaw anuuraha sahal o iga dulqaad ciriiriga iyo culeyska🤲🙏

  • @abdikhabiirsiciid6223
    @abdikhabiirsiciid6223 3 года назад +34

    Heestan mid eedaday ah bay kusocota oo xumaan wx iga sheegtay iyo nacayb i qabto bay tuhun isaadha waa samra 3years ban sugaya natiijada arki doonto lkn alle waa tusa tuhunki gabadhedi ba alle ka jara 😭😭ma jecleyn ina sheego balse iney ku cimri qaadata u iri ha ku tusaale qaadato

    • @abdikhabiirsiciid6223
      @abdikhabiirsiciid6223 3 года назад +1

      Anigo ah gabadh lkn wllkey telkisa ka dawan 😭

    • @nimcosayid958
      @nimcosayid958 3 года назад +3

      Huno 100 qof oo iidhaw ayaa waxan ahyn iga sheegay ilahayban kudayey lkiin wanka baxay noloshodaba gabi ahaanba

    • @charkokhadar2558
      @charkokhadar2558 3 года назад +1

      Nolosha ugu baxa wll dadka waloga baxa nolosha baa salanta iyo daan guud hayni ga dhaxayso uun qof ka

    • @beertanolosha8727
      @beertanolosha8727 3 года назад

      Anba sxp kula mid baan ahy eedady ayaan uhayaa taas waa qofta ugu xun dunida ilaahy meel xille ha dhigo

  • @zaki_boyofficial4306
    @zaki_boyofficial4306 3 года назад +13

    Cambaareynta aadmiga hka dhigan mid caadiya
    Hana noqon mid caasiya maalin ruux ciil tiray
    Hees io bar wlhi❤

  • @asmaabdalejama8441
    @asmaabdalejama8441 3 года назад +16

    Dadka Caawi Moye
    Hacuryaamin ruux
    hana noqon Mid Caan ku ah
    Waji Nocba ah💔😫

  • @iifrahali5014
    @iifrahali5014 3 года назад +16

    Legend gobtii reer jigjiga🥰from Moqdisho 🙏

    • @beertanolosha8727
      @beertanolosha8727 3 года назад +1

      Wll sharafkaa waxwalba ka wayn wanaag mooyee xumaan ku dedaal inay kaa gaadho

  • @walalozman8222
    @walalozman8222 3 года назад +24

    Hestan qalbigeyga tabaneysa😪
    Gabar xiriir naga dhexeeyey ayaa waxaa dhacday inay dadka war noo kala qadan
    Sidaasna isku weynay😪😪

  • @maxamudcabdi6612
    @maxamudcabdi6612 3 года назад +12

    Hees aad u qiimo badan
    Murtina xambaarsan
    Keep going
    Faysal muniir

  • @ciidqadhaayechannel1256
    @ciidqadhaayechannel1256 3 года назад +31

    Erayadii ugu cuslaa abid ayaay heestani watadaa abwaanka erayadan qoray ninwaxbadan nolosha kayaqana waaye waan salamaya isaga iyo fanaankaba

    • @abwansadamaqli-mal9236
      @abwansadamaqli-mal9236 3 года назад +3

      Wan kaaqaday wllky qli alle haku sharfo 🙏🙏🙏🙏

    • @mahdiahmedhassan3786
      @mahdiahmedhassan3786 3 года назад +2

      @@abwansadamaqli-mal9236
      Abwaan walh waxan qiraya in aad
      Nolosha waayo kla duwan so
      Aragty hdna anigoo aqoon kuulaheyn

    • @abwansadamaqli-mal9236
      @abwansadamaqli-mal9236 3 года назад +1

      @@mahdiahmedhassan3786 waa runta wllky qli 🙏🙏🙏

    • @saamidayax6857
      @saamidayax6857 3 года назад +1

      @@abwansadamaqli-mal9236
      J

  • @foosxuseen4947
    @foosxuseen4947 3 года назад +2

    Sikastood uthy ceyr sharaftaada ciid iyo caro ruux ku seyroo icisee ku dhaha diid waa qormada kaliya aan ujclhy heestan waala xaqiiq 🙏🙏✊✊✊❤❤❤

  • @msssmile87
    @msssmile87 3 года назад +14

    Faysal muniir fanaan 💯💯 waan tageera dhamaan heesahiisu ma kala dhacaan 🥰
    Badanaa dareen bu ka heesa iyo xaalado xasaasi ah ❤️
    Aad baan ku salamayah Faysal Muniir qoraalkayga haddaad aragto legend ❤️

    • @FAYSALMUNIIR
      @FAYSALMUNIIR 3 года назад +1

      Aad ayaankaaga qaaday wll🙏🙏

  • @saffadhawrsan3435
    @saffadhawrsan3435 3 года назад +15

    Is mujiya liketa hayla dhafina👋👋👋👋

  • @ifrahahmed3939
    @ifrahahmed3939 3 года назад +47

    Hadal ay cidi kugu tidhi
    Haw coladin ruux goba🙄
    Dadka caawi Moyee
    QOFNA curyaami hayaz odhan😥

  • @istareexjellebare2645
    @istareexjellebare2645 3 года назад +17

    Xanuun ayay heestan ii daransiisay hada ii haayo 🥲🥲🥲🥲🥲🤭waligay maa ilowi dono nolashayda waxan soomaray iyo waxan hada maraayo 😭😭😭😭😭

  • @najahyasin9526
    @najahyasin9526 3 года назад +3

    Munir maa baa ogii fanaan aan adii aheeni inuuu jiro 👏👏👏

  • @Islaamoos
    @Islaamoos 3 года назад +12

    Ala yacizak wa’sharafak wa’karaamak, afkaad ka garaacday as usually,, Just keep going Faysal M🎤🎤🎶🎶🎹🎵🎤🎤

  • @abdishakurmohamed9361
    @abdishakurmohamed9361 3 года назад +5

    Laxanka music Codka
    Faysal Muniir waxba lagama Qaban Karo
    Hore u soco Prother
    From Hargeisa aYaan kaso salaamaYa💚🤍❤

  • @guleddahir1015
    @guleddahir1015 3 года назад +29

    Waw hees io aabaheed faysal muniir legend
    Keep going 🥰🥰

  • @maqsudisse1946
    @maqsudisse1946 2 года назад +1

    Walaal maanta igu kaa horayso cjb, aniga dadka qarniyo ayaa ka dan beyaa dabcan.

  • @haldoordumar6770
    @haldoordumar6770 3 года назад +10

    Legend labada nin xaladaha tagan kahees faysal iyo iskalaji❤💯

  • @rendhaducaale5817
    @rendhaducaale5817 3 года назад +1

    Saxiix wlhi dad badan ayaa sida ah ax ax ax faysal muniir jiro jooga wll axala cod macan

  • @aaminocumar49
    @aaminocumar49 3 года назад +5

    Cod dahabi ah iyo hees waano ah wow amazing wlhi dadka qaar ee ka hadleesaa noloshooda heestan qofkii dhageesta colaad waxee tahay wuu ilaawaa

  • @halimsaadiaadow657
    @halimsaadiaadow657 3 года назад +6

    😪Hadal e cid kugu tiri ha ucolaadhi ruux goob ah✔👌 Faisal Muniir💕

  • @dheemanhusssein9578
    @dheemanhusssein9578 3 года назад +7

    Woow caadi ma ahan
    Abwaanka ereyadan qoray guuleysan leeyahay 👏🏾👏🏾👏🏾

  • @saamabdullah8710
    @saamabdullah8710 3 года назад +8

    Heestan markay 1m gaadho halayso xasuusto aaway azxptii qalbiga wanagsana

  • @samatarali1831
    @samatarali1831 2 года назад +1

    Saxiix fanaan jiraa

  • @Kjoker21
    @Kjoker21 3 года назад +5

    Alyacizak waxn hes way ka wyn tahy legend faysal muniir hory usoco bro hestan waxadba Modaa in ay aniga iga hadlyso Wyo waxn so xasusty waxn manka kasaary 😭😭👏✌✊✊✊✊💪💪💪💪💪

  • @anfcaxeylebotan2163
    @anfcaxeylebotan2163 Месяц назад

    Waan taageraa fanaaka ween ee feesal muniir masha allaah guuleso fesal muniir wallaalkey❤

  • @cabdikariin5006
    @cabdikariin5006 3 года назад +2

    Sxp murin walhi abeank hastan ku dhibay waa abewan qaliy 🥰🥰🥰

  • @hawomohamed8216
    @hawomohamed8216 3 года назад +2

    WOW Nolosha saxda ah thank you Muniir and Abdi Askari

  • @nadarmahat9961
    @nadarmahat9961 3 года назад +11

    Qofna ceeb aanu gayin cadho hawga sheegine ruux hadaad collowdaan sheeg cadkiisa gobanimo👌💔

  • @faatumaali6557
    @faatumaali6557 3 года назад +7

    Inaderkey heestan wd sugeyney ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @asmaabdi3647
    @asmaabdi3647 3 года назад +1

    Iska jecelhy fanankn 💉🌺🌺🌺

  • @Siciidiimaan
    @Siciidiimaan 3 года назад +2

    Si kastood u tahay caydh
    Sharaftaada ciid iyo
    Caro ruux ku saydhoo
    I cisee ku dhaha diid...
    Intaasi waa classic heesta

  • @osmanabdi1924
    @osmanabdi1924 3 года назад +4

    Heesta 10M ayeey u qalantaa wllhi

  • @najmacadeey3930
    @najmacadeey3930 3 года назад +2

    Fanaankaan waa fanaan aan hees maraxba aan soo qaadin waa wataa faisal muniir Dadka caawi mooyee cuuryaami ha is odhan🥺🥲

  • @khaalidkaamilofficial7166
    @khaalidkaamilofficial7166 3 года назад +3

    The one and only abdi askar tube

  • @warfaalegend9341
    @warfaalegend9341 3 года назад +1

    Dadka caawi mooye qof curyaami has odhan.. oheey oh eesh calaa murti 👍✌️💯🙏〽️

  • @abdirisaqqurbaawi6404
    @abdirisaqqurbaawi6404 3 года назад +5

    Qofki ani ii arka inan carqalad ku ahy ana jecel inan noloshisa ka baxo 🙂

  • @banoramachannel1371
    @banoramachannel1371 3 года назад +1

    Waa sax walhi faanaan miro leh iga dheh

  • @xalawatinaxurulceyni2188
    @xalawatinaxurulceyni2188 3 года назад +1

    Dadka caawi mooyee qof curyaami hais oran hees hadleeysa🥺🥰

  • @aniizaadem1203
    @aniizaadem1203 3 года назад +6

    Feysal munir wale wn ka hely heesta😪😘

  • @nawaalnalka4532
    @nawaalnalka4532 4 месяца назад

    Si kastod uthy cayr sharaftada ciidiyo caro ruux ku seyroo i cisee ku dhaha diid🫡💗 faysal muniirrr🎉❤

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 3 года назад +1

    Hore mar WACAN feysel muniinr

  • @rweydadiriye8729
    @rweydadiriye8729 3 года назад +7

    The only fanan an jeclahay faysal muniir 🤩🤩🤩🤩🤩

    • @ahmedhadid8493
      @ahmedhadid8493 3 года назад

      No homo, but he's fiiiiine right? 😍😍

  • @harrisgamer9177
    @harrisgamer9177 3 года назад +2

    Abwaan kan dhaafyey heestay sameyy♥️♥️🙏♥️🙏♥️♥️♥️

  • @AYsar.official
    @AYsar.official 3 года назад +4

    Fnnta Kle Faalo Kama dhiipto ama Comment lkin FaySal Cabdisan waa One the OnlY aan Tagero Keep Going Baro
    Qof Hdaad Colowdaan sheeg cadkisa Goponimo❤

  • @nasraabdirizakh1212
    @nasraabdirizakh1212 3 года назад +8

    Ayy wlhi eraayo culus sigar uga hableyso nolosha
    Sikasto uthy ceyd sharaftada ciid iyo caro ruux kuseyro icizee kudhahy died
    Qufna hauga caban benu curiyay ruuxkle hadal cidkugu tiri ha ucoladin ruux goba mesha kaliya heesta iga tabaty😥😥😥😥😥😥

  • @sayeidomar281
    @sayeidomar281 3 года назад +7

    Inta uxiistay like isaara hobolka shanta somaliyed munir

  • @almaofficial7
    @almaofficial7 3 года назад +6

    Faysal Muniir Ninka kaliyee Heesihiisa aan qadariy0 Iy0 C0dkiisa Q0f Mucjis0 miya ku duugan Qis00yin ayay ka samaysan yihiin👑♥️🙏Keep G0ing My Br0 Faysal Muniiŕ

  • @abwan-qarami8267
    @abwan-qarami8267 3 года назад +1

    Fanaanka codka iyo qisooyinka iyo bulshada waxa markasta ka shex dhaca yooow yahay hadii leey dhoho asagaaan siin lahay wayooo teenbada oooow ku heesaaa waaa mid sareeysaa

  • @fatimaaragsan9167
    @fatimaaragsan9167 3 года назад +1

    Faysal muniir fanaanka keliya aan kal io laab utaageero weeye wlhi 😘😘full respect mia fanaaan

  • @ahmedoday6879
    @ahmedoday6879 3 года назад +6

    Nabiga ku saliya💕

  • @malpzanabdi6569
    @malpzanabdi6569 3 года назад +3

    Faysal munir😘❤ Nin gobaH😩

  • @baabaahassan7
    @baabaahassan7 3 года назад +3

    Hadal cid kugu Tiri ha u colaadin ruux gob ah🔥🔥📝👌
    Faysal muniir 2021 another level wlhi 🎤🎤🎤
    Abdi askari hormar wacan legend 💫💫💥

  • @leaderwlljezzey3238
    @leaderwlljezzey3238 3 года назад +3

    FeYsal abdisalan f.muniir keep gaoing wll🙏

  • @hamseali5147
    @hamseali5147 3 года назад +2

    What a song. Hees kahadlaysa xaqiiq jirta Faysal muniir legend

  • @safiyamohamed4748
    @safiyamohamed4748 3 года назад +2

    Fanaanka ugu jeclahay reer ithopia❤❤❤💋

  • @iqranuur6320
    @iqranuur6320 3 года назад +8

    Wil wada socon jirne wuxu aha boqor inta nin xirir la sameyy qofan u dhigo mu jirin wanaga ixtiramka allah ha ciseyo wlhi markan kala harney gabar wanagisa ano shegayo aragte wexey dhahde wad jeceshahay wali miya may ku dhhy lkn wuxu aha ayan shegaya ma dafirayo wanagisa wa boqor nin ragg asagisa o la mida wu yar yhy haduba jiro wey uva caroty ma rabo qof ina wanagisa dafiro

    • @hamzaaden2038
      @hamzaaden2038 2 года назад

      Gob ayaad tahay walhi wll ManshaAllah

  • @hanadabdullahiaden9617
    @hanadabdullahiaden9617 3 года назад +1

    Qofna hawga cabane benuu curiyay ruux kale hadal ay cid kugu tidhi ha u colaadin ruux goba dadka caawi Moyee Qof curyaami ha is odhan hana noqon mid caan ku ah waji noocya badan yahay si kastoo u tahay Cayr sharaftada cidiyo caro ruux ku sayroo icisee ku dhaha diid ❤️😍

  • @AHBDinthehouse3121
    @AHBDinthehouse3121 Год назад

    This song deserves 10 million views and above .ereyada,laxanka iyo codka intabaa waa 100%100.❤
    Thanks Feysal muniir.

  • @zuweyzahmed6277
    @zuweyzahmed6277 3 года назад +5

    Abdi askari iyo faysal muniir❤️💕

  • @arsenal4eva431
    @arsenal4eva431 3 года назад +2

    Olalaay axya hees boqorka codka iyo style ka 🔥❤️

  • @pretyysmile9923
    @pretyysmile9923 3 года назад +19

    Qofna ceebo uun gayin
    Caadho ha ugu sheegin
    Ruux hadaD callowdaN
    Sheeeg coodkisa Gobaninmo🔥

  • @daahirmohamedahmed4800
    @daahirmohamedahmed4800 3 года назад +2

    Heees wa dhaaftay
    Ereyada cajiib waaayeh

  • @umurayaan5
    @umurayaan5 3 года назад +1

    Heestan xaqiiq bay ka hadlaysaa 👍👍👍👍

  • @suleekh0hhussein969
    @suleekh0hhussein969 3 года назад +7

    F. muniir the one and only somali singer♥️♥️

  • @sumeyaahmed9441
    @sumeyaahmed9441 3 года назад

    Faysal iyo heestu way isku macanyihiin, wa eerayo qiimo lee iyo qof qiimo lee iyo muqaal qurubadan. Love u huno.

  • @mahaddhagacade1602
    @mahaddhagacade1602 3 года назад +1

    Wow axsan ereyo wlhi waa xawiiq dad ku ubadan yihiin runtii❤️🥰🙏

  • @abdikadirfarey5394
    @abdikadirfarey5394 3 года назад +8

    Ruux hadaad caloowdaan
    Sheeg cadkiisa gobanimo
    Nuxurka heesta waataa
    Fanaaankeyga muniir.

    • @gamerwolf2197
      @gamerwolf2197 3 года назад

      Niyoow dadka imika ma yaqaanan taas oo qof aad in badan wanjisay maalin aad xumaysay buu ku ilaawaya wax walba why

  • @ayannafarhan8901
    @ayannafarhan8901 3 года назад +2

    Mshlh king cod 100% style 100% erayo 100% laxan 100% 🥰👌

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 года назад +3

    Faysal Muniir Nin Aan Codkiisa jeclahay
    Heesta Meeshan Quruxda badan ee lagu duubay dalka Maaha Mia

    • @mrfuga6041
      @mrfuga6041 3 года назад

      Waa Jigjiga!❤️🔥🔥🔥

  • @salmahirsi5088
    @salmahirsi5088 3 года назад +2

    Hees xaqiiqada adamaha ka sheekaynee hore usoco wllky faysal muunir

  • @maankahero8610
    @maankahero8610 3 года назад +1

    Faysal muniir will back libax naga maqnaa waqti yar soo laabasho wacan waa ku wataa alfanaan sare hees iga gadan noolow lbx

  • @fatigogo6026
    @fatigogo6026 3 года назад +13

    Canbareynta admiga hka dhigan wax cadiya Hana noqon qof casiya malin ruux cil tirey 😒😒hadal itabnyaa

  • @adire9965
    @adire9965 3 года назад +1

    Feysal MuNiir ONe and Only LegenD
    Codka 100%
    Music 100%
    Erayada 100%
    Laxanka 100%
    KeeP Up Bro You Get My Support 💯

  • @ekranmohamud6683
    @ekranmohamud6683 3 года назад +2

    Hadal qiimo badan intii wax fahmaayo 👌👌💯💯

  • @Quruxbdn
    @Quruxbdn Год назад +1

    Si kastood Utahay ceydh Sharaftada ciidiyo carro Ruux ku seydhoo icizeey ku dhhay diid 😢❤

  • @hoodohasan3205
    @hoodohasan3205 3 года назад +1

    Faysal muniir ku tageera wllky hore u soco😚

  • @eroofficial7577
    @eroofficial7577 3 года назад +5

    Dadka caawi mooye
    qof curyaami ha is odhan
    hana noqon qof caan ku ah
    waji caynba cayn yahay

  • @shukrimuhudin2168
    @shukrimuhudin2168 3 года назад +1

    Wow barteda dhigty ruux hada colowdan sheeg cadkisa gobonimo 💯❣