Abwaan maxamed sahal gabaygii uu ka jeediyay shirweynaha beelaha hawiye

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024

Комментарии • 29

  • @abdimohamedali
    @abdimohamedali 3 года назад +8

    Abwaan sahal waa geesi reer xaaji salebana Allaha kuxifdiyo ader

  • @nuurtoosh1011
    @nuurtoosh1011 3 года назад +4

    Habar gidirta mudug joogta
    Oo maashu wada fooxday,
    Oo layska maamulahayoo
    Dayrka lagu meershay
    Maruursade iyo cayr iyo hadii sacad la meeleeyo
    Marna inaaney maya oran karayn kama malaynayn
    Iyaguba murugo iyo waa qabaan ceeb mugooda aho
    Maarraha siyaad baa ka dhigay maato caano leh
    Abgaaloo mahiigaan ka badan jaraha loo miiq
    Waxay talo ku mooseen inay muxuga diirtaan,
    Abwaan khaliif sh maxamuud 1979

  • @abdirahmanabdullahi2872
    @abdirahmanabdullahi2872 3 года назад +4

    Geesiyada Xawaadle💯 kaalay iisow
    martiya🍇

  • @kiinqueenboqoradamaqal9139
    @kiinqueenboqoradamaqal9139 3 года назад +2

    Abgaal waa run

  • @CfitaaxmaxamedCfitaaxmaxamed
    @CfitaaxmaxamedCfitaaxmaxamed Год назад

    tolkeyga hawiye guul

  • @maxamedcali7407
    @maxamedcali7407 3 года назад +3

    Gabay garbaash ah

  • @Shacraawi24
    @Shacraawi24 3 года назад +2

    Somali ceeb waxaa ugu Filan in ay qabiil kutsi usoo fadhiistaan somali qabiil Kama koroyso 😭

  • @akhalif579
    @akhalif579 3 года назад

    Great. Gabay by Mohamed Sahal macalin............guubaabo iyo run is huwan.. hadii fahmayaan. Thanks.

  • @nasteexoali2106
    @nasteexoali2106 3 года назад +1

    M.A
    Walalkey abwaan keep going

  • @Xoordage
    @Xoordage 3 года назад +1

    ♥️♥️♥️.. mansha Allah...♥️♥️♥️
    ............😍😍😍😍😍😍😍............

  • @liibaanmaxamed6830
    @liibaanmaxamed6830 3 года назад +5

    Xawaadle😝😝

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 3 года назад +2

    Walalyal igu sacida o ii saara subscribed walalhey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin Walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @xasanxede2985
    @xasanxede2985 6 месяцев назад

    Hawiye Kala har
    misana Kala hogaan fiican
    Abgaal hungorigii bartaa
    Jiroo hoowdka Mira naaya
    Shabaab kii hantidoodi dhacay
    Beey Hala u maalaan
    inteey hoodkii galsheen
    Misana Hoos u qariyaan
    Habaar Qabihii shabaab
    Kuleey halis xun weeyaane
    Habrigii abgaal khabeey
    Shabab wada huraayaan
    Hanadadii eey dhaleen
    Beey Haado dubataa
    Odayaalkii haradiga ahaa
    Bey Hogag Ku aaseen
    Habluhii eey dhaleen
    Ayaa heerti laga fooli
    Heejir beey Ku tageen
    hooygii xamaraad
    Hantidii dowladeey
    Misana halam Ka siiyeen
    Habar gidir markey maqlaan
    Wey wada hinaaseen
    Halis beey u keeneen
    Kuwa u ah.hiraab.kooda
    Hooygaan laheen been
    Hadeer naguba heystaan
    Habar waaka liitaan.Abgaal
    Anana waan wada hordeynaa
    Hobkii dowlada laheed
    Bey Nala horjoogaan
    Hagar daamo cadaweey wadan
    Iyo Heeryo Daba dheer
    Habar gidir hadaa Nahay
    Waan wada hordeynaa
    Hawiyeey Ku laxowsadaan
    Ninkii aan helin ogaalkooda
    Horgal baa naheystee
    Mar hore waan hodmi.laheene
    Abgaalow horjoogaa
    Asagoo hanti Ka radaaya
    Runtii waan hilaacshee
    balan Ka haro boontaas

  • @kaltunabdi2252
    @kaltunabdi2252 3 года назад

    Masha alah abwanka wa run wuxu ka shegay hg tolkey wax ku qata gabay gaas

  • @amalmahamud4804
    @amalmahamud4804 3 года назад +1

    Masha Allah ❤️❤️❤️

  • @istarstars82
    @istarstars82 3 года назад +2

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Maaaansha allaaaah hore u soco

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 3 года назад +2

    Walalyal waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada saacidin SUBSCRIBED ii wada saartan SUBSCRIBED walalhey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin Walalyal aamiin aamiin aamiin

  • @warbaansoosidaa9108
    @warbaansoosidaa9108 3 года назад

    Daaroodka iyo Dir muddo dheer ayey isu gabyayeen. Hadda waxaa la soo gaaray xiligii Hawiye vs Raxanweyn.

  • @abdulkadirfarah6288
    @abdulkadirfarah6288 3 года назад +1

    Caadi ma ahan runtii

  • @deysane124
    @deysane124 3 года назад +1

    Malxiisba kala weyn umaad hugami dulkase hg🤣🤣🤣

  • @omaromaromar1018
    @omaromaromar1018 3 года назад

    Masha allaah waa na aqriyey

  • @geeljireofficial9173
    @geeljireofficial9173 3 года назад +1

    Walee waa nin dadka kala yaqaan intuu ku sheegay beel walba waa wada yahiin

  • @abdihaji8984
    @abdihaji8984 3 года назад

    Ninkaan gabyaya wixii waddanku soo maray inuu moogaa baad mooddaa oo asaga waxay u joogtaa 1991 !

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 3 года назад

    Ninkaan maa’heyn inuu copy gareeyo Aun gabeygii Khalif shiikh max’mud,

    • @waayelkajaqafsada7214
      @waayelkajaqafsada7214 3 года назад +1

      Kaas abwaan ma ahan ee wa uu heesi jiray tuugyahow beenta badan

  • @kiinqueenboqoradamaqal9139
    @kiinqueenboqoradamaqal9139 3 года назад

    Wlhi gaajel sixirka waa wax jira

  • @kiinqueenboqoradamaqal9139
    @kiinqueenboqoradamaqal9139 3 года назад

    Mara ku aqri oo sixir furkood mar isku howsheeya

  • @istarstars82
    @istarstars82 3 года назад +2

    Hgidir rooooblle ayaa ceeeebeeeyey kkkkkk. Manxiiiiis kkkkkk