Wllhi xukumadan cusub way ku fashilantey inay wadanka xaqisa uso dhiciso kuwi uso dhicin lahana way ladagalameen allow dadkayga xaqa tus dadba cadifad karadin dona tuugtas cada qatayasha
Kuwii raga cadawgeena la shaqeynayey ee ciidanka kala furfurayey ee basaaska u aha harti aya dalka haysta ee magaca dumarka kula baxay sidey daarood ugu niikinayen marka haday danaha somaliland ka shaqeyn waayen kabo la,anbay kaga bixi doonan
Wasiirka teyknooljiyadu waasiir maaha aqoon u leh aramaha dibada waa ka badal ciroy qaranka ha ku caameyn nin aan booska loo magacabay aqoon hore u lahayn bulshadu way ka hor imanayaan hadii arimaha maseeriga sidiisa loowadiwaayo ixtiraafkuwa mid aan lugu gogortami karin hadii wadadiisa laga duwana qaranka iyo dawladuba ay isku seegi doonaan oo inta la baabiyo heshiisyada ka midho dhalinta ixtiraafka ee aaney ku jirin in somalia lala furowada hadal heshiiskii mou la daafadeeyo waa khilaaf hor leh u horseedi karta siyaasada qaranka lugu hagaayo inu khakhal siyaasadeed u ka dhalankarto
Absolutely 💯 ManshaAllah geesi waridad Somalilands Nolow ❤
Baarlamaan mahaysano madax mahaysano dhibaato ilhyw noo gargaar yaa rabi😢
Amiin yarabbi
Wan yabanahay intay waxa dalka ku ururayeen ee ladoranayay masiyaasad somaliland lagu duminayo ayaa lawaday dadku maydareensanayn wlhi lkn barlamaan dalkan udaacada mahaysanno dawlad daacada mahaysanno subxanalaah 😢
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan kuwi dortay ayay utala
Xildhibaan cabdi naasir qodax waa masuul qaran noolow
WARIDAAD WAA HAYLEY QARAN❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂
Waar xamar bay inagu wadaane
Somaliland ha ka dejiso xilka ❤
Hargaysa iyo dalkaba halaga saaro
Waa iskumid wasiirka iyo ciro
I am SUBER AWAL and this guy use to be a friend of mine but. Seriously wa huwan he doesn't deserve this position period
❤ Masha allah waridaad waa gees qaran weye ❤❤
Geesi guuul war idaad guuul masha allah guuul soomaliland guuuuul 💪💪💪💪💚💚🤍🤍❤️❤️💪💪💪
Aqoonsigiii inoo soo dhow inaga hadaaan ka tuurnay malintaynu ka codayn Muuse biix inaynaan aqoonsi doon ahyn wey cadayd
Isbadalki reer wandani sheegayeen waka reer Somalilandoow
Walee waan u yaabaa somalilander aloow sahal amuura muse badesheen ka gurta
Waar anigu dad ka reer soomalilaan waxaan kula tali lahaa si dagdag haloo qaado talaabo ah mudaharaad salmiya dhamaan gobalda soomaliland ❤❤❤ waad aragtaan siday wax usocdaan❤❤ xoolihii waa l xidhay mou gii waa lga noqday❤❤❤
Waridaad oo kale ala haynoo badiyo wa wariye ilma xalaala alaw cimriga cafimad ka ku siyadi
Rajadii shacabku wataa
Subxanalaah yaarabbi
Allaah haynagarabgalo
Xildhibaan Qodxa waa geesi qaraan weyi ❤❤
Ninkii horeba isagoo dadka kicinaya waynu aragnay. Imikana waa cadawgii oo ilkaha inagala bogtay. Cirro iyo dawladiisu hays casilaan ma rabno Somaliland tii lagu soo tacbay inay gumsysi weliba nacasa na hoos geeyaan. Somaliland guul❤❤❤❤
Waa hurdaaye iyo team kiisa uf
Walahi Ciro jarbuu inaga tuurey iyo xulafadiisuye anigoo u codeeyaa sidaa lehe meys qabano oo mudaharaadno
Silkii hooyada iyo calacalkad wadiid hadaba was Ina dhilo, maxad noga shegii hada Shut up naya silkaga masuul kanoqo nacalah abaha kuyale, meshi aad doonaysen bu idin geynaya hada Mr zero
@@sagiimamoula2263 Naa xabiibi isdaji😮 wasidee xaalka inoo daji😂 ma intii yarayd ee aan ka maqnaa ayaad iixiistay
Ciro madax weeyne umaqalbo wuuna degeyaa hurdaaye😴 wainuu iscasilaa he's not good to be president of Soomaaliland 😂
@@sagiimamoula2263 walal ma gaastaad cabtaa ??
Marka horeba Ciro uu inoshegay ,Mou inuu inaku yidhi maogoli waxanu sicad inoogu shegay Somalia wada hadal lafurayo,markaa dadkii dortay ayaa qaldanaa Ciro
Viva somali somaliweyn iskudar waxa ka fiicaan majirto
Wasiir maaha kaniye subaanalah
Xildhibaan Qodax waanu ku salaanay muwadin qiimo leh suaal fiican ayaad weydiisay Awdal state.
War idaad geesi qaran❤❤❤
Well done pro guul somaliland Insha allaah ❤
Aqool siga aad sheegaso yaa kuu hayay cirro waa geesi geesi dhalay wallee ❤❤❤❤❤
Xildhiban qodax waa geesi qaran se yaa garab iataagaya barlamaanka intisa badan waa huwan iyo in wax magarato ah❤❤❤❤❤
way kanoqatay ethiopia war-laxeedey reer miyi baad tahaye mid like ah laguu saari maayo 😂😂😂
Wllhi xukumadan cusub way ku fashilantey inay wadanka xaqisa uso dhiciso kuwi uso dhicin lahana way ladagalameen allow dadkayga xaqa tus dadba cadifad karadin dona tuugtas cada qatayasha
xukumadii waad fashilisee waana fadeexad kala hadlka qofka siyaasiga ah e adeero maad ka qalaysid bulshada ha kicine
Congrats ŵaridad you are better than our foreign minister.
It's true there is a big problem,we don't need Ethiopia to get recognised.
Wasìrku wuu mahadsanyhy aad baan ugu farxay warkiisa mana jiro qof soomalind iga jecel❤
Hooyada ayd uu mad sanyahy
Asc. Inaadeer. Muyuu. Waalan. Yahey. Miyuu. Miyir. Qabaa. Xisbigu. Ma. Ina. Geele. Ayaa. Nacnac. Siiyey. Sidee. Ayuu. Reer. Soomaaliland. Cashuurta. Teena. Inuu. Been. Iyo. Indha. Adeeg. Waa. Beenaale xisbigu. Ma. Danta. Umada. Reer. Soomaaliland. Ka. Shaqeeneynin. Anaga. Wasiirarimo. Debedeed. Oo. Danta. Reer. Soomaaliland. Ka shaqeyen. Waa. Inaad. Ka. Huleesho. Soomaaliland ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉. Guuuleysta
Waa huwantaa huwante waa beeenle tuuuug xaarmajo waa bassa kii xassan dhiiqo tuuuuuug tuuuuuug xaarmaajo faqasha huwantaa ee buuuufi
Kani wa agagas wasir maha
Waa cirro2 ilahay waxan ha
nooga jeheyo
Geesi qaran baantahay wardadad🎉❤
Ninkaa halla innaga gaadho intaanu innagu dhalin
Waddanka raggii weligood difaaci jirey baa haysta sidii Muuse, ee goojacadde yaaci maayaan, immikaba waa kuwaa difaacay Ceeri iyo qorilugud ba. Viva Cirro.
Kuwii raga cadawgeena la shaqeynayey ee ciidanka kala furfurayey ee basaaska u aha harti aya dalka haysta ee magaca dumarka kula baxay sidey daarood ugu niikinayen marka haday danaha somaliland ka shaqeyn waayen kabo la,anbay kaga bixi doonan
CIRO. KUWAS. BILAA. AWTAAD
Asc.war.idaadaw.waad.xanuunsanaysaa.dhalkaygana.itoobiya.ma.imankarto.ee..dhulkaaga.insha.alaa.
Waa runtii waaayo mad madoowo baa ku jiraa lama famayo ethiopian waa duug
Wasiirku.wassax.thank.you.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Walee somaliland god madwubay ku dhacaday😢😢😢
Wasiir
C/raxman Dahir Aadan
Waa Nin aqoonsiga inoo keeni doona
Nimankan Wadana loo dhiibay Alle Gacantiisa Hakaga qabto Waa Munaafiqiine
Allah akbar qaranka somaliland. Qodax geesi somaliland maha qabil waa qaranka from burco ❤❤❤
Ma rabno MOU gii uu muuse biixi iyo dabadhilifyadiisii ay taageersanaayeen ay kani waridaad kamid yahay .cidii dabiinkaa ku dhacda halkii muuse maray ayuu marayaa.
Yusraay aduu maxad haysaa biloo sidaadii dhawan kba la,aan kga bxdaan
Qof kan kala hadlayaa anigu garan maayee muxuu ahaa ma wasiir cusub baa team cirro mawada huwan baa 😂
GOD BLESS MOUSSA BIXI ABDI
Qofka sunne wanaagsan jideeyaa xasanaadkeeda ayuu leeyahay,ka mid xun jideeyaanna cakiskeeda.Somalilandna maalintay ugu il xuntahay,ayay ugu ayaan badantahay.
Cirro needs impeachment
This country is ours if this government doesn’t do the work ? Let them go home
Ciro iyo xulashadisu waa isku mid
Waa iska sheeko ciyaal iyo shacabka somaliland inlajahwareeriyo
Zhp wariddaad somalind wey udhaaamthy crio iyo tm kiisu waaaa madhax
Walal kada wancibdaysanya
Muusaad u niijinaysaan , maxkamad baa loo diyaarinayaa Muuse.
HHHHHHHH. KHANIIS. FUTODAADIIBAAD. FARAHA. KULAJIRTAA. MARKAASAAD. MUUSE. GEESI. KAHADLAYSAA. ASMUS. QADHMUUNYOHOW. XAARKU. KADAREERAYO. EE. BILAA. XAFAAYADA. IHI
WAXADA UUGA SOO HOORJEDYE WAXAD LAA SHAAQYNYS CADOWGA SOMALILAND WAXAD AHEEYDA NIINKI WAXI LAA OOGA KUU HAADLYOW HANBA FAAQSHA KUWA KUU DAWARSAN JEERYE AWDALE STATE KUWA SSC HOOR OORDYE TUUGE TUUGE DHALYE NAQUSE ADIGA IYO IIRO BAA FAAQSHATA LEEFLEFYSAN QUUDHUN FAAQSHA
Isaaq iyo aqoonsi kkkk 😅qaranka qaranka aniga waxaan layabanahay nin iyo naag Maxaa waalay 😅😅😅😅😅😅😅
Ciro iyo Wasoorku way ka soo horjeedan MOU. Ciro na Xamar baa laga xukumaaa ku biyo caba taa idinkaa Fartiina isku dilay !
Waar qaranimada S.land waa muqadas oo waa lama tabtaan wala madaxwane wala wasiir ee haa laga dayo jahawareerka shacabka guul S.land insha Allah 😮🎉😮❤
Doqonnimo ku heyso Warkaagu waa dalbo oo noyimada dalka qeyb halaga siiyo aniga waanba kaa shikiyay waridaadow malinti la doortay ilahada heshiiskn ayaa daba socotaa Ethiopia miyaa qandaraas ka soo qadatay
you go job mashallah ciro
Ilaahay umadan hakaa qabto bi idnillaahi waridaad iyo ibraahin iyo wixii isku dir iyo dawalada cusub umada ku ditayaba yaa rabbi xasbunallaahu wanicma Al wakiil
Runtushegay adigu mahuwan badtahay😂
Mahadsanid Xildhiban qodax ❤
Waa in laa taashaad walaahay hadii kale meel fog baa laa raadi soomaaliland
GODMADOW AYUU CIRO SOMALILAND KURIDAY
Anigaa waridaad taageersan waa halyay Qaran maasha allaah😅😅😅😅
Cirro ayaa qalladka leh ee isagu ma qaldana!!!
War idaad geesi qaran guulayso bartaa kaga hay
Wasiirkan waa qashin hanalaga bedelo intuusan dhibaato noo keenin. Samaroon mid kale hanalooga keeno kani faaido ma soo wado.
Xaasidkii somaliland oo wasiir laga dhigay oo somalia u shaqaynaya oo helay xukumad jilicsan
Waa saxan waayo dhulkayga intaan baxsho istiraaf
Wadadiis haysn lays kuhalayn maayaan
Subxanallah Somaliland ma view baad ka dayday
Adeer madxyh aamana noosiis ok issaq issaq war yaro issaq manaqanoh madxyh aamaan aalasiyo
Horumardiiid ayaa dalkii qabsadahay Lakiin 5yrs socodaha waa questions mark????????
Dunidu majiri donato waa qiyaamihii toolbar Keena intaan laydin qaban
Wlhi bilaahi waa badel ninkani Mou Somaliand iyo Ethiopia dhexamay is kabadaayoo xidhidh labada dawaldod kadhexeya Somaliland iyo Ethiopia ayuuba madmadaw galiyey durtba
waa rag meel fog lagasoo shidaaliyay inay ina majara habaabiyaan
❤❤❤❤ sxb guulyso markste
Ninkani aniga ilama aha nin xikas ah, waa mid Iska Hadlayaa
Ma ahayn in xilkaas loo magcaabo
Wasiir Cabdiraxman waa geesi cadwgiisu hajabo
Mafiya kan inte gör vi daare
😭😭😭😭😭😭ilaahayaw mamul goboleed iyo cadaw gacantii hanoo celin waar shacabku hadiidan doofaradan
ASC WAA WASIIRKA UGU BEENTA BADAN AAN ARKO ABID HAA IYO MAYA WASIIRKA LAGA HAYAA
Waridaad Tv walahi wa runtii haduuna ogayn amaba garaneyn MOU gu waxa ku qoron muxu shalay ulaha wasiirada iyo dadka xunta kabahi habiscasileen
Ku.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Waridaad nooloow geesi qaran aadbaan kuutaageeraa wll
Cirro wasiirkan arimada dibada lagu ma aaminikaro sideg dega madaxweyne cirro ha.uga badalo
Wasiirka teyknooljiyadu waasiir maaha aqoon u leh aramaha dibada waa ka badal ciroy qaranka ha ku caameyn nin aan booska loo magacabay aqoon hore u lahayn bulshadu way ka hor imanayaan hadii arimaha maseeriga sidiisa loowadiwaayo ixtiraafkuwa mid aan lugu gogortami karin hadii wadadiisa laga duwana qaranka iyo dawladuba ay isku seegi doonaan oo inta la baabiyo heshiisyada ka midho dhalinta ixtiraafka ee aaney ku jirin in somalia lala furowada hadal heshiiskii mou la daafadeeyo waa khilaaf hor leh u horseedi karta siyaasada qaranka lugu hagaayo inu khakhal siyaasadeed u ka dhalankarto
waa qof xanuusanaya kani ama is yeelyeelaya😂😂😂
Maxay tahay sababta cirro uu wasiir arrimo dibadeed ugu magacaabay qof noocan ah oo waliba aan qadiyada Somaliland aaminsanayn
War waa lagula dhegestau wasiirka hadslkisa
Ee adiigu daadka somaliland hakala qaybiniin
WASIIIR
DHUL GARIIR
CIRO
CID ARIMAHA DIBADA
UKADHIGO
MU WAYAY
Ilaahow Haa iyo maya ha Naga wada yeedhsiin s.land qofkii doonayow halkaa ayey maraysaa
Ciro ceeb iyo gunimo ayuu ma badheedhay mise waa sikale
horta garo sharcigu waa barlamaanka la horkeeno heshiisyada waa wayn.
Daakiroow ninka aqoonsi makeenayo waxa laga rabaa aqoonsigan miiska saaran inuu dhamaytiro
Walaahi ninkani waa xaasid awdal iyo soomali weyn aminsan waa tuug 😮😮😮
Ilaahow Miyirka hansgaqaadin
Kani. Waa. Isbadalkii. Aad. Ucodayseen. Haa. Dadkii. Ciro. Doortayoow. Seed. Dareemaysaan. Xageed. Maraysaan. Dadku. Markuu. Aqligu. Shaqaynwaayo. Waasida. Xoolahoo. Kale. Bal. Way. Kasii. Liitaan.