NABSIGAY IGA GASHAY SIDUU UGA SOOBAXAY GABADHII IGU GUMAYSAN JIRTAY MAQALKA ILMAHAYGA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 395

  • @fardosoomar7988
    @fardosoomar7988 3 месяца назад +42

    Asc wallshay xaasha lilaah kuma xumayn aniga iyo adiga xuman nagama dhaxayso nabsina magalin allah ayaa marqaatiya dartaa waxan usamayn jiray ilahay ayaa ogaa lkn hooyo ayad tahay caafiyo nabsi hadan galayna hadaf kayga iima hir galeen waa aniga fardowso

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  3 месяца назад +65

      Sister hadaan ku nabaayo malaaig ayaa garbahayga saaran waxaadan igu samayna maan sheegin lkn aduunku waa wareegto ilmahayga hooyo idhaha inaad dhihi jirtay dadkoo dhan ayaa iisheegay hahilmaamin markaan codkooda kuwaydiisto waxaad igu dhigi jirtay waqti cayiman soowac ilmaha hadaa adiga hilmaamtay aniga mahilmaamin lkn Midaan ogahay waad kfcntahay waana kuu qiraa taas waxaad wanaag iigashayna marnaba madafirayo nabsigana waa inaad meeshaan shalay joogay maanta joogto hooyo waa tii is dareenta Mar walba HALA HADALSIIN MAQAADATEEN HADAAD HOOYONIMO IGU IXTIRAAMAYSO MEESHAAD ADIGA HAYSAYNA WALAALKAA IYO ADEERADOOD BAS AYAA LOO OGOLAA INAY WADAN KARAAN WAALIDKAY IYO WALAALAHAYNA WAA LOO DIIDAY WAXAAD ISKU ISBAHAYSATEEN DHIBAATAYNTAYDA LKN ALLE AYAA IGA KIIN WADA GUULEEYAY ALX LLH sidii kuwayga agtaada loogu sooqarshay ayaa hadana wiilkaaga mid kle loogu agqarinayaa

    • @hamdishiigdon2044
      @hamdishiigdon2044 3 месяца назад

      Si fiican ayaad u hadashey good job ayaan kan ma cidaa​@@ayaangobdoon3254

    • @iqradaahir627
      @iqradaahir627 3 месяца назад

      SAAMRA SED HELA abyo Ayaaney ❤​@@ayaangobdoon3254

    • @HiBa_mahamett
      @HiBa_mahamett 3 месяца назад +6

      Nyaa wali waaba sii hadlee miyaa ballo

    • @QUREESHOAADAN-nr1kj
      @QUREESHOAADAN-nr1kj 3 месяца назад +4

      Nabsi wale ma dahiro guuleyso abyo

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 3 месяца назад +63

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ❤🥹

  • @AishaAbdulkadir-kg3iq
    @AishaAbdulkadir-kg3iq 3 месяца назад +8

    Waku faraxsanahay goonka adag ead qadate madama adkafakirte mustaqbalka wilasha ilahay haku xifdiyo ayaney hoyo karti leh ayad tahay masha Allah gabar caqli badan ayow ilahay kadhige

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 3 месяца назад +25

    Abyo marwaliba garabkaga ayan tagan nhy marwaliba waxa tahy qof qalbi wngsn iyo Hoyo aan la heli karin abyo Alle ha ku xafido adiga iyo carurtada ❤🫶🏻🥹 aniga waxa itahy tusale wlhi Inta aan ka bartey aya igu filan anigo wali an gursanin hada maskaxda aya si fcn igu dhistey ❤😢

    • @asmaanaxariisbdn2105
      @asmaanaxariisbdn2105 3 месяца назад +1

      Adna gabdha wllasha ee hada RUclips furatay udhaaf meel ha gaarte magaceda ha isticmaalin

  • @simanhirey3244
    @simanhirey3244 3 месяца назад +5

    Yaaa allah walahi 3 video isku xigo ayaan soo galisay oohintaa iga dhamaatay anoo ilmahaygi lajoogo yaa rabi hana kala fogeen oo cadow hana kala dhaxgalin inta kala maqan rabiyow isku keen ayaana wiilkeed si deg deg ah ugu keen amin hadii aan aado magalada aan ka maqnaado 4 Ama 5 saac waaan dareema in waqtiga igu dheeraanayo wlhi waa xanuuun

  • @fadumobashiir434
    @fadumobashiir434 3 месяца назад +14

    Ayaaneey ogoow guushaada ilaahay mar horoo kusiiyey aabe codgooda kugu gumeestay
    Badalkiisa mid ku garabtaagan buu kusiiyey ogow inta allah kuu abaal goday inta hartana waa dhawyihiin

  • @MustaqiimCabdimahad
    @MustaqiimCabdimahad 3 месяца назад +12

    M.a habo ayan horey usoco wiilkena ibrahimna ilahay sida ugu fududna hakugu so celiyo habo mcn❤🥺

  • @sucdiali2700
    @sucdiali2700 3 месяца назад +7

    Abaayo ilaaheey hakuu booga dhayo caruurtana allaha kuu xafido ilaaheeyna gacantaada haku sooceliyo wan dareemikaraa xanuunka dareymeyso aniba hooyo ahay Abaayo xawqalada, saliga scws iyo astaqfaarta badso guul iyo gobanimo ayaan kuurajeynaa

  • @Taqiyss
    @Taqiyss 3 месяца назад +2

    waxaad thay qof adag iyo dulqada badan waxaad thay qof illahay isku dhibata ayaan waan ku jacela aniga weli noqona hooyo ban dareemay xanuunka wllshey mcn guulayso illahay haku bareekyo owkada aniga iyo inata ilamid owalad baariyal ah rabbiyow na sii

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 3 месяца назад +6

    Illaahay waxaan kaaga baryayaa inuu caruurtaada gacantaada soo wada galiyo dhammaan allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @caishasugulle397
    @caishasugulle397 3 месяца назад +5

    allxamdu gabar ufuray 1gabar udhadhy ayada hesata waxa sabab uahy in biil fican lgu siiyo ana waxa awodo siiyo ayada dhiragaliyo wayo wa igu dhicikartaa ayadana wax mahesato mashaqesato nolosha ku adag marka rabi ha nawafajiyo qeerka iyo wanaga😢

  • @NadiifoJibriil
    @NadiifoJibriil 3 месяца назад +7

    Ayaaney qali ilahay qalbiga hakuqabojiyo wallhy waan ilmeyey ilahay Ibrahim yare nabad ha kugu kulansiiyo qaliyey qalbigana ilahay haqaboojiyo mcnto❤❤

  • @RaxmoCabdulahi-h4j
    @RaxmoCabdulahi-h4j 3 месяца назад

    Ilaahay iguma keeno inan gaber walashey ah nabsikagalo. Abyo ayaan adna alle hakula garabgalo dadaalkaaga abyo waxaa jeceshahay alle haku siiyo❤❤

  • @fadumobashiir434
    @fadumobashiir434 3 месяца назад +7

    Ilaaahow meel qayr qabto igo aadi ani iyo gabdha wali madaxbanaan yaaa rabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @Amlaah
      @Amlaah 3 месяца назад

      😂😂😂😂qalbiga ka hadashay farax soomali naxariis ha ka sugin ee dhexda sii xiro

  • @muna607
    @muna607 3 месяца назад +2

    Masha allah ilahay hakuu barkeeyo abayo ilmo hooydod ayey waxa uga wcn malah wlhi hooyooyinka ilmahood laga xaartimeyen allah ha mideeyo🤲🤲🥺

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli 3 месяца назад

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @Raqry__ehrett
    @Raqry__ehrett 3 месяца назад +2

    Insha allah waad heli Ibraahim ❤

  • @NuurtoSheekhxuseen
    @NuurtoSheekhxuseen 3 месяца назад +2

    M.a ilahey haku xafido walashey qaliya wax walbo gobanimada karacdey m.a abaayo guleyso waligaa cadawga allh haka qabto yarabi 🤲🤲

  • @Salmamohama
    @Salmamohama 3 месяца назад +2

    Wcs ayaan alle haku sahlo ibrahiim carur ka maqan waa xanun qalbigana kheyr usheeg

  • @FaadumoCabdi-l1i
    @FaadumoCabdi-l1i 3 месяца назад +1

    dhiragalisaden Ayaan goobdoon guuleyso xbbiti Ibrahim na Allah kusahlo❤❤

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 3 месяца назад

    Mashaa Allah Allaah haku xifdhiyo carurda Allaah haku xifdhiyo haku barakeeyo boogtaadha Allah haku daayo Illaahayow Caruurda si fudhud ku soo dawee Allah haku xifdhiyo horay usoco Insha Allah

  • @SuhurAdan-fi3ke
    @SuhurAdan-fi3ke 3 месяца назад +4

    Yaa rabbi ibrahim Gacantaada soogali oo la aantii aadan laaban yaa Allah

  • @SaadoAhmed-n2i
    @SaadoAhmed-n2i 3 месяца назад +2

    Adiga iyo sawjkaaga iyo caruurtda illhy haydinka dhigo kuwa farxad ku dhamysta noloshoodo cadawgna illhy hydinka qabto❤😊

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 3 месяца назад +3

    Ibraahiim allaha kuu soo fududeeyo si sahlan

  • @FaadumoAxmed-lm8vp
    @FaadumoAxmed-lm8vp 3 месяца назад +4

    Walhi aniga curadkeygi Allha nabad igu keena😢😢😢😢😢

  • @samiaali9059
    @samiaali9059 3 месяца назад +3

    و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته
    Ayaanay wll guulayso adduun iyo Aakhiro. Illaahay baa geesiyad kaa dhigay❤🥰🥰

  • @sabariinfarxaan5490
    @sabariinfarxaan5490 3 месяца назад +2

    runti go,aanka aad qatay anagu waa go,ankeyna oo kle❤ marka horay uu soco uu gadal haso firina😻❤️

  • @ismahancali6643
    @ismahancali6643 3 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤ilaahay Adun iyo Akhira ba Haku Guuleyo Abayo mcn insha Allah Cadowgana iyo wixi ku Dhibayo Rabi Hakaa Celiyo o Gakaa Xifdiyo ilmahayga na Ha idin Kulmiyo aamiin yaarab insha Allah ❤🤲🤲🤲🤲🤲❤❤

  • @cadniccasiis1328
    @cadniccasiis1328 3 месяца назад +3

    Asc abyo waligaa guuleyso horey usoco adiga iyo caruurtaada allha is kugu kiin keeno idinkoo caafimaad qaba Waligiin allh idin makalageeyo caafimaad kunoo laada waligiin

  • @ayaanhaboon2686
    @ayaanhaboon2686 3 месяца назад +4

    Asc habo ayaan karti badaneey wallahi qisadaadu wey iga oohisay
    Maanta waxaan ogaaday sheekooyinka qaar markaad nala wadaagayso saad ugu nafisi jirtay
    Ani hooyo maahi laymana qabo hadana waxaa garanayaa markay hooyo duruuf kugu soo koriso iyo daacadnimadeeda
    Say farxadaada uga horraysiinayso teeda
    Ilaahow hooyo kastoo dhiban kafarxi
    Adigana Ibraahim Ilaahay hakuu fududeeyo🤲🤲

  • @salmomaxamedsanaag6220
    @salmomaxamedsanaag6220 3 месяца назад

    M.a wlhi iñaa dhiri glisadeena thy karti bdaneey rabi hakaa farxiyo mrwlbo ❤kartibadaneey ❤nolaw

  • @FatumacabdinasirIsmail
    @FatumacabdinasirIsmail 3 месяца назад

    Abyo alaha kuboga dayo abyo qalbiga alhaku qabojiyo Hoyo kaRti badan Ayaa tahaye alle hakuxafido adiga iyo carurtada abyo aducada kugu kalmeyni inshallah wad heli dunta welkaga Malin in qalbiga kajeclahay runti guleyso waliga farxad iyo rayren ban kurajena ya Hoyo Caqli badan batahaye mustaqbaka welasheda kafikireyso garabkaga ale hagalo xabiti Ayan qalbii safi❤❤❤

  • @NagaadHussein-op6go
    @NagaadHussein-op6go 3 месяца назад +3

    Wsc Ayaan qll scw scw woow m a Qurx ❤️ 👏 👌 🔥 😍 ❤

  • @fadumobashiir434
    @fadumobashiir434 3 месяца назад +5

    Ayaanee Alx ilaahay gabar kaadhihin gabadha xanuun badan😭

  • @NasraMohamudyussuf
    @NasraMohamudyussuf 3 месяца назад +2

    Ayaan aniga had iheysata 15shan Iyo tobansano ee masha Allah alle ha idiin xafido aniga ne alle ha sakhiro aamiin aamiin aamiin yarabi

  • @deqamohamoud8916
    @deqamohamoud8916 3 месяца назад +2

    Ilmaha cuqdad ayaa galaysa wuu is ururinaya qofka marku so korayo hadii la ciilo wuxu ku kora nolol wada ciila oo hadu afka ku kala qado ad naxaysid ilaahay qalbigoda haka maydho cuqdada la galiyay aamiin

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 3 месяца назад +1

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey

  • @CaaishaKhalif
    @CaaishaKhalif 3 месяца назад

    Sax waaye qaali alle ha ku jeclaado wll qaaliqueen ayaan guulayso inbadan MCN 🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @falishassan528
    @falishassan528 3 месяца назад

    Yes abayo wanku fahmay illahay inta dhiman hakuu dhamaystiro ❤❤❤❤❤

  • @deqamohamoud8916
    @deqamohamoud8916 3 месяца назад

    Shugran jasakallahu khyr wll ilaahay haku barakeeyo aduun iyo akhiraba aamiin yaa allah qofkii is idhahda hooyo iyo ilmahedii kala qari waa qof khasaray xaqiiqdii markan arko hooyo ilahedii laga qatay waan naxa allow haygu kenin amiin ilaahay haku so dhaweeyo wiilkaga ibraahim adi iyo intii kaleba magaranayo dumar dumar unba lo adeegsada ciil badana ilaahay xaqa ha garadsiyo kuwasi

  • @SumayaSaeed-p8s
    @SumayaSaeed-p8s 3 месяца назад +19

    War dadow wax fahma cimraan wiilka hda qabo dhaly mid ay kla tageen waye oo ilmahas kle dhaly si uu ugu xumeyo uga qaaday saasa ufahmy

    • @Hanidheeman
      @Hanidheeman 3 месяца назад +1

      Sax waa saan u fahmay

  • @salmajaamac9034
    @salmajaamac9034 3 месяца назад

    Asc wllo ale umuraha haku fududeyo isbirii
    Marasaladu way xurxoontahay masha allh ma xsmarba se masar ba lagugada ????

  • @PrettyGirl-qx8yq
    @PrettyGirl-qx8yq 3 месяца назад

    Ayaan Allah hako xafido walashey qali Wali maraka qof kolamida horo oosocoo

  • @FarhiyaDhayib
    @FarhiyaDhayib 3 месяца назад +8

    Muxamed SCW wcs Ayaan Wabasha mcn sorry 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli 3 месяца назад

    Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin yarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Mr7Kza711
    @Mr7Kza711 3 месяца назад

    Asc xabibtia walha waxa tahya hoyo wanagsena ooadaga alha hakuu sacicido❤❤❤❤❤

  • @NimcoJamaal-ft5ig
    @NimcoJamaal-ft5ig 3 месяца назад

    Ayaaaaaneeeeey calosha ihurty wllo

  • @aishajama5525
    @aishajama5525 3 месяца назад

    Maasha Allah hooyo strong ah baad tahay hore usoco ilaahayna adiga iyo ilmahaaga dib haydin mideeyo guulayso mcnto 🥰🥰

  • @aniso966
    @aniso966 3 месяца назад +3

    Abaaaayo wlhi wali maguuursan lkn cawa ilintaaaa iga dhameeeeaay abaaayo saliga nabiga aqriso duceeeso nah salatuleyka tuko inkastoo qof iiimaaaan badan ooo diiin badan tahay alaaaah qalbiga kuuudhayo

  • @ikraanabdirashid5806
    @ikraanabdirashid5806 3 месяца назад

    Mashallha abyo keep going strong Mom my rold mold atahayay wlhi 3 years ku lasocdaa ano ardayay ah ku baratay hada waxan ahy marwoa alxm waxabdan kafaiday mashallha

  • @ayaanmaxameddaud1749
    @ayaanmaxameddaud1749 3 месяца назад

    Guleyso ayaantena wxd thy Hoyo adag Guul io frxd ku nolada adiyo owladada Allah idin xafido 🥰❤

  • @faizamohamed4289
    @faizamohamed4289 3 месяца назад

    Gabdho no nabsi ayaan waa runteed

  • @khadrahaji3161
    @khadrahaji3161 3 месяца назад

    WCS Ayaan quruxey. Allaha ku xafido abaayo macaan. Mahadsanid walaashay qaali sharafay. Allaha ku xafido xabibti. Guuleyso gacalo ❤❤❤❤

  • @امعائشةبنتمحمد-ض2ج
    @امعائشةبنتمحمد-ض2ج 3 месяца назад

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤❤❤

  • @shukriinah2555
    @shukriinah2555 3 месяца назад +1

    Habo ayaan hooyo adag atahay wllhi intaas udulqadate m.a qof waxgarat baatahy ilmahada kuwii midoba allha idinka dhogo cadowgiina cagta kahoos ❤

  • @XamdiXirsiaxmed-me3bh
    @XamdiXirsiaxmed-me3bh 3 месяца назад

    ilaahy gacantada hakuusoogaliyo caruurtada abyo ilaahyna qalbiga alaah hakuuqaboojiyo

  • @HalimaxasanKaahiye
    @HalimaxasanKaahiye 3 месяца назад +6

    Ayaaney abayo ani waxa so koray hooyo la aan 5 bil ano jira la furay naagtiu aabe qabay idhihi jirtay hooyada wa aku tuurtay colaada uqaaday waa igu shaqeysan jirtay reer baadiyane waa ahayn aabe ijeclay asna ano weli yar ladilay kalsooni daro kugu dhaceyso hadi waaridka kuso korsan kuwa ku koriyayna majeclid qalbi xanuun ku noolane hada labadii reer ba aniga wax udiro oo qurbo nacas jooga alle haku sahlo illin igu so istaagtay wlhi qisada wilashada

  • @anzelmohaz5438
    @anzelmohaz5438 3 месяца назад +1

    ManshaAllah
    Welcome back

  • @sacdiyacismaanw.a6338
    @sacdiyacismaanw.a6338 3 месяца назад

    Masha allah abaayo ilaahay caruurtaada bari ha kaga dhigo midka ka maqana ilaahay ha soo sahalo hooyo macaan wax loo dhigo jiraan ❤️❤️💑🫂

  • @anfacmoalimahmedmalin4493
    @anfacmoalimahmedmalin4493 3 месяца назад +4

    M.a abyo allah ku sharfo caway waan ku farxay in aad soo laabday qali❤❤

  • @XafsaCali-o3e
    @XafsaCali-o3e 3 месяца назад

    M.n walhye ayaan waxaa tahye qof aada u qalbi wanaagsan oo dhibwalba ka gudubta ilaahye waxan kaaga baryayaa inuu wiilka kaa maqan uu kuu keeno dadkaa cadowga kugu ahan uu ilaahye kaaga hiiliyo maalin una ayaa. Saddex daada will meel kuwada noolaandoontaa waayo aduunyadu waa hadhaka labadiisa galina waxan rajeynayaa inaa maalin un aada guuleysan doonto insha,Allah xabbiti

  • @luuluu.69
    @luuluu.69 3 месяца назад

    دموع الفرح تزيل😢

  • @NuuraYhye-jl7qz
    @NuuraYhye-jl7qz 3 месяца назад

    Ayaan abaayo hada ma reerakalay leehadayn uud cimraan udhashayn ❤❤ allah haku xiftiyo ❤❤❤

  • @Najminaa
    @Najminaa 3 месяца назад +5

    Yaab. Waye wllhi dadka qaar wexey kufikirayaan in ay ubadka iyo walidkiisa kala fogeeynayo🥺

    • @samiiraali1842
      @samiiraali1842 3 месяца назад

      Ayan waxe udagaldamesa sidi ilmaaheda ku heli lahed Anigne waxan mudo 4sano an ilbabka ayey igusoxiratey hoyadey waliba anigo america jogo abahey dartisa iyo cadow dhaxdena so galey 😢 Ala adunkan waregto waye wlhi haben iyo Malin Waxa udiri jirey qofwlba o familka kamid ah hoyadey si an u midowno hoyadeyne waxe no deyrisey naceb ey abahey u qabto iyo cadow dartisa manta hadi dhagaha ey ka xiran lahed cadowga dhan si anaaga nola midowdo farxad be i ahan lahed waxan noqdo rajo kunol aniga 9bilod jira ba hoyady igu dambese waxe igu horese codkeda an maqlo 2017 waliba anaga aya radsaney alx markas dadal kadib america ban imaney plse anaago 8bilod kali lajogno bey na derisey 😢 intaas o sano ano sugaya aya hadana sanadkan gursadey xita aroskygi wey dide ine imado lkn anigo rajo waxan laaha malinta aroskyga in si surprise igu iman donto marwlba ilbabka ayan firinayey ama dadka ayan ka dhax radinayey lkn rajadi an laaha wey iga luntey niyad jabka an daremey malintas ayan hoyadey qalbiga ka xirtey goan ku gadhey xita hade dib isoradiso in sida iyada isilcisey an Anigne udeyrini dono mudo 24sano ban ku nolahy hoyo laan plse alx ayeydey mcn o waliba ibuxisey bos walba aya ikorisey weyna iga dhimatey alx hada nag rer leh ban ahy isoduce hoyadey qalbigeda inu iso hadeyo 😢

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 3 месяца назад

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kusocelsho Ibrahim inshallah

  • @RayaanHonasti-v6j
    @RayaanHonasti-v6j 3 месяца назад

    Ax walhi ha dan ahan la hay 90 kan waanba la ha da shin la haaa maba kala qariyeeen 😢😢😢 allow ugar gaaar yaaarabi inta xanun san ❤❤❤❤❤ ooo dhiban aamiiiin amiiiin 😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🥰🥰🥰💔💔🫡🫡🫡🫡🫡

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 3 месяца назад

    Allah ha ina ha u gatgaaro Allah qalbiga ha u qaboojiyo Allah carurteda ha siiyo

  • @xaawoluul2269
    @xaawoluul2269 3 месяца назад +1

    Wad guleysane mar walba insha allah alle aya kula jiro qaali❤❤❤

  • @hodancawil8253
    @hodancawil8253 3 месяца назад

    Qofkii hooyo laaan soo koray unbaa khaalid fahmaya wlhy waan ilmeeyey waana ilmeyaa markaan arko ilmo yaroo aan hooyadii lajoogin abaayo ilahy unugaagana idinkoo caafimad qaba hadinkulansiiyo wlhy hadaladaada dhiiri galin baan kaqadaa markaa dhahdo dhibta waa laga gudbayaa ee adkaysta insha allaahy qof walba ilahy riyadiisa haurumeeyo yaarabi

  • @Umulkhayryu
    @Umulkhayryu 3 месяца назад

    Allah hooyoy washy naxdinallah garabkaga galo

  • @Aniisa-r7g
    @Aniisa-r7g 3 месяца назад +2

    Waan jariricoodey wlhi qaalid😢😢😢😢

  • @maryamamohamedcabdimaryama4616
    @maryamamohamedcabdimaryama4616 3 месяца назад

    Alla ayaaney ileen markii aad caamir uurkiisa lahayd ood gabayga utirisay gabadhii ilmaha gaaladu kaqaadatay ileen adna beer kaagi baa maqnaa😢insha Allah waad heli jeexaga kaa maqan🤲markaan dib u xasusto hadaladaadii wan iska ilmeyaa😓❤️♥️guleeyso insha Allah

  • @AyaanSoomali
    @AyaanSoomali 3 месяца назад

    Masha.allh walashay ayaan Samir.badan❤❤❤❤

  • @HawabazhirSaid
    @HawabazhirSaid 3 месяца назад

    Wll waaxanuun walahi illahay kadin mideyo

  • @Xaliimomaxamed114
    @Xaliimomaxamed114 3 месяца назад +1

    Abaayo allah xaajiga iyo qoyska hakuu bara keeyo ilmahaaga iyo qaraabadoona allah wanaag haydin kala dhex dhigo insha allah waad helidoontaa wiilka yar si dhib yaran af iyo adin midna lays kula tegin sisharaf leh allah qalbigaaga hakuu dajiyo abaayo amiin amiin amiin

  • @Zamzamqurux-f5z
    @Zamzamqurux-f5z 3 месяца назад

    Wallahi wansomari walina wankujira Allah nagasaaro

  • @umumuusaomaromar2440
    @umumuusaomaromar2440 3 месяца назад

    Xbbti illahay wiilkada hakuu soo sahlo hana kuu xifdiyo

  • @AyaanAxmad-h1x
    @AyaanAxmad-h1x 3 месяца назад

    Maasha allha ayaan guuleso weeliga❤❤❤

  • @faisafaisa9031
    @faisafaisa9031 3 месяца назад

    Masha allaah abaayo ayaan aad ayaad udhiira galisaa Masha allaah Adiga ilaahay waxaan kaaga bar yaa nolol qurux badan aduun iyo aaqiro ayaan kuu rajaynaa

  • @CashoNuur-q1p
    @CashoNuur-q1p 3 месяца назад

    Ayaan mcnto waa kurajeyna guula fara bdn baan kurajeynaa marnaba ilaahey adoonkisa ama adoontisa madayaco insha allh muraadkagu kheyr waad heleyzaa❤❤❤❤

  • @ashodakane5245
    @ashodakane5245 3 месяца назад

    Allaha so sahalo Ibrahim abayoy

  • @AishaMahad-o9j
    @AishaMahad-o9j 3 месяца назад +1

    Wlhi wakula ilmeyey mcny alaha nosofududeyo❤❤❤❤

  • @RahmaS-m2n
    @RahmaS-m2n 3 месяца назад +1

    Noloshada farxad kunolow abaayo mcn horusocu😊😊

  • @camrainaxusen
    @camrainaxusen 3 месяца назад +1

    Wan dhawnhy walshena qaliii

  • @khadraapdirasaaq7896
    @khadraapdirasaaq7896 3 месяца назад

    Aayan wallsh ilhay

  • @nadiifoabdullahi3266
    @nadiifoabdullahi3266 3 месяца назад

    Asalaamu caleykum abaayo ha ooyin qaali dumarey ado saas udhoolo cadeynayaa yey ilin lajoogi la,ahey yaa rabbi ha tusin ayado ilmeyneso ياربنا اكشف كربنا ياربنا فزخكربي

  • @amira1438
    @amira1438 3 месяца назад +1

    abayo hooyo geesiyada oo karti badan ayaa tahay inta ku dhiman alle ha ku fududeyo ibrahim wadado ku so jira abayo insha alh wu imanaya bishan inteysan dhaman wad la midoweysa insha alh

  • @jamiilakhadar6167
    @jamiilakhadar6167 3 месяца назад

    Wll i fahansiya ayan baryahan man dawan khadkan ka maqna maxa helay ma ninki bay kala tageen khayr i.a wax halay fahansiyo

  • @SaadoAhmed-n2i
    @SaadoAhmed-n2i 3 месяца назад

    Illhy haynga dhigo hooyoyin ad adag❤

  • @RamloShiqcfitaax
    @RamloShiqcfitaax 3 месяца назад

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته Dhiiragalisadayda ilaahay Ibaraahiim Hakuusoo celiyo sida uugu dhaqsiyaha badan❤

  • @theunseen-ow9gh
    @theunseen-ow9gh 3 месяца назад

    Ayaan asc aɓaayo Hill hàdaamàqashay waa hiilka ilaahay kuugalo wanna sida uukuugubilàwday inshà alaah❤❤❤❤❤❤❤❤guulayso waligaa guulana hakulajiro❤❤❤aaaaamiin

  • @xamdimuse921
    @xamdimuse921 3 месяца назад

    Ayaan manta guul baa taagan thy mar ba hadaan meshey joogan cagaha soo dhigatay hooyo kasta oo caruurta kala maqan allaah ha isku soo dhaweeyeyo

  • @MaryamaCabdi-le6hw
    @MaryamaCabdi-le6hw 3 месяца назад

    Walahi habaryar wanku jeclahay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 3 месяца назад

    Allah hakuu keeno wiilka ga. Wll si degdega ah oo farxadleh iasgoo so da sidii kii hore

  • @Iqrayariy
    @Iqrayariy 3 месяца назад

    abyo mcn wankujacalhay ❤

  • @SahdiyaSahdiya-eo2st
    @SahdiyaSahdiya-eo2st 3 месяца назад

    M,a wlhi ayaney hooyo adag bathy oh kaarti badan bathy wlhi 🥰 siniyad ha ayan kuduceey oh labo raqa kugu duceya ilahey waxan kaga baarya waxad jeceshahy haku siiyo xbbti Albi ❤❤😢😢😊😊 😘

  • @khuluudajannaat2513
    @khuluudajannaat2513 3 месяца назад

    M.a qbyo mcn waxas dhn waxa kagudbi karo waa hooyo karti bdn wana adiga hoyo dulqad karti farxad gudaheda jirin lkn muujinysa waa nasab nimo abyo guull i.a khyr❤❤❤❤

  • @Hanidheeman
    @Hanidheeman 3 месяца назад

    Asc Ayany xbbti wa ku salmay waana dhagysty gilibkgi shalay wax kastna waan fahmay waana kugu tagersnhy inadan wax kasta ka shekayn waana caqligi Aad 3 yer uga Amusnyd Arintda khaaska ku Ah hadana inta Ad nala wadagtay Ayan wax kasta ku fahmay marka dadka waxay Raban so qoraya haw joojin Arimhgna wado ilahayna ibrahim hakuso yasiro ha idin kulmiyo idinko dhan dadka Adiga iyo ilmahga idin kala qarinyana ilahay xaqa ha tuso Aamin hore u so gadal haso egin

  • @smartydelebe2147
    @smartydelebe2147 3 месяца назад

    Asalamu aleikum warahmatullahi wabarakatuh keep going sis ,put your trust in Allah most high and go on with your plans but don't tell anybody except your beloved parents,someday you will unite with your sons victory is coming soon InshaAllah,i can feel the pain of a mother fighting for her innocent kids parted by sick human beings.
    Lots of love sister

  • @LadanYussuf
    @LadanYussuf 3 месяца назад

    Ayaaney hooyo karti badan o caqli illahey siiye hadii gabarkasto sidaada okale ahaanlaheed maalinkasta oohontenna lama daawadeen abayo waxan rabbi kaga baryaa inu wiilkaaga degdeg kuusiiyo ogow adiga unbu kuukoraa I love ayaan❤❤❤❤❤